PART 5 \ XASAN MIYUU IIBIYAY XAASKIISA SUBXAANALAAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 119

  • @Codllibaax
    @Codllibaax Рік тому +17

    Sheekadaan dhawr shey ayaa laga faa’ideysan karaa:
    a) in laga fogaado dulmiga.
    b) in marnaba aadan ka baxsan karin nabsiga iyo gefka aad qof walaalkaa ah ka gashay
    a) in qofka la dulmiyo uu nolosha qaybeheeda dambe ku noolaanayo nolol wanaagsan
    c) iyo ugu dambayntii inuu qofku isticmaalo garaadka Illaahay siiyey dadka intooda dhibana loo naxariisto waayo taasi qofka samaynaya ayay anfacaysaa xilli xilliyada ka mid ah

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood Рік тому +1

    SubhanaAllah what goes around comes back around. Xasan uu istaahilaa wixii kudhacey. 🎉

  • @muznicadeey9248
    @muznicadeey9248 Рік тому +1

    M,a ilahyoow usosahal ilmahedi svayasàs 😮 hoyaded habafido qasab wey ogyihiin samatar hoyadis iyo gabadhas rwrkodee😢 wcs wll Royal ❤f mhmd❤ aamiin thnk you sa nogu duceyseen

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 Рік тому +2

    Waan dhameystey wlhi gabdhaa caruurteyda alle ha u sahalo abaayo guul insha allha fadumo mahasanid wlhi xalada nagu jeexeydet 😢😢😢😢😢

  • @masnashide5664
    @masnashide5664 Рік тому +1

    Masha Allah Alle ha usoo dhaweeyo awlaadeeda waxaan kaa codsanayaa inaad nalasoo socodsiiso markaad carruurtaada heshid dareemahaygu xaalad kasta iyo dalkastaba waanu kula joognay

  • @IbrahimMohamed-fu9jj
    @IbrahimMohamed-fu9jj Рік тому +7

    Qisooyin lagu cibro qaato ayaa nosoo gudbisan ❤

  • @ubahosman508
    @ubahosman508 Рік тому +4

    Walal sheekada qaybtan waxaa laga faa’iidayaa in Dulmiga ciqaabtiisu soo dagdagto waxaa kaloo laga faa’iidayaa inay somalidu iscaawiyaan oo dad fiican oo qofkii dhiban ladareemo dhibkiisa
    Wax badan baa laga qaadan karaa sheekooyinkiina
    Midda kale waxaa laga faa’iidi karaa in qof haddii aad isku xumaataan aadanaaminin hadeer ninka Xasan gabadhaan wuu furay hadana shaqo baan ku gaynayaa bay ka aamintay ha aaminina nin idin furay khayr idiinma soo wado
    Waad mahadsan tihiin team Adkaatay

  • @adenkadro9398
    @adenkadro9398 Рік тому

    Waxaad ka faidaysa lanbar kow inanad qof kuso dhawaystay dhibtada uga fikiri jiray sidi ay isaka amase iyada haysato kula jecela wanag ku naxarisan jiray ku damqan jiray inaad xili uun dhabarka ka toogadit ood xumayso oo hungiri kaa galo wixii u haystay nin amase naag amase hanti adunyo😢ta labad ee aad i damaqday ee ah qofku inanu ehel kiisi garanayn inkaston anan xalada sida ay tahay anan udareemi karin hadana dareensanahay inay aad u xanuun badan tahay inanay habluhu kula dagdagin qofka ay xidhidh wadaga yihiin ila ay ogadaan inuu qofkaasi dacad u yahay misna jacayl dhaba u qabo mida kale habluhu ay mar walba ogadaan inu hadii uu ninku yidhahdo waan ku meher qarsanayaa anay agtiisa u oolin wanag waayo waxad helaysa qof alle kugu tala galay oo si walba kugu raba markaa intii aad silic nolashaada ku dhamaysan lahayd ka maaran nin anay agtiisa naxariis la aani ku talo mida nin amase gabdh ku fiirsada qab hadlkiisa iyo hadalada uku leeyahay kuso celceli madaxaaga kala dhex bax goan markas yarba hayska aminin 😢 alle haw soo sahlo caruurteda gabadhana wixi kuso marayna sorry.

  • @saladaawed9104
    @saladaawed9104 Рік тому +1

    Asc
    Imtixaankii khiyaamada weeye

  • @yusracumar6806
    @yusracumar6806 Рік тому

    maash allaha wll qali

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Рік тому +1

    Mashaallah aaqir way gulaysatay

  • @rasiinahmed3887
    @rasiinahmed3887 Рік тому

    Mnsha alla fariid

  • @hindaissa451
    @hindaissa451 Рік тому

    Manshallah walga fa idayakhiyamadainaanlufaidin

  • @maxamednasra1184
    @maxamednasra1184 Рік тому +1

    Allaahu akbar Allaahu akbar

  • @QuruxAisha
    @QuruxAisha Рік тому

    5qeyba wan dawaday wxana urajaynaya inay hesho carurtas an ree abtiga unahay intay dhibtu haysato allaha ufududeyo allahu amin yarabi 😢

  • @saladaawed9104
    @saladaawed9104 Рік тому

    Asc
    Team adkaatay waad mahadsanrihiin walaahi waa sheeko cajiib ah.ilaahay caruurteeda ha sahlo denbigaasna waxaa lahaa islaantii eedo ku sheegta ahaydha yeeshee wax walba way qoranyihiin.bsl gabadhaas haday school uun geynlahayd waxbay ahaan lahayd.faadumo tamadno maadha alash habo ghamaan waan idin dhegaystaa gaar ahaan afiga maansha allaah

  • @malyuunmohamed319
    @malyuunmohamed319 Рік тому +3

    Mashaallah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻👍👍👍

  • @shamsa5746
    @shamsa5746 Рік тому

    Excuse me, I am looking for part 6 of this, and I did not find it and am always watching your shows, but it is always half half. Please make it in order

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v Рік тому

    Adiga waxaa lagaa gooya khiyaanadii saaxiibada hasan waxa ku dhacadaye cuqubadaadii caruurtaada waada heli doonta waayo illaahaya dulmiga ma jecala waa heli doonta insha allah

  • @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565

    Asc walalha dhaman waa sheko caajiba see naagtu yaara caanyi baay aahed subxaalaah😢ninkuna cadaw cadaw dhaley bu aaha

  • @rahmajibril624
    @rahmajibril624 Рік тому +1

    Aad ayan usugayay part 5 thank you wallo

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 Рік тому +2

    Scw ❤️❤️❤️

  • @ayanabdilahi3946
    @ayanabdilahi3946 Рік тому +2

    Wll waxan ka odhan laha dumarku inanay gabadha wlsheda aanay khaayimin waayo naxdinta aykanaxdo ayaa nabsi ah wayo anuunba garanaya iyo cidii ayku dhacdo arintaasokale naxdinnkawayni majirto ninkaagi oo laga qaaday wll ha is khaayimina please

  • @hindaissa451
    @hindaissa451 Рік тому +1

    Hablahaqisoyinka nosovudbiyanakhery and hama allaah haidinsiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 Рік тому

    sc wr wb team xsan anaa kamid ah saa usugaayey waad iga soo gaarteen ❤❤❤❤❤❤ team adkaatey

  • @shawtty3185
    @shawtty3185 Рік тому

    Ayadaa wxan dhan iskugu wacan, adoo dad lahayn mxa qof kucaawiyey oo walashaa cml eh ninkeeda mxa kuugeeyey, she messed up big time like she has a family behind that will support her

  • @naciimafaarax7588
    @naciimafaarax7588 Рік тому +2

    Allah haw soo dhaweeyo

  • @ubaxsalad4891
    @ubaxsalad4891 Рік тому

    Asc dhamaan waan idin salaamay teim adkaatay garahaan bahda noo sheekaysa habeen walba fadum ugaaso shakiira abdiqadir iyo gabdhaha kale sheekadan meelo badan ayay rusaalooyin kabixinaysaa sida qiyaanada saxibteen dhibteeda lamurugsaned xàsan dhibtii uu ugaysaday gabdha uu kaday oo qudhiisa dhadhamiyay qaraarkii waakaa curyaankaa iyo go'aan wanaagsan oo cilmiyaysan laqaato sida gabdhuba u qadatay siday caruurteeda ku heli lahay iyo inay aarsato allaah ku wanaajiyay hala caabudo oo haga baqo hana lagu shugriyo dadkana yaan ladhibaatay dhan walba mahadasnidiin

  • @samiirahassan8669
    @samiirahassan8669 Рік тому +1

    Tamandho wll mahadsanid allaha kudhowro

  • @ayaanismail9632
    @ayaanismail9632 Рік тому +5

    Masha Allaah

  • @yusrainamaxamed7424
    @yusrainamaxamed7424 Рік тому +2

    Scw scw scw ❤❤

  • @cumardiriye9207
    @cumardiriye9207 Рік тому +2

    Xilwa waad qurxan tahay waye🎉🎉

  • @shugrimohamed2013
    @shugrimohamed2013 Рік тому

    Good 👍 👍 👍 👍 xasan waa fataal xun.

  • @IfrahArreh
    @IfrahArreh Рік тому +1

    👍☝️☝️☝️☝️☝️

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Рік тому +1

    Allah haku soo celyo ubadkaagii

  • @nagadahmed7286
    @nagadahmed7286 Рік тому

    ana dhamestaye ❤❤❤

  • @IbrahimMohamed-fu9jj
    @IbrahimMohamed-fu9jj Рік тому +1

    Rooyal iyo tiimkaga waa mahadsantihiin

  • @habibahaajimohamed1768
    @habibahaajimohamed1768 Рік тому +1

    W😢waxa laga rab😢rabaa iney illaamo uu dhasho

  • @IfrahArreh
    @IfrahArreh Рік тому +1

    Hassan DILAALE

  • @ayaanismail9632
    @ayaanismail9632 Рік тому +2

    Tanks walaalo 🎉

  • @adenkadro9398
    @adenkadro9398 Рік тому

    😢😢😢😢😢😢😢 waxaso midhanba nin isku sheegaya carcar nolashaada ku dhamayso 😢

  • @nagadahmed7286
    @nagadahmed7286 Рік тому

    Djibouti ayan niga dhawada

  • @maandeeqcali3019
    @maandeeqcali3019 Рік тому

    Mash allh carurteda allh u sahlo insho allh

  • @ismoseid6285
    @ismoseid6285 Рік тому

    Mashallah illahay haa uu so dhaweyo ciyalka Lakin waa sheeko wayo arag lee

  • @alinurdeka1621
    @alinurdeka1621 Рік тому

    Subaana.laah

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Рік тому +3

    Dulmigii aan ka galnay Dhulkeeniy ayaa nahaysto waa cuqubo nagu dhacday 😪😪😪😪

  • @aminoisse7210
    @aminoisse7210 Рік тому

    Aamiin

  • @nagadahmed7286
    @nagadahmed7286 Рік тому

    qof xiyanada ma wanagsan ogada somalie

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 Рік тому

    Subxaanallah

  • @abdiroble9644
    @abdiroble9644 Рік тому

    Guul

  • @sahraadanali-ne8pb
    @sahraadanali-ne8pb Рік тому

    😂😂😂 I Subxanahllh Illahey ha usable Carurteda wallhi waa qiso yarabi badan

  • @MaxamedsalebanAxmed
    @MaxamedsalebanAxmed Рік тому +1

    𝙰𝚡 𝚊𝚡

  • @deeqofaaraxalasow2617
    @deeqofaaraxalasow2617 11 місяців тому

    Subconscious 😮

  • @sucadbileahmed8004
    @sucadbileahmed8004 Рік тому

    Scw scw scw scw

  • @ilabarowaxanaqanhoyoiyocar8565

    Cabdiqadir walal sheekoyinku waa top qabka nidamka see Sawirada uso qadato youtubka kaaso dhiig daad somaliya naagada oromado

  • @saladaawed9104
    @saladaawed9104 Рік тому

    Asc
    Bilo ku xasanaysay ma ku dhahaa ma ninka ku iibsaday?

  • @nagadmohamed8219
    @nagadmohamed8219 Рік тому +1

    Like ta lacag maheee sara team adkatay

  • @NajmaNuur-h9r
    @NajmaNuur-h9r Рік тому

    Alah max kusugtaahy❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedsalebanAxmed
    @MaxamedsalebanAxmed Рік тому +1

    𝙷𝚊𝚊

  • @alinurdeka1621
    @alinurdeka1621 Рік тому

    Waa.qof.waalan

  • @fatima-said976
    @fatima-said976 Рік тому +2

    sheekadii xasan ban soodontee like tu yaraaa 😂

  • @naciimafaarax7588
    @naciimafaarax7588 Рік тому +1

    haa dee sida dheh

  • @SamiraCabdilahi-hu8ig
    @SamiraCabdilahi-hu8ig Рік тому +1

    Ha walhi sheeko adag ahayd lakin cibro qadasho weyi iyo in ad dulmiga iska ila lisan dadyahow

  • @maxamednasra1184
    @maxamednasra1184 Рік тому

    Faadumo waa lagu tabay qaali

  • @Theshortmaker015
    @Theshortmaker015 Рік тому

    Ragu somaaliyeed halkaas ayee marataan

  • @yaasmino99
    @yaasmino99 Рік тому +1

    Good ending alhamdulillah ❤

  • @khatrajama7024
    @khatrajama7024 Рік тому +1

    👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 Рік тому

    Allah haw so dhaweyo awladedi

  • @ayaanismail9632
    @ayaanismail9632 Рік тому +2

    Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah akbar Allah

  • @abdiroble9644
    @abdiroble9644 Рік тому

    Siidaa

  • @hamdicali6172
    @hamdicali6172 Рік тому

    Waa cibra qadasho sheekadan

  • @sarajimale5953
    @sarajimale5953 Рік тому

    Xilwa wa qurux

  • @ubahosman508
    @ubahosman508 Рік тому

    Fariid fariid fariid

  • @fatumalibah3850
    @fatumalibah3850 Рік тому

    mashaa Allah

    • @nimoabdullahi3317
      @nimoabdullahi3317 Рік тому +1

      Gabdhaas nabsibaa kudhacay 😢lkn way ka aarsatay 2/ ee waabayaashii iibsaday 😢

  • @queenayan23
    @queenayan23 Рік тому

    ❤ fadumo

  • @AsliCbdi
    @AsliCbdi Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @nimcocadey1251
    @nimcocadey1251 Рік тому

    Faradi❤❤❤❤❤

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v Рік тому

    Dadka sheekhada daawado waxaa isa ilaalisaa khiyaanada iyo dulmiga waYo hadaana dhimana maali baa lagaa gonayaa xaqiiqadu imana doont illaahaya uga cabasada dadka

  • @hoodojamalaar
    @hoodojamalaar Рік тому

    😢

  • @cumardiriye9207
    @cumardiriye9207 Рік тому +1

    Dumarka waa Hilib bisil marka la lee waa sidan😂😂😂😂

  • @sarajimale5953
    @sarajimale5953 Рік тому

    Gabadha ispital wey ku dhashy. Aya laga heli kara informations marki la gu qaly. Dhor ispital saudia ha tagto.

  • @bahgadjibouti5128
    @bahgadjibouti5128 Рік тому

    Walahi wan kasi sheekeya shekoyinka waax ku qadasho iyo dignin ayey iga tahay

  • @faayo19
    @faayo19 Рік тому

    Adigaa gurigi saxibta edeb ujogi waaye

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Рік тому

    Masha Allah faadimo Qaali sheeko macaan ❤❤❤❤

  • @Theshortmaker015
    @Theshortmaker015 Рік тому

    Diwladnimo ficanaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Рік тому +3

    Cuqubo Allah idin ku Rid Raga
    Soomaaliyeed

  • @idilCrisaq
    @idilCrisaq Рік тому

    Nin,kii,aad,lagtiisa,ku,aarsatay,uceli,itaadan,Shimano,wallo,waa,igatalo

  • @cumardiriye9207
    @cumardiriye9207 Рік тому +1

    Royal carab waxa horay loo yiri carab iyo cadab ma naxaan

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 Рік тому +1

    Carab iyo cadaab manaxaan

  • @ruqiyogeedi9713
    @ruqiyogeedi9713 Рік тому

    Nabsiyaa ku dhacay waayo saxiibteed ay ninki dhacday

  • @ubahosman508
    @ubahosman508 Рік тому

    Acuudu bilaahi minashaydaani rajiim oo maxaad ku fali ninka ku iibsaday

  • @xamdixamda5214
    @xamdixamda5214 Рік тому

    Part 4 aaway

  • @sundusali6410
    @sundusali6410 Рік тому +2

    Dhimo xasanow 😂

  • @hindaissa451
    @hindaissa451 Рік тому

    Nabsigunakuqabandono hadiaadkhiyantoqofkujecel Royal adnaguuleysoaduun iyoakhiroba jisakallahkhery

  • @ayaanismail9632
    @ayaanismail9632 Рік тому

    Sorry walaalo sorry 😞 😔 😟

  • @AshaluulAhmed
    @AshaluulAhmed Рік тому

    Xalwo. Waa. Quxux.

  • @naciimafaarax7588
    @naciimafaarax7588 Рік тому

    naw
    xsan waa

  • @ayaanismail9632
    @ayaanismail9632 Рік тому

    Sorry walaalo sorry

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud9701 Рік тому

    Is qabad siiya bal, Nun ay ugu dacwootay ninkeeda in uu yahay. Hadana airportkii ayaa lagu xiray, ma wadan west ah ayaa iska xita qof bilaa cadayn

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Рік тому

    Xilwa waa qurux lkn🤔😂😂