Xasaanadu Maaha in aad Sida doonto Yeesho,, Sharcigu Ha sareeyo,,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Edited by Mideeye

КОМЕНТАРІ • 28

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 Місяць тому +3

    Maarkaa laa xiiro siida Cuusman Cuumar ayuu eedeeb yee laan doona.Ooyaaya hala xiiroo

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 Місяць тому

    Maanta wey asiibta maxkamadu ,waxaa hadhay inta kale ee u horeeyo laabsaalax,batuun, ina khalif, iyo in Alaale inta dhibga guhaysa qaranka,sharcigu ha sareeyo, guuuul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 Місяць тому

    Muuqaalkan waa in meel kasta lagu faafiyo, laanderiska ayaan la hadlayaa.🎉🎉🎉 Qaranku ha jiro.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +2

    Kaqaad geeeesi waa dameeer xaarmajo ushaqeeye

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Місяць тому

    Ilaahey ha naga qabto tuug ta noo fadhida waa xarmiyiin ooyaayey waxa lagu xidhay waa tuug isaga iyo tantoomo laabsalx khereey iyo kuwa fadhiy barlamank iyo ninka in muumin ee banalah ee kicinay rer awodl qofna Kama sarayo sharciga. Guul Somaliland ❤❤

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 Місяць тому +2

    😊😊😊sharciguhasareeyo

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 Місяць тому +3

    Dhaarti uilaaway oyaaye

  • @sambadawi8197
    @sambadawi8197 Місяць тому +1

    Enemy should never be part of the government

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 Місяць тому +1

    Khadarow this is clear ❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +2

    Maxamed Abiib anagaa dooranay. Awdal iyo Guud ahaan Somalilandna uma Shaqaynayo ee wuxuu bilaabay isku dir iyo in Awdal Qabyaalad lagu kiciyo. Ina Abiib waa Cadow anaka oo reer Awdal ah ayaa doonayna in Xasaanada laga Xuyuubiyo si isaguna Cadaalad u helo Shacabka reer Somalilanda u hesho Cadaalad.

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Місяць тому

      Abiibabiibow maale ina Abiiba maskaxda waxa kaa siiyan yarka waxani waa too much wey badanyan kelide maaha laba kale iskuu kiis yeehin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому

    Guuuuuul somaliland

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Місяць тому +1

    Ma inu dalka dhibateyo
    Ayu ololihi u ooyi jiray
    Masibo ku dhacday

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +2

    War waxaa dhaafiya barkamanka wuu ka badbasiyee

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Alle hayna dhafiyo kan Inagoon waxba qaadin

  • @MustafeIsmaciil-q6n
    @MustafeIsmaciil-q6n Місяць тому

    anadhagoya waxa baryo malaha sharciigu

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому

    Ina abiib wixiisu waa xad dhaaf 33 maynaan arag qof masuula oo xildhibaan ah oo sidan u dhaqmaya ma maskaxiyan ayuu xanuusanayaa mental health sickness

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @AbdillahiIbrahimDirie
    @AbdillahiIbrahimDirie Місяць тому

    Mohamed ninka tuuga ah ee madaxweynaha ah inuu ku cadeeyo inuu tuug yahay xasaanada wuu ku waayi karaa xalay wuu yare cadho hadlay xildhibaanka xildhibaanadu😅😅

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Місяць тому

    In mar hore laga tuuro ayay hayd in badan ayuu isku dayay inuu umada kiciyo
    Abiib waa doqon dantiisa ma yaqaano lacagtii uu u ooyayay markuu doorashada galaya ee cashuurta soomaaliland wakaa waayay maanta
    Waxana lagu badalayaa shakhsi kale oo gobolkiisa ka soo jeeda
    Cadawgii soo kiraystay ha biiliyaan oohin yaxaasle

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 Місяць тому

    Ninkani waa ciilqabe waa dadka aan la layliyi karin mana istaahilo shaqada uu hayo. Waa mucaqad waa nooca cudurka ay isku rideen qabaa kamana dawoobaan. Waxkasta oo wanaagsan waa la col.

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Місяць тому

    Waxed tahey ina xaaji caliyow tuug qabyaaladiiste ah wixii kadhacana Adaa ka masuula

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 Місяць тому +1

    Waar cidkastoo cayda madaxwaynaha iyo ciidanka waa laabo sharcigu qabto

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Місяць тому

    Waxed tahey ina xaaji caliyow tuug qabyaaladiiste ah wixii kadhacana Adaa ka masala

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому

    warki horaba war soo dhaaf Ooyay oon filyo in uu dhaley aabe Askri siyaad bare kaba u qaadi jirey waxaa ka darey kan Xamud la yidhaa oo 100 jeer is mahadiyey lakiin un Gudomiyaha Fartoon ku yidha qabiilkga ma joogo somaliland waa sharxi jabin ninkaa baa ah in la xidho waliba yadhi ooyaey waan tageryaa waa qabiilkaygeyga kollka Gohaha ma qabiil buu u fadhiyaa mise qaran somaliland la yidhaa oo u dharatey taas maxkamad ha lagu saaro Fartoon dadkkiisa dhulbantey ma ahaa waa dadka aminsan somaliland

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 Місяць тому

    xitaa wuxuu isku dayay inuu ka dagaalamo gudaha baarlamaanka. Abiib waa caadow, waxa uu leeyahay taariikh ka soo horjeeda Somaliland iyo cidaanka qaranka.

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Місяць тому

    Naga dila dila?

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j Місяць тому

    Beenloow beenloow beenloow waa falalow ayagoo dhanba waa beenaalayaal xaaraan cunyaal, laaluush qaatayaal dulmilowyaal reer Somalland.