NASIIB ALI | XAMDA | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020

КОМЕНТАРІ • 247

  • @ISSADIIN30
    @ISSADIIN30 4 роки тому +44

    Gabdha somaliyeed waa gabdhaha ugu quruxda bdn dunida waana idin jacaylnahay Hablow hadaan nahay wiilashiina 👸🏻👸🏻🌹

    • @layuunifararax
      @layuunifararax 4 роки тому

      Thanks my aboowe❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kartikazad5012
    @kartikazad5012 4 роки тому +18

    Hees gabadh lagu amaano waa tii ugu topsanayd. Amaan waa uu dhamaystiry. Masha alaah gabdhahena allawo noo dhawor

    • @kabaal4419
      @kabaal4419 4 роки тому

      Nin wayne ina ali Axmed

  • @mohamedfarah9654
    @mohamedfarah9654 4 роки тому +13

    ''XAMDA'' waa magaca xaaskayga aan aduunka ugu jeclahay ilahay ha ii daaye

  • @fowsiyodagan7415
    @fowsiyodagan7415 4 роки тому +32

    Ilahow heesasaha naga modobe
    Yarabii🤲🤲🤲🤲

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 роки тому +60

    Dumarka Somaaliyeed Wa *Qaali* Waxa Ku Cadenaya 80% Heesaha Somaliyed Dumar Ba Lagu Amaanaa
    *Well Done Nasiib & Tusmo* 🔥

    • @boqoradihhawenka8359
      @boqoradihhawenka8359 4 роки тому +2

      GaryaQaan abow taaz hdiipa lo hezay ma ii hestido adih

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 роки тому +3

      @@boqoradihhawenka8359
      Gabdhihii Ambiyadiyo
      ka sokoow asxaabtii
      Bureeqooy adiga oo kale
      Ifka hooyo mey dhalin
      uur laguma soo sidin
      lamma soo abaabibnin
      Aabba muu gardaadinin
      ragna Arad ummey noqon
      timmaheeda muu arag
      araxdeeda muu dhugan
      Abwaan caashaq lamma jilin
      ugaasooy kummuu oran
      habeen muu agjiifanin
      umma uu abaalgudin
      Abboowana kummey dhihin,
      ammaantaada gacalooy
      ma idleynkaraayee
      Alloow Kusii Wixi Kuu Farxad ah
      Waakaas 😂✌

    • @NOName-lt2ti
      @NOName-lt2ti 4 роки тому +2

      Adeerow meelkasta ma iga horrysa. Bal yac is dheh xoga.😒😉😂😂😂👊

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 роки тому +2

      @@NOName-lt2ti 😂✌ Qof i Ceshto aan la'ahay

    • @abdisalanyasin
      @abdisalanyasin 4 роки тому

      Garyqan channel walpa zheeR mad ku ladahy gacana ku tagy pro zaz caan ku noqty 🤣🤣🤣
      Vedio yow aan comment aad ka pixin flow weeyeh 😅😅😅

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy7668 4 роки тому +103

    MAGACA XAMDA HADA JECESHAHAY LIKE TA HUNAYAL 🤗💥

    • @xamdiyurup1984
      @xamdiyurup1984 4 роки тому +2

      Thnks nasiib tagero ku.ahey hdana magcyga jeclhy kuso hesta keep goin wllky

    • @sucdisiman4294
      @sucdisiman4294 4 роки тому +2

      Waa aniga Hamdi

  • @hamduhassanmohamud4350
    @hamduhassanmohamud4350 4 роки тому +32

    Magacyga io fanankeyga❤💯like hala iisaaro mcgyga dartiis

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 4 роки тому +39

    HAMDA QRX WANAAGEEY
    MASHA ALLLAH hdi aad XIDIGTA SHIDAN TAQAANO #LIKE.ta saar

  • @apdallafarah6019
    @apdallafarah6019 4 роки тому +49

    haday xamda wll kulatahay ama ku dhashay like

  • @muusemohamut7088
    @muusemohamut7088 4 роки тому +12

    Heestan Iyadoo Lyrics Ah Halkàn ka Akhrisò 🤙
    Qaybtà Hore
    Xidigtaa Shidan Xuubka Quruxdaa
    Loo Xawiliyoo Dhaban xaadliyo
    Xubno Jalaqsani Waa Xageedoo
    Xaakim Baa Qoray
    Taas Waxaa Xiga Way Xishootaa
    Xayu Kamateginiyo Way Xuntahayo
    Xaasid Lama Odhan
    Waa Xul Dumariyo Gaari Hanaf Lahayn
    Oo Xariir gobi Xamda Weeyan
    Oo Xalaal Dhabi Xamda Weeyaan
    Xuuralcayntu Xamda Weyaan
    Oo Xurmo wayntu Xamda weeyan
    Qaybta labaad
    Geenyadaa xulan Ruux la Xeelada
    Oo La Xero gala Xaawalay Dhami
    Xogna Kama helin indho Kuma Xadin Haatan man Maqal
    Taas Waxaa Xiga Xanta may Baran waa Xadariyadiyo
    Waa xinyo xiisad kiciyoo Way Xadgudubtaa Xashey Lama Odhan
    Oo Xariir gobi Xamda weeyan
    Oo Xalaal Dhabi Xamda Weeyan
    Oo Xurmowyntu Xamda weeyan
    Hadaad Ka Heshay ha igu
    Bakhiilin Suulka 🤙🤙🤙🤙🤙🤙

  • @aslam8475
    @aslam8475 4 роки тому +22

    Awa xamda🐈

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 4 роки тому +9

    Xaasid lama oran waa xul dumariyo gaari xanaf lahyn😍😍😍
    Gabdhaheenna amaantooda lagama dhargo waa wada gob ee ragow sharfa haday xaas ku thyna xilkeeda si wcn u gudo❤

  • @queenmiiraaj15
    @queenmiiraaj15 4 роки тому +30

    Xamda mgcygigi markan maqlay wn soo orday

  • @bandhigaardaale7493
    @bandhigaardaale7493 4 роки тому +7

    ereyada legend omar dabjaceyl
    legend aan jeclahy erayadiisii
    duriyadii borama aawey

  • @najmogalmudug6619
    @najmogalmudug6619 4 роки тому +2

    oo xarir gobi Hamda wyn❤
    xurlcayn Hamda wyn❤
    oo xalal dhapi Hamda wyn❤
    geeydii ila dhalty Hamda❤💚🌎

  • @asiacise1671
    @asiacise1671 4 роки тому +4

    Wow nazip Ali he's azia Wana KA suga he😁❤️ ha layga gadhziyo nasiip tusmo flimz hore u soco❤️❤️

  • @ahmedjama7028
    @ahmedjama7028 4 роки тому +2

    Nasiib Ali is underrated!!

  • @abdirahmannacho4832
    @abdirahmannacho4832 4 роки тому +13

    Anaa ugu horeeeyey inta iga dambeysa Like isaara walalyaaal plz

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim 4 роки тому +2

    Sixirole ma ihi Hadad jiif Ku dawanayso oo anad kabo xidhnayn ood amusantahey od furash Ku hurudid ood keliga tahay oo ad dhola cadeysey like isar

  • @kaahiyepoi8151
    @kaahiyepoi8151 4 роки тому +1

    Nasib ali hees udaa dadkan mayaqan nin fan kuso baxaya nasib wan kuwataa my bro

  • @farhiafunny5589
    @farhiafunny5589 4 роки тому +3

    Wllky nasiiib Ali horehore usoco waliga fanan aan said utaageero 🙏🙏💋

  • @bandhigaardaale7493
    @bandhigaardaale7493 4 роки тому +10

    team tusmo
    nasiib ali
    omar dabjaceyl
    waan idin salamayaa dhamantiin

  • @khadrah6517
    @khadrah6517 4 роки тому +3

    Nasiib fanan ka sanka naga heesta 🥰😍🥰 Viv tusmafilms

  • @cadnaan1
    @cadnaan1 4 роки тому +3

    Pro hoyada janada Allaha geeyo 🙏 like iisar

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 4 роки тому +3

    Wanag badaney xamdaay nolow 👏👏👏

  • @xaraggoelmi4417
    @xaraggoelmi4417 4 роки тому +1

    Hadaanba Hamda maqlo ma anaa fadhiyi kara 😇 where are you my xamdayaaal 👍🏼🙏🏼

  • @abthirizakyoowjii8041
    @abthirizakyoowjii8041 4 роки тому +3

    Naziip ali fanan zomaliyeed
    Tuzmo youtuber zomaliyeed
    We are togather ✊♥️

  • @najmadheemen553
    @najmadheemen553 4 роки тому +4

    Ohmg way uqalanta heesta My queen hamda ismail ❤️❤️

    • @hamdaismacil6151
      @hamdaismacil6151 4 роки тому +1

      My queen sister ❤️

    • @hamadcabdi7294
      @hamadcabdi7294 4 роки тому

      @@hamdaismacil6151 ❤❤❤💓💓💓😆😆😆😁😁😁😁

  • @hamdaayan880
    @hamdaayan880 4 роки тому +2

    Thank you so much legend naziib ali😍😊

  • @hamdamohamedqueenofheart4879
    @hamdamohamedqueenofheart4879 4 роки тому +22

    my name xamda
    ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @deqadeqa8963
    @deqadeqa8963 4 роки тому +1

    Wow amazing 😍 my walalkey igu qali ah nasib ali horey u soco saxib 🤟🔥🔥🔥

  • @ycabdimajiidahmed3513
    @ycabdimajiidahmed3513 4 роки тому +4

    Hees & Bar waaye Nasiib Alli fanaan Aaan taageero wali heeso kale ayaan kasugayaa Liph fadlan channelka subscribe iigu qabo hada kaheshay hesta xamda weewaan

  • @hamducadey7213
    @hamducadey7213 3 роки тому

    Nasiib Ali Thanks Bro madama magaceyga kuso hestay ♥️🙏

  • @HargalTv
    @HargalTv 4 роки тому +3

    Nice song Xamda👌

  • @xamdaafrax5039
    @xamdaafrax5039 4 роки тому +2

    I liked magaceyga ❤💯🙋‍♀️

  • @xamdaqali727
    @xamdaqali727 4 роки тому

    Maanshaalh waaba magcaygaa kobad aniga xamda Qli waan kufarxay wlhy /100/100wuumahadsanyahay fanan nasib ali❤

  • @fanprojfilms121
    @fanprojfilms121 4 роки тому +7

    Team Tusmo Films
    Horey Usocda

  • @thegr8tahmed
    @thegr8tahmed 4 роки тому +11

    Mrka ad uso horreyso e ad wax ad tidhahdo weydo😂 Nasiib Cali keep Going Team Tusmo 💪❤

  • @nadiifoomar1341
    @nadiifoomar1341 4 роки тому +9

    MASHA Allah nice song ❤👊🤘

  • @hafsahassan959
    @hafsahassan959 4 роки тому +2

    Aniga usoo horeyo Manta illahey amarkiis Nasiib Ali Wanba iska Jeclahy
    asxbta Like yana laila dhafin ❤💋

  • @dheymancadey5174
    @dheymancadey5174 4 роки тому +1

    Magaceyga hamda ah marka wn kuheesta nasiib leh

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed4269 4 роки тому +1

    nasiib Ali fanaan aan tageero

  • @hamdahayyi2822
    @hamdahayyi2822 4 роки тому

    Mnsha Allah esha calaa hees
    Si wcn waba lay amaanay 💗💋

  • @abdirisakkhadar9502
    @abdirisakkhadar9502 4 роки тому +1

    Hamda kaaba ismaciil iyo wllky carab ciiltire ismaaciil oo u hadyadeeyay walaashii halkan ayaanka salamaya macal abwaanka heesta sameyay

  • @mohamedomer1827
    @mohamedomer1827 4 роки тому +2

    Akhlaaqad badan masha Allah

  • @gulledcadooyo8996
    @gulledcadooyo8996 4 роки тому +3

    Abdiqani qofkii koowaad ban ahay waa iijeedaaa😂👍❤️

  • @samiirasancaanibeauty
    @samiirasancaanibeauty 4 роки тому +1

    Nice song 😍

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 4 роки тому +2

    CUMAR DABJECEL Abwaan imika gaadhay ma jirro

    • @haboonbashir8345
      @haboonbashir8345 4 роки тому

      ale aqliga iyo maskaxdaba how barakeeyo my big bro

  • @maryama2547
    @maryama2547 4 роки тому

    Fanaanita adaa uku shidan💚💛🧡♥️💜💙🌹🌹🙏🙏🙏👌👌

  • @maidomohamed4899
    @maidomohamed4899 4 роки тому +1

    Abwan dab jecel sanadkan asaga fananka ushidanyahay

  • @xasanwaliyusuf3873
    @xasanwaliyusuf3873 4 роки тому

    Dhamaan ita ku dawanaysa jijiga
    Like hala balhaylina

  • @hamdiabdi7661
    @hamdiabdi7661 4 роки тому

    M.a magacayga. Hore u soco wllkay marne fanaankayga

  • @lamarageedi6854
    @lamarageedi6854 4 роки тому

    Hamdi karaan mid la dhahaya noo joogto
    Xurulceyn dumar xamda karaan weeyan🤩😘🥰

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 4 роки тому +2

    ZHAki kuma jiro intaasba inay tay🔐✌🌎

  • @hamdaqueen5604
    @hamdaqueen5604 4 роки тому

    Xamda magacgiii thnks nasiib fnankyga

  • @mubaarakmk142
    @mubaarakmk142 4 роки тому

    Nin weyn nasiib ali waa kuwataa lpx

  • @hamdabormahamdaborma3380
    @hamdabormahamdaborma3380 4 роки тому

    M,a hes macan walhi wan ka helay th ks bro nasib cali

  • @yaxyeabdirahman9584
    @yaxyeabdirahman9584 4 роки тому

    TusmoY ninka idinkaa wax kasoo duube naGa gaaDhsii inu yaxYe ka mid yahy taageerayaShiisa reer burcO hay nacsiin ninka hOy😅😅🙏🙋‍♀️

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 4 роки тому +1

    Nasiib Ali Hore usoco zhq 1♥️💫💍🙏🙏

  • @amiiramaxamed7975
    @amiiramaxamed7975 4 роки тому +1

    Beautiful name HamDa🥰

  • @xamdacabdiraxman2071
    @xamdacabdiraxman2071 4 роки тому

    MhDznid naziib marky million gaadho like ta igu booba

  • @guledneero4014
    @guledneero4014 4 роки тому +5

    Hadaad cafimat Qabto Kolay Waad Akhrinaysaye alle dartii like iigu zaar wll🍁♥️🍁♥️

    • @jepriladan4985
      @jepriladan4985 4 роки тому +1

      Bal intad leegthye ad like ku qanacsan thy is eeg hooyada liketu waste

    • @guledneero4014
      @guledneero4014 4 роки тому +1

      @@jepriladan4985 hadaad ii saartay

  • @saamali3972
    @saamali3972 3 роки тому

    abowe guul iyo gobanimo waaad na sharaftay illaahay haku sharfo m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💟💔💔💔💔💔💔💔💔❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcocige9378
    @nimcocige9378 4 роки тому

    Nasiib ali keep going hore u soco

  • @fanprojfilms121
    @fanprojfilms121 4 роки тому +1

    Best Song

  • @kingckmohamud7192
    @kingckmohamud7192 4 роки тому +1

    Nice song nasib

  • @gurayabdalla5828
    @gurayabdalla5828 4 роки тому +1

    Dhamaanteen wxaanu nhy Nabad Iyo Nolol❤✌👍🤩

  • @asaldhaladofficil219
    @asaldhaladofficil219 4 роки тому

    Mansha allah nasiib cali maxamad imaan ilxuun kuma aragto iyo intii uurka kaneceb walalkey keep going

  • @asqarpoi8351
    @asqarpoi8351 4 роки тому +6

    Sixiroole ma ihi lkn waxaan oghy inaad adoo aaamusan comment akhrinaysid😂

  • @kabaal4419
    @kabaal4419 4 роки тому +1

    Best hees wllsh hamda kaaba ✊🏾👸🏻

  • @apdyrahiimcunugaoffcial2786
    @apdyrahiimcunugaoffcial2786 4 роки тому

    Nasiib inta ku baratay hestii caadi mahan like

  • @ubahhayaan6000
    @ubahhayaan6000 4 роки тому

    Xidigii Nayrobi 😍👑

  • @sayidomar7516
    @sayidomar7516 4 роки тому

    Kolka Omar Dabjacayl waa socday ☺

  • @hamdifarah2424
    @hamdifarah2424 4 роки тому

    Magacaygi hamda❣

  • @hamdaabdulkadir3127
    @hamdaabdulkadir3127 4 роки тому +2

    My name is Hamda ❤️❤️❤️

  • @islaam964
    @islaam964 4 роки тому +2

    Top ten Fanaaninta somaliyed
    Nasiib Cali
    inta tagerta like iisara

  • @safiyosiman7632
    @safiyosiman7632 4 роки тому

    Nasiib ali anina goormaa hees isoo wadee

  • @zuhuursiciid9975
    @zuhuursiciid9975 3 роки тому

    Nasiib cali wlky mahadsanid

  • @shamsohussein5116
    @shamsohussein5116 4 роки тому

    Waaaw inaba caadi maaaha I love it ....nasiiib legend hore usoco

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 4 роки тому

    Nasib ali fanan kaliya aan waato

  • @faisohassan9812
    @faisohassan9812 4 роки тому +1

    Wakaas yaa iga horeeyo 😩😩

  • @zainepzeinep7835
    @zainepzeinep7835 4 роки тому +2

    War noo zaara like anaga firat ahee👌🤔❤

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame 4 роки тому

    Hees mcn nasiib ali leggend

  • @xamdiaxmed6255
    @xamdiaxmed6255 4 роки тому

    Www Afkga caano lagu qabay 👍👍♥️

  • @fadxiyamahamed4583
    @fadxiyamahamed4583 4 роки тому +2

    Wooooow
    Magacaa qliya xamda
    Xuur raato

  • @zakariyaali9035
    @zakariyaali9035 4 роки тому +1

    War pal liketa hayla dhaafina soomaalaay

  • @farmaajolyrics3811
    @farmaajolyrics3811 4 роки тому +1

    Anaa usoo horeeya liketa inaadeer

  • @hamdaawiloffcail7195
    @hamdaawiloffcail7195 3 роки тому

    Mahdsanid abwankisameeyay io wiilka sooguudbiyaybaa

  • @abshirmedia3638
    @abshirmedia3638 4 роки тому

    Nasiib Cali 👌

  • @ademcirfe426
    @ademcirfe426 4 роки тому

    Hamdi waligaa hadaad shukaan satay like ta dhac ku sii

  • @abdiahmedadan9644
    @abdiahmedadan9644 4 роки тому

    Waaw aman kal laap ahaa💯💯✔

  • @xamseaadam1005
    @xamseaadam1005 4 роки тому

    First like dhac ku zii

  • @bagaaxyuusuf1111
    @bagaaxyuusuf1111 4 роки тому +1

    Firts comment Plz like ii saaR🙏🙏

  • @mohizkadirmohamed7741
    @mohizkadirmohamed7741 4 роки тому

    Kow maanta anaa ah

  • @hamdastyle4688
    @hamdastyle4688 4 роки тому +1

    Nice song

  • @marwanmohamed4637
    @marwanmohamed4637 4 роки тому

    m.a nice song nasiib cali

  • @mohamednur2651
    @mohamednur2651 4 роки тому +1

    Yackoo wizz
    🌹🌹🌹🌹

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi6578 4 роки тому

    Nasiibka legend

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed726 4 роки тому +2

    Nasiib ali one love ❤

  • @faatimohusen4526
    @faatimohusen4526 4 роки тому

    Xamda io muna mahe miyan horta gabar kleba lo heesin😩naga dayah cuqdada hedhe😥🤚