Abiy axmed oo ilinta iyo ooyinta ceshawaayay iyo ina abdishakur oo koontarolada isbaaro ku shegay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

КОМЕНТАРІ • 88

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 місяці тому +1

    MASHA ALLAH DAL XUREEYE MUDANE XASAN SHEIKH MAXAMUUD CIMRIGISU HA RAAGO CADAWGISUNA HA JOBO MAR WALBA HA SAREYO INSHA ALLAH

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 2 місяці тому +2

    Hambalyo mudane hasan shiikh muxmuda guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 2 місяці тому

    Ilaahow Ethiopia dhulka gali o mardambe madaxa so qadin ilahow inta muslinka ah & somalida kor yel ayagu u sareyan qabsadan amiin

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 місяці тому

    Waan ogaa mr president mohamud inoo siyaasi aan la holinkarin inoo ahaa weldone mr president mohamud

  • @habibaabowe7531
    @habibaabowe7531 2 місяці тому +1

    Hambalyo mdw hassan sheikh mohamud

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 2 місяці тому

    Jigjiga Somali freedom.

  • @أمعبدرزاق-ع3ط
    @أمعبدرزاق-ع3ط 2 місяці тому

    Mudane madax wewyne guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 місяці тому

    War naga ilaliya wa ohiin yaxaasle Abiybeenale dhagatqabah, madaxweyne xassan sheikh Allahhakuxafiido allahha bogadhaamo allahha guuleyso waxbadan

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 2 місяці тому

    Fiiq Somali freedom.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 місяці тому

    Allahu akbar allahu akbar alle ay mahad leh

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 місяці тому

    BADDII SOMALI MIYUU U OOYNAYAA WAA SOOMAALI MOOG ILBERESEDENTE X.SH.MMUUD AYAA KU MAHADSAN ALLAAH KASOKE ALXAMDULILLAAHI RABIL CAALAMIIN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому +1

    ABI WA QEYB KA MIDA AL SHABAAB ASA HUBEYA AL SHABAAB WA KIRIMINAL

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 місяці тому +2

    Cabdirahman abdishakur waa munafaq khawarijta haloso qabto hala xero waa danyuus hormarka somalia 🇸🇴 eey gaarto waa xaasid ugu horeya ilaah masiibo haku rido💣💣💣👈

  • @CabaasXasanxuseen
    @CabaasXasanxuseen Місяць тому

    Waa Am ni❤❤❤❤❤❤❤

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 місяці тому +3

    Waa Abni lagu ilaakinaayo Abniga wadanka Alxamdulilaah Rabicalamiin.cadiraxmaan cabdi shukuur waa qaain waddani waa xaasidka umada somaliyeed sharkiisa Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabi.waa nin doqon ah waxba ogeyn cabdiraxmaan cabdi shukuur ma arko Nabada ay heysato umaa soaliyeed muqdisho ilaa Afgooye ilaa joowhar waxaa lagu takaa bajaaj.xasbunAllah wanicmalwakiil ninkaan hada ka hor yri no more Abga waa nin jiran eeAllah ha caafiyo .cadowga Reermuqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 2 місяці тому +1

    Guul guul guul Somalia🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    MUQDISHO WA LAGA RARA CASIMADA INSHA ALLAH MARDHOW

  • @aishabildhalatayhindobildh3742
    @aishabildhalatayhindobildh3742 2 місяці тому

    Waaa is baaro

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 2 місяці тому

    Maasha Allah . alxamdulilah .Aby.mudan kiisa waa helay..Abdirahmaan heeys cadeeyo. Muxuu yahay.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

    Alxamdulillah Rabiyow Soomali Cadaw Kastoy Leedahay Ka Qabo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    WA RUNTIIS XILDHIBAANKA SOMALIA WEXEY GACANTA UGU JIRTA QAWARIJIIN

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 2 місяці тому

    waa illaahay mahadii itoobiyaan haduu dalkeena kabaxayo

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i 2 місяці тому

    Viva Ogaadeenai.

  • @DhabkahadalDhabkahdl
    @DhabkahadalDhabkahdl 2 місяці тому

    Waa isbarano moorxaanibdhigataye makaqaadikartaa ilaalinza aniguna maahan dhagxaan caasumada dhexyaal

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 місяці тому

    Birta dheer waa mid amniga lagu sugayo ee caasimadda dhex dadban mida goboladda lagu arkana waa isbaaro leeysku dhaco inkastoo meelaha qaarkood laga suuliyey

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 2 місяці тому

    Waa Abni❤❤❤❤❤

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 місяці тому

    Xafidul xasan sh maxamed kguleyso gobanimada iyo gesinimada iyo so celinta somalininadi

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 2 місяці тому

    No checkpoint dowladaha leh laba dowladood dhex doda mid walba tal example USA ayan ka baxay CANADA checkpoint leygu jojiyey wana amniga wa tas

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o 2 місяці тому +1

    Aby Ahmed waa gartey oo waa Ethiopian oo ah cadow soo jirireen,laakinse A A C iyo Sh Shariif iyo kuwa la mida oo ka dhex qeylinaayaan Baarlamaanka oo u Qaxaaqaayo sidi Digaag Uq ah .
    Hadaan nahay Shacabka Somaaliyeed hadalkiina naguma socodo ee suga doorashada ee calafada waxi Alle idin siiyo .

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 2 місяці тому

    Kuli waa isbaarooyin

  • @hshegow1
    @hshegow1 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1

  • @maden7818
    @maden7818 2 місяці тому

    Cabdirahman abdishakuur hala soo xiro si uu xabsiga liinta ugu cabo.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому +1

    NINKI ITOPIA SIIYA BAD WA IN TIIRKA LA GEYO

  • @saeedali9380
    @saeedali9380 2 місяці тому

    Waa check point amni lacagba laguma qaado ee amnigaa lagu sugaa

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 місяці тому

    Abwaan warkaan abaayo axmed oohintiisa ma runbaa in arinta somalia la ooyayo naga hubi warkaas waa war Aad u farxada badan

    • @SoudeyssiMahdi
      @SoudeyssiMahdi 2 місяці тому

      Wuxuu la ooyayey dadkii reer itoobiya dhulku lagoay ayuu booqday beentu waa xaaraan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    BENTA DA XASAN AYA QAWARIJ O HUB SO GELIYEY

  • @SoudeyssiMahdi
    @SoudeyssiMahdi 2 місяці тому

    Dadkiisa ayuu u ooyayey soomaali kamuu ooyin

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 2 місяці тому

    guuuuuuuuuul waarta

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

    NINKI YIRAA KONTORULKA LAGU BAARAY BAWURTA WAA ISBARO DABADA WUXUU KU WATA QAWARIIJ IYO QARAXYO

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 місяці тому

    Mw.hasan.hawiyukadhashe.hawiyana.lamamamulikaro.hasan.uwareer.wanasibdaro.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    QAWARIJ ABII MARKU MADAXWEYNE NOQDEY WAXAN KA FILANAYEY INU DHAHO SOMALIGALBEED WA QEYB KA MIDA SOMALIA O XORNIMADOODA SIINAYA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    ABII WUXU LA OYNA WUXU JOGEY TAXSI

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 місяці тому

    Kkkkk yaa dhahaye sxb

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

    Mucaradkii Maseyrey La Dhima Rabaan Markaasey Wexey Sheegayaba Ma Oga Hadal Kooduna Waa Macna Beelyay Naca Madaxwyne Xasan Sheikh Maxamuuda Madax Maray

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz Місяць тому

    Wabeensaxmaha waabni

  • @LibanNoor-t8b
    @LibanNoor-t8b 2 місяці тому +1

    Abgaal dowladnimadiii waa kufashilmeen

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

      Madxwynhi Yimadba Intu Madaxwynha Abgaal Qabtay Ha U Qabto Dalka

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    DAMEERYAHOOW QAWARIJIINTA WEXEY DHALFEYAAN DEGANKAGA AD KASO JEDID

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

      Hada Ayxleyba Ma Iska Xureysay Qawariijta

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    HADU YIRI ITOPIA WAXBA UMA DIIDANI WEXEY KU CADEYNE WUXU RABEY ASAGA INU GATO

  • @maden7818
    @maden7818 2 місяці тому

    Isaaqland tacsi ayaa u taala ee haloo khabar geeraariyo maadaama anxaaro injireey fashil ku dhacay.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    BENTA DA DAMEROOW XILDHIBAAN C C SHAKUUR WUXU KASO JEDA KUMA MUQDISHO NABADEEDA SUGEY TALIYE MAHAD SALAAD

  • @CabdulaahiMaxamuud-l4m
    @CabdulaahiMaxamuud-l4m 2 місяці тому

    Was alla mahadii

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 2 місяці тому

    Imisa ayaan idin lahaa ciidamadooda ha nala ka saaro

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 2 місяці тому

    Dowlada dhexe ma ku filan tahay hawiye,

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 місяці тому

    Somalia 🇸🇴 way guuleeystay waa siyaasad itobiya way dumisay xariika dibada iyo kan gudaha waa dal dumay itobiya mahadsanid

  • @aminaubed320
    @aminaubed320 2 місяці тому

    KKKKK XASAN XUUUYAHAY WADANKA ALLAHAY HA NOO GARGAARO

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 місяці тому

    Xoow la ooyay nacaladu haku dhacdee

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    WAXABA QALADA IN DOWLAD KULA DERISA O CADOWA CIIDANKISA SO DHAWEYSO

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb 2 місяці тому

    Odaygan c.cabdi shakur ladhaho melaha uu ka qeylinaye waxa uu raba in uu madaxda u yerto akonkana wuu faruqay musharkii la qadanayene wuu ku yaraday musuq masuqna wuu diiday birmade dalxureye marka waxa noga cad in uu ciil u dhimana odayga wuu isku dhax yacay ee qol ha isku so xero xeragna qorta ha gashto ilen wuxu fa ido leyahay ma jirtee xiligii qabyalada iyo qurunka wa laga tagay meshan waxa duco ku jogo birmada dalxurey ale ha dhereyo cimrigiisa magalada muqdisho marku imaday birmade dalxureye malinkas ee nasino heshay kuwii uu aderka u aha ee magalada jabotiyada jogay markii amar adag lagu so ridaya inlala xisabtamayana loshegay badal na lagu sameye sarakisha lakenay kuwo dalkoda iyo dadkoda u adegayo ayuu qarar oda jartay waxan kuleyahay degankad matalesay mel kuma ogid umada somaliyed hala so hor istagin dacwo qurun kaga ee galbo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    XASAN DHIIQO WUXU U DHACEY INU SHACABKA DHACO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    SPARRADA UGU WEYN WAXA DHIGTEY O LAYEY SHACABKI DHACEY BARA KICIYEY XASAN DHIIQO

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

      Hoosta Dhiiqada Leh Iska Dhaq Ha Kusoo Kala Qaban Madaxde

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 місяці тому

    A/rahman A/shakur 2992 Uu Wisil Ka Yimid Uu Geel Ku Raaci Jiray Maantana Qooto Qooto Oo Xildhibaan Ku Noqday, Jaahil Aan Sharci Lasoo Barin Waaye

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 2 місяці тому

    Xildhibaanka waxbaakaqaldan nabada ayaadhibaysa

  • @CaashoXasan-y6j
    @CaashoXasan-y6j 2 місяці тому

    dowlada abgaal waxaa kahartay waxyar laisbaray dameer fowqul dameer

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

      Caaydu Waa Calyo Dowlada Abgaal Dalka Horumarey Gaarsisay Dameerna Caay Maaha Dontaa Caay Mooda Dameer Wuxuu Ka Mid Ahaa Jiray Gadidki Rasuulkeyni Maxamad Calihi Salaam Iyo Asxaabtisi Calehima Salaam

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 місяці тому

    War Ku dhaqso you ta abye

  • @AshaIbraahim-e1e
    @AshaIbraahim-e1e 2 місяці тому

    Waa abni

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 місяці тому

    Qof sixrantihin maxalagala hadlayan ina aderken quran sari ubaahantahay asagaba laga adegtwy lasyear aivoricost logaso qaday sun iyo sixir

  • @MaaMo-k7g
    @MaaMo-k7g 2 місяці тому

    ASaga robotmiyaaa

  • @DaauudBoore
    @DaauudBoore 2 місяці тому

    Abwaan waad caqli badneyd laakiin waa lagu siray jag boyntigu waa labo mid ummada ayaa lagu rafaadiyaa oo lagu dhacaa sida gubadleey iyo ex contorol lacagtaas dalka laguma dhiso ee waxeey gacanta ugashaa cali guud laawe kun keliya haduu kaa dhiman yahay gaariga iyo inta saaran qoraxda ayaa lajoojinayaa inaad kadegtana laguu ogolaan maayo, hadaad nogleer wado lagu baari maayo haddaad lacag dhiibto marka amni miyaa lagu sugaa saaxiib jawaab

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    DAMEERO AYA 34 SANO KU HABSADEY SOMALIA

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 2 місяці тому

    Hadalkaas ayaa i maraaya

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 2 місяці тому

    Ciilan cabdi shakur ciidankii xidaa cadow ayo uarka dulika 14 cod ne madhafo munafaqa urayo uf 😂😂😂😂😂

  • @abdallajama1823
    @abdallajama1823 2 місяці тому

    Marka adeerka taladahayo waa aminiga marka kalee ee ninkale talahayo waa kuxumayn ta beesha hawiye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 місяці тому

    ABII DHAGAX HA LAGU DILO

  • @munafarahisman2166
    @munafarahisman2166 2 місяці тому

    Siyaasiyinta.qarkooda.kuwaa.la.shaqqeeya.alshabab.hadlay.ku.hadalayan..uma.firsadan.jakboontiiga.isbaaro.ma.ahan.mida.kale.abii.ahmed.wa.tuuga.masiibo.kugu.

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 місяці тому

    Ninkan ciyaal muu u sheekayna xasan halkee siyaasada ka yaqaan dhulboobkisa iyo maatida xamar oo jiingadaha laga burburiyo aa siyasad utaqaan
    Ninkan abii ee muuqaalkisa wax kale ka dhigayso waa mar uu booqday meel dad daadad ku dhinteen waaye e xasan waxba lama jogo😂😂

    • @salmaanahmed2328
      @salmaanahmed2328 2 місяці тому +1

      Itoopyo ciida kee du iyo shaqaalaheeda khaad keedaba Amajaadaka Meel kastaye ka joogaane Hata xalane joogaabe now??????

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 2 місяці тому

    Asww

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 2 місяці тому

    Abiye axmed aad ayaan unecbahay laakiin oohinta aad sheegeyso waa been aad adigu abuuratay beena waa ka xaaraantimeeyey ee beenta naga adaa

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 місяці тому

    Benale.dadkakadaaben

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 2 місяці тому

    Beenaale ayaad tahay,waa isbaarro,jeegbuuntiyada