HALISTA KU GADAAMAN WEERAR KADHAN HIZBOLLAH IYO IRAN?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • #subscribe
    Prof. John J. Mearsheimer: 'ISRAEL SIDAY ISKU MALAYNAYSO | SAY XAALADU TAHAY DHABTA AH WAA KAAF IYO KALA DHEERI' • HALISTA KU GADAAMAN WE...
    CREDIT: Judge Napolitano - Judging Freedom.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Hamas leader Ismail Haniyeh killed in Iran, drawing threats of retaliation against Israel
    Although the attack was widely assumed to have been carried out by Israel, the government made no claim of responsibility. Haniyeh was taking part in talks on reaching a ceasefire in Gaza.
    Major Explosion in Beirut; Israeli Army Says It Targeted Hezbollah Commander Responsible for Killing 12 Children in Majdal Shams. Israeli source: This was the response to the killing of the children Majdal Shams
    Israeli source said that the strike in Beirut was in response to the killing of the children Majdal Shams and that the ball is now in Hezbollah's hands.
    Trump recovering at New Jersey golf club
    Trump has indicated he has every intention of showing up at the Republican National Convention (RNC) later this week and give a speech where he’s expected to name his vice presidential candidate that will be running against him.
    But for now, he’s here in Bedminster at his golf club; this is a place that he likes to spend time in the summer and he’s there recovering presumably until he heads to the RNC.
    Authorities here are taking every precaution.
    We saw it as we were trying around the golf club - it’s a very rural, farmland type area but all of the entrances to the golf club were blocked by police cars. Media was not allowed to stop along the way, we are a good few kilometres away from its entrance.
    Security has been heightened not only here in New Jersey but also in New York, at Trump Tower, where supporters of Donald Trump have been stopping to pay their respects.
    And you can bet when it comes to the RNC this week, everyone will be on high alert, as well. www.aljazeera.... .
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 81

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 2 місяці тому +12

    Laxowla walaa quwata ilaa bilaah. Ilaahayow. Muslimiinta u gargaar yaa rabbi raxmaan.

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 2 місяці тому +5

    Ilaahayow. Muslimiinta. Guul sii Ilaahayow. Yuhuuda musiibo dagdag ah kurid yaa rabbi raxmaan.

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 місяці тому +2

    Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alidahir467
    @alidahir467 2 місяці тому +5

    Ummadeena soomaaliyeed iyo wallaahena falastiin illaaheey culeyska iyo dhibaatan raagtey hakawada Dulqaado

  • @AminaminF
    @AminaminF 2 місяці тому

    Subhaanallah 😢

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому +7

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤

    • @umuiqlas1810
      @umuiqlas1810 2 місяці тому +2

      Walal.likiga.kobisodhe.e.sodhig.silo.arko

    • @Cabdixakiimmuusecige17
      @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому +1

      @@umuiqlas1810 Sawirkayga kusii Dhufo Wall Linkiga Wuu idiidaye Mahadsanid Walaal Qaali Jazaakallahu Khayr ❤🙏

    • @rooraayecalimurjaan377
      @rooraayecalimurjaan377 2 місяці тому +1

      Amerikaan iyo israa'iil khabiiradooda maxey noo sheegaayaan oo cusub: falalkooda ayaa nagu filan.

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 місяці тому

    Alahaunaxariisto. Walaalkeen. Wuushihiiday. Jibiiaras. Ayayuguxidheen. Guriga markaasaydiyaaradugantaalkagasootuurtay. Xagaimaaraat

  • @Momarhr
    @Momarhr 2 місяці тому +3

    Waad ku mahadsan tahay sida aad u maareyso xayeysiimaha, waana rajeynayaa iney kaaga daydaan kuwa gariidhiga ah

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 2 місяці тому +1

    Yes Turkey 🇹🇷 guuleyso way ubareereene waakaxinahay tacsiyana waanagashiyee maa ceeba càlan aa shegòow haysiine madaxyadeena dhulka yaalaa😢😢😢😢

  • @MawliidhuseinAli
    @MawliidhuseinAli 2 місяці тому

    Allah ha unaxaristo

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 2 місяці тому

    😢😢😢

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 місяці тому

    Allahu Akbar Rabiyow Adiga ayaa xaqsoore ah,Cadowgas xasuqaayo Matida falastine ee ah dad Islam ah gartaro garab oog ah,Kuwa isbiday in eey iyaga Calamka eey iyaga katilaan,waxa kasii daran kuwaunafaqyada ah ee Carapta ee madaxda dooda u dirnixi la'ah Rabiyow Ciqaab Adag oo deg deg kirid.kuwa ka kheir badan Mareykan Gumeystasha u midoobay qabsashada Masjidul Aqsa Rabigayow cid Adiga kaa sareyso Gusha sii kuwa mujahdiinta.

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 місяці тому

    ‏إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون سبحان الله مالك القدوس

  • @AbdiYere-z5k
    @AbdiYere-z5k 2 місяці тому +2

    Yaa igeeya walaaleheena anu hiiliyeee

  • @bashirali831
    @bashirali831 2 місяці тому

    Ascw Allah ha ku xifdiyo adiga iyo familkaga iyo mumininta iyo musliminta .

  • @rayanaahmed6639
    @rayanaahmed6639 2 місяці тому

    Inaalilaahi wainaa ilaahay raajicuun walaalow hanoosootabin caloolxumo too aan aljaziirokadaawanaa noogufilan qalbi mahayno cabdiyow kolay anigu halisbaan kujiraa muraalkiiba iqarxiraba

  • @CabdixuseenCabdixuseen-j2v
    @CabdixuseenCabdixuseen-j2v 2 місяці тому

    ilaahayow falastin ugargar

  • @thenewagereality3326
    @thenewagereality3326 2 місяці тому

    Allah ha ugargaaro walaalaheen
    Insha Allah dhawaan wayguulaysan doonaan

  • @MowlidahmedNur
    @MowlidahmedNur 2 місяці тому

    Ereyadaas ookale iska dhaafa hadjiaad siyaasiyiin thank you

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @IstandwithGaza111
    @IstandwithGaza111 2 місяці тому +1

    Thanks ❤

  • @AminaminF
    @AminaminF 2 місяці тому

    Jummah Mubarak 🎉

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 місяці тому +1

    Kkkkkk 🔺️ subxaana allah

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 місяці тому +4

    Jaalle wariye sare abdixaafid salaan sare aad iyo aad baad u mahadsantahay❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  2 місяці тому +1

      @Hassan-lx5kj
      ❤Ustaad guul iyo gobanimo

    • @Leviathan_n9
      @Leviathan_n9 2 місяці тому

      Asc c.xafiid walee paltalk waad ka raysatay maasha alaah sxb hore u soco

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Subxaanallaah

  • @Jire797
    @Jire797 2 місяці тому

    Allaa. Wayn. Qofkii. Aaminaa Agtiisa ah.

  • @shukraansheekh7241
    @shukraansheekh7241 2 місяці тому

    Laa xawla walaal quwata illaa billaah

  • @RidwaanaxmednuurRidwaanaxmednu
    @RidwaanaxmednuurRidwaanaxmednu 2 місяці тому

    Ale haa ugargaaro falaztiin

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 місяці тому

    Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun ilaahoow awood kaa weyn majirto reer Falastiin’s reer Gaza adigaa u gargaari karo ilaahoow yahuud iyo mareeykan adigaa reer Gaza ka qaban karo ilaahoow u gargaar ilaahow ducadeena aqbal ilaahoow nasri dag dag ah

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 місяці тому

    Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda

  • @KanadidMed
    @KanadidMed 2 місяці тому

    Allahou ugargarro Palestinians

  • @HAAMUD100
    @HAAMUD100 2 місяці тому

    odeygaan waa realistic xaqiiqda ayuuna ka hadlayaa

  • @KanadidMed
    @KanadidMed 2 місяці тому

    Allahou ugargarro

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 2 місяці тому

    Xamaas kufsi ma geeysane waa Borobogaadada Israël io Reer galbeedka illaahay ha u gargaaro walaleheen Reer Falastiin 🤲🇵🇸🇸🇴😭😭💔

  • @alimohamedwaberi2360
    @alimohamedwaberi2360 2 місяці тому

    Waa xalad adag ay kujiraan dadka reer falastiin qarnikan casriga ah lakujiro caalamka aduunkana dusha kafiirsanayan waa arin murugo iyo xanuun badan illaah waxan karajeynaya inuu sidan sika wanagsan uku bedelo insha, Allah

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 місяці тому

    Allaha u gargaaro falastiin . Allaha u gargaaro falastiin .

  • @CukashIbraahim-z6x
    @CukashIbraahim-z6x 2 місяці тому

    Gaalada allaha jabiyo falastiin allaha xureeyo

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 місяці тому

    Adadkani israailsheegtaayi. Waaxayawaan. Xuquuqda aadanaha meelkadha ckuah

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 місяці тому

    Waa aniga oo ku dhashay niöugaal geeldhexdii meel walbana dakhar ayaa igagaaga yaal waxaannnna ahay khabiir siyaasaddda aad ugaga horeeya yurub iyo northamerica.

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 місяці тому +1

    Maraykanaku waa naasi waayo exuu ciraaq ki diley 500 000 oo caruur ah
    Yuhuuduna waxay dishey 200 0000 00 caruur falstiina ah waxay weerar ku yihiin caruurta badan ee islaamka .

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 2 місяці тому

    Allaha ugargaaro walaalaheena reer falastiin aamiin yaarabi

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 місяці тому +1

    Waxbakamajiraan. Iiraanayaakujita. Lagayaabaainiyadalafteedalakhiyaameeyay. Laakiinasraaiilarintawaxakulajira. Carab

  • @adenahmed4561
    @adenahmed4561 2 місяці тому

    In safarda turkey ka si shaqyso aya qalad ah I hory loxiro ayey aheyd

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 місяці тому

    Buurbuuriyaha saamcaad awood haaybaad saxibo badan ee maraykanka wa Israel yaan Amaani America hadaad

  • @HuseinMaygaag
    @HuseinMaygaag 2 місяці тому

    Bstv waxa ay ila tahay yuhuudu ay isku halaynayso mareykanka

  • @HusseinAli-h7b
    @HusseinAli-h7b 2 місяці тому

    Aahay ha u naxariisto hogaamyihi falastiin iyo dadka la kumaaday er reer falastiin
    Mida kale dad ayaa moodaya in ay eeran tagaal ku qaadayso
    Israil midas waxba kama jiraan eeran tagaal lakama yaabo in ay qaado inda ay aamusanyihiin dawladaha carbeed eeran waxay ogtahay
    Wax badan ayna dadku fahansanayn
    Cabdirizak kampala

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 місяці тому

    Soo Americanka iyo reer galbeedka ayagoo Sahnuuniyada cadownimadaas bahalnimada ku sameenayo dadka hub iyo lacagba kuma taageerayaan. Dhib malaha Israel way baaba'aysaa cid kastoo taageertayna taariikhdaa qorayso oo way halaagsami doonaan Alle ayaa hoostooda kasiin doono.

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 2 місяці тому

    Iran Guul xamaas Guul

  • @abdidahir2785
    @abdidahir2785 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 2 місяці тому

    Ilaahoow adigaa aduunkan adaa u Kala garsoori kara rabiyow daalimiinta naafiyad ah aduunka fasahaadiywy ka qabo

  • @cabdi9824
    @cabdi9824 2 місяці тому

    Maraykanka iyo yuhuda iyo eran was isku ujeedo waynakago antahay khayamada iyo burbrint suiga

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 місяці тому

    Maxabisti Israel si wanag leh ayay loola dhaqmay ..kuwa Israel haysana ...jiirdil dil kufsi raag iyo dumar loo abaah leyihin ....micnuhu farqiga u dhexeya islaaamnimo u

  • @AbdiYere-z5k
    @AbdiYere-z5k 2 місяці тому

    Iraan aadbaan udhalilayaa wayo wali gacan kajawab maybixin 7:10

  • @MaxamedAli-u1s
    @MaxamedAli-u1s 2 місяці тому

    Aad iyo aad sax kusoco

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 місяці тому

    Wa r hoy xalkan hitlar yaa ka garniqi kara

  • @CukashIbraahim-z6x
    @CukashIbraahim-z6x 2 місяці тому

    Waxaan rabaa iiraan jwbteeyda in eey ku disho wasiirka gaashaan dhiga

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 місяці тому

    Cadha alla idinku dhacday

  • @AbdiYere-z5k
    @AbdiYere-z5k 2 місяці тому

    Iraan aadbaan udhalilayaa wayo wali gacan kajawab maybixin

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 місяці тому

    Inkari idinku dhacday illahay ban idin barinay

  • @Jire797
    @Jire797 2 місяці тому

    8:45 Laa,iLlaah,a illaa,Allaah.Birbaa. Lasheegee. Keena. Daamur Karaaya.Taydana. Hanoqtee. Lkn. Yahuud.Iyo. kuwa u. Shaqeeya. Maxaa. Sugaya maalin Dhaw. Nasrallaahu. Qariib.
    Nathan yahud yaa,arkaa. Dhaw
    Allaahu subxaanalaahu. Tacaala sagt. Waxaan. Idiinka. Digayaa. Cadaab daran. Oo. Dhaw. Sidaadaradeed. Waxba mahayaan. Yuhuud. Iyo. Khadaamiintoodu😅

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 місяці тому

    زلزال الغروب ونوا اب

  • @elmijebel2225
    @elmijebel2225 2 місяці тому

    Asc kaaley iska arak soomaali maxamdeeh

  • @engilyas44
    @engilyas44 2 місяці тому

    Shicada iran iyo shicada Xiisbullah yuhuda iyo rer gallbedku wayiis ogyiihin manna dagallamayan

  • @zakiali9111
    @zakiali9111 2 місяці тому

    Can you please reduce the interviews so called experts, looks like mindset sometimes

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 місяці тому

    Hizballh weerarkeedu waxba kuma aha israaiil way u fududahay marba haddii ay xaruntoodii ka kaluumaysteen ooy ku dileen mujaahidkii xammas israaiil xaalad liidata kuma jirto waayo cid kasta ka awoid badan

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 2 місяці тому

    War uma baahnin dagaal Ayaan u baahanay inaad sheegto maraykanka iyo tuhuuda lagu gubat wax kale,uma baahnin,iyo suuq geynta Aad lacagta ku helaydo,ka qatb qaado dagaalka naga daa Xiwaanka beenta Ah

  • @abdiabdullahi2079
    @abdiabdullahi2079 2 місяці тому

    Sxb , adigaa tafaatir kaa rabnaa mooyeee pf sheekadooda naga daaa😢😢😢😢😢😅😅😅

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 місяці тому

    Warka ama Englishka u daa ama soo koob oo adiga Soo.aali ku sheeg dadku ilma ma aha cashar loo meerinayee. See wax ku wadaa?

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 місяці тому

    Aad baan u ilmeeyay plzzz stop

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 2 місяці тому

    Telaabiib sunaami alaha kurido Israel waa cadaw

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts 2 місяці тому

    Ilaahayo dhulka la go yuhud calamo ilahey idinka if oo ilahey idin babi ii

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 2 місяці тому

    viking ❤*£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 місяці тому

    ‏إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون سبحان الله مالك القدوس

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 2 місяці тому

    Aad baan u ilmeeyay plzzz stop