Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Farxiya fiska sixir Lagu Haystaa Guur an jirin mubaarak waxa u sameeyey yaab cunsuriyad naga maraysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2022
  • Farxiya fiska sixir Lagu Haystaa Guur an jirin mubaarak waxa u sameeyey yaab cunsuriyad naga maraysa

КОМЕНТАРІ • 102

  • @suusuukeerowcali6799
    @suusuukeerowcali6799 Рік тому +14

    Subxaana allaah allow naga badbaadi sixir iyo wixii la mid ah 😢😢

    • @watchme949
      @watchme949 Рік тому +1

      Raxma subeer
      soomaalida waxay tira labadi isjacal waxay dhahaan waa sixray ama wasixratay wa dad isjacel wax sixir ah majiro

  • @xaliimamuhumed7370
    @xaliimamuhumed7370 Рік тому +4

    Walaalow umadaan afkooda iyo ishooda allaha ka badbaadiyo labo qof oo is calmatay waxay jecelyihiin inay kala geeyaan ee aan u wada duceyno illaahay ha isku waariyo ubad qayr qabana ha siiyo aamiin yaa allaah

  • @Abasabdiwahab
    @Abasabdiwahab Рік тому +5

    Wlhi #Sheekh_Badbaado waa runtiis, markay ku arkaan adigo xaaska la lashaqaynaya ama lasocda amaba ad isu dhaga nugushihiin waxay kuu raadin ceeb iyo isku dir sida anagaba Nagu dhacday in xaaska lagu yiri miyaadan ku noqonaynin reerkinii, miyanan geel lagaa bixinaynin, ninkagaa reerkooda ma jeclid miyaa, gabadha marka la guursado way ilowdaa reerkooda iyo waxyaabo lamida waa hadalka lagu yiri xaaskayga o ay ku dhahayaan Kuwo qarabadayda dhow ah, hala iska ilaaliyo xasidka sokeeyaha ah

  • @umumahamed277
    @umumahamed277 Рік тому

    Aamiin aamiin yaa allaah adigana allaaha ku xafido sheikh badbaafo

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Рік тому

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️🤝🤝🤝🤝🤝

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Рік тому +1

    Subaxanallah adigan ka magana galayi ya rabiii ha imakashin hana i aragasini ya raxaman

  • @lahowtaxadar3513
    @lahowtaxadar3513 Рік тому +4

    Shiiq ilaah haku xifdiyo ilaah haku barakeeyo 💯💯💯❤❤🙌🙌🙌🙌🙌

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 Рік тому

    Aallah Aamiin shehik

  • @firidows7446
    @firidows7446 Рік тому

    Waa sax sheekhow somalidii waa waasheen waxkastaaba waa sixir Subxanallaah sixir wixii sheegaa yaqaano

  • @alicigalasma6825
    @alicigalasma6825 Рік тому

    Maasha allaah alle haku xafido shekh badbaado laba qof oo isdoortay bay kudhex waasheen alle soomlida xaqa hatuso

  • @marianmohamed72
    @marianmohamed72 Рік тому

    Masha Allah hadalka halkiisa dhigtay thank you 🙏

  • @maryamgulled922
    @maryamgulled922 Рік тому

    waa xaasid wax informatie jacelyiihiin iyo hoog soomalia diinta bartafel zaasnimda joojiya gabdhahgan aad ceebaynsaan halynga guursdeed

  • @balgeesm1975
    @balgeesm1975 Рік тому

    Allah knows the best

  • @qadranuurachannel
    @qadranuurachannel Рік тому

    Maansha allaah

  • @fartuunhasan2036
    @fartuunhasan2036 Рік тому

    Somalidu sidodaba dadka isku nagada ee nolzha wadaga ayey kutilmaman in midkod sixr lagu haysto war umda illhye xalsha Io sunadi nabiga scw xarigu isugu xidhanyhy kadhamada
    Sheikh adna wad mhdsnthy

  • @jamaadeey
    @jamaadeey Рік тому +3

    Maasha allaah sheeqoow runtaad sheegtay kuwa saale waa xaasidiin aan naxariis iyowanaag jacayl aragba waa jealous

  • @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845

    صحيح ✅ لسانك يا شيخ
    Dadkii wacna madhe Intii xumad badidoodba isusooharey waa Akhiru zaman subxaanallaah 🤔

  • @sabraden1647
    @sabraden1647 Рік тому

    Masha Allah ilahey hakuxafidosheikh.
    sheytan insika allaha naga qabto

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 Рік тому

    Khayr badan Eebbee ku sii aamiin,,,!

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Рік тому

    Shiikh wax la sixraday majirtee sifiican buu hawsha u qabtay

  • @maxamedtaygar265
    @maxamedtaygar265 Рік тому

    Maxamed taygar

  • @maxamuudcabdilaahi9442
    @maxamuudcabdilaahi9442 Рік тому

    Waa ku mahadsan yahay walaalkeen hadalkaa wanaagsan .

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 Рік тому

    Walee shiikh badbadaado runtaad sheegtay sixir iyo shaydaanba soomaalidaa kadaran

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 Рік тому

    BADBAADO XAQA WAA LILAALIYAA HADAAN KU SOO KORDHAY RYN BAA SOOMAALI KA SHEEGTAY IYO XAQIIQDA QOYSKA IN LAGA XUMAADO THANKS

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 Рік тому

    Cunugan wax laguma hubo lakiin canuga muqadarad ayuu isticmalaa qof waxas isticmala lama amini karo tankale jaceylka waa wacadi lakin hada jismiyan ayey liidataa oo aad ayey ucatowday

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 Рік тому +2

    Shiikh Allaah ha ku barakeeyo dadka badankoodu dulmi kama baqan maxay ka rabaan dad isqaba waxan leeyahay kuwaa dhibka wada xaqa Allaah ha tusu

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Рік тому +1

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏⚘️⚘️⚘️⚘️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤝🤝

  • @tusmochannel170
    @tusmochannel170 Рік тому +1

    Asc sheekh lanbarka kag ayaan raba amab ka xaajiyada

  • @gaadhhayegaadhhayee6627
    @gaadhhayegaadhhayee6627 Рік тому

    Sheekha Yar calanka Somaliland ee Tawxiidka leh bu wataaaa

  • @mahammadmaalin3022
    @mahammadmaalin3022 Рік тому +3

    Wallalow Waxaan oo kale maxaad uga hadashaa
    Ku ekow ducooyinka iyo Wax yaabaha khayrka ah❤plz

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Рік тому +1

      tani markaa ma sharbaa? diintu waa nasteexo, misaajidkoo kaliya iyo ilaahay kabaq kaliya kuma koobna ee nolosha dhammaan way taabataa. jinkan, sixirkan, qoyska , isku dirka iyo waxanoo dhan diintu way kahadashay. waana wax khayr leh.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Рік тому

      Makana khayr shega sowka dinta ku Ben aburta acudubilahi mina shaydani rajim

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Рік тому

    Dhiibatada waa qabiil ee sixir ma ahan

  • @zamzamjama2939
    @zamzamjama2939 Рік тому

    Alla maxaa run sheegtey.

  • @nimoosman1426
    @nimoosman1426 Рік тому

    Ani sixir ilma aha ee waa nersistic man ilmaheeda iyo ehel keed ayee ka goiday

  • @alikassim7106
    @alikassim7106 Рік тому

    Allaha kubarakeeeyo sheeq badbaaado

  • @drfathiaofficial2451
    @drfathiaofficial2451 Рік тому

    Wllo caydaruus adiga maxaa u dhaaranaysaa alle ayaa waxksta og ee adiga ha u dhaaran dadka iyagaa is yaqaan dadkaasi lkn aqoontada aad u leedahaya xanuunada ruuxiga ah xitaa hadii aad adeegsanayso ha dhaaran ban ku dhihi lahaa wllo oo awooda xaga alle u celi ilee asaagaa ku baray cilimigee wllalah soomaileeyd na alle ha isku barkeeyo

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 Рік тому

    Masha Allaah Allaha nagu Anfacu wanada

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Рік тому

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤝🤝⚘️⚘️⚘️⚘️

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Sixirka haduu qof ahaan lahaa Somaali iyo Carab buu dacween lahaa

  • @Amknaan
    @Amknaan Рік тому

    Waalihi waa runtaa sheekh anaga sheydaanka ka been weyd ka sheegay 😁😁😁

  • @kamalyusuf2221
    @kamalyusuf2221 Рік тому

    Shiikha waxagu shiinimoo waa ariinkaa waa odaaye ka sheeekee

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Рік тому

    Allah sheekh badabaado runta ku jecelahay walhay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @gstjg314
    @gstjg314 Рік тому

    Ilmaheedii.weey.iloowday.

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 Рік тому

    Wlhy dad shayaadiid iyo jinba kadaran aya jira

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Рік тому

    Wcswrwb sheekh xifdullah Thanks ❤️

  • @xafso3332
    @xafso3332 Рік тому

    Wacalaykumusalam waraxmah

  • @nasradahir3121
    @nasradahir3121 Рік тому

    Shiikh waa runthaa walaahi🥰🥰😍😂🤫

  • @rayyarayyi3105
    @rayyarayyi3105 Рік тому

    Labada qof e nolosha isku fahama somaliadu way sixran yahin bay dhahan

  • @falisa576
    @falisa576 Рік тому

    Subxanallaa ilaahoow sixir iyo kuwa
    Xaasidiinta guntimaha xir xiraan kaa magan
    Galnay Yaa Rabbi

  • @fayruusshakiib8458
    @fayruusshakiib8458 Рік тому

    AAD IYO AAD BEEN ABOORKII BAA BATEY
    ILAAHEY KA BAQA DAAYA DADKA ISJECEL

  • @mssrayaanosmaan7019
    @mssrayaanosmaan7019 Рік тому

    Sheekhbaaa taheee badan maxaaa kugaliyaay

  • @aishamohamed4406
    @aishamohamed4406 Рік тому +1

    Adigu waxkasta maka shekayn. Rerkan amaan hala siiyo somalay

  • @kaltunabdirahman2465
    @kaltunabdirahman2465 Рік тому

    Niyahow se wax ka noqdeen wax cad no sheg waxasa layeri wa maxay ma carur bad wax u shegaysa

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 Рік тому

    Sheekh badbado waa ku salaamay waxaad isoo fasirtaa riyo waxaan ahay gabar aan guursan waxaan shukaansadaa wiil waxaan kuriyaaday dhawr jeer igusoo noqoray anagoo isdagalayna wuu iga cararayo talefonkana iga qaban laayahay😒

  • @abdulkadirabdullahi6940
    @abdulkadirabdullahi6940 Рік тому

    Asc sheekh badbaado Walaal saxirka halkaa iska dhig sual aan kuweydiyee farxiya aqoon ma uleedahay wll dadka lacakta xaaranta dawashadadood karaadiyo maxaax kaga duwantahay, guurka qaraabadaada iyo awlaadada goy kudhaheyso oo diintu baneysay ma iisheegi kartaa jaahil baan ka ahee asc

    • @naimo133
      @naimo133 Рік тому

      Guur qaraabo waajib maaha oo waa calaf

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому

    Asc subxanallah Allow nonaxariiso

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 Рік тому

    Habro arooso dhaliyarada weligeed waa jirtay waxaan arkay naag aroostay wiil kufac ahaay geberteeda .weliba isku guri ay deganaayeen markii wiilka uu dhalayay iyadana ay dhashay geberteeda. Waa ladeyriyay labadaba

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 Рік тому

    Allah umada haka qabto wax ad babadiso ma jirte lacag xaran bad cunta gormu sixtay mar ad dinta ku ben aburato iyo mar ad dadka magto

  • @halimomohamed290
    @halimomohamed290 Рік тому

    Runbada khabadana

  • @mariyoahmett5683
    @mariyoahmett5683 Рік тому +1

    Subxnlh ilhow sixir ban ka magan galnay😢

  • @ab8665
    @ab8665 Рік тому

    😍😍😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому

    Ilaahay baa og wixii jira, lakin fiska xanuun ayaa ka muuqda

    • @ahmedmuhumed5552
      @ahmedmuhumed5552 Рік тому

      xanunku wa uur walaciibay.kujirtaye.usoo.ducee.wiil.iyo.caano

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Рік тому

      @@ahmedmuhumed5552 ma hubtaa inay walac ku jirto, ax wakaca waa xanuun dhib badan

    • @ahmedmuhumed5552
      @ahmedmuhumed5552 Рік тому

      wll mar walba bisharadadu hanoqoto mid fiican

  • @hodohassan6197
    @hodohassan6197 Рік тому

    😂😂😂😂😂Subxanallah

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 Рік тому +1

    👍👍👍👍👍👍🙄🙄🙄🤔🤔🤔🤔

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 Рік тому

    Sixirkii baa dembi lagagallay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amiira5382
    @amiira5382 Рік тому +4

    😂 Wadaad Baaba tahye maxaa fanaaniinta ku daba dhigay kkk😅

    • @fartuunhasan2036
      @fartuunhasan2036 Рік тому

      Culumadu wakuwa nastexada Io diinta hayo logana bahnyhy inay wax wlbo xumna kaqbtan dadka muslimka ah ama fanan ha ahado ama waxkle ha ahadee

  • @hibomuse1703
    @hibomuse1703 Рік тому

    Adaaka xun kuwaa maxakaagaley

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame8827 Рік тому +1

    Aniga waxey ila tahay gabadha waxbaa ka qaldan
    Ilaahey ayaa og

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 Рік тому +1

      Wlal xata hday waxka jiraan
      Marka somalidan warka iyo ku mashqulkoda laga tago
      So reer iyo qoys kama dhalan gabadhu
      Haday isbedel xiriirka ay dadka ujartay iyo waxkale daremaan iyagaa la rabaa inay dhahaan mxaa kugu dhacay oo xal radiyaan somaha
      Midakale marwalba wxii La sheego waxbaa kajira
      Dadkeenu FBI-da waaka daran yihiin

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Рік тому

      @@KhanYunis7 sixir wa wax dinta loga baxo qofkan cadayn u xisab ba sugaysa

  • @maxamuudcabdilaahi9442
    @maxamuudcabdilaahi9442 Рік тому

    Waar ilaahay ka xishooda ha dhexgelin reerka islaameed ha dhexgelina waxaa jira arrimo aan la gelin dadka waxaa ka shaqaynayaa waa faasisiqiin, sidaa wadaadku Sheegayna waa runtii arrinta Farxiya iyo nubaarak laga Sheegayaa waa baabul xasad.

  • @aragsanmohamedaragsan1106
    @aragsanmohamedaragsan1106 Рік тому

    Adigu farhiya iyo odaygeeda maqaldana maa kitaab kumartay kitaabku Kula sahlanaa farhiya wayqaldantahy wiil yar Bey aroostey caruurteedi uga goaday teedakale sharcigii yaraa oo mar dhaw dhacay bey wadataa inay caruurteeda usoolaabato wadankana see kusoogalee

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 Рік тому +1

    War ilaahay ka baqqo nio adigoon wax hubsan ha iska so boodin

  • @Imraan12
    @Imraan12 Рік тому +1

    Somalidu waa dadka kaliya ee wax aan dantooda ahayn kumashquulaan , somali ,gabadhaas iyo wiilkan halaska daayo dambiga

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 Рік тому

    Cabdallow sxp waa mxay fudaydkan caawa ku qaaday mxad kitaabka ugu dhaaranaysaa
    Wxii jira Alle ayaa og wxas La sheegayo inay jiraan iyo inaysan jirin xaqiiq aan kitaab ugu dhaarano ku beenino kuna rumayno ma hayno saa waxba nagama geline
    Hadalkagu inTii hore wuu iska roonaa lkn markad kitaabka yaa baas oo ku dhaarinaya ma cidbaa markhaati kuu haysata hhhh

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Рік тому

      Sixirka ayaanba jirin wax sixir la dhaho ma jiro waa khayaali iyo jahli. Wadamada jahliga iyo faqriga diloodeen ayaa sixir iyo khayaaligaas Laga aaminsan yahay. Wadamada horumaray oo dadkoodu aqoonta leeyihiin sixir maka jiro inta badana maba aaminsana. Sixirkaan dadka jahliga iyo faqriga ah daba meereysto muxuu ahaa? Sixiroole hadduu jiro maalqabeenada aduunka ha sixro bal oo hantidoodana hala wareego 🤔

  • @hio383
    @hio383 Рік тому +1

    🤣

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 Рік тому +1

    somalida waa dad xun badankood marka quf somali ah qurbaha lago cunsuriyeeyo somali badan way baruurayan kawaran marka somali somali kale cunsuriyeeynayo sidee dareemaysin somali waalan yaab

  • @firidows7446
    @firidows7446 Рік тому

    Waxaa laga yaabaa farxiyo iney iyada is cateesay maadama cunug yar ey guursatay marka inkasto Ceeb thy cimrigaas iney nin Ku raadiso hadana dadka buunbuuniyo haisku xishoodaan o qoftaas halo Ceeb qariyo shib halaga dhaho

  • @maryamgulled922
    @maryamgulled922 Рік тому

    gabdgaa ninkeeda udaay yutubad ilaahy baa u maqn ceebdad la weergave kuwaas lacgtooda waa xaaran

  • @mahatkassim
    @mahatkassim Рік тому

    War yaa Illaah yaqaano
    War heedhe, show Badbaado Channel waxay u shaqeeyan sida ciyaalki xaafada kkkkkkkkk
    War away aayadihi Quraa'anka Kareemka ahaa eed ummada ooga faaideyneysay , maxaa kugaliyay khadka F. Fiska
    Yaab badana

  • @abdihakinsaed1708
    @abdihakinsaed1708 Рік тому

    *Waar Nio ilaahay ka cabso waxaasaa la yidhi uun baad na leedahaye caddayn haddaanad u haynin dadka haku dambaabin.*

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 Рік тому

    Kkkkkk oo wadaadbaa sheegataa maxaa ku ogaatay firfircoonideeda waa gabadh heesta kkkkkk waa duni aaqiro samaana Mar xadiis aad sameysato dadka lasoo horfariiso kkkkkk

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 Рік тому

    Maxaa ku ogaatay hada haddii lagu dhaho illaahay mala hortageysaa inuu sir xaday. Marna dadka iskaga dhig wadaad marna dadka been lasoohor fariiso

  • @madaam7164
    @madaam7164 Рік тому

    Bun buniskaan 4 isbuuc ayu socaana kadibne waa iska dhamaanaya.qofki private koodo rabo albaabka ha u qaraco life haa uso duubo soo viaw uku helo 🤣 😂 shaqeesto social media waa xaraan Somaliyeey.

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 Рік тому

    Beenaale wadaad sheegto qabiileeste

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 Рік тому +1

    Somalida waa cadow siiba naagaha naagahay cadow uyihiin. Uf war ilahay ka cabsada. Iska dhaafa lamanahan isku kalsoon.
    Ayaga faras tarayshin ku furay oo desperation ku riday gabadha.ileum khair isuma ogole.