Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Hooyo umul ahayd oo Hargeysa gaadhi lagu jiidhsiiyey.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 бер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 146

  • @abdit8270
    @abdit8270 5 місяців тому +3

    Inalilaahu wa inaa ilayhi raajicuun. Waar ilaahay ka xishooda oo bisha ramadaan ka xishooda oo masaakiinta ka xishooda. madaakiinta ha ku kibrka ka daaya.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 5 місяців тому +1

    Ina lilaahi wa Inaa ileyhi rajucuun. Allah marxuumada janatul Firdaws aclaa haku casuumo. Ubadka ay ka tagteyna Allah ha u xafido oo samir iyo imaan haka siiyo. Waa ayaan daro sida ay wax u dhaceen waaney qadarneyd ee cadaalad dhakhso ha Helaan ehelkeedu. Weriyayaashu May aheyn in ay ilmaha yar ay ka wareystaan sida ay wax u dhaceen calool xumo ayey ka qaadayaan iyo murugo hor leh .

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 5 місяців тому +3

    Inaalillaahi wa Inaaillayhi raajicuun illaahay ha u naxariisto Marti lajecelyahay illaahay haka dhigo ehelkiina samir iyo iimaan hakasiiyo

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 5 місяців тому +2

    Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun 😭😭😭
    walee inteedii wey dhaaftey
    Raximulaah Yaa Allah

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 5 місяців тому +2

    Subxana laah somalidi way so waashen xita bishi ramdnta laga xishoon mayo wa ina la so qabta oo sidi luul isna dil lagu xukuma aayda😢😢

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 5 місяців тому +3

    War waa sidee Somali way u dhamaatay ilaahi ha unaxariista

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 5 місяців тому +4

    Caasimadna ma rabnee maxaa ku saliday danyarta iyo adhigooda

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 5 місяців тому +13

    Waa in la raaciyaa isaga iyo kuwa soo dirsadayba

    • @MAli-nx6ou
      @MAli-nx6ou 5 місяців тому

      Bi

    • @abdirahmanmohamed417
      @abdirahmanmohamed417 5 місяців тому

      Hala raciyo

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 5 місяців тому

      😢 😢😢😢😢 Meel kasta moryaan iyo mujriimiin baa ka dilaacdey oo qofna dhaafeyn.. Waa geeri xanuun badan. Meel kasta cadaalad iyo sharci ka jirin waa sidaas.

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 5 місяців тому +2

    SubxanaAllah somali maxaa dulmihaysta hdii arintaan tahay

  • @shaahidcarab1669
    @shaahidcarab1669 5 місяців тому +1

    Allehu naxariisto jannooyinkiisana ha ugu deeqo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 місяців тому +3

    Inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah 😭❓

  • @SaleebaanDiiriye
    @SaleebaanDiiriye 5 місяців тому +1

    اللهم اغفر لها ورحمها وجعل في قبرها
    روضة من رياض الجنة اللهم ثبتها في سوال قبر وجعل قبرها نورا واسعا أمين
    Inta marka laga imaado waa in
    Maamadu xaqeeda heshaa😢
    Runti waa geeri xanuun badan
    Waxan kasii naxay ilmaha yar
    Ay mudada kooban umushay
    Ee ay ifka kaga tage Rabbi ha
    U naxariisto inaga iyo intii kale
    Muslimiine ka baxadayna haka
    Siiyo samir&iimaan saadiqa
    Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 5 місяців тому

    Allow Danbigeeda Dhaaf oo unaxariiso Marxuumadaas

  • @YousofMohumed
    @YousofMohumed 5 місяців тому +1

    SUBXANALLAH WAA ARIN XANUUN BADAN RUNTII WIILKAA YAR DHIBAATO AAD U XANUUN BADAN AYAA GAADHEY ILAHAY SW HA UUGU BEDELO WAX KA KHAYR ROON

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 5 місяців тому +2

    Inalilah wa ina ileyhi raajicuun 😢😢😢😢 bal cadkaa 104 jirka ee dulmiga tirsanaya miyaan alle swt inagu ciqaabayn aheeey ah 🤕🤐

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 5 місяців тому +1

      😢😢😢😢😢😢 wlhi waa xanuun kibir ayaa loo dilay war wuxu naf adakaa ilaahay idin soo qabay

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 5 місяців тому +2

    Soomaali mel wabay joogto alle ha u gar garo

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi 5 місяців тому

    Ilaahow inkaar dagdaga haku rido

  • @AbdifatahMohamed-bq2lh
    @AbdifatahMohamed-bq2lh 5 місяців тому

    Waaa akhiro zaman allah ha ina badbadiyo hooyada allah ha unaxiristo

  • @cumarxuseen1740
    @cumarxuseen1740 5 місяців тому +1

    Inaalilahi wainaa ilayhi raajicuun
    Waarkuwani waa faqashtii oo kale
    Walahi waa dulmigii lagasoo dagaalamay
    Cadaalad cadaalad cadaalad
    Dulmi aqbalimayno dulmi aqbalimayno
    Wixii dirays xidhan ama dawlad ushaqeeya intaan la,ugaadhsan cadaalad cadaalad cadaalad

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 5 місяців тому +7

    Sababta loo diley maanay ahayn kibir cad waa tii lagu dhiman lahaa oo weliba rag badan baa u dhimanaya

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 5 місяців тому

      Waxaad Qaadi Kartaa , Inan Gumeedyow

    • @abokaraadan2506
      @abokaraadan2506 5 місяців тому

      @@yaasir1936 maxaan kaala hadlaa dee waxad tahay qolfad madhan nooca aan ka hadlayey baad ka liidataa qaligana waad ka madhan tahay cilmina waad ka madhan tahay mid diin iyo mid kaleba 00000 baad tahay

    • @ailover5719
      @ailover5719 5 місяців тому

      @@yaasir1936hada ma qof miskin dilay miya ka diifacysa? Ilahay ka xishod

    • @NadiiraAbdulaahi
      @NadiiraAbdulaahi 5 місяців тому

      ​@@yaasir1936waaryaa niic

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 5 місяців тому

    inalillahi wa ina ilayhi Raajicuun Naxariis laa wahaas manaxa ah Allow waxuu mudanyahy oo ciqaab ah marsii Yaa Rabi Darwalkaas iyo wixii ficilka kula jiro Adaan Kuu Dayney Yaa Rabi

  • @user-qx7dz4ms1m
    @user-qx7dz4ms1m 5 місяців тому

    سبحان الله

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 5 місяців тому

    Bal dulmigaa intaa Le’eg eega,Ilaahay Waa xaqsoore

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 5 місяців тому +1

    Subxanalaah war ninku qalbi adkaaya walaahi yan ninkaas mag laga qaadane la qisaaso hadi kale wax kaxun bu samaynaya

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 5 місяців тому +1

    Dulmigaas cid ka hadasha la arki maayo

  • @MaxfuudMohamed-tk3fl
    @MaxfuudMohamed-tk3fl 5 місяців тому +4

    Dad iyagii is dulminaya. Marxuumada allaha u naxariisto

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7go 5 місяців тому

    Innaalillaahi wa innaa ilayhi raajicuun

  • @IbrahimQhalil40
    @IbrahimQhalil40 5 місяців тому +1

    Bil Ramadan Baa Laguu Jiro Ummada Halo Tuuro Rer Somaliland 😢😢😢

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 5 місяців тому

    War ileen Tuugo ayaa Qabsatey Dalkii oo isku arka inay ay Yihiin iyagu Kalii Taliyaal Kuwo badan oo soo marey dalkaan Dhibatoyiin badn umadan ugestey way Tagen oo dhinteen idinkana kuwaas bad ku daba feeltihiin waligiin ba lkn Xisaab Alle way Horeysaa Ilaa intee bad dunidan jogaysaan Alle Xaal ma mooge
    ❤ولاتحسبن الله غافلا عمایعمل الظالموان
    انما یٶخرهم لیوم تشخص فیه الابصار❤

  • @user-jg9mm9qg4r
    @user-jg9mm9qg4r 5 місяців тому +2

    Subxanalaha

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 5 місяців тому +4

    Cadaaladu hasha qayso hadi kale wlhi waanu bilaabi anaguna

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 5 місяців тому +2

    ALLAH UNAXARISTO AAMIN

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 5 місяців тому +1

    Waa maxay sababta dawlada hoose degaankan galbeedka adhiga uga gurtaan degmooyinka kale ee hargiesa adhiga wadada lagama guro…..
    Waa maxay sababta dirawalka dawlada hoose sida badheedhka ka ah ugu dulmar qofka umu sha ah.. waliba wiilkedii oo da’yar ahi la’socdo

  • @user-yq2zz5ug8v
    @user-yq2zz5ug8v 5 місяців тому +5

    ninka muwadina kibirka kudilay wa inlaraaciyaa

  • @FaraxAbdirahman-fu1fp
    @FaraxAbdirahman-fu1fp 5 місяців тому

    Inalilahi wa ina ilayhi rajucuun ale ha unaxaristo mamada ehelka oy caruurtedu uhorayso samir iyo iyo imaan ale hakasiiyo 😢😢😢😢😢

  • @farduus_
    @farduus_ 5 місяців тому +1

    Walahi aduunki dulmi uu isku badalay 😢

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 5 місяців тому

    Allah unaxariisto

  • @rahmahussein9006
    @rahmahussein9006 5 місяців тому

    ALLAH unaxaristo aaaamiiin 😭😭😭

  • @saadokhadar3969
    @saadokhadar3969 5 місяців тому

    Alle hauna xa riisto

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 5 місяців тому

    Subhanallah, Samir iyo Iimaan eedo

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 5 місяців тому

    Subxanalh inaaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun alha unxriisto gabadha 😢😢😢

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 5 місяців тому

    allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @xasanmaxamuud6250
    @xasanmaxamuud6250 5 місяців тому +2

    Maayir shaqaalaha aad udiraysid xoolo gurka kafiirso dad mahayno ka fiirso shaqaalahaaga shaqaale qalbigu engagay iska ilaali ku taamilo qaado maanta tadhacday

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 місяців тому

    Xaqeega ha hesho

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 5 місяців тому

    Xasbunallah wanicmal wakiil

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 5 місяців тому

    Alle hawunaxariisto aamiin Aamiin yaarabi

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 5 місяців тому

    Inaalillahi wainaailayhi raajucuun 😢😢😢😢😢😢

  • @siradm
    @siradm 5 місяців тому

    In qof muslim ah oon waxba galabsan maalin ramadan si ula kac ah 2 jeer gaari la dulmarsiiyo ee waliba maydki oo yaalla xoolihi la qaatto inta maydka la hubin lahaa oo laqaadi lahaa, dhaqan muslim iyo mid Soomaaliyeed toona maaha, waa wax aad looga naxo, waa jawrfal, xilka umadda ayaa loogu adeegaa oo Ilaahay swt baa looga baqaa subxaanallaah.

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 5 місяців тому

      Qadar.ilaahay.ayaa.dhacay..sheekaduna. sland.qof badheedh loo dilay ma jirto.

    • @cawoxasan9272
      @cawoxasan9272 5 місяців тому

      In qof nolosh lagu ciijiyaa waa dhaqan xun,

  • @hodanabdi7362
    @hodanabdi7362 5 місяців тому

    Sheeko iga yaabisey - tana ma soo socotey

  • @amiinasaid8899
    @amiinasaid8899 5 місяців тому +1

    Subxanalaah I 😢

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 5 місяців тому +1

    Haday sidaasi jirto mayar adaa kamasuula

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 5 місяців тому

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajucuun

  • @deeqhaybeh5141
    @deeqhaybeh5141 4 місяці тому

    subxanallh

  • @macowkhalif7724
    @macowkhalif7724 5 місяців тому

    Ina lillahi wa ina illeyhi raajicuun. Somaliland justice

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 5 місяців тому

    Inalilaahi wa inaynuhu raajucuun

  • @sory1570
    @sory1570 5 місяців тому

    Masiiboyinka wey bateen subxaanalaah

  • @fahima6186
    @fahima6186 5 місяців тому

    ALLEYLEHE meeshu XAQEEDA ILAAHEEY HAKA SOO SAARO😭😭😭

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 5 місяців тому

    Ilaaheeyoow u gargaar rabiyow

  • @FARAHISMAIL-wd2gt
    @FARAHISMAIL-wd2gt 5 місяців тому

    Subxanalaah, waxaas ookale waa dhimasho

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 5 місяців тому

    Somaliland oo cid qisasayba ma arag olaso duubay ilahy haso qabto

  • @OG-O226
    @OG-O226 5 місяців тому

    Democracy is a word best practiced in deception..

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 5 місяців тому

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Waa wax laga xumaado Inanka yar ee arkaayey Hooyaddii gacaliso oo si badheedh ah Gaadhi loo jiirsiiyo…..Hore ayaan u idhi Dawlada hoose yaanay Police 👮 ku howgalin…Maanta waa ceebtii ugu weynayd ayaa dhacday waa maalin madow ayey utahay Reer Somaliland oo dhan….
    Maayirka iyo Maddex waynuhu waa inay reerka dhibaatadu ku dhacday siyaartaan
    إنّا لله وانا اليه راجعون

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 5 місяців тому

    Imikay mag ka qadan la odhan waa dumar ninkaa waa in la dilaa isna hadii mag laga qaado wax ka daran buu samayn wallhi😢

  • @abdirahmanismail1980
    @abdirahmanismail1980 5 місяців тому

    Shaqaale sakhraana oon rag iyo rabi toona aqoon marka shaqo loo diro waa iska sidaa dad balwadi dishay oo iimaanku ka wada maqanyhay walee somali cadho ilaahay ayaa inagu socota.😢😢😢

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 місяців тому

    WAA TV CADOW U ADEEGAYA SIDA UU HADALKA U QORAYO EEGA WUXUU KU LEEYAHAY HOOYO UMUL AH OO HARGEISA GAADHI LAGU JIIDH SIIYEY MARKA MA OGAAN BAA LOO JIIDHSIYEY WAXA WEEYE HOOYO HARGEISA BAABUUR KU JIIDHAY INA ILIG WAA SAQAJAAN CADOW U ADEEGAYA OO INAN YAR OO KHEYRKII AHI XAMAR AMAR KA SOO SIINAYO

  • @sweetkokii
    @sweetkokii 5 місяців тому

    Subxan Allah 😭

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 5 місяців тому

    INAALI LAAHI WA INAALI LAAHI RAJUCUUN

  • @Innamadar
    @Innamadar 5 місяців тому

    Inaa lilla wa inaa ilahay rajucun, waar miyaanay ilahay ka baqayan maxay gabafha sida ugu galeen, gadhi Mogadishu ayaan ka yaabanay idinkuna ma taas ayaad bilowdeen xasbiyallah wa nicmal wakiil

  • @user-uy3cw7dl1i
    @user-uy3cw7dl1i 5 місяців тому

    Cadalada halamariyo Hadii kale ....

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 місяців тому

    AF QADHMUUNE ILIG IMISAA XAMAR MAALIN KASTA TOOS LOOGU TOOGTAA ILEEN XAMAR BAAD ADOON U TAHAY E

  • @abuabdirahmankhalid.7173
    @abuabdirahmankhalid.7173 5 місяців тому

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢😢.

  • @nimconimcoaxmed3035
    @nimconimcoaxmed3035 5 місяців тому

    😢😢😢 ax ma ina mogaa sidaa faray😊

  • @axmedabokor1079
    @axmedabokor1079 5 місяців тому

    Eyda in la basriyo ayaa ka horaysa xoolaha

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 5 місяців тому

    Haddii warkani run yahay waa masiibo,ninka gaystayna tiirka ha la geeyo,haddiise aanay sidan ahayn MMTV waa in hawada laga saaraa oo aan dib loo maqlin,waa haddii nidaam.jiro.

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 5 місяців тому

    Inaalulaahi wa inaa Ilayhi Raajucuun, subhanallah. Waar dadka haloo shaqeeyo oo shaqaalaha la Taba Baro. Acuudu billah. Collagen baas waa in Horta magaalada laga saaraa .

  • @xamdixasan1284
    @xamdixasan1284 5 місяців тому

    Asc

  • @hoododuale
    @hoododuale 5 місяців тому

    Allow ha kaga hadhin cidii dulmiga iyk dilka samaysay

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 5 місяців тому

    DhagoorXumada dadska kamuukhata ayaan layaabanahay! Dadku waxba macunaan miyaa oo hadan dharxumaa waamaxay sidani.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 5 місяців тому

    Eesha calaa dawlad.
    Faqashtii ayay ka raysteen.
    Dadkaasi ayaa sheegta maamul iyo inay ka xoroobeen Siyaad Barre.
    Snm ayaaa u dawlad ah.
    Been iyo xaaraan ayaa u maamul ah.

  • @shukrinur2814
    @shukrinur2814 5 місяців тому

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @abdijamamahile6992
    @abdijamamahile6992 5 місяців тому

    Waxay ka mid tahay maamul xumada iyo ismaqal la,aanta

  • @user-ry4bn3ww7v
    @user-ry4bn3ww7v 5 місяців тому

    reer somalilan hadaded way washen kayaca haded dadka baburaday xog ku jidhsinayan subxanala

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 5 місяців тому

    wllhi hadii arinta wax laga qaban waayo oo gacan ku dhiiglaha sharciga la horkeeni waayo waxa ka dhalan kara cawaaqib xumo iyo godob aan hadhin waligeed

  • @user-zn1tz1ln9l
    @user-zn1tz1ln9l 5 місяців тому +1

    Muqdisho Oday baa wiilkiisa qori baas ku furey meesha isaga cararey..hargeysa ayaa gaari ciidan wato hooyo umul gaari marsiiyey intii ari ay lahaydna la tagey...waxaan sugnaa kismaayo baydhabo warka kasoo yeera iyo gobolada kale ee somaliya...waa arin ugub ah

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 5 місяців тому

      Somalia maha meshani ader ha na daba wadin kuwa dadkodi nolosha ku gubaya halkan kibir qofki sameya loma dul qaato sharcibana la mqrinaya

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 5 місяців тому

    War ilaahay ka baqa oo umada dhibateysan u naxariista meesha miyeysan jogiin dawlad u cadaalad fasha dadkeedi nimankaas tiirka hala soo taago

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 5 місяців тому

    waar meeshu ma miyibaa mise waa magaalo waanaxay xoolaha magaalada loosoo foofinayaa

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 5 місяців тому

    Haday jirto waxaan aad sheegaysaan meesha dawladi kama jirtee waxaynu aragnay maaha.

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 5 місяців тому

    Mmaayarku haguntado

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 5 місяців тому

    waa in sharcigu sareya madaxweyne iyo maayar waa haddi in uun cadaaladi jirto

  • @RashidWabari
    @RashidWabari 5 місяців тому

    Xooleheenii ma ilaa xadkaa ayaa la nacay oo loola dagaalamayaa , yaab , waar bal dugaagan eega dumarka baabuurta dulmarinaya .

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 5 місяців тому

    Ilahyow unaxariiso Samir iyo iman aleh hakasiyo awladeedi iyo ehelkeedii subaxan alaah
    Aduu ina moyge bad galay walhi waa intaa la arkaya gadhi dawlada hose iyo rag cashuur gurayasha aha iyago xafadaha alabab ku garcaya hala gumadoo

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o 5 місяців тому

    Ina axmed mooge ayaa dhibaatadan soo kordhiyay isagaa qiyaamaha la waydiinayaa.
    Walaaahi waa la waydiinayaa
    Anigu cabdikariin ilaahay darti ayan ujeclahay lkn dadka u shaqeeya hoos ha u eego ka xun iyo ka wanaagsan

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 5 місяців тому

    Wadanku meel xun buu marayaa waa wixii laga dagaalamay wadada lagama mari karayo isla saaka bas rakaab sida ayaa inan yar oo wadada qori la taagan uu baskii dhaafay dabadeed xabad buu ku riday siday u dhacdaa gaadhi cashuur aad ka doonayso sideed xabad ugu ridaa dadkaan xaqoodii garanayn maayarka waa inuu dhaqankaa xun ee xoolaha joojiyaa adeer qofka xoolihiisa isagaa iska leh u samee nidaam laakiin ha ka qaadin

  • @user-it3rt4qp9r
    @user-it3rt4qp9r 5 місяців тому

    😢😢😢😢😢

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 5 місяців тому

    Warr waa qoolomaa reerki

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 5 місяців тому

    Kibir cad baa loo dilay bal may xiraan xaraan cunayaal aan diin lahayn baa helay alow unaxariiso

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 5 місяців тому

    Mayerki Mee hallo ina mooge

  • @zabrinmohamed4056
    @zabrinmohamed4056 5 місяців тому

    muuse waxas odhan akhiro laga xisabinayaa😏😒

  • @user-ie9yg2wm4l
    @user-ie9yg2wm4l 5 місяців тому

    Ax ax ax ax ax😭😭😭😭

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 5 місяців тому

    iimaan male boliska inta badan