XAASKII QAA,IMADA AHAYD MAXAY SAMAYSAY?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

КОМЕНТАРІ • 54

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 4 місяці тому +13

    Ayan qurux duhur wanagsan❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 4 місяці тому +7

    Wow ❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 4 місяці тому +4

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @hakimamuhiyadin7775
    @hakimamuhiyadin7775 4 місяці тому +3

    Waaa kula soo garay ❤❤❤

  • @Ummu_Shuhadaa
    @Ummu_Shuhadaa 4 місяці тому +6

    The first ❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 місяці тому +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @RaxmoAhmedmahamed
    @RaxmoAhmedmahamed 4 місяці тому +4

    Ayaan gobdoon walsahy qli

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 4 місяці тому +7

    Labada qisso midda horeysay midlamida hadda dhow ayeyba kadhacday Waddankeena Soomaaliya. Oo Ninbaa waxow guursaday Naag wadata Labo Wiil oo yaryar markow koriyayna ayaga iyo Habatii habaarneyd iyo Labadii Wiilba Odaygii beey Mindi Nafta ufaga qaadeen Subxaanallaah

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 4 місяці тому +1

      Haa waba hada dhow isla sanadkan sow tii muqdisho ka dhacday ma shekeysid waliba odaga asaka so koriyay ayakoo yar yar bey gursatay😢 alh u maxaristo

    • @RayaanHonasti-v6j
      @RayaanHonasti-v6j 4 місяці тому

      Haa abaayo walhi 😢😢😢😢​@@Xamdimaxamad-bh1qm

    • @shukrishiresiyad2623
      @shukrishiresiyad2623 4 місяці тому

      Haa Wallahi waa xasuustay kaaraan ayay aheyd

  • @ubaxmohamed3998
    @ubaxmohamed3998 4 місяці тому +5

    Asc ayaan dhalad

  • @najmoxaaji9143
    @najmoxaaji9143 4 місяці тому +2

    quruxay waa kula soo gaaray ee dadka xun iyo saaxiibaada xun shqrtooda Allah ha ina mootiyo ❤❤❤

  • @khadijomaxamed9441
    @khadijomaxamed9441 4 місяці тому

    Ayaan cdayeey waankulasoogaadhy halkaan walhi niyadaan hada kuguhayay ale hanookaa xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xamdimustafe-
    @Xamdimustafe- 4 місяці тому +9

    Alla quruxbadaneyy wllhi hada ayaanba niyada kugu hayay alle hanookaa daayee❤

  • @nimcomaxamed1234
    @nimcomaxamed1234 4 місяці тому +4

    Wcs ayaan gobdoon duhur wangsn wankusalmy adigna chnladada aadaa uguxiranhy lkn comment makusoqorijin❤❤❤

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 4 місяці тому +3

    Dulqadki oo qof ah soma ahi 😂😂😅

  • @QaaliqumanQaaliquman-k3g
    @QaaliqumanQaaliquman-k3g 4 місяці тому

    Wanagsan oo wacan walashey

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 4 місяці тому +1

    Ayaan caday waan kusalaamay baryahan wan idinka maqnaa

  • @ruweydoyusuf8172
    @ruweydoyusuf8172 4 місяці тому +1

    Ayaneey marwalbo sheekoyinkaga waan damesta reer comment land unba ehen😂 ilahey khayr hakusiyo abayo

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 місяці тому

    Ayaan qurux ❤❤❤

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 4 місяці тому +4

    Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato UA-cam kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll waxaan ahay walaashaa soomaliyed ha idhaafin wll please 🥺 walaashaa ma ihiyoo

  • @NajaxAwalexasan
    @NajaxAwalexasan 4 місяці тому +2

    Thanks 😊

  • @KhadanFuaad
    @KhadanFuaad 4 місяці тому +2

    Ayaaney wnkusalaamay markahore
    Abaayo wxan rabainan yimaado masar haragysa joogaa shaqomlaga helaa inanyarbaa ahy20 sano jirita cadna imajoogto ee imsaa lacgata ankusoobaxaayo
    Igufilan plzisoojawab😢😢

  • @fadumaqasim9501
    @fadumaqasim9501 4 місяці тому +3

    Asalaamu calayka ayaan abaayo sheekadaada anoo dhamaysan maba ka baxo khadka anoo xiisaynaya ayey iga dhamaatay waana kula soo gaaray ilaa dhamaad mahadsanid like ta marka aan soo galo ayaan ka bilaaba

  • @leyloabdiaziz8642
    @leyloabdiaziz8642 4 місяці тому

    Wakula so gaarey ❤

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 4 місяці тому

    WAN kulasoogarey ❤

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 4 місяці тому +2

    Dulqadkiyo lugeynayo wanba ahy insha weyneey😂

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 4 місяці тому +2

    Wa kula so garay cawana mad no ganbi rabtaa chanalka kale aha ey

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 4 місяці тому +1

    🥰🥰🥰

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 4 місяці тому

    Ayan quruxey wan ku salamay ani galabtan dawana qisadan iyi tii xalaybo wan dagsada xilika shaqadana dhagestaa mahadsanid abyo mcn❤❤❤

  • @muh84
    @muh84 4 місяці тому

    Wcs qurux leyda ila dhala tayaa ❤❤❤

  • @NouraAiman-jg4ci
    @NouraAiman-jg4ci 4 місяці тому

    Edo shekadan waxan kadhagaystay mar hore chanalka sawda qalib

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 місяці тому

    Ayaaney Waxbadan. Qisadada. Daawadey lkn Maa Daama Sameen sheegtey Lana Xalin Ma Daaawan Karo Hana Iga Xumaan. LIKE tane Waa Diyaar

  • @futdc624
    @futdc624 4 місяці тому +4

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @UmalKhayrCabdi-pj6un
    @UmalKhayrCabdi-pj6un 4 місяці тому +1

    Ayaan qali ❤❤❤ tamartaydii

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 4 місяці тому

    Wsc ax ax ax 😢😢😢 alla xanun badanaaaaaa maskorso caaadi ah

  • @ShukriShukriyuusuf
    @ShukriShukriyuusuf 4 місяці тому +1

    Xappti wankula sogaaray😊

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 4 місяці тому +1

    Waxaan maqalijiray wacaal lama korsado

  • @shukricabdullahi
    @shukricabdullahi 4 місяці тому +1

    qisada danbo hada kahor ayaaa nooga sheegeeysay ayaan quruxeey

  • @QaaliqumanQaaliquman-k3g
    @QaaliqumanQaaliquman-k3g 4 місяці тому +1

    Ayaneey icdaam maxaa kawadaa

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 4 місяці тому +1

    Wankula so gaary dhamadka

  • @Nimcohabi-r4d
    @Nimcohabi-r4d 4 місяці тому +1

    Naag nool baan😂ahay

  • @sadioabdirahmaan8016
    @sadioabdirahmaan8016 4 місяці тому

    Wan kula dhamaystay sheekada

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 4 місяці тому +3

    Wcs abaayo macan

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 місяці тому +1

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz 4 місяці тому

    Dulqadkii oo lugenayaa

  • @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad
    @Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad 4 місяці тому

    Ayneey 😅dulqaad waa dhafy waxaba ka helaa shekooyinks dhaadheer ugu yraan 40daqiqo ilaa 1saaac

  • @ShuceybYonis
    @ShuceybYonis 4 місяці тому +1

    M.a abayo ❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @AmalMorocco-w6q
    @AmalMorocco-w6q 4 місяці тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @QaaliqumanQaaliquman-k3g
    @QaaliqumanQaaliquman-k3g 4 місяці тому

    Wankula soogaray wllo

  • @NafisoXasan-j3l
    @NafisoXasan-j3l 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @c.qaadirmaxamad4567
    @c.qaadirmaxamad4567 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 місяці тому

    ❤❤❤❤