Mashallh cabadiganey allha xaqinidina siyo waxatahy nin naxarisa badan ayaa tahaye Wan kuducay marakan ku soxasusato garashakadi qudarata cabadi ganeyo allh xaqin ha Idina siyo
Wallee somaali Aqligii ayaa kalumay! Waar madax weynaha iyo tiimkiisu waa kuwa saxiixaya in dhulka mihiimka ah. Ay kala boobaan?markaas ayaad daacad weydinaysaan?
Dal xoreeye miyaa Xamar weyne idinka xoreeyay walaahi Xassan Magafe is not easy 😂😂😂😂 kuraaxeysta inbadan ayaad Alle kabaryeyseen inuu idiin soo laabto wax magarato anan kala fahmeyn kan ushaqeynaayo iyo kan kashaqeysanaayo😮 baad tihiine 24/7 qeylo dhaantiina halagu diirsado😂
Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisò una caafiyo amiin yaarabi
انا لله وانا. اليه. راجعون. 😮
Mashallh cabadiganey allha xaqinidina siyo waxatahy nin naxarisa badan ayaa tahaye Wan kuducay marakan ku soxasusato garashakadi qudarata cabadi ganeyo allh xaqin ha Idina siyo
Mashaa allaah si fiican ayuu yeelay xasan sheekh noolow
Hada ogaada in gabiil dawlad nogonayn shalay waxay la hayeen farmaajo soo bax wax ka dheefa xasan
Niman caloolaha iyo afka wayn een dhargaynin ilaahay xanuun ha ku rido siday dadka masaakiinta u dhibaayaan🇸🇴
Aryaa Farmaayo soo bax. Farmaajo waa Mareexaan.
Meesha Cabudwaaq maaha doqon yahoow
@@Banadir-Statemooryaan yahay iska celiya xasan dhiiqo hana idin gato
nabsigii famaajo ayaa hayso filada kasoobax
Sababta loo gubaa intaas ahayd, Xasan Sh M wallee Burbur qaran hadday lasoo baxday muuqaalkeedii runta ahaa.
wlhi ree muqdisho abaalkooday heleen Farmaajo vilada ka Soo bax unukaa leh maxaa idinka raacay dhibka iyo burburintana adinkuu idin haystaa
Farmaajoow soo bax
Adigaa abeesa saartay dhabta , ee dhadhami dhaxalkeeda .
Aryaa kuwaa 34 sano daganaayeen lacag ma laga qaado?
Xasan dhiiqo Allaha idin dhaafiyo amiiin lakin way idinku fiicantahay, waayo adinka Xasan xaraan doortay shalayto😂😂
Farmaajo filada ka soo bax ma sidanay dhashay Subxaanallaah
War ninkaan ummadda ha laga qabta
34 sano baa laga waayey qabyaalad dhaafa hantidii dalkana waa qaateen caasimad soomaaliyeed inay noqotana ma rabaan dawladnimo wax kama yaqaanaan ordaya Xasan iska dhiciya haddii kale halkaa ka qayliya
iilka kii dhigay oo aabbohood dilay u ergootooy .
Magaaloyinkiina ayaa kasoo tagteen dhul dadoow ayaa imadeen inaad joogtaan ayaad rabtaan meshaan nin xasan shiiq maxamuud ladhaho ayaa saas uwalaaqayo iyo kuwa kale wa inaan qaadna wadadii magalooyinka guud e somaliya udhismi lahayeen sida magaalo madaxdaan waa inaan casriyeeynaa xaalkeena majirto magaalo madax e waxaa jiro wax ladhaho waxaa magaalo madax ah meesha madaxweynaha joogo e locationkiisa ah meshuu madaxweynaha kushaqeeyo ayaa ah magaalo madax si dhulka udhismo waxa jiro waad ogtihiin wiilka caasimada Waqtiga caasimada dhalintaasna jahawareer waay ka baxayaan dhulkiina inaa iskaga imadaan aya meshan baadiyaha o caasimada lagu sheegay ganacsi ka sameyneysaan dhibkaan iyo midka xun aya idiingaarayo ileen adinkaa magaalo qof ama dad kooban sidee rabaan kayelanayo imadeen o magaladooda tahay baydhabo aad dhiso maxa dhulkaan baadiyaha kukeenay waan ognahay dhibka waana laxalinkaraa xalkana waa magaalo madax waxaa ah meeshuu madaxweynaha kushaqeyo ama taaganyahay markaa o dalka kamid ah...
Wallee somaali Aqligii ayaa kalumay! Waar madax weynaha iyo tiimkiisu waa kuwa saxiixaya in dhulka mihiimka ah. Ay kala boobaan?markaas ayaad daacad weydinaysaan?
DD CABAAD BADANAA.
Arya Hassan qabuure faagte usaga mahan madaxweyne ka ah a halaga fijiyo vilada muqdisho
Months Waa lagubay
Reer Mugdisho dhib weyn ku haya Orom dhunkaday Xassan masajid dumiyey, xaraan quutaha bidaarta weyn
Dal xoreeye miyaa Xamar weyne idinka xoreeyay walaahi Xassan Magafe is not easy 😂😂😂😂 kuraaxeysta inbadan ayaad Alle kabaryeyseen inuu idiin soo laabto wax magarato anan kala fahmeyn kan ushaqeynaayo iyo kan kashaqeysanaayo😮 baad tihiine 24/7 qeylo dhaantiina halagu diirsado😂
Bililiqo sidaan baa u danbeeysay war ordoo xoola xalaal ah raadsada
Farmaajo villada ka soo bax kan mooryaanka ah villada ka soo saara haddaad runta sheegaysaan
Ninyow ilaahka Cassady waa dhuldolad
Umada maxaa guryahooda loo duduminaa oo loo. Barakicina masaakinta dhul banana meey dagaan somaaliya dhul allaa ugu deeqaye baqdaad300kiilo miter ayeey dhisantahaye caasimada duledkeedo dhana banaan hadaan dulan la rabin muxamed siyaad1969sinay gurikumu oolin xamar jadiid towfiiq yaaqshii iyoxaafadaha ka danbeeyo dowladii siyaad baraa dejiyay meey sidaa yeelaan cuqubadaan ka fagaadaan
Ninkii dulmiyey ayay u dacwoonayaan.
Viva mw xasan
war dila xaaraanta isbaheysatad yaahuu alle magan
Sorry sorry
Madaxweyne Hassan isaga dhul boob loohestaaye yaad udacwonaysaan?
Hubkiina qaata.
Xamar dowladi majogtee.
Xasan xaraash aloow nagaqabo war dadweynaha kaleexo
Lacago cabira hadi loshegin dibudhis losameya dadki inyar shirkadaha ubixiyaan aba ogaqatan ijarada inta lodhisin badan cabir kali dhiba marki calamad lamarin kudhisantahay mitir ha ahato dhagax mala xaqi karo sahal maubaba oo sohdin qofba qofkey ku xigtay hadi qofkas gudiga lasaray wax kudarsan gudiga iyo askarta nidhacay dad lailaliyo maba isarkeysaan hadi mesha laguilaliyo utagtid hadal kutur kana roor ina wax didaneyn hadana eey xisabtaman lacaga dibudajin cabir dadka loga aruursho ee gudi iyo askari shaqo abur lagudhacin dadka heli karaan cabirka mitirki boqol aba kontan base eeysan nagu korgadan adiko tanago ugushegaya hadana kabaxsanaya xirada leskuguimaday laguilalsho madaxda dadweynaha lagu duudsinkaro hadey digtoneeyn nin qori laguhayo dadweynihisana hurdaya dolar adiga maaleh yasiya cidAnka kaijartay xarumaha doowlAda xiroyinkoda isbitaladi dalka
Farmaajo maxaad nooga dabawadaa qaainka Allow hanugu soo celin