DEG__lascanod o somaliland markale &garaad jaamac g.ismacil &4 wadan o faragalinaya dorashada slland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @SO24TV
    @SO24TV  2 місяці тому +1

    HALMAR booqo bogena facebook o FOLLOW soo dheh xogo muhim ah ayad halkas kaheli__ facebook.com/profile.php?id=61564333976228

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 2 місяці тому +1

    Walee xaqii feedhaha ayuu ka dilaacay mar hadii garaad jaamac afkiisa ka qirtay in cidina gumaysan jirin cidina xoog ku haysan ee iyagu is dili jireen😊😊😊

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 місяці тому +1

    Sixir guul lagu sheego somaliland waa dawlad ee maaha mooryaan

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 2 місяці тому +2

    Hassan shiekh and his government in villa somalia has introduced somaliland to the rest of the international community. Today somaliland has become famous in every corner of the world and every nation is now showing concern and interest of having diplomatic relations with this young up coming nation in the farthest end of the horn of Africa, strategically located in the hottest spot of the red sea. This shows that. Where the runner reaches, the walker too will eventually reach. Somaliland showed resilience and now only one step to the final line of reaching it's ambition and motto. Which is to reclaim it's lost sovereignty and international recognition to catch-up with the rest of the world.@Concerned kenyan born and patriotic somalilander. Who says that people are creatures of hope, after several repeated disaster and disappointment. They still hope for the best. Therefor, hope springs eternally in human breast and that's how somaliland and it's patriotic people showed and hopefully waited for over 33yrs in limbo situation waiting for and today somaliland destiny is running in a smooth and straight-line crossing all obstacle by the grace of Allah(swa) !!! 😂

  • @CanabSaahid
    @CanabSaahid 2 місяці тому

    👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤❤❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому +2

    SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 wa lagu laban dona sool

    • @YAQUBPRO1
      @YAQUBPRO1 2 місяці тому

      Ethiopian ku qaaday kuma digo nacalaa

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому

    Xasan shiikh ufbuu yiri

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 2 місяці тому

    Alle weyn naguma soo celiyo Biixi illahay idiinkii cid kheyrqata inshallah.

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 2 місяці тому

    Illahay ha naga qabto cidkasta oo dulan inagu ah

  • @SO24TV
    @SO24TV  2 місяці тому

    Sidee ilmaha uga badbaabin kartaa dufaanta....ua-cam.com/video/BcIFKNExu60/v-deo.htmlsi=CLslc2wqIM6yYwpr

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 місяці тому

    Nabad walaalayaal aan ku wada noolaano. Shacabka Somali land.

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому

    nabsiyoow ba soomaaliland madaxweyne soomaray oo muuse laascaanood uga wanaagsana masoo marin

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 місяці тому

    Garadku waa ku mahadsan yahay in uu dadka runta u sheego lakin garad jamac cali beentisi baa dad badani run mooden oy ku dhinteen dad badan

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 2 місяці тому

    Ninkasiisi wey dhib badanyaheen dad fills jecel marabno dhulbaahatee Hakka ah jooga an ay imika joogan.

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 2 місяці тому +2

    Waa beentoodda waa khayimiin daggaalbay hoos ka waddaan, garaad Ismaaciil waa shaydaan lacagtay ka gurranayeen maxaayeelay reer Sheekh Isaxaaq waa duli aan waxba aqoonin.

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 місяці тому

      😂😂😂😂 beentaa mahaa waa la inagu Dan gaadhay iyadoo layna dhex qaaday

  • @EguehGayeh
    @EguehGayeh 2 місяці тому

    💔🩵💜

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 місяці тому

    Kkkkk

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 2 місяці тому

    GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL WAXA UU CADEEYAY INAY IS DILI JIREEN AFKANA ISU SOO DUUBAN JIREEN DHIBAATADUNA GUDAHOODA AY AHAYD DHIBAATADA KADHACAYSAY LAASCAANOOD MARNABA INAANAY SOOMAALI LAND WAX DHIBA IYO WAX GUMAYSIYA AANAY KUHAYN SOOMAALI LAND HESHIISNA AY KUWADA JOOGEEN HESHIISNA KUYIMAADEEN CIIDAMADA SOOMAALI LAND GARAADKUNA SICAD AYUU USHEEGAY WAX KASTA OO LAASCAANOOD KADHACAY WAXA SAMEEYNAYAY DHULBANTE DAWLADA SOOMAALI LAND NA SHAQO KULAHAYN MARNABA BEENTII DHULBAHANTE IYO DAAROOD AY KU EEDAYNAYEEN DAWLADA SOOMAALI LAND HADALKAASIN WALLAAHI WAA XAQIIQ XAQIIQDUNA ISMA QARISO MAR UUN BAY DIBADA USOO BAXDAA ILLAAHAYNA DIBADA KEENAA MAANTANA GARAAD JAAMAC ISMAACIIL WAKAA CADEEYAY

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 2 місяці тому

    Benaale

  • @iali8540
    @iali8540 2 місяці тому

    Dhulmahante haday doonayaan inay somaliland ku soo noqdaan shuruud la'aan haku soo daayaan maxaabiistay tuulada llaascaanood ku haystaan ciidankay gardarada ku laayeena mag haka bixiyaan.

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому

      shuurd iyo shuruud la.aan soo laabanmaayaan

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 місяці тому

    SHACABKA RER LAASCANOD WAA DAD AAN WALAALO NAHAY INTA KALE REER S.LAND.

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому

      hooyada walaasheed was ugaadha walaalo manihin illaahayna naguma soo celiyo

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому

      I takale miyee kukufsadeen

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 місяці тому

    Waar beenaalayohow wariye isku sheega ah wejiga Naarta Jahanabo hakaa gubto ummada beenta ka daa Aduunku waa maalmo ku noolow Danbi la,aan.