Duqda wayn waxa la yidhahda sedex gor kaca sido kale gabadha odaygedu ka dhinto ee marada cad sidata waxa la yidhahda gambacad iyo sido kale gabadha aan qaangadhin waxa la yidhahda baara cad dhamaan waxas oo dhan waxay ku jiran xeerka ciise
Abtiyo ga badhu way oyday markay aragtay ninka qaawan waxana la yiri may ka oyday mise way u oyday way u oyday waana loo taqsiiray waxayna yi dhaahdeen aslan gabadh ciise ma ooyi karto haday oydo xaquuq deeda xeerku wuu sheegay
Doctor ka afsomaliga ku adag wuxuu isku laaqayaa af somali, af fransiis iyo English ciisow afsomaliga soo barta inta adayn soo hor fadhiisan wariyayaasha somalida😂. Wariyuhu s'aal xumaa ma xeerkaa horeyeey mise Beesha ciisaa ka horeysay. Dr Zakariye has well answered. Low is the idea is from human concept wich issa community
"U dhaaro ama u dhiib!" Macnaha waa"Dhaar iyo iimaan" ama "dhaar iyo marag". Haddii la waayo marqaati waa in uu dhaarto qofka garta lagu soo oogay. البينة على من ادعى واليمين على أنكر. Dhaarta=اليمين اليمين فى الفقه تعنى الحلف أو القسم كأن يقول "أقسم بالله العظيم أنى لم أقتل فلان ابن علان." Waa fiqigii oo af Soomaali lagu qoray.
Abtiyo ga badhu way oyday markay aragtay ninka qaawan waxana la yiri may ka oyday mise way u oyday way u oyday waana loo taqsiiray waxayna yi dhaahdeen aslan gabadh ciise ma ooyi karto haday oydo xaquuq deeda xeerku wuu sheegay
Walalahay ogaden wanad nala dhimateen wanad nala dabaal dagteen walle ilaawi mayino abalkina from magalada diri dhabe❤❤👑
Xeer ciise wa xeer somali ❤
Xeer ciise maanta wa xeer somaliyed madama ciise usomali yahaay
Xeer ciise ❤❤
Duqda wayn waxa la yidhahda sedex gor kaca sido kale gabadha odaygedu ka dhinto ee marada cad sidata waxa la yidhahda gambacad iyo sido kale gabadha aan qaangadhin waxa la yidhahda baara cad dhamaan waxas oo dhan waxay ku jiran xeerka ciise
Abtiyo ga badhu way oyday markay aragtay ninka qaawan waxana la yiri may ka oyday mise way u oyday way u oyday waana loo taqsiiray waxayna yi dhaahdeen aslan gabadh ciise ma ooyi karto haday oydo xaquuq deeda xeerku wuu sheegay
Zakaria is saoulard boy
Doctor ka afsomaliga ku adag wuxuu isku laaqayaa af somali, af fransiis iyo English ciisow afsomaliga soo barta inta adayn soo hor fadhiisan wariyayaasha somalida😂. Wariyuhu s'aal xumaa ma xeerkaa horeyeey mise Beesha ciisaa ka horeysay. Dr Zakariye has well answered. Low is the idea is from human concept wich issa community
Diir ciise mariis maleeh
"U dhaaro ama u dhiib!" Macnaha waa"Dhaar iyo iimaan" ama "dhaar iyo marag".
Haddii la waayo marqaati waa in uu dhaarto qofka garta lagu soo oogay.
البينة على من ادعى واليمين على أنكر.
Dhaarta=اليمين
اليمين فى الفقه تعنى الحلف أو القسم كأن يقول "أقسم بالله العظيم أنى لم أقتل فلان ابن علان."
Waa fiqigii oo af Soomaali lagu qoray.
Waa 12 dixood 6lix dixood waa bataax lit dixood dhoobalay
Wxd ka hdleysin waaa khalada eee xeerka ciisah siiyasada dowlada ka daaya
Midkee horeeyey
Habalyo habalyo
Xeerku maraag iyo ibaan biil mataal hadi marag laway wa udhro ama udhiib
Wll kuma fahmin
Naagtu nika markay aragtay waxaa la yidhi m'a ka oyday mise way u oyday waxaa le yidhi way oyday u dhisa
Adeero waxba xeerka kataqaanid qaladaad kadaa horta soo baro markaa dadka u sharax
Maqaku uficanyahay
Goudi goudi ma dhafto
Maa wxd qabaten ayaad weeydee xeerka ciisahah Haa dhaaxgaline ee camaal doo doonta
Han googl ba lahida
Ma waxaa adigu aragtay dadkii xeerkasamaystay iyo wixii aysamaytee
Waa aqoonyahan daraaseeyay Xeerka e ma aha Xeeriye ama Xeerbeegti. Dhinacaa ka eeg waraysiga.