Ustaad xanfar waan ku salaamay channelka maalin walba hal hees noogu soo tuur sido kle channelka si joogta ah hadaa wax uso galisid kor ayuu u kacayaa marka taasna ku dadaal ustaad fanaaninta somalida horumar gaaray somali oo dhan ayaa hormartay bulshada ku xirana waxaan ka codsanayaa inay taageeraan ustaadka oo kor u qaadan🙏🙏🙏🙏
KUWA HADA HEESA EE MAGACA FANAN SHEEGTA MA HEESI KARAAN HEESAHA QARAAMKA RUNTII HADII LA DOONAYO IN FANKA LA SOO NOOLEEYO HEESAHA QARAAMKA IMTIXAAN HA LOOGA QAADO SIDUU FANKA BERIGII HORE OO KALE, WAXAAN IS KU SHEEGAYA FANAANIIN BY
Alle Ha Unaxariisto Abwaan Geesi. 😢😢😢
Ustaad xanfarow kabanka caadi baad ugu raaxaysay
Gacanta Allaha kuu barakeeyo
Codkuna caadi maahan
Masha Allah ustaad Daud xanfar nin Gacan macaan iyo mr ciraaqi Hibo banaan talaal oo nool lana khasbayn weeye runti 100%✅
ilahow unaxariiso abwan geesi
Allha unaxariisto amiin amiin amiin abwan gesi
Alle hakuu naxariisto abwaan geesi
Yaa salaam sadaam ciraaqi guulayso ina adeer Qali Illaahay codkaaga ha kuu barakeeyo
Masha Allaha. IS The Best Excellent Song.Thanks Guys.
Yasalaam rag culus baa ishelay Ustaad Daud xanfar iyo saaxibkeey geesi iyo saadaam waa Dhanaansade oo idiinka soo salaamaayo meelaan ogahay
Ninkaa yari waa cajiibe xanfaroow heeso badan oo qaraam ah ka duub uguna horeeysiiya
Laxanka "Murug"
Maansha alaah noolow
Ustaad xanfar iyo sadaam ciraaqi
Waad naga washen wlhi
Ilaahow hay dilin anigoon ustaad daaud xanfar la kulmin oo aanan gacanteyda ku garaacin cuudkaas sida ustaadku ugu raaxeysanayo aanan ugu raaxeysan walibana macalinkeygu oo noqdo ustaad xanfar allow mar kalan kaa beryay inaad ila kulansiiso ustaadkaas
wall mawaxad jeceshahay inaad fanaan noqoto waĺl fanku wa danbiye ilahay waxan kaga baryay wax kalo ka khayr badan inuu ku siyo wall
marba haduu subcis qaaday waa fanaan buuxa wiilkaan yar hiba fan buu leeyahay
Daauud xanfar waa ninka kaliyeen aad utagero meel u daaud ku jiro weyba iigu baxda kanyare kale cawa igu horeyso
Daauud xamar dhawaanahan gacantiisu way soo macaanee ileen oudka waan wada haysanaaye
Horay usoco hadaalin
xanar m.a saadam sxb qaliya waad naga washay m.a
M.alaah
Yaa salaam gacantu kuma go'do
Sow maan qaadeen haddii aad ii tumi lahayd
Wow Fanaankan meeqaan raadinayey youtube kiisa caawa nasiib badaniyaaa maansha allah
Saadam Ciraaqi Balaaya ka dhacday sxb🎻🎻Fanaan aan heesahan qaadin maba lasheego magaciisa xitaa🔥🔥
Zadaam ciraaqi abti keep going caadi maahan allaah codkaaga haku barakeeyo waad naga waashay runtii ustaad xanfarow zxb ninkaa soo saar
Kamanka waa kaga hadlinayaaa
Xanfar waa ninkii heesihii hore naga so barejeyy
Qaraamkii Subcis & Xasuustii
1- Mushteeg Aun
2- Dararamle Aun
3- Axmed Mooge Aun
4- Maxamed Mooge Aun
5- Cumar Dhuule Aun
6- Axmed Cali Cigaal
7- Salaad Darbi
8- Magool Aun
9- Sahro Axmed Aun
10- Kinsi Xaaji Aun
11- Xaliimo Milaano Aun
...................................................................
Boqorka Laxanka Subcis oo qaadaya halkaan ka dhagayso ua-cam.com/video/3pANCEc1fIw/v-deo.html
Hayaay waar yarku heestii cigaal buu noo saaray alaylehe
Ustaad Faysal Cumar mushteeg baa heesta iska leh, kuwa kale way kasoo daba qaadeen lee
@@hamseog heesta asal keega mushteeg way ka horaysay subcis baa la yidhaa waana silsilad rag iyo dumarba leh lkn qaybtan hadda uu yarku qaadayo waa tii axmed cali cigaal jaalle
Cajiib weeye
Rag waa raggii hore hadalna waa intuu yiri maxaa loolahaa🤣
Dauud xanfar macalin wey weeye ninkaa hada jooga waxa isodhow maheesan
satir kaa baxshoo
hibo weyo sowkuye
sunuud laguma helo
Music lan ayuu kaficna saxibkna musicka cudka qarye
Ciyaalkani heesti lanaxkii subcis way cuneen kabanku ma xuma lkn codkii miyay keeni karaan? Maya
Waa u cot ekyahay
Runtii aadbaan ugu farxaa aragtidaada. Xanfar nin madaxa loo lulo,
Waaaw
wah cod ba ku dhan wiilka
Ustaad xanfar waan ku salaamay channelka maalin walba hal hees noogu soo tuur sido kle channelka si joogta ah hadaa wax uso galisid kor ayuu u kacayaa marka taasna ku dadaal ustaad fanaaninta somalida horumar gaaray somali oo dhan ayaa hormartay bulshada ku xirana waxaan ka codsanayaa inay taageeraan ustaadka oo kor u qaadan🙏🙏🙏🙏
Lesma xaqiree cod buu hayaaa
First coment
Kaaga Saxdaa miyaa
M.a
War ninkan codbaa fadhiyaa markale ii balamiya
Yaasalaam Yaasalaam ❤🤣🤣
Xanfar wagi igu danbaysay anoo caruura garan Mantana bidaar Iyo ciraa idhex qaday waa yaab 🤔 Isna wali waa caruur xage wax ka qaladan yihin kkk
Marunbaa waxaas ooo maba duqoowbo miyaaa hhhh ilahey cimriga ha ubarakeyo🙏🙏😂😂
Hhhhhh haa wlhi
gacan kulul ayaad ku kaxaysay
* ninki badsada labada bagaf halka basada banaanaan
Saadaam wiilka magool miyaa
Wll magool caruurba ma dhalin
Subscrebe. Usara fananka
HIBADA EEBAA BAXSHEE FANKA WAXAA LAGA SOO BILAABAA SIDA FANAANKAAN OO KALE HEESAHA LIILALO IYO HEELO ;BURCAAWI;XAAFUN;CIIL MARKAAS AYAA FANAANKA LA OGAANAYAA TAYADA CODKIISA WAA QATAR WIILKAN WAXUU KA SOO BILAAWAY KABAN LIVE KU DAYDA KUWA ISKU SHEEGAYA FANAANIIN EEG MARKUU HEESAYO WAA SHAQSI CAADI AH
Thanks you
Cotmacaa
Waxbas tadacay
KUWA HADA HEESA EE MAGACA FANAN SHEEGTA MA HEESI KARAAN HEESAHA QARAAMKA RUNTII HADII LA DOONAYO IN FANKA LA SOO NOOLEEYO HEESAHA QARAAMKA IMTIXAAN HA LOOGA QAADO SIDUU FANKA BERIGII HORE OO KALE, WAXAAN IS KU SHEEGAYA FANAANIIN BY
Lkn maxay tahay dadkan *R) u akhriyaya *dh*