SOMALIA: 5 shaqo waqti ha isaga lumin 2024 - Eng. Abdishakur

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Koorsada ka dalbo website keena
    👉abdishakur.me/....
    Telegram: t.me/abdishaku...

КОМЕНТАРІ • 229

  • @abdifatahebrahim3973
    @abdifatahebrahim3973 8 місяців тому +22

    M.allh thanks ustaad allaha ku barakeeyo

  • @QaaliqueenQaalimaxamed
    @QaaliqueenQaalimaxamed 3 місяці тому +1

    Aad ayaa umahad santahay qof fiican ayaa tahay Ajar Allaa kaa siiyo❤

  • @SalmaanAlison
    @SalmaanAlison 28 днів тому

    Thanks ustaad

  • @baariyeycollection
    @baariyeycollection 8 місяців тому

    Asalaahu caleykum, Eng. Walaal adigoo mahadsan! Hadalka degdeg badan ka yaree. Si dadka qaarkood ee kuu wada fahmaan! Baarakallaahu fiik 👍🏼 horey u soco!

  • @Hadaf-Yeelo
    @Hadaf-Yeelo 8 місяців тому +5

    Forex one of my best qofkii aan diyaar u eheen uunbey ku adagtahy hadii waqti ku haboon aad galiso dadaalna ku darto mindset fiican la timaado waa very profitable waa mhdsantahy Eng Abdi SHakuur

    • @abdirizakmohamed9954
      @abdirizakmohamed9954 8 місяців тому +2

      Agreeeeeeeed midaas

    • @Positivity2817
      @Positivity2817 8 місяців тому +2

      Amisey iguqadhani inan barto .you tube kabarani rabayeh walalo😢

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 8 місяців тому +1

      Wllhi waaruntaa ugaas dhalinyarada soomaalida ayaa siqaldan ufahmay wllhi waxay umaleeyaan meeshaan forex in aay isla markiiba kataajiraan kamana dhacdo asaga oo aqoontii lahayn wuxuu rabaa in uu sameeyoh 1k maalintii 😢😅😅😅

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 8 місяців тому

      ​@@Positivity2817waqti badan ayay kugu qadanaysaa ugaas lkn hadaad qof kuhago hesho waa meesha ugu fudud runtii iskaba daa xitaa cryptocurrency ayay kamustaqbal fcnthy ugaas

    • @Hadaf-Yeelo
      @Hadaf-Yeelo 8 місяців тому

      @@Positivity2817 Wll adigee kugu xerantahy waqtiga ay kugu qaadanee sababtoo ah waqtiga aa maalinkasta u heli karto ayaa jaangoynayaa iyo inaa waxbarashada xooga saarto intaa cusubtahay oo lacag sameyn kaliya ku fakirin waxaa u baahantahy sidaan isleeyahay
      1: Forex Basics inaa fahamto.
      2: Strategy fcn inaan barato tusaale ICT qeyb kamid ah sida silver bullet ICT.
      3: Risk management.
      4: Strategy aad dooratay ee baratay Back-testing samey in badan.
      5: Joogtey.
      6: Tan ugu muhiimsan waa inaa Mentorship qaadato qof ku haga waa muhiim Academy somali oo ICT Strategy lagu barto wey buuxaan maanta ee raadi iyagana I.A

  • @abusheequna1446
    @abusheequna1446 8 місяців тому +3

    Thnks ustaat❤

  • @maxamedmaxamuud2631
    @maxamedmaxamuud2631 8 місяців тому +6

    Noi sxp aad baan kugu xirnahy balse ani waxaad ka hadlaysid waan fahmaa balse dad badan baa jira oo luuqadaha fahmayn marka somaliga kusharax szp allh haku sharfo ❤❤❤

  • @mohamudesse4890
    @mohamudesse4890 7 місяців тому

    Masha Allah, guulayso ustaad

  • @libanasad8838
    @libanasad8838 8 місяців тому +23

    forex aqoon xajmi leh ayuu u baahan yahey lkn waa midka ugu fiican online jobska

  • @KhalidMukhtaar-e5s
    @KhalidMukhtaar-e5s 8 місяців тому +3

    Sharaf iyo karaamo zxp xaqiiqada ayaad ka hadashay...keep going 100k coming soon

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  8 місяців тому +6

    Waa mahadsantihiin saaxibada na soo gaarsiiyay 100K subs, hadii uu jiro mowduuc ku xiisa gelinaya ii soo qor waa isku dayi doonaa inaan ka soo hadlo

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 8 місяців тому

      Okay kuwan garanaye dhanka kale fursadahee samaynaa?

    • @ZAKARIYEMC
      @ZAKARIYEMC 8 місяців тому

      Ustaad waxaa Nala soo waadaagtaa sida binance loo verify gareeyo iyo payineer sida bank looga dhex furto oo lacagaha internet ka lagala baxo

    • @foosaxmedsiciid7164
      @foosaxmedsiciid7164 8 місяців тому

      Jasakalahulkhry wall anigu waxan rabay courses ka aad bixiso kuwo kamida

  • @sihaammohamed207
    @sihaammohamed207 8 місяців тому

    Thanks brother

  • @FahimAnimals
    @FahimAnimals 8 місяців тому +19

    Taliye anagoo lacag 29$ aruursanayna baa crypcurrency kadhigtay 49$ please waxan macquul maaaha dadka ma'awoodaan lacagtaas waliba dhalinyarada taliye xitaa 20$ kadhigtid coursega qiimo wuu nooleeyahay hadad marmarsiiyo kadhigatid waxn lacag badan lagu bixin qiimo kuuma laha please wax kabadal arinka😮😮😮

    • @ZAKARIYEMC
      @ZAKARIYEMC 8 місяців тому +3

      Aniga ayaa kuu haya oo ka iibsaday ila soo xidhiidh

    • @ayuubcabdiraxmaan1
      @ayuubcabdiraxmaan1 8 місяців тому +1

      Sxb crypto iyo forex waa iskuu miid yanaa laa ii qaldiin

    • @footballmen1
      @footballmen1 8 місяців тому +2

      ​@@ZAKARIYEMCsxb halkeen kala soo xariiraa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 місяців тому +3

      ​@@ZAKARIYEMCsxb xagee kala so xiriira

    • @ZAKARIYEMC
      @ZAKARIYEMC 8 місяців тому

      ​@@Suhayb1_4numberka youtube profile ka saaran

  • @ZAKARIYEMC
    @ZAKARIYEMC 8 місяців тому +9

    Alxamdulillaah mid ka mid ahna iima qorshaysnayn 2024
    Crypto facebook iyo youtube 3daas ayaa ii qorshaysan inaan meel fiican ka gaarona waan rajaynayaa insha allaah

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 місяців тому +2

      Sxb forex kaga fiican

    • @sakariyecabdi3865
      @sakariyecabdi3865 8 місяців тому

      ​@@Suhayb1_4hhhh zxp ma yuotube iyo Facebook ayey forex ka ficantahay waxaan soo xasuustaa ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban

    • @khadijoahmed
      @khadijoahmed 8 місяців тому

      Hamikaka Allah haku rumeyo anakana illaahay tuufeqda allah hawaafiyo

  • @qasimabukaralasow9955
    @qasimabukaralasow9955 5 місяців тому

    ❤walalow meeshan waan ubahanay

  • @Yahyealichannle
    @Yahyealichannle 8 місяців тому +1

    ❤mashaa allah❤

  • @cabdiwelishoopinle6837
    @cabdiwelishoopinle6837 8 місяців тому

    Thanks Ustaad For effort ❤

  • @AQOONT_IFTINSHE
    @AQOONT_IFTINSHE 7 місяців тому +1

    Salan macalin ka informations busbuska online 😂 thank you 🎉

  • @Crahman0man
    @Crahman0man 8 місяців тому +2

    C.rahman (abaal marin 20:04)

  • @Zaascn
    @Zaascn 8 місяців тому

    شكرا ياأخي

  • @alhaadiofficial9532
    @alhaadiofficial9532 8 місяців тому +2

    wax walbo ayaa ubaahan in waqti lageliyo oo la xariira online ka, Mar walbo waxaad soo jedisaa in crypto currency lacag laga saneyo oo labarto ado bixiya courses ka cryptocurrency, lkn forex waqti ha iskaga lumin baad leedahy, forex waa suuqa aan sida crypto aan gelin crash mudonsanada socda sida ku dhacdo crypto oo lasugo bull market lkn forex every week baabo bull market ah, xirfad waqti lageliyo tab ugu fiican ugu lacag badan oo xita loogu yeero printing money waaa FOREX.

    • @shaaficicaliaaden6995
      @shaaficicaliaaden6995 8 місяців тому +1

      Wllkow waa kugu daacsanahy crypto currently iyo forex iskuma dhawo xita forex waa xirfada ugu fiican ee manta intu qof barto lacagna ka sameyn karo sida caadiga ahna wax waqti la gelin natiijadoda lama arko keep up wllka.

    • @alhaadiofficial9532
      @alhaadiofficial9532 8 місяців тому

      aad iyo aad sxb ninkaan video editing baro shaqale noqo ayu dhaha lkn forex lacag maleh Haku daalin waxaa iga daran dhalinta uu qaldayo kilaha crypto 4 tiisano marbaa faa ido laga sameya lacag gisho war forex isbuuc walbo ey lacag sameysa muqal Kalu ku dhahy warkas, hadi dhaqalaha dunida crash ku dhoco iyo hadu lbco forex waa u iiid bro I'll never stop forex

    • @mohaninho
      @mohaninho 8 місяців тому

      Ninkan sxb wuxu rabo ayuu dadka wax ma garatada ah ka dhadhiciyaa

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 8 місяців тому

      Haa sxb waan hubaa anigaaana kujiro ee ustaadka course sadiisa ayuunbuu rabaa in lagato 😅😅

    • @Goos-Goosmedia
      @Goos-Goosmedia 6 місяців тому

      War duqa meelbaad kaga soo hadheene ukala hadha😂😂

  • @zackydinero1
    @zackydinero1 8 місяців тому +2

    Thank you Abdishakur sxb, asxaabta adinkana waxaan idin rajeynaya guul dhamaan 👏🏻

  • @mahdisamatar8469
    @mahdisamatar8469 8 місяців тому

    Ok ustaad noo sheeg qaababka kale ee lagu sameeyo lacag.

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 8 місяців тому

    Abdishakur maadnala soo xiriirtid . Arin muhiim ah ba kaala hadli rabnaa macalimuu

  • @mohapro2
    @mohapro2 8 місяців тому +1

    Waaw ustaad🎉100k comingsoon

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 8 місяців тому

    Mahadsanid Sxp

  • @yahyehunter1614
    @yahyehunter1614 8 місяців тому +2

    23:17:00

  • @Farxaan-xidig
    @Farxaan-xidig 8 місяців тому

    Thanks mi broh

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 8 місяців тому

    1. Afiliate Marketing,
    2. Dropshiping,
    3. 1expet,
    4. Forex,

  • @MobamedAhmed-f6h
    @MobamedAhmed-f6h 8 місяців тому +1

    Abdi shakuur
    [abaal marin 4 february]

  • @King_cc31
    @King_cc31 8 місяців тому +1

    Ustaad allah ku sharfo waa 5 talo macquul ah

  • @AbdinasirAbdikadir-h7i
    @AbdinasirAbdikadir-h7i 8 місяців тому +1

    1xbet joojintiisa 2024 in aan wqti kle lagusii bixin waan kula qabaa

  • @Mohamuudabdirashiid
    @Mohamuudabdirashiid 6 місяців тому

    Ustaaad dad tuuugo ah ayaaa isticmalaya magacaga oo telegram furtay 😊

  • @alhaadiofficial9532
    @alhaadiofficial9532 8 місяців тому +2

    drop shipping waa بيع الذمة orod minhaajka soo baar shey aadan heyn baad gedeysa kusii darso بيع السلم hadaa taqaan waxaa leysku hormariyaa lacagta kadibne waxaad keneysa wixi kaga dalbadae see lacag u aqbashe kahor inta aadan kenin adegi

  • @AamiinXuseen-z8c
    @AamiinXuseen-z8c 8 місяців тому +1

    ok 5 kale kusoobadal ustaad hadiiba aad tiri 5tan iska dhaaf

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 місяців тому +6

    Qofkii intaan wax ka soo horjeeda gacanta taag?

    • @kaafi203
      @kaafi203 8 місяців тому

      Forex wa real market dadka yan lagu dirin

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 8 місяців тому +2

    Crypto iyada diinta maxay ka qabtaa ustaadii kaso hadal plz

  • @Abdirahmanmohamoutt
    @Abdirahmanmohamoutt 8 місяців тому

    Abdirahman [ abaal marin 5: 57

  • @mohamedyusufabdi7252
    @mohamedyusufabdi7252 8 місяців тому

    Thnkz ustaad🫡🫡

  • @FahimAnimals
    @FahimAnimals 8 місяців тому +4

    Sxb forex waaba xaaraan waxan iska dhahayo maaha cilmi baaris badan baa kusameeyay muddo dheer boqollal aqoon yahano io qoraaayo kuxeel dheer arimaha lacagta io diinta ayaa cadeeyay taas ogada dhalin yaro. cryptadu iyadu waa xalaal layskuma haysto taasna ogaada .

    • @Qeysfx
      @Qeysfx 8 місяців тому

      😂😂😂😂

    • @ayoub996
      @ayoub996 8 місяців тому

      Forex waa xalaal

  • @sharfanahmed-p9w
    @sharfanahmed-p9w 8 місяців тому

    Ustaadow aada umahadsantahy waqtigaga qaaliga aad na siise e wxan rabe inan ku weydiiyo blogging wali fursad maleeyahy an lacaga fcn ooga sameyn krno sababto ah ani asaga i munaasabay oo aan diyaarintiisa kujiraa

  • @Ethiopiaandsomaliland
    @Ethiopiaandsomaliland 8 місяців тому +2

    Somaliland 2024❤❤❤❤

  • @TayoSpareparts
    @TayoSpareparts 8 місяців тому

    Tuug aan ilaahay aqoon

  • @KHADARMAXAMEDKHADAR-r3f
    @KHADARMAXAMEDKHADAR-r3f 8 місяців тому +2

    Just _20:30😮

  • @successhacks1
    @successhacks1 8 місяців тому

    Engeere, Waxa aad sheegtay in Dropshipping uu xaran yahay lkn ma ogtahay in aay culimadu Forex iyo Cryptocurrency ay dhaheen waa xaaran oo mabanaano

  • @bozzyare457
    @bozzyare457 8 місяців тому

    Video starting ( 1:44)

  • @libaaxleeymedia.inc.
    @libaaxleeymedia.inc. 8 місяців тому +1

    dhalinyar badan oo idinka laftiinu aad wakhtiga ka lumiseen ayaa jirta example waxa dhici karta inay jiraan dad sadex sanno kugu xidhan oo hadan ka fara madhan waxaa aad ka sheekaynaysaan, marka dhalinyarada waxaan kula talin lahaa inay luuqada English ka bartaan intaa ka dib ay courska ay bixiyaan cadaanku soo gataan.
    waa iga talo

  • @hibakali4615
    @hibakali4615 8 місяців тому +4

    Wll fecabook kaso hdl sidi Logan shaqeysan karo

  • @Ilyaaspd-hx9vh
    @Ilyaaspd-hx9vh 8 місяців тому

    M.a ustaad OK

  • @sharmakeabshir9192
    @sharmakeabshir9192 8 місяців тому +1

    zxb shaqooyin online ah oo la sameyn karo muuqaal kasoo sameee crtoptcrences ha marketing gareyne

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 8 місяців тому

    Ustaad waxaad ka soo gashaa wll fursada kale ee 5tan anu ku badali karno

  • @MohamedAbdrizak-i9b
    @MohamedAbdrizak-i9b 8 місяців тому

    Eng. Application kaan cusub ee la yiri haddii aad lacag dhigato ayadaa kuu shaqeynee ka soo hadal

  • @BarreAli-i6l
    @BarreAli-i6l 8 місяців тому

    Sxb mahadsanid waxan raabaa in

  • @CN9west0
    @CN9west0 8 місяців тому

    Saaxibow Google adsense ma iga caawinkartaa 👋💯

  • @mohameddeeq3381
    @mohameddeeq3381 8 місяців тому +1

    Ila hada ma cadayn sababta affiliate marketing iyo blogging la isaga daynkaro waxa ay ku quruxbadantahy inaad sabab raaciso

  • @shabeelmicow
    @shabeelmicow 8 місяців тому +1

    Asc sxb,c/ Shakur watsaabkaaga soodir

  • @somfrp
    @somfrp 8 місяців тому +4

    100k subscribe coming soon 🎉

  • @zakiomar-g7g
    @zakiomar-g7g 8 місяців тому

    إلى الامام دوما

  • @Drjamaabdirisakmahamoud
    @Drjamaabdirisakmahamoud 8 місяців тому

    Ok zxb hada waad nooshegtay 5 mashruuc lkn noosoo sheeg 5 oo 2024 faiido laga heli karo macalin adoo mhdsan

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 8 місяців тому +3

    Crypton carancy yada qudheeda diiniyan ka waran

  • @CabdinaasirSaneey-ci8sw
    @CabdinaasirSaneey-ci8sw 8 місяців тому

    Waa sax ustaad dropshiping ayaa ka faa ido badan lkn anaga cilada naga haaysata waxaytahay iska gal maaha aqoon ayey rabtaa iyo acauntiya caalami eh sida google adsense ama paypal acaunt labadaba somalia kama shaqeeyaan

  • @Abdukadirk
    @Abdukadirk 8 місяців тому

    Intaas dHan waas sxp waaan kugu raacsanhY thans forex ani lacag kama samayo lkn waan bartaY ilaa aan ka guula garayo insh allah waa waadaa

  • @hassancabdi6204
    @hassancabdi6204 8 місяців тому +1

    Ustaad waad mahadsantahay dhiiragalintaada lkn meel aan kaala sooxidhiidho ayaan waayey waxan doonahaya inaan kulasoo hadlo walahi Gmail ka xitaa firiinbaa kugu sooqorey iima aadan soojawaawin halkee kaalasoo sooxidhiidha please am please iisoojawaab 😮

  • @maxamed598
    @maxamed598 8 місяців тому

    ustaadi makulasooxiriiri karaa pls muhiimbaan kuu ahay

  • @HAMZADEHEYEH
    @HAMZADEHEYEH 8 місяців тому +1

    Ustaad kasoo hadal
    Sidee lacagta youtube ka Kaa sookalaysa
    Akoonkaka lakuxiraa
    Adoo jooga
    Wadanada ka mamrooca aytahay?

  • @mr.guduud4954
    @mr.guduud4954 8 місяців тому +4

    Please qaymo dhimis no same course ka cryptocurrencey aad ayaan ugu bahanahay mana awoodo lacagta aadka ka dhigty

    • @Saydomar66
      @Saydomar66 8 місяців тому

      Meelo kale oo qiimo jaban waad heli kartaa.

    • @mr.guduud4954
      @mr.guduud4954 8 місяців тому

      @@Saydomar66 xagee ka heli bro isheg please

    • @ZAKARIYEMC
      @ZAKARIYEMC 8 місяців тому

      ​​@@mr.guduud4954 aniga ayaa kuu haya oo ka iibsaday ila soo xidhiidh

  • @mohamedabdullahi8558
    @mohamedabdullahi8558 8 місяців тому

    Facebook bonuses program kwrn wll

  • @Seadabdirahman
    @Seadabdirahman 8 місяців тому

    Ustaad sidee la isku diwaan galiyaa course ka

  • @DaauudHassan-dk5zp
    @DaauudHassan-dk5zp 8 місяців тому

    sidee cryptocurrency uga fcntahy forex anigu mudo 5 sano ah ayaan ku jiray forex cryptona waa lamid qaabka loo falanqeeyo fundamentaly and technically kaliya crypto waad heysan kartaa adigoo aaan stop loss iyo tp u yeelin hadii kuugu qiimo dhacdo waa sugee hadey meel fiican kuu gaartona waa sell gareyn kartaa hadaa isdhahdo siima socon doonto, marka hadii aad heyso strategiyad cryptocurrency ku shaqeyneysa waa wax fcn hadii kale dadku waa masaakiin runta u sheeg si waxa kusoo galaya xalaal u noqdaan.

  • @SalmaSalah-nw1cx
    @SalmaSalah-nw1cx 8 місяців тому

    Ustaad shoqoyinka wakhtiga yar lagalinayo nogu soo xiji plz

  • @Dhoolayare1
    @Dhoolayare1 8 місяців тому

    Asc ustaad.
    Ustad mida FOREX Waxan Filayaa inay kaagaso fakatay
    Maxaa yeelay Forex waa mida Ugu Wngsan ee Waqtigan lcg laga sameyn Karo.
    Majiro maanta Cilmi kuusuurta galinayo inaad 1maalin 100,200...1000$ Sameyso kliya waa forex.
    Waana sax oo wax aanan labaran lacag lagama sameyn Karo.
    Cryptocurrency ayadaba Qofaan baran sidoow lcg uga sameynayaa?? Waa Maya.
    forex ayadana waa sidaas okle

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 8 місяців тому

    Waad mahadsan tahay qorshaha iiguma jiraan intuba

  • @AbAkArC
    @AbAkArC 8 місяців тому +1

    Zxb aad ayaan kuu taageera Ana codsigayga tix gali oo kasoo hadal facebook

  • @engmacaani17
    @engmacaani17 8 місяців тому +1

    Dee waxaad ku fashilmatay dhalinyarada haka niyed jabinin waa iga talo un forex iyo crypto waa isku mid xirfada ugu qiimaha badan ee aan dhalinyarada ku la talinlahaa waa forex

    • @TufaaxMarket
      @TufaaxMarket 8 місяців тому +1

      Sxp anigu ninkan waxaan ku raacsanahay waayo forex wuxu u baahanyahay dhaqaalo buuran, aqoon baban & waqti dheer oo la qabsi ah

  • @MohammedAli-d8c
    @MohammedAli-d8c 8 місяців тому +3

    Forex io crypto wa isku wada mid ustad side wax u wada

    • @abdirisaaqfaysal501
      @abdirisaaqfaysal501 8 місяців тому

      Maxa ka qaldan ma cabsan tahy maxa Forex iyo crypto isku keenay

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 8 місяців тому

      Waa runtaa ugaas waa uun financial market teda kle waa isku nooc barashadooda iyo kashaqayn tooda kaama qaadanayoh maanta forex lacag lagama samayn karo anigaa kasameeyoh I aamin sxb ee iisheeg macalin hadaad course daada cryptocurrency aad xayaysiin usamaynayso mhdsanid

  • @ABDINASERMOHAMED-t2x
    @ABDINASERMOHAMED-t2x 8 місяців тому

    Sxb forex aqoon bay ubaahan thy wax ka lacag badan ma jiro dheeftuna dhibkay ka shishaysaa ee dhalinyarata barta dheh is kadaaya mxy thy

  • @gorgor5149
    @gorgor5149 8 місяців тому +1

    Microphone ka codkiisa faseex maaha bro waan rajaynayaa inaad hagaajin doonto Thanks

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 8 місяців тому

    12 days ka hor waxad soo dhigty 5 shqo oo lacag laga samyn karo freelancerna uuku jiro marka see wax yahy

  • @MahadDaahir-p3p
    @MahadDaahir-p3p 8 місяців тому

    Asc

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 8 місяців тому

    Dropshippingka waan kugu raacsanahay course baan ka iibsaday markaan diiniyan ayaan is weydiiyey lacgtii waan iska joojiyeye

  • @CkariimUmar
    @CkariimUmar 8 місяців тому

    Sidee ushaqaynayaan markaa wll

  • @SumayaSumaya-wj5mz
    @SumayaSumaya-wj5mz 6 місяців тому

    Abowa lamberkaada WhatsApp iso qor waxa jira suaalo badan aan rabaa in aad iga cawisid

  • @abdlle-moha
    @abdlle-moha 8 місяців тому

    Alx❤ ustadow 3 years aqoon uleyhy forex bishii wxa ku analysis sameya 400$ ilaa 600$ lknse jobs online kan ugu fcn wye😮

  • @shabeelmicow
    @shabeelmicow 8 місяців тому

    Asc wll

  • @abdidubad
    @abdidubad 8 місяців тому

    Zxp waxaan joogaa ithiopia Janal kaaga mar dhow ayaan ku soo biiray zxp waxaan rabaa shaqooyinka online ka ah mid ka mid,ah

  • @AbdirahmanMostaphe
    @AbdirahmanMostaphe 8 місяців тому

    Blogging kaa iyo waa related uun ustaad miyaaa

  • @mohamedmuparaak6465
    @mohamedmuparaak6465 8 місяців тому

    ustaad wixii oo dhan waa naga niyad jabisay maxaan kubadalanaa

  • @kayton71
    @kayton71 8 місяців тому

    Shaqooyinka ugu fcn online ka mxaa nooga sheegikartaaa

  • @dunya_life
    @dunya_life 8 місяців тому

    Waa runt sxb

  • @abubakaromar5255
    @abubakaromar5255 8 місяців тому

    Eng cabdishakur sxb damiin see kuula socan karaa kkk

  • @ugaasbarre4989
    @ugaasbarre4989 8 місяців тому

    Guuleyso

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 місяців тому +1

    💯 agree

  • @QaaliqueenQaalimaxamed
    @QaaliqueenQaalimaxamed 3 місяці тому

    Aad ayaad u mahadsantahay

  • @AhmedHaan.osmaan
    @AhmedHaan.osmaan 7 місяців тому

    BTC ka Soo dal ustaad

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y 8 місяців тому

    Ustaadow waxyaabaha kle waa macquul lkn forex in the best ustaad wllhi forex waa mustaqbalka qofkasta financialka caalamka meesha aay maraaan weeyeh waana kamaqanahy ustaad marka ustaad haku dagdagin midaa 😢

  • @abdifatahmohamed8388
    @abdifatahmohamed8388 8 місяців тому +1

    Zxp kuli wan kugu raacsanahey lkn forex ina ku darto kuguma raacin

  • @maxamedsaciid3103
    @maxamedsaciid3103 8 місяців тому

    Zxp things

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein 8 місяців тому

    Crypto iyo forex waa isku mid sxb waa sidaa u barato forex run ahaantii qofkii ilaahey fahmsiiyo cid aduunka joogta baahna

  • @ZaahirMohamedIbraahim-c6d
    @ZaahirMohamedIbraahim-c6d 8 місяців тому +1

    Walaaka 😊

  • @SadaamGuuleed
    @SadaamGuuleed 8 місяців тому

    Ustaaad mxaa xal ah markaaa ooo baranaaah hadaaaa😢