Gabaygii Abwaan dheeg ee siinlaydii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Gabaygii Abwaan dheeg ee siinlaydii
    Abwaanku Gabeygan waxa uu ka tiriyeey Munaasabadii Somali week ee London

КОМЕНТАРІ • 42

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 місяці тому +1

    Alle hakudaayo waayo abwaan maxamed maxamud dheeg.
    Muuse judaan maad ugabaydid.

  • @athensyros2296
    @athensyros2296 3 роки тому +7

    Guuul iyo gobanimo somailand guuul iyo gobanimo somailand insha allha thank you so much for your hard work guuul iyo gobanimo somailand guuul iyo gobanimo insha allha good job

    • @daacadaxmed5077
      @daacadaxmed5077 11 місяців тому

      Shirbo iyo ciyaar Bay hayd shalayto deelay kumanyaalkii
      Shooxdoole ee shaacirka ismooday shan midhlii xaskuu galay markii shiinka loo rogaye
      Ilahay janadii haw sharaxo sharafka waynayde marxuumkii
      Geenyadii uu shirabay ee shalaw
      Abraaraysay meeshii uu shakamada ugu xidhay ee uu
      Sheega yidhi meeday waar maxaa
      Loo shib yidhi saw su aal sharadi
      May oolin afartaa ma shalansheeliyee shiinki waa laba dhe mid kalena digniin shaafiya iyo
      Waa shuruud adage nin geeraar
      Shaxaad uu ku helay shir isla soo
      Taaga iyo shukha yareey heesba
      Waa laga shisheeyaye shafka ha is
      Dareen raguu cadyahay shaarubaa
      Kore shacaabi iyo dhadhaab ayay murtidi shay dhexyaal tahay shaki
      Waxan lahayn inuu tix yare sheexa
      Kalahaane isu sheega yaan biyo
      Batalaq shiinka loo galine

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 6 років тому +8

    ilahay cimriga iyo caafimadka ha kuu siyaadiyo Abwan dheeg.
    walee Xigmad ayaa ku dhan.
    waan la yaabay shiinley da. cabdi iidaan isna waan dhagaystay Allah ya raxmee, waa murti culus labada tixoodba. Allah yacizak

  • @ismailmaal6931
    @ismailmaal6931 6 років тому +8

    Suugaanta Abwaan dheeg aadban uga helaa.

  • @jamalgarad8838
    @jamalgarad8838 4 роки тому +6

    Abwaan mug iyo miissanleh

  • @fadxibarre6283
    @fadxibarre6283 6 років тому +8

    Abwaan kan waa suugaan yahan gaasaa baxay wlhi ciyaarciyaar maahana

  • @athensyros2296
    @athensyros2296 3 роки тому +2

    Good job thank you so much for your hard work guuul iyo gobanimo

  • @omarnilshassan5338
    @omarnilshassan5338 7 років тому +8

    Mansha Allah Abwaan dheeg jir oo joog waligaa

  • @ahmedcadaani6422
    @ahmedcadaani6422 7 років тому +9

    Abwaan dheeg afyahan codkar ah

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 місяців тому

    Xildhibaan; abwaan dheeg ❤

  • @idalahow
    @idalahow 7 років тому +1

    Gabayga Soomali ama Shaaciriinti Soomalida Aaway.......Atleast Somaliland is doing something...In Kenya and other Parts...It is almost dead....

  • @Gamboole
    @Gamboole Рік тому +1

    kkkk muqdisho xadbanu leenhy

  • @ahmedabdi8486
    @ahmedabdi8486 3 місяці тому

    Aftahan weeye waa gabyaa gaasa baxay dheeg ilaahay cimriga haw dheereye waxaasa gabaya ama saasa loo gabyaa ama waa layska daaya

  • @nuurcadceedwarsame2910
    @nuurcadceedwarsame2910 Рік тому

    mr abwaan deeg maansha alaa waa mahadsanyahay

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Рік тому

    ABWAANKA SOOMAALI UGU AFTAHANSAN UGU MIDHAHA WAA WAYN BAAN U AQAANAA ABWAAN DHEEG

  • @MacalinDhiblaawe-z1l
    @MacalinDhiblaawe-z1l 4 місяці тому

    Abwaan abwaan dhaafay shiinlaydu ma fududa nin murti leh uunbaa ka baxaya

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 3 роки тому +1

    🇸🇴♥️❤️🥰

  • @mahadaxmed2803
    @mahadaxmed2803 7 років тому +6

    magacaa.hajiro.

  • @Maxamedjamal-ey4nw
    @Maxamedjamal-ey4nw 8 місяців тому

    Avwaabka aĺle ha

  • @boodharidaauus9198
    @boodharidaauus9198 7 років тому +6

    abwaan dheeg sugaan dhaadhi iga dheh

  • @malintajir3128
    @malintajir3128 6 років тому +3

    Abwan dheeg siinkay kamuu qayb galin...

  • @mubarikjama992
    @mubarikjama992 2 роки тому

    Haldoorka suugaanyahannada

  • @mahadcabdilahi3072
    @mahadcabdilahi3072 Рік тому

    Calisee

  • @Somfox1
    @Somfox1 7 років тому +2

    faa iidadii midnimada somaliyeed ee cadowgu naga dumiyey bal dawo sharaftii iyo warshadihii maanta somaliland iyo puntland ayna gaadhi karin ... somaliyeey gacmaha is qabasada oo soo celiya horumarkii somaliya oo dhan ua-cam.com/video/Eb0a31U_m-o/v-deo.html

    • @himilochannal1547
      @himilochannal1547 4 роки тому +1

      Allah ha inoo soo celiyo midnimadii soomaaliya ee Awoowayaasheen Nasiibka u heleen xili koonfur iyo waqooyi mid ahaayeen lkn inagu waynu ka qadnay taas

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 роки тому +1

      allahu akbar ilahay naguma sokin celiyo aamiin aamiin yahu ma adokala sharaf yaqan se ya dumiye yad edayn

  • @xasanmaxamedxaashi2923
    @xasanmaxamedxaashi2923 7 років тому +1

    waagii siinlayda ay soctay dheeg waxa uu garaabiiste ka ahaa ceelgaabta xamar wayne lkn abwan wayahay waase noqday siinley kadib dheeg ana ku aqan hada waxa kudhacay cudurki kudhacay faysal oo ay isku hayb yihiin

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 6 років тому +3

      adeer siileyda markii la tiriyey dalkaba muu joogin East Africa ayuu joogey midda kale Siinleyda may ahayn sidee deeleyda oo la mawduucya laga hadlayey may ahyn dawladii marka taariikhda baro.

    • @SarahthMohamed
      @SarahthMohamed 5 років тому

      🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑

    • @SarahthMohamed
      @SarahthMohamed 5 років тому

      @@abdimagan3482 , taariikhda hagaag u soo Akhri siinleyda soomalia oo keliya kamey socon. Meelo laga soo diri jirey, mise comment samee uun bay kaa tahay

    • @cadnaankanadi5567
      @cadnaankanadi5567 5 років тому +1

      Abwaan dheeg

    • @cadnaankanadi5567
      @cadnaankanadi5567 5 років тому +2

      Abwaan raage ugaas
      Wxa laga haya
      Hadaad gabay nin shaacira
      Ku tahay shiinka ka higaadi hadi
      Kle wada sheekaysan mayne
      Shaaha orod doona abwaan dheeg
      Waa ka gabyey shiinkii shurudihii
      Abwaan nimo wuu buuxiyey