Xasan sheekh shacabkii si kasta waa u baartay, Hanjabaada dhalinyrada, Kacdoonka Shacabka iyo....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 26 днів тому +3

    Masha Allah guuleeso Geesi Abdullah nolow ❤❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 26 днів тому +3

    GUULEYSTA DHALINYARADA XAMAR.I.A.TACALLAA AMEEN 🤲

  • @aasuf119
    @aasuf119 26 днів тому +2

    Subxanallah subxanallah subxanallah ma dhergayaal

  • @seed3966
    @seed3966 26 днів тому +1

    Asc dhalinyarado somaliyed hakacaayn 18 ka gobolba in shaa allaah ✅🌿

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 26 днів тому +4

    Am happy for her very powerful woman yet pure soomaali ilhan cumar congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 26 днів тому +2

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 26 днів тому

    Dowlada xasan xaaluf canshuur markuu kordhinayo muxu u qabtey muqdisho hal kid ma dhisin magalada waa mugdi dadk xamar iney kaamirad ku xira iridaha hortood warya muslim ah mooriyan aan naxin tuugada ah oo shababka wada ah allaha rido yaa rabi bixiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 25 днів тому

    Xasan.sh.illahay haduuna.ka
    Baqayn.unada.ha.ka.xishoodo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 26 днів тому +1

    Teeda kale kuwan weligeeye waxa ka indho adaga marki waxa cada oo la arkayo ayee rabaan inya beeniyan ama rabaan inya qariyan 👁️

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 26 днів тому +1

    Soo daa warka Cabdullaahi Balwaan meeshaan adaa lagaa dhageystaaye.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 26 днів тому +3

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan farintan iga garsi dhaliyada somaliyad hubkina qada iska caliya dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay hantidi umada somaliyad boobeyso qaburihi meydki dadki dhintay qufanayso suqyadi muqdisho bakaraha xamarweyn sinay cargab kawan hilibka canaha qudarda qadka dhaceyso qabilada somaliyad isku dirayso hubka sharci darada qamriga iyo xashishka ka ganacsada xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe sadaq jon culumada argixisada shbb dacish damajid

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 26 днів тому +1

    SHARCIGA ADUUNKA WAA LAGA BANAABAXAA WAXII DAWLADI KU KHALDAN TAHAY WA BILAAHI TOWFIIQ AMEEN 🤲

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 26 днів тому +1

    Wallee Soomaali Amar baa ku dhacay ilaahay culayska haka dulqaado

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 26 днів тому +2

    Waxaan Ka cabsi qaba Xassan sheikh inuu u horseedo burbur Soomaaliya
    Kolay asaga iyo Qoskiisa meeshi ay ku noolaan la,haayeen wuu diyaarsaday.

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 26 днів тому +1

    War dowladan may ka joogto amar ku taagleynta shacabka ay ku haayso, oo ah wax horey loogu arkin xukuumadihii hore; hadaysan joojin caburinta shacabka waxaa loo yaabi doonaa Muqdisho , waxaa roonaan Sonya tii dhacday 1991.
    WAR SHACABKA WAX HALOO QABTO INATAY GOORI GOOR TAHAY.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 26 днів тому +1

    WCS WALAAL 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @aasuf119
    @aasuf119 26 днів тому +1

    Shaqo ma jirtee halkee lacagta laga keenaa!

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 26 днів тому

    ❤️💯✅❤️🐎✅💯❤️🐎✅❤️🐎✅💯

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 26 днів тому +2

    Kooxda dam kasii iyo xassan dhiiqo WA tuugo hiitka garay war mesha halaga cayriyo mooryanta

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 26 днів тому +1

    Kuwan dawalada maaaha ee waa kuwo ku bahoobeye tuugada boboka dhaca iyo dilika intaasaya shadha beena ku baadha lkn shacabka muqudisho ma cubudhinkara wa maya👁️

  • @SadiiqAbduwali
    @SadiiqAbduwali 26 днів тому

    Cabdi laa

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 26 днів тому +1

    KDS

  • @11naa44
    @11naa44 26 днів тому +2

    Xasan iyo kooxdiisa lacagta ay dadka ka fuuqsadeen wa iney so celiyaan cashuur bey ku waasheen

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 26 днів тому

    Waa Nacayb Soomaali u qabaan

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 26 днів тому +1

    Balwaan 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 26 днів тому +1

    Dalkii waxaa qabasadaya heere wada baahan oo dheregeyen hadaanya iska celin rere muqudisho sidaa uun buu u baadhan intuu joogo👁️

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 26 днів тому

    subxaan allaah waxaan madhargayo miyaa

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 26 днів тому

    Sanbacow Xasan shiiq waakaadiiday lacag isii aan ku amaanee waa Nin isku kalsoon hadaad caaydid iyo hadaad amaantid kalama jeclo

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 26 днів тому +1

    ARYAA ISKA QABTA NACALDAA MADOOWGA BADAN OO FOOSHA XUN IYO XASAN TUUG XARAAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HA DISHEE

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 26 днів тому +1

    Waxa uu kamid yahay moriyaanta wadanka burburiyay

  • @abobasement346
    @abobasement346 26 днів тому +1

    unukah leh xamar mah sidah bah idin danbaysay waad istahishan in sidah laydin galoh hadad sharaf ledihin wad iskah celin lahayden Argagixisadah u hogamiyoh xasan moryan iyo villa family war galah ✌🏿 dagalkah

  • @SadiiqAbduwali
    @SadiiqAbduwali 26 днів тому

    😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 26 днів тому +1

    Dal aad xukuntaan majira hadalka afka kasoo dafay magalada muqdisho ayaa xukumaa dheh gudoomiye mida kale ma reer muqdisho kaliya ka adagtihin

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 26 днів тому +1

    MAXAAD LA CABAADAYSAN TUUGO AYAAD TIHIIN DAWLAD MOORYAAN AH SHACABKEEDA BAARANEYSA AYAAD TIHIIN ANAGA BALWAAN IYO FACEBUUGA AYAAN AAMINSAN NAHAY INEY RUNTA KA HADLAAN.

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 26 днів тому

    Taas maxay albaab wayn ufuraysaa. Dekadah puntland. Oo ay kale soo degayaa badeecadooda.
    Xamar waa guri reer Xassan munaafaq leeyahay. Dowladna kam jirto.

  • @Aasiyateedhi
    @Aasiyateedhi 26 днів тому

    😂

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 26 днів тому

    War dhalinyaro dowlada waxay idin leedahay hadad reer muqdisho tihiin i buriya igu kaca aan ordee uga dhabeeya xasan xabaale qote

  • @wadaniofficialpage
    @wadaniofficialpage 26 днів тому

    Unsubiscribe please

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 26 днів тому +1

    War dowladan may ka joogto amar ku taagleynta shacabka ay ku haayso, oo ah wax horey loogu arkin xukuumadihii hore; hadaysan joojin caburinta shacabka waxaa loo yaabi doonaa Muqdisho , waxaa roonaan Sonya tii dhacday 1991.
    WAR SHACABKA WAX HALOO QABTO INATAY GOORI GOOR TAHAY.

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 26 днів тому +1

    ARYAA ISKA QABTA NACALDAA MADOOWGA BADAN OO FOOSHA XUN IYO XASAN TUUG XARAAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HA DISHEE

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 26 днів тому

    ARYAA ISKA QABTA NACALDAA MADOOWGA BADAN OO FOOSHA XUN IYO XASAN TUUG XARAAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HA DISHEE

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 26 днів тому

    ARYAA ISKA QABTA NACALDAA MADOOWGA BADAN OO FOOSHA XUN IYO XASAN TUUG XARAAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HA DISHEE

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 26 днів тому

    ARYAA ISKA QABTA NACALDAA MADOOWGA BADAN OO FOOSHA XUN IYO XASAN TUUG XARAAN MUNAAFIQ DAMEER DOOWLADNIMO MAYAQAANEE QANDHO FILDARAN HA DISHEE