SULDAAN SEERAAR & RAHMA HASSAN HEES CUSUB | OGADENIA | 2024 OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • / @aflaantapro Fadlan
    Subscribe Noo Saar
    SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    / abdijabar_photography_uk
    You Can Contact us for all Business inquiries.
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email: Aflaantastudiouk@gmail.com
    Welcome To Aflaanta Studio
    Home of Somali Music Video
    * Update 24 Hours
    * Quality Videos
    * Reliable Ideas
    If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
    And Check Alert Icon 🔔
    Contact Us What's Up
    +254722258310
    Contact Us Mobile
    +447724113129
    abdijabar_photography_uk
    Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

КОМЕНТАРІ • 151

  • @Awale.british
    @Awale.british 27 днів тому +43

    Heestan dareen badan ayay xanbarsan tahay runtii, wiilka dilaya wiil somaliyeed waa isla walaalkii, ilahay bogeena burcad ha isku marsho.. Somali idilkedna meel wal oo ay kala jiraan alle Nin walba gurigiisa Nabad hawga yeelo. aaamiin

    • @manazilali1751
      @manazilali1751 23 дні тому

      Amiin ya rabi lkn calankan ama qadyatan waxey ka tuurjumeysa wiil somali oo will Ethiopian ah diilay not somali to Somali

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 20 днів тому

      💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يارب العالمين
      للجمعينا عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

  • @asmaj89
    @asmaj89 22 дні тому +4

    Heestani Mahaa Hees Maamul gobleed Somalia Looqaaday waa Hees dareen badan xanbarsan waxay ka dhaxaysaa Dhamaan Umada Somaliyeed, runtii, wiilka dilaya wiil somaliyeed waa isla walaalkii, ilahay bogeena burcad ha isku marsho. Somali idilkedna meel wal oo ay kala jiraan alle Nin walba gurigiisa Nabad hawga yeelo.... Love you UMDA SOMALIYEED.❤

  • @MahamudFigo
    @MahamudFigo 23 дні тому +3

    Wlhi anoo ogaadeen ahynbu dhiigu ikacey guuleysta ogadenia from samaroon🤚

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 26 днів тому +11

    OG Day Dadkeygii hambalyo, Qaranimo baa na deeqdo iyo dalkeenii oo nabadobo insha Allah…🇸🇴

  • @yuyekb5077
    @yuyekb5077 27 днів тому +15

    Ilahy janadul fardowsa hainaku wada kulmiyo dhamannteen❤❤❤❤

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 26 днів тому

      Amiin yaa rabi

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 20 днів тому

      💝🌴 اللهم أمين يا رب العالمين
      للجميعنا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

  • @AbdiMalik-hm7tz
    @AbdiMalik-hm7tz 27 днів тому +12

    Ax wan iska ilmeyay wlhi inshalah suldaan seraar lacagta ogadenia aya lagusawiridonaa❤❤❤

  • @user-cd1og8lf3x
    @user-cd1og8lf3x 25 днів тому +7

    Ogadenia wadad qalbi wanagsan jah wan idin salamy wllo❤

  • @ciyaalxamar27
    @ciyaalxamar27 27 днів тому +13

    HAMBALYO OGADENIA 20 MILLION PEOPLE ❤🇸🇴 1:08

  • @TALIYE___UMAN
    @TALIYE___UMAN 25 днів тому +13

    Dunidaan masoo marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed salalahu caleehi wasalam yo❤‍🔥💯👍

    • @user-em2dw6ge7y
      @user-em2dw6ge7y 22 дні тому

      ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @user-em2dw6ge7y
      @user-em2dw6ge7y 22 дні тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @user-em2dw6ge7y
      @user-em2dw6ge7y 22 дні тому

      👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤🎉

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 20 днів тому

      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 20 днів тому

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @apdihafidahmed
    @apdihafidahmed 27 днів тому +9

    Suldaan Seeraar Guhaad The One And Only 🙌🔥

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 19 днів тому +2

    Ax waan qiirooday ilaahow bogeena burcad isu mari from hargaysa

  • @hamdaahmed3499
    @hamdaahmed3499 27 днів тому +7

    ogadenia wlhi wey Mudanyihiin ❤ hambalyo Hambalyo Reer ogadenia❤❤❤❤

  • @AbdifatahKariye
    @AbdifatahKariye 27 днів тому +9

    Reer Nairobi this is historic Suldaanka Geeska x ONLF 🔥🔥🔥

  • @nasromahamuud
    @nasromahamuud 26 днів тому +2

    Ogaadeenow🇬🇲ampalyo dumashiyal❤from hg🦁

  • @user-ix7mh7uc3n
    @user-ix7mh7uc3n 2 години тому +1

    Rahma beenta iskada ogadenn maa tihiid 😂❤
    Wan kuu garanayaa😢😊

  • @Anas-c4o7i
    @Anas-c4o7i 27 днів тому +3

    Suldan Serar Guhad The one and only legend all the time wlaalkey qali❤

  • @Nasrimacalin75
    @Nasrimacalin75 25 днів тому +1

    Suldaan seerar guhaad guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤ ogadeenimo isku duubni❤❤❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 21 день тому +1

    GuuL Reer Ogaadeenia🟥🟦🟩🔥💪

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 26 днів тому +1

    Dds allaah ha idin xifdiyo oo ha idin barakeeyo maansha allaah dad xor ah baa tihiin soomaali ah oo meel walba degan itobiya dad dal dawlad la leh baa tihiin kenya dad dal dawlad laleh baa tihiin soomaalina ka dhashoo degan halyeeyo taariikh ku leh aduunka oo ku mashquulin wiilka soomaaliyeed dulmina aqoon ilaashada dalalkiina allaah idinku beeray maan sha allaah df iyo soomaali allaah ha barakeeyo

  • @rufaciterso2409
    @rufaciterso2409 26 днів тому +1

    Ogadenia 4ever ❤💙💚

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 26 днів тому +1

    Sanad Guuro Wacan Shacabka Jamhuuriyada Soomaaligalbeed👍🫂💪

  • @Kushaano
    @Kushaano 27 днів тому +5

    Heestaan waxeey leedahay Dareen dhab ah qofkasta oo wadaniyad iyo Dal jaceyl ku jirtana ilmada kama celin karo indhiihisa. Geesiyadi u dhintay, kuwi u agoomoobay iyo Hooyadi Gablantayba in Gumeystaha madoow xor ka noqdo Dalka Ogadenia (Soomali Galbeed) waqtigeedi ayaa dhaw dhiigi Mujaahidiintana ma noqon doono mid amxaar loo daba fadhiisto.

    • @xasanaxmed8688
      @xasanaxmed8688 26 днів тому

      Taas laga bixi maayo inta dal kale xus lagu qabanayo

  • @nuurabdihafid4723
    @nuurabdihafid4723 27 днів тому +2

    Qarankeenu waa qabiil, Somalia 🇸🇴

  • @deeqmaxamed5778
    @deeqmaxamed5778 26 днів тому

    hambalyo dadkayga Ogadenia🇬🇲

  • @Maxamedjeeko
    @Maxamedjeeko 27 днів тому +2

    𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐫𝐞𝐞𝐫 𝐣𝐢𝐠𝐣𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐢 𝐮 𝐧𝐢𝐬𝐛𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐠𝐭𝐚 ❤

  • @Rahmagole
    @Rahmagole 10 днів тому

    Only stand for The best vRebel ONLF JWXO

  • @QasimHassan-nk2qd
    @QasimHassan-nk2qd 26 днів тому +2

    Garwaaqsada dadkaygow from mr❤

  • @AhmedWaissOmar
    @AhmedWaissOmar День тому

    ❤❤❤❤ tres bon

  • @hisaliartan8227
    @hisaliartan8227 7 днів тому

    Aduunku waxaa uu kayimid tutti popollo dì origine ogadeen 'mada fahmey???

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 27 днів тому +2

    Heesta kaliya ee wadata dareenka wilashii wiilashooduu ku citaarayeen ax ax rabiyow midnimo buuxda nasii

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 27 днів тому +2

    Onlf guul

  • @FarahabdiJama-t2w
    @FarahabdiJama-t2w 26 днів тому

    Ogadenia I wish u happy always 🎉❤ dad isku wada xiran noqda waligiina love you 😍

  • @NaciimaNuura-n4d
    @NaciimaNuura-n4d 22 дні тому

    My dhiiga kuma wayo huuno❣💋

  • @CabdirashiidCarab
    @CabdirashiidCarab 25 днів тому

    Tolkii layga beeray hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasirnuux5832
    @nasirnuux5832 21 день тому +1

    Halgankii gubtaanyiyo haraad loo gigsaday oonka.
    Geedigiyo hayaankii goror iyo galsheeyay dhiigu.
    Geedigiyo hayaankii gunn iyo gocor inoo loogtay 😢
    Kuumade ragga birtu madhin wayday 💪

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 26 днів тому

    Legend suldan Hambalyo rer ogadeina ❤🤝

  • @MoussaBarreh
    @MoussaBarreh 27 днів тому +1

    🎉🎉🎉 guul 🎉🎉🎉

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 25 днів тому

    Jabhada gabis aya ka muqda ee dadasho somali galbedna ha xorowdo

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 13 днів тому

    Hampalyo darood ismacil ogadenia 2024.

  • @bilaladen7752
    @bilaladen7752 26 днів тому +1

    Maxamed Subeer ismuujiya

    • @ibrahimomar4514
      @ibrahimomar4514 26 днів тому

      Fataale ogadeen wa hall stupid adiga shesheeye ayaa tahaay maxaa kagalaay

  • @iqruush-z3b
    @iqruush-z3b 26 днів тому

    Hambalyo dumashiyal🎉❤

  • @yakubhassan6602
    @yakubhassan6602 27 днів тому +1

    Hampalyo dadkaygii❤❤❤❤❤

  • @anisamahad3875
    @anisamahad3875 26 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤40 unevenly hambalyo

  • @apdiazizzozy2002
    @apdiazizzozy2002 27 днів тому

    Hanbliy ❤❤❤❤ogaadeen ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉ogaadeen ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ut9vu1ln1i
    @user-ut9vu1ln1i 27 днів тому

    Heesta waa qiiirooo🇬🇲🩸😢😢

  • @BureeKh
    @BureeKh 26 днів тому

    ❤❤❤

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 27 днів тому

    Wwwww og guuuuul never give up

  • @Quen510
    @Quen510 26 днів тому

    Hees dareen leh🇬🇲🩸😭

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 23 дні тому

    Asc suldaan ogaden kaliya malahan kilonka waalawada leeyahay walaal

  • @abdikadirhussein1433
    @abdikadirhussein1433 27 днів тому

    Hamblyo dadkeygi😢❤

  • @mukhtarmed1060
    @mukhtarmed1060 26 днів тому

    Hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @faysaahmed-un6rr
    @faysaahmed-un6rr 27 днів тому

    Msh alh speed yar balagu furay

  • @Teamkasow
    @Teamkasow 27 днів тому

    Heestan wa waxkale❤ ❤️‍🔥

  • @Macalumad
    @Macalumad 25 днів тому +1

    Aniga waxan kasojeeda beeshan ogadeen Lakin Kuma heysti maalmaha dabaaldaga ama inii qabiil la buun buniyo

  • @IqlaasCabdisalaam
    @IqlaasCabdisalaam 25 днів тому

    HAYE WAAYE HEEHEE LAHEESTAYAASHA DAD NOOGA YEELA😊😊😊😅😅😅😢😢😮

  • @user-pp8sc6sw8f
    @user-pp8sc6sw8f 22 дні тому

    Ugadeen waa qabiil ee anigu soomali galbeed ban aqanaaa yahuu

  • @AsmaBashir-k3u
    @AsmaBashir-k3u 5 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 26 днів тому

    Suldanka waxa kale 15/8/2024

  • @salmadheman1207
    @salmadheman1207 25 днів тому

    Og🇬🇲happy anniversary 🎉 15 Aug

  • @mayalora1003
    @mayalora1003 27 днів тому

    Ogadenia🎉❤

  • @Hashi350
    @Hashi350 27 днів тому

    Hanbalyo dadkaygoow ❤❤❤❤

  • @Nureditsofficial
    @Nureditsofficial 27 днів тому

    Hambalyo Dadkygii❤❤❤

  • @AssadMohamed-q5u
    @AssadMohamed-q5u 26 днів тому

    Waaaw

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 13 днів тому

    Haadii. Labo. Qof. Meel. Isuugu. Yimaado. Waxa. Laasiitaa. Waa. Caalan. Haddii. Aroos. Jiiro. Waa. Caalan. Bid

  • @ubaxaragsan9699
    @ubaxaragsan9699 27 днів тому

    My dhiiga❤🇬🇲💔🥰

  • @masarsheekhmursal335
    @masarsheekhmursal335 24 дні тому

    Calanka horta muxuu horeeyay halgankiina wa deyseene in

  • @SimanHassan-c9o
    @SimanHassan-c9o 25 днів тому

    geesi og

  • @HikmadJibaar
    @HikmadJibaar 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmanshire3909
    @abdirahmanshire3909 25 днів тому

    suldaan seeraar sowtuu caayi jiray ONLF oo heesaha cayda ah u qaadi jiray goormuu taageeray ururka ma markuu ina ilay ka baxay meesha ayuu dadka dhinac ka raacay any way guulaysta ogadenia waligiin

  • @user-yp7ox4xr6i
    @user-yp7ox4xr6i 24 дні тому

    Ogaden hoya anawsa

  • @maqsudahmed-yh5pd
    @maqsudahmed-yh5pd 24 дні тому

    Abahay 😭😭

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 27 днів тому +4

    Caku shacabka raabiitankiisa waa onlf. Lkn baalaayo inkaar qaabta jijiiga xukuntaa oo caadowga xilka oo dhiibtay

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 26 днів тому +1

      Sxb naftu mar bay baxdaa mey noo bilaban dawlad deeganka somalidu ethiopia tigre oo afar xabaa aya baacsatey wlhi somali umey kala hadhen from hargeisa somaliland hambalyo reer ogadenia

  • @SakariYeMohamed-ii2kk
    @SakariYeMohamed-ii2kk 27 днів тому

    SULDAAN RAXMA

  • @MaxamedXassan.M.I.36
    @MaxamedXassan.M.I.36 23 дні тому

    OGAADEEN DHIIGAYGI GUUL MARWALPA IYO DALKEENO NABADA❤😢🎉😂😊😅😮

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 27 днів тому +1

    I.a maalin uun wan gadheyna heerkan rabno 😢

  • @RiyalRoon
    @RiyalRoon 24 дні тому

    Ala hestan😭😭

  • @Xamze
    @Xamze 26 днів тому

    Mamulka meesha ad bu u xuma tiktokar yal xun iyo dadkale baa stage ka kabuxay

  • @user-op9lw7xs6z
    @user-op9lw7xs6z 25 днів тому

    M.a❤

  • @somalichannel2453
    @somalichannel2453 26 днів тому

    Halgankii ma hirgalay 😢

  • @ahmedmohamed1young817
    @ahmedmohamed1young817 26 днів тому

    Waa taarkhd tani 2024 mid baa 2030 daawan doono heestaan

  • @BureeKh
    @BureeKh 26 днів тому

    M.a

  • @mowliidguleid4558
    @mowliidguleid4558 26 днів тому +1

    Waa ayo maamulkee calankan leh,
    Ta kale Dhulka reserve Area hal qabiil laguma magacaabi karo waayo intaas oo qabiil baa dega, ee calankan DDSe halaga dhigo, si loo wada qaato.

    • @user-gb1vp4gi9z
      @user-gb1vp4gi9z 26 днів тому

      OGAADENIA 🇬🇲Qapiil Maha Waa Qaran
      OGAADEN ayaa Qabiil ah wax baro

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 26 днів тому

      Lax dhukan col iyo abaar moog ayaan maqli jiray. 70 sano dagaalka lagu jiray xageed jirtay?

  • @user-io8dy1bt7h
    @user-io8dy1bt7h 27 днів тому

    😢😢😢❤

  • @SagalMxa
    @SagalMxa 12 днів тому +1

    M.a🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @MrAlibaba1122
    @MrAlibaba1122 4 дні тому

    Aniga wasa ogadeenka nacalada qaba

    • @ciyaalxamar27
      @ciyaalxamar27 3 дні тому +1

      Rer badiye Wa Maxy Cayda😂

    • @MrAlibaba1122
      @MrAlibaba1122 3 дні тому

      @@ciyaalxamar27 madfac ina lagu dhifto xafladan ayaa fiicneeyd. Ogadeen nacaltu laahi calaiykum. Somaali umbey dilaan marka danbena somaali ayu sheegtaan.

  • @KhadarGanayy
    @KhadarGanayy 27 днів тому +3

    Qabiilka sida loojecelyahay soomaali nimada
    Saas maa loogu dabaal dago😂😂😂😂😂😂Drago a 😂😂😂😂😂😂hno 😂😂😂😂😂

    • @Shankarooneeyy
      @Shankarooneeyy 27 днів тому +3

      Qabiil Loma dabaal dagayo dad somaliyed oo halgamayaal ah sanadguuradodi 40 aad waye 😢

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 26 днів тому

      Sxb wlhi wey jirtey mar loo jeclaa lkn gaalada ino tashatey malinti 1977ki aynu ethiopia 🇪🇹 meel saarney 😂😂😂

  • @BureeKh
    @BureeKh 26 днів тому

    😢

  • @SamiiraYuusuf-v2e
    @SamiiraYuusuf-v2e 26 днів тому

    M a

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1n 9 днів тому

    Yaay iska xoreeyen ogaden sawtan midba meel lagu haysto yaab ilma qiiro jaban cagdheer bila caqli😂😂😂

  • @Ayannasri-t2i
    @Ayannasri-t2i 27 днів тому

    Bulshada cadadkas leeg way rumobi Riyadodu insha Allah ❤

  • @DolaAktar-w7k
    @DolaAktar-w7k День тому

    Hernandez Joseph Perez Brian Perez Timothy

  • @SAAdoAbdi-o3w
    @SAAdoAbdi-o3w 24 дні тому

    Ogdeniya lolda

  • @MattieGonzalez-tw9xc
    @MattieGonzalez-tw9xc 19 годин тому

    Thomas Mark Brown Larry Perez Margaret

  • @FatoumaYoussouf-ih4ck
    @FatoumaYoussouf-ih4ck 26 днів тому

    😅 gorma aya halgan gale.

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 26 днів тому

    Xuriyada soo dhacsha somali galbeed. Ethiopia gumeysi unbeey idin hayni hadii aad mowqif laheen qadiyada sidii somaliland dhaxda u xirta gobonimada nin geesi baa leh

  • @ChestertonDunn
    @ChestertonDunn 8 днів тому

    Harris Susan White Karen Taylor Karen

  • @KimberlyMyers-s3f
    @KimberlyMyers-s3f 26 днів тому

    Perez Jessica Allen Brenda Thomas Michelle

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 26 днів тому

    Allah maxaa somaliland lagu daba lumayaa copy-garaynteeda

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 26 днів тому

    Habartiina Ogaden ladhahaa Somali galbeed ayaay wiilasha noga dhinteen fuck qabiil

  • @robertagilbers3656
    @robertagilbers3656 6 днів тому

    Hall Margaret Smith George Thomas Sharon