MEESHAN BEEN AYAD KU HEYSAN, WAXA TIRAHDEEN, WIILKA IN U DHINTAY AYA LOO QORAY, HAYE HADDANA WAXAAD SHEEGTEEN IN SAFAARADDA DHALASHADIISA LAGA WAAYAY, ISLA MAR AHAAN, TIRAAHDEN, MEEL LOOMA RAACO.
Hanna waa shaydaamad arimaha qoyska ku dheereysa bal maxaa dhex geliyey inankan iyo family giisa. Somalaay Allah ka cabsada wiilkan Canada waxba ugama soo horeeyaan yaan halaag lagu soo dhex tuurin idinku views ayaa ku raadineysaan
Arasomali. aa raabi noma bahiyo
War maskiinkaan hawaalina kaliya caawiya Allah hacaawiyee
NINKAN ABU DIJAAL WARKA XUN KA SHEEGAYO, XABIIBA AYU SHAQAALO U YAHAY.
Hanna sidee ogadhexbaxaysaa subxanallaah Hanna Waa inaysan dadkaan wada buuqaayo warkooda dhagaysan Hanna Waa inay Caawisaa Wiilkaan xitaa hadii lahaysto uu yahay yeysan kaharin Waa wiil Dadkiisiindhaawaceen oo lasoo bahdilay dadkalena meel cidla ah kaheleen ee Somaliyey Caawiya haka harina wiilkaan
Waxakajiromalah
Hanna kama bixin balse ninka hasan la dhaho ayaa wiilka shaki galiyey. Hanna waxey tiri waan ku caawinaa maanta ayey safarada la balansantahey.
Illaahay wax iiguma kiin daro wiil yar baad bad baadin ladihiin
ALLAAH HA CAEIYO WIILKAN YRABII😢
Wiilk maskaxaduu ka dalay wlh ilahey haa cawiyo
Rabiyow ugargar
Wiilkan maskaxda uu ka daalay qof walbo hadal uu ku shuwa qof uu amino ma garanayo maskiin😢
Sifiican ayuu yeelay? Qoftan dad badan ayey qastey😂
Wiilka Yarkaa Qeylada kadaaya Maqaadikarto Maskaxdi8Sa
SOMALIYEEY ILAAHEY KA CABSADA, KA HADLA WIILKAN BOQOLKA MIC AAD U WADA QAADATEEN, WIILKAN AAD DHALI KARTAAN KA JOOJIYA BUUQA.
Canuga maskaxda ha ka wareerinina dad yahaw.
DADKA XABIIBO U SHAQEYNAYO, CUQUBADDA AAD URUURSANEYSAN, ILMAHINA AYAAD KA DHEX ARKI DOONTAN.
MEESHAN BEEN AYAD KU HEYSAN, WAXA TIRAHDEEN, WIILKA IN U DHINTAY AYA LOO QORAY, HAYE HADDANA WAXAAD SHEEGTEEN IN SAFAARADDA DHALASHADIISA LAGA WAAYAY, ISLA MAR AHAAN, TIRAAHDEN, MEEL LOOMA RAACO.
Somalida waa funny haduu qof ku cawinayo xata waa kugu dirayan Allah ha no bahin
Ninak isaka daya wilaka cawiya please
Adinka warka wiilka kadaaya amacaawiya
War wala layalow wiilkan waa wareeray hal qof haloo daayo hana haloo daayo ama daahir haloo daayo hadaladas niyad jab yuu ka sii qaadaya
2017 ilaa hada 56jir ma dhaafo miyaa .Jin miyaa kkkk
😂😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
Hanna waa shaydaamad arimaha qoyska ku dheereysa bal maxaa dhex geliyey inankan iyo family giisa. Somalaay Allah ka cabsada wiilkan Canada waxba ugama soo horeeyaan yaan halaag lagu soo dhex tuurin idinku views ayaa ku raadineysaan
nayaa wax rigatoni kuheysto maleh ilahay kacabsada
Balayo idin cawisa hano hadad wiilkan aad wax xeyaso wiilkas wax uqabta wiilkan waa cunug dhibin wiilkan hadii wiilkan uu ninkas uu rabo
dadkan oodhan waxa sòdirey wiilka haba yartii ayaa so dirtey xabiib
MaSKAXDIISA
Free 56 cimri dheer
Hana cawi wilaka please
Masjidka illahey baaleh adiga hadad abutajaal xarash uheyaso raadaso daahir waa munafaq wax ka baqeysan waa ceyar waa layadin yaqan ninkas hano daahir hadad wax dhanto wax uqabo hadii kale waa runtaa gabdhan hadad hadashey
waryada cuniga caawiya
Walale wiilka ma cawineyasan mise waa cayneysan shame on youu¡!!!!!!!!!!!°°
Kkkkk war la aan baa idim heysa dadbaa waxey ka shaqeynayaan hana iyo daahir qabiil bey ku shaqeynayaane waa hg
HANNA WAAQOF DACAD AH
Waryad idinka dhan wax tahiin munafaqin nayad umad ka dhamad adiga abutijal ceyaney cidii wiilka somaliya geyey baa idin so direy hadad kanad joogto mad keenitin aabihis familigis
Waryad idinka dhan wax tahiin munafaqin nayad umad ka dhamad adiga abutijal ceyaney cidii wiilka somaliya geyey baa idin so direy hadad kanad joogto mad keenitin aabihis familigis