@@abdirhmandollarvlogs Cabdiraxmaan waan ku salaamay waxaan ku weydiinayaa hadii loo dalxiis yimaado meelo lagu dalxiiso ma leedahay hawadeeduna waa sidee? Waxaan joogaa yurubta kale. Soomaalida degani intay le,egyihiin?
@@abdirhmandollarvlogsasc sxb nio Spain ayaa fara europolice Iga qaaday kwrn Luxembourg ma iska dhiibi karaa hadiisa ay igu Soo baxan ma laysoo celinaya
Wlo qali hadi ad citizen haysto wad dagi kartaaa lkn qof ka waxa u la xidhidha dawlada qaybta resident wadanka u qabilsan iyaga ku sinya war bixin dhamystiran lkn qof kaste o citizen hysta xaq wuu u leeyahy wlo 🥰
war saaxiib germany ayan joogaaa waxaan rabay inaan imaado Luxemburg faro ayaan jarmalka ku leeyahay dagaalka ukraine markii uu qarxay ayaan soo galay ukraine ayaan waxbarsho u joogay lkn jarmalk ayaa hada dadkii aan asalka ahayn ee wadamada sadexaad ahaa celinaya siduu sheegay sharciyadii yar yara ee uu nasiiyeyna wuu la noqonayaa markaa qaxootinimo kuma joogo Germany lkn waxaan ku jooga humanitarian protection markaa wax fursad ah ma ku leeyahay baad u malaysanayaa ama ma i aqbali karaa ? s
ASC wall sare ABDIRAHMAN SU'AAN ayaan wataa Oo ah Hadii aan ku imaado DALXIIS ahaan kadib Sideen kusoo joogi karaa ama aan ku dagi karaa wadanka Oo aan rabin inaa dib uga laabto wadandaa ?
Wllka Hal wax ii dhiman passport bini'adinimo heysta oo Greece eh Faro Ayana iga yaalo wadamada inta Bdn faraha Greece waa cafisa Luxembourg neh ma cafine haa mise Mya pro 🙏 waana Ku dhiman iga raali noqo lbh
Sxp marka hore wan ku salamay sxp waxan wataa basborka gariiga maku. imaan kar raah Luxembourg anigo qarsaday basborka gariiga ma isku dhiibi kar raah Luxembourg
Zhp channel kaga wan ku xiranahay aad ayad u mahad san tahay . Waxan ku heydiinaya qof aan yurub faro ku lahen hadu yimado ma qabisha oo Germany ma ka fican tahay iso jawab please
Boqortoyo ✊ sidaa noo cawisay Allaha Ku caawiyo pro 🙏💯
Isku lenahy pro 😔
@@abdirhmandollarvlogs Cabdiraxmaan waan ku salaamay waxaan ku weydiinayaa hadii loo dalxiis yimaado meelo lagu dalxiiso ma leedahay hawadeeduna waa sidee? Waxaan joogaa yurubta kale. Soomaalida degani intay le,egyihiin?
Sxp Ethoipia sidee looga Imaan karaa
Mashaa allaah
Adiga sidee ku gashey oo iskaaga dhibtey☝🏾💯
Sxb from geedi sahan traveler
Mahadsanid, walaal.
From geedi sahan
ASC
❤
Wxan raba waxbarsho u imnaya hlkee kaa hela zhp lnbarkaka isii
Isports rawaa
Saaxiib sare aad ayaan kuu salaamay waa Axmed Maxamed Farah macalinkaygii waan ku imaan-sa ahay.
Qoraaga Somalia ugu weyn salan goped masuul 🙋🥰
@@abdirhmandollarvlogs Ethiopia to Luxembourg 🇱🇺 side lo iman kara wll
Waan ku salamay ani oo ordaya❤
Luxembourg faraha qubrus ma diidan mise waa igu qaadan karaab
Luxembourg wa wadan aan jeclahy In mar uun yimaado I.n 🙏❤🥰
keep going
Masha allah wlky maantan kugu soobiiray hore usoco ayan kuleeyahay from borama ✋
Thank wlo u wlCm 🥰
@@abdirhmandollarvlogsyou welcome my bro 🙏
@@abdirhmandollarvlogsasc sxb nio Spain ayaa fara europolice
Iga qaaday kwrn Luxembourg ma iska dhiibi karaa hadiisa ay igu
Soo baxan ma laysoo celinaya
Gaadh haye man noqon karaa
Sharciga weyn Ee Sweden hysta bro daganasho maan ka heli Kara mana sahlan tahay alle kugu dharshe bro arinta iiga soo Jawaaab 🙏🏻
Wlo qali hadi ad citizen haysto wad dagi kartaaa lkn qof ka waxa u la xidhidha dawlada qaybta resident wadanka u qabilsan iyaga ku sinya war bixin dhamystiran lkn qof kaste o citizen hysta xaq wuu u leeyahy wlo 🥰
basaborka soomali ah heysta dalxiis ma ku imankaraa Luxembougr iga sojawaab wllll
Thanks million
U wlcm wlo qali 😔🥰
Asc wll
Abdirahman Dolmar waxan rabaa inaad isheegtid sidaan ku iman karo Anoo Jooga Ethiopia
Lacagna Imisaa igaga baxayza
Noloshana iiga waran wll
Wll visa shangahaay ayan hestaa mku iman karaaaa
Sxp Germany jooge sidee ku iman kara
Zxp sidee ku tagty Germany
Dalxiis kuma wacna meshu waayo hal qol 600euro lagu dago waa qaali greek , spain dubai, guri dhan oo xeebta u dhaw ayaa lagu bukunsan karaa 500euro
Nolashayda aya qaLiya ZHp
@@abdirhmandollarvlogs zxpaw dalxiis ahaan baan rabaa inaan ku imaado ee kawaran
war saaxiib germany ayan joogaaa waxaan rabay inaan imaado Luxemburg faro ayaan jarmalka ku leeyahay dagaalka ukraine markii uu qarxay ayaan soo galay ukraine ayaan waxbarsho u joogay lkn jarmalk ayaa hada dadkii aan asalka ahayn ee wadamada sadexaad ahaa celinaya siduu sheegay sharciyadii yar yara ee uu nasiiyeyna wuu la noqonayaa
markaa qaxootinimo kuma joogo Germany lkn waxaan ku jooga humanitarian protection
markaa wax fursad ah ma ku leeyahay baad u malaysanayaa ama ma i aqbali karaa ?
s
Documents Raadso oo isku day inaad Si Dhakhso uga Baxdso Meelaha Aaan Faraha Lagu Adkayna iska Aad France oo kale
Zxp passport Kenya hadaan qaato visa dalxiis ah maku imaan karaa
Qisadi tahriibka mxd halkan uso galin wayday
Wan so galinaya inchallah
Keep going pro
Thank you abdirahmanow wll jamacadooda ma France ba lagu dhigta mise English
Wlo qofka ayey ku xidhan thy luqada u donayo
Wll Luxemburg soo galooti cusub ma qaabishaa mise wey joojisay inay qaxooti qaabisho sharcigeeda sidee lagu helaa ma fudud yahay mise wuu adagyahay
Gobolkee ugu fiican liska dhiiba lexum rough
Wll Greece joga passaport shabah maku Iman kara
War mesha sharciga 30 sano laga qataa pasaboorka
Thanks wll qaali wll
U wlcm wlo qli
Wll Abdirahman mahadsanid lakin anigu waxa joga djibouti segu imankaraya Luxembourg isheg huno
Pls
Nio malaa yacni Naga dhaaf faraha wax nooga sheeg sharciga inta lagu qaato
Frr je suis la premeir personne qui avuie ton video
D’acc frr Merci vraiment
Asc pro waaku salaamay nio visa schengen Europe kusoo galayaa ma iska soo dhiiba karaa luxembourg adoo mahadsanad
Bonsoir frère j'ai parlé français peut il possible demander d'emplois au Luxembourg merci
Asc wll side lagu iman kara lugasanbug anig rabo
Luxembourg 🇱🇺
Wll channel ka iishare garee si aan ugaaro 1k insha alllh
From Geedi Sahan soo arkay 😂😂
Si tu es à Djibouti et que tu trouve une visa Schengen tu peux venir Luxembourg
Ciwan an kala so xidhiidho md isiin karta wxa iga go, an inan so baxo marka an xogta igu jirta kula wdago
sxb wn ku salamay waa walal kunool finland rabo in uu ka waresto ee whtspp hada leydahay in an ka so qabto an rabaa
Qaxoti ma qabilaan suasha uku weynedbo madan ka jawabin?
Allow ani Switzerland igeey waa riyadeeda❤
Zxp gabar luxembourd jogta hdan guur sado si sahlan ma igu keeni kartaa
😂 haa zhp hda sharci Iyo shaqo hysto
ASC wall sare ABDIRAHMAN SU'AAN ayaan wataa Oo ah
Hadii aan ku imaado DALXIIS ahaan kadib Sideen kusoo joogi karaa ama aan ku dagi karaa wadanka Oo aan rabin inaa dib uga laabto wadandaa ?
Wr boqor xgee kalo soo xidhiidha
Email-ka ha hilmaamin walaal!
Qabka adigu aad ku tagtey ma ii shegi kartaa
Tahriib makuso gali kara
Asc waan kusalamay sxb een waxaan rabay in sodago marka
Wllka Hal wax ii dhiman passport bini'adinimo heysta oo Greece eh Faro Ayana iga yaalo wadamada inta Bdn faraha Greece waa cafisa Luxembourg neh ma cafine haa mise Mya pro 🙏 waana Ku dhiman iga raali noqo lbh
Imisa sanno ayaa sharciga lexumborg lagu qaataa
Wll aniga hada mn iska dhiibi karaa
Hore usoco Zxb
Waxbarashada lacag miyaa mise waa free
Abdirahman dollar wadankn sharciyo madhiibaa horta sxp wadanka saas uma weynee
Wll passport Djiboutian ah bn hysaa siden ku iman karaa Luxembourg
Hada ma tagty wllo
Sxp marka hore wan ku salamay sxp waxan wataa basborka gariiga maku. imaan kar raah Luxembourg anigo qarsaday basborka gariiga ma isku dhiibi kar raah Luxembourg
Abdi rahmanoow vlog yadii waan uxiisne walal
Inchallah pro wan ino so wada
Way soo socdaan
Sidemen kuimaadaa yurub friends
Oky frr waaxan joga djibouti siden ku iman kara luxambourg af francais je connais deja frr aide nous
Frr video dhamyso video kaga so hadLe
Derien 😔
Bro dadka faraha dublinka leh macafiyaan
Luxembourg sɪᴅᴇɴ ᴋᴜ ɪᴍᴀᴀᴅᴀ ǫᴀᴘ ᴛᴀʜʀɪɪʙ ᴍɪʏᴀɴ ᴋᴜ ɪᴍᴀɴ ᴋᴀʀᴀ ᴢxᴘ❤🤍💙 🇱🇺
Waar sxb dolar Frances garan mayne jarmal meesha kusheg aan nimadne
Wall wax ban ku warsan lahaaa ma iiso qori kartaa gmail kga
Zhp channel kaga wan ku xiranahay aad ayad u mahad san tahay .
Waxan ku heydiinaya qof aan yurub faro ku lahen hadu yimado ma qabisha oo Germany ma ka fican tahay iso jawab please
Su,aal dadka wata sharciga urub ah ma ka hala daganasho
Masha alllh wll waan ku soo bookhdy subscribe waankuu saaray Ana iisaar wll from astaan
Ok wlo qli thank you ana wad iga hystaaaa
Xoog muku imankaraa
From geedi sahan
basaborka soomali ah heysta dalxiis ma ku imankaraa Luxembougr iga sojawaab wllll
From geedi saahn