Waxaaaan aaaad u jeclaysatay hanaanka uu tusaale ugu bixiyo barnaamijyada uu soo galiyo Mahadsanid macalin wax badan ayaan kaa bartay run ahaantiii Abaalkaagii alle ha gudo
Ustaad aniga waxan aad u jecelahay ganacsiga waxanan bilaabay dhawr marshuuc lkn maan haysan lacag badan oo aan isku fan gareeyo sida darteed way iga diciifeen mashariicdii
Naftaydu waxay ku faaxaysata Aqrinta quraanka Arts ka Darawalnimada Ma jecli inaan dadka ka adkaado ama aan yeesho awood aan cidkasta ku wabankaro Waxaan difaaca diinta islaamka Waxaan jeclahay inaan ujawabo dadka ku xad gudbaya fahanka sharrecada islaamka Waxaan.jrclaanlaha in laygu xasuusto wanaaga caawin aadanaha dabeecada wanaagsan
Qof waxa ahay qof aan oganayna mesha aye u so Coto Ayan ogayan social media Ayan ku jiraa tiko tok nafdeyada waxa aye rabto ma arkiin oo aan shalyaa aheen
Aniga waxaweeye
1) Caregiver
2) Exercise & hiking
3) xaquuqda insaanka Walle👍🏾
4) Cooking / Sewing
)5my friends told me I’m honest person
Alhamdulillahi Rabbil Alameen 💕
mahadsanid mcln runtii wax aan waxbadan raadinaayey ayaan heley markaan su aalahaan ka jawaabey illahey hakuu siyaadiyo cimigaaga iyo cimrigaaga
Walaahi macalin wxaad iishegTaY wx aan tabayey walahi waa iga farxisay adigana iLaaheY hakaa abaaLmariyo waLaahi si niyad ah baan kuugu duceeYaY m.a cilmiga iLaaheY hakuu ziyaadsho
Mahadsanid macalin nolosha wax badan iga tustay
Waxan jeclhy inan macalimad noqdo ilaa io yaranteyda mahadsanid macalin ad ayan oga helaa inan dadka waxbaro
Masha allah good topic
Thanks Macalin
wxn ahay ardayad IT barata wxn aad u jeclahay Network and Web development waqtiga asoo igu dhacay unbaan arkaa.
Waxan necebey dulmiga Hada o an qorayo comment kan wan ilmay naya wlhi wa ninki aya i dulmiyey ilahow isi isi awod iyo gagar an adan ku aminsanehe
Macalin mahadsanid Wan ka faaidaystaaa
Mashalha.macaliin100.ayaa.idhirigasayi.walahi.wanku.fanaa
Waxaaaan aaaad u jeclaysatay hanaanka uu tusaale ugu bixiyo barnaamijyada uu soo galiyo
Mahadsanid macalin wax badan ayaan kaa bartay run ahaantiii
Abaalkaagii alle ha gudo
Siyaasada baygu amaanan
Waxna jeclahay inaan dadka waxa u qabto oo caawiyo sida dhakhtar ama garyaqaan
Thanks ustada wax badana ka faidey
Waad mahadsantahay ustaad keep going allaha ku barakeyo wll
Anigu waxan jeclahay warye nimo
Maclin waxa raba laberkaga alleh haku dhaware
Mashallah barakallahu fiki mcalin
Walaal waan ka helaa taladaada
Thank you macalin so fcn ayaad noogu Soo gudbisay
Anigaa waxan jeclaxay inan dadkaa baroo lugha kiswahili
Anaa u bashan inaa Barto i caawi wll
Aniga u bahan hlke lga heli kara wllo
M.a ustaad Allah ku xifdiyo
Masha alah mclin qliya runtii inbadan noloshayda kabadashay shukran
Ustaad aniga waxan aad u jecelahay ganacsiga waxanan bilaabay dhawr marshuuc lkn maan haysan lacag badan oo aan isku fan gareeyo sida darteed way iga diciifeen mashariicdii
Masha ALLah usefull lessons.
M.a Allah ku Xafido
M.a macalin Allah xafido❤
Waxaan Bilaabi doonaa barashda nafteyda caawa wixii ka dambeeya mahadsanid macalin
Thanks macalin 🙏
Waxan ugu jeclahay in aan daawado, barto , sameeyo waa Feedhka in aan feedh yahan noqdo ayan jeclahay
Dadaal bro wd gaadhi insha allh
Anu waxan jeclhay ganacsiga insha allah wan heli dona
Shukran ustd
Allah haku barakeyo adero
Mahadsanid ustaad
Naftaydu waxay ku faaxaysata
Aqrinta quraanka
Arts ka
Darawalnimada
Ma jecli inaan dadka ka adkaado ama aan yeesho awood aan cidkasta ku wabankaro
Waxaan difaaca diinta islaamka
Waxaan jeclahay inaan ujawabo dadka ku xad gudbaya fahanka sharrecada islaamka
Waxaan.jrclaanlaha in laygu xasuusto wanaaga caawin aadanaha dabeecada wanaagsan
Waxan jeclahay ganacsiga iyo inaan dadkayga jyo dalkay u halgamo
Iigu ducaya
Masha allh macalin nosobadi
Wiligeey waxaan jecelaha inaankashaqeeyo xabsiyada dambi barista dadka dulman inan uadeego aanjecelaha
M.a
Wllhi Mid Ayaa Run Ku sheeg Tay Midaas oo Ah Yaraan Teyda Wax Baan ku Fikiri jiray lkn Alx hada wn heystaa waxi Aan Aadka u jeclaa
Thnx teacher 😘
MASHA ALLAH JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
Kawaran maclin shaqadaasi haday tahay mid faaiido iilahayn?
Macalin buugtaa sharadaasi ku qorayihiin maxaa ka mida
thanks ustaad
mahadsanid
Qof waxa ahay qof aan oganayna mesha aye u so Coto Ayan ogayan social media Ayan ku jiraa tiko tok nafdeyada waxa aye rabto ma arkiin oo aan shalyaa aheen
Mash allaah
Mshaa alaah
exactely 🙏
Yes
M.a waxbadan baan kaafaaiday illaaamalinka kusobiray illaahy hakubarakeyo mcln aduun iyo aakhiraba
Masha allah
Markan Dhageys Tay Hadaladaada Wax ban ka Faa iid Wadna ku Mahad san Tahay Macalin
Masha allah ustaaad thanks
maasha allaah thank utaad
Masha allah thank you
M
A alle ha ku daayo
Shugran Macaalin
Macalin waad mahad santahay e waxan rabay in an kula so xiiriro sedaan ku heela namberkaga
Me too sis please let me know if you get his number
Hada heshoo iso sheeg😢
Thanks
Sehr gut diese moruk
Madowe
Kuwaas baan jeclahay ka maxaa talo ah
Masha allah
Masha Allah
Masha Allah