DAGAALKA ITOOBIYA OO WAJI CUSUB GALAY & TPLF OO XAALAD ADAG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 гру 2021
  • DR CABDIWAHAB SHEIKH OO SOO BANDHIGAY XOG FARA BADAN OO KU SAABSAN DAGAALKA ITOOBIYA.
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    financial education
    brit somali TV
    MAKING MONEY
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    providers dave ramsey
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    bitcoin
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 91

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 роки тому +17

    FADLAN WAXAAN IDIN KA CODSANAYNAA INAA CHANNEL KA SUBSCRIBE GARAYSAAN SI AANU U GAARNO GOAL SHEENA MID KA MID AH NAGALA QAYB QAATA, FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO.

    • @deqaelmi1368
      @deqaelmi1368 2 роки тому +1

      Canada jooji somaliland waa wadan jira idinma rabo na daaya oramadaa idin dhaanta tiina ka talita

    • @khalifmohamed2486
      @khalifmohamed2486 2 роки тому

      Xaaladda. ama ( scenario)ga uu s Cabdiwali saadaalinay/oddorasayo: burbur dal, qax, isir iyo af-rog, Jigjigaa , Berbera, Xamarba la qabsan doona , waa iska cabsigelin ( scary-tactic) lagu dagaal gelinayo dadkaaga ee maha wax dhici kara. Balse waxaa suurtoobi kara in sidii kaba-weyne iyo xulafadiisii, ay indhayar, attaa, Chiefdomka iyo xulafadooda, iyaguna dalkaas ka baxaan ( koronkorodoodina=hubkoodii halkaas uga tagaan si layskugu laayo), shacabka deegaanka Soomaalidana ebedkood aynan arki doonin madaxbanaanida dalkooda.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 роки тому +11

    Prof Cabdi wahaab
    Allaha Ku xifdiyo adiga iyo inta wanaaga u saaxiib ka ah .

  • @bmismail1299
    @bmismail1299 2 роки тому +6

    Dictoorku Si wacan bu u dhigay´ wa muxaadarad ku socota qof walba oo Somaaliyeed .

  • @zachariadahoudmohamed73
    @zachariadahoudmohamed73 2 роки тому +4

    Dr ka Allah barakeeyo
    Aad boo Inoo anfacay
    Wad ku mhdsthy fahamka iyo garashada xaalada geeska Africa inaga siisay

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 роки тому +2

    Jzk Allaahu Khayran Cabdixaafid iyo DR Cabdiwahaab Allaah ha idin dhawro

  • @sadiaaden3425
    @sadiaaden3425 2 роки тому +6

    Manshaalah cabdi xaafid runta sheegtay wadani dhab ah tahay ilahay ha ha xafido from ceelhur insha

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      Tagreh waxa wanagsan in lagah dhameyoh Ethiopian

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 роки тому +2

    Xiiqiqa weeyen reereyga cabdiwahaab Waa sax wexeynu ku fiicanahey adoonimo ilaahey Waa raga fara ku tiriskaha ee soomaaliyed een caqliga usaxiibkaha❤️🇸🇴❤️💕💕💓💓

  • @zahidabdi3306
    @zahidabdi3306 2 роки тому +3

    Abdi-Xaafid waad Mahadsantahay saxafi sida hufan ee aad xogta noola wadaagto
    Lkm Codsi Barnaamij-yada ama Waraysiga Halmar inoo bilow sababtoo ah hadaa dhexda ka kala jarto oo hadana soo bilowdo waa waa waqti Lumis Thanks Sir

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 роки тому +2

    Illahay swt ha Jabiyo TPLF IYO Dabadhilifkooda.

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 2 роки тому +5

    Tigreebaa 30000 Soomaali ah laaysay, sida darteed MW Mustafe wuu ku saxsanhay inuu 2000 oo askari ah ku biiriyo dagaalja lagula jiro Qoomiyadda Tigreega , ( aqoonyahan , Cabdiwahaab)!

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 роки тому +3

    Profesor Abdiwahab aad ayaad u mahansantahay sida aad noogu faideysid cilmigaada

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 роки тому +2

    DR Cabdiwahaab aadbaan kuugu faraxsanahay inaad waraysi bixiso adoo nabad qaba wll Allaah haku badbaadiyo

  • @alihajiayanahmed9352
    @alihajiayanahmed9352 2 роки тому +2

    Ilaahay ha baabiyo Inshallah dib uso noqon meyso Inshallah

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 роки тому +2

    Keep going legend Abdihafiid m jama ❤BRIT SOMALI TV 📺 ❤🙏

  • @mahadelmi9762
    @mahadelmi9762 2 роки тому +2

    Dr cabdiwahab Shaqsi an ad u jclhg wye leh Aqoon , Dhakhan diin , fikrad fog leh , kuweyn Sonalinimada & shakhsi geesi ah Alle ha xifsiyo wllkey adna wa u slmyaaa

  • @sadiaaden3425
    @sadiaaden3425 2 роки тому +4

    Milezaniwe Gabriel gabre WA cadowga umada samaliya ilahay Naga qabto yahuu

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 2 роки тому +5

    WAKANAA AQOONYAHANGA SOMALIWEYN UBAHANTAHAY SALAAN SARE PROFESSOR CABDIWAHAAB GEESIGA QARNIGA

  • @ubahali783
    @ubahali783 2 роки тому +2

    Mashaa Allah Soomaali nal Uma baahna waa wada nalal. Cabdiwahaab waa ka mid nalal kaasi.

  • @justicejailogaden8831
    @justicejailogaden8831 2 роки тому

    Masha allah … proof a/wahaab waan ku faraxsanahay in uu nabad ku soo laabtay

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 роки тому +7

    Nabsi Waa Ma Raagee Halkaan Rabay Ma Naafeeyay
    Nadi Igu Riddaysnaa Miyuu Rogay Nasiibkaygu
    Sidaan Nabadda Ugu Roori Jiray Nolol Ma loo Raadshay
    Rakaaladii Nacaybkiyo Wakhtigu maw Rakibay Naaro
    Nacaladi Ha Riiqdee Rash-gaab Wada Naf'oo Raaf xun
    Rugtaan Shalay ka Nuunaasi jiray Saw Ma Nugul Reemin
    Aniguna "Ra" iyo "Nuun" Naxwaha saw iskuma Reebin
    Tplf dhibatadii shacabka ogaadenia ku hayeen aya u bilamatay hada

    • @hassanmohamuud1605
      @hassanmohamuud1605 2 роки тому

      Ilah ha idinka qabto

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 роки тому +1

      TPLF meel ay habeysey ma jirto gayiga Soomaaliyeed.
      Gudmadow oo aysan Ka Soo noqo Allaha Ku rido

    • @deqaelmi1368
      @deqaelmi1368 2 роки тому

      Order aduu tag so.ali maxaa Turkish ku dhigey

  • @abdisamaddirir3740
    @abdisamaddirir3740 2 роки тому

    Prof abdiwahab abdisamad wareysigisa waa caalami alaha ku xafido

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 2 роки тому +1

    Ilaahoow hanookeenin Itobiyaan uraayo

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 роки тому +1

    Ilahayow c/wahaab oo badan nasii

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 2 роки тому

    Manshallah keep going professor.thanks for telling the truth

  • @fuadsulub
    @fuadsulub 2 роки тому +2

    First

  • @bashaashtv7084
    @bashaashtv7084 2 роки тому

    M.a

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 роки тому +2

    WAR WAA GEESIGII QARNIGA PROFESSOR ABDIWAHAAB SOODHAWOOW MUDANE

  • @tawakalmohamed4877
    @tawakalmohamed4877 2 роки тому

    Dr abdiwahab walal mar kale ku marti qaad wareysi aan wax kabaranee

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 2 роки тому +1

    Somali waxa ku mudan somaliland iyo Pentland oo ku guulaystay nabad dhisid markaa cagligaasi sidee somali wax ugu tari Kara

  • @abdullahiadow8019
    @abdullahiadow8019 2 роки тому

    Ninkan ad ban ujeclahy

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 Рік тому

    NINKAN WAA IN SOMALIYA LAGA QABTA OO LAGU DACWAYE MAXKAMADA ADDUUNKA WAA SHAQAALO XABASHI

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 2 роки тому

    Aqoonyahan runta marwalpa cadeeya dr apdiwahab eebe haku sharfo

  • @midnimotv6868
    @midnimotv6868 2 роки тому

    Somalia Waxay rabta in la rarto sax

  • @mombasa7
    @mombasa7 2 роки тому

    Greater Oromia! Let's hope the Oromo people can bring stability in Somalia!

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 роки тому

    Dhibaatada ugu wayn Oo aan la yaabo waxeey tahy; markaan arko qof Somali ah baasaboor dal shisheeya ah wato Oo markii dhib timaado Saafaradaha Somalida ku calaacalayo: waa waali qarsoon; hadaad baasaboor aan Somalia ahayn wadato Oo dhib kugu timaado safaarada baasaboorka Aad wadato la aad fadlan. Somali ma tihid xaga sharciga

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 роки тому +1

    Dr sheekooyinka cunsiriyiinta ku hadlaan ayuu ku hadlayaa. Anaga meel walba ayaan qoxooti ku nahay. Hadii ay nagu soo qaxaan waa in lasoo dhaweeyo.
    Itopia inay daciifto waa ku faraxsanahay.

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 2 роки тому

    Jecliyaa jabka itoobiya marba qolo hala riixo isku jaba

  • @rodadhool4447
    @rodadhool4447 2 роки тому

    Waxaasoo kale waa habaar Hargaysa Afka labaad Oromo noqon maayo lakin masaakin shaqaysanaysa iyo dad baahan way ka shaqaystaan mida kale 10 kii qofba labaa oromo ah waxaas maanan arag

  • @abdullahiadow8019
    @abdullahiadow8019 2 роки тому

    Wareysiga wad nugu gaabise abdixafidoow

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 Рік тому

    ninkan waa xaasid kama war qabo in abiye uu ka mid ahaay T.P.L.F

  • @farahsaidhoussein775
    @farahsaidhoussein775 2 роки тому

    Waa.run.sida.indheergrad.ku.yiri.sidi.roona.rabba.og!..

  • @dr.mohamedbiihi113
    @dr.mohamedbiihi113 2 роки тому +1

    Qof soomaali ah haddaad qeexidiisa u baahan tahay waa abdi hafid oo marna TPLF iska dhaadhicinaya , marna leh somaliya waxbay ka gaysteen. Laba wajiile

  • @mohamednour4793
    @mohamednour4793 2 роки тому

    Anukaa leh hadii aan laga badalin

  • @musecabdi1036
    @musecabdi1036 2 роки тому

    Magaalooyinkaa.somali.ayaa.
    Lahyd.
    Maantana.oromo.ayaa.leh

  • @SickyurMom
    @SickyurMom 2 роки тому

    Afar live in eriteria and djibouti they will never go to somalia they are not like oromo anything happen don"t expect AFAR go to somalia they have their own lands soory sir for analyze about Afar people

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 2 роки тому +3

    "Xukun Jilcsan iyo G*s Jilicsan, Midna Khayr Malahan" Maxamed Siyaad Barre 😁
    ua-cam.com/video/_EZdCg3A3rQ/v-deo.html

    • @mombasa7
      @mombasa7 2 роки тому

      Peace be upon him! Is that a hadith!

  • @Somalilandforever
    @Somalilandforever 2 роки тому

    " Tobankii qof ee Hargeisa joogta labaa Oromo ah" Beenaale gormuu tirakoobkaa sameeyey?

  • @mohabdul1
    @mohabdul1 2 роки тому

    Ilaahay Oromo so geli Somalia.. Wadanka hala wareegaan. Hawiiye iyo darood qatiyaan ayaan ka joogna.

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 роки тому

    UNUKAAAA ISKALEH KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @abdirahmanyusufmohamud1155
    @abdirahmanyusufmohamud1155 2 роки тому +2

    anigu ma aaminsani inuu dalka Ethiopia burburidoono, waayo? anigu waxaan aaminsanahay inuusan dalka Ethiopia marnaba burburidoonin waayo? Sababtoo ah 1, dadka Ethiopian ka ah waa dad wadaniyiin ah oo dalkooda jecel, 2, dadka Ethiopian ka ah waa dad raaxo jecel, 3,dadka Ethiopian ka ah waa dad nabada iyo amniga jecel, 4,dadka Ethiopian ka ah waa dad lacagta jecel, 5,dadka Ethiopian ka ah waxay aaminsanyihiin kelmeda ay dadka Ethiopian ka ahi isticmaalaan ee ah maalina adigaaleh, maalina anigaaleh, 6,dadka Ethiopian ka ah waa dad isutanaasula, 7,kelmeda Ethiopia macnaheedu waa kuwii wejiga xumaa, 8, marnaba dhici doonto in dalka Ethiopia uu burburo, 9,dagaalkuna wuu dhamaan doonaa, dawlada federaalka Ethiopia iyo tpfl na way isutanaasulidoonaan oo way heshiin doonaan,

    • @ismailcabdullahi3170
      @ismailcabdullahi3170 2 роки тому

      Bro adiga oromo miya tahay

    • @GeediGeediMuse
      @GeediGeediMuse 2 роки тому

      Dal marku burbur ku socdo waqti buu qaata, inyar inyar, somaliba burburkeeda 1984 ayuu bilawday, 1995 kiina qalaas beey ahayd. Ethiopia ilaa waxaan sugayna 10sano. Hada dhaqaale maleh- dagaal qoomiyadeed ma yaro haduu bilawdo

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 2 роки тому

    Qomiyada somaliyed waxa ay Awood ku yeelanaysa marka 5ta somaliyeed mid walba xortahay oo ay is waydiinayan maxaa inoo Dana inta koonfurtu yadoo bilaa Awooda somaliland lugaha hayso jigjiga ku warareersnthy ethopia waxa ka socda jabuuti one man show tahay qolada Kenya yaguna aanay is garanayn waxba Somali yaan laysku xiijin .

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 роки тому

    Aqoonyahan wararka calaamka dheexdhaxad ayu ks aha ee waxa daray

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 2 роки тому

    Ninkani waa nin wareersan, sidee Ku ogaaday in population Ka Hargiesa 2 percent Oromo yihiin. Magaca Hargeysa waa HererGeys, siduu magacaasi af Oromo u yahay. Waa dad iska hadlaya, laakiin miyaanu Ka dhegaysanaayaa Ka sii liidan.

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 роки тому

    Adiga u dhigaya oon ka maqlana wariye u dhigayow

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 2 роки тому

    Afku waxbuu taraa ee waa cadawga African oo iska cad subxaan allah waana kooox khatar badan u leh dhamaan geeska soo haka yaabin inay qabsadaan anymore sabaab kursiga dadka ayaa iska lah markaa qofkugu hankara majirto saas darteed cid kuhankarta majirto absolutely 💔💔💔💔💔💔🤠🤠😡😡😡🇪🇹🇪🇹🇪🇹🪑🪑🇪🇹🇪🇹😳😳🤠🤠💔💔 Midakale abiiiiiiiiiiiiiiiiy waa qoomiyada ugu badan ayuu kadhashay plus maxaarada ayaa dhashay so marna guuul magaarayaan iga qor dagaal kuna wuu soo afjarmi anyways insha allah

  • @SomaliGirl-vh2qw
    @SomaliGirl-vh2qw 2 роки тому

    Oromada waa dad aan layaabay anago walal ka dhigano ayay dhulkena sheganayan xita waxay aminsanyihin in qowmiyada oromada ay dagto soomaaliya waxna ku ledahy soomaliyey oromo iyo amxaro waa same ee dhulkiina ka ceshta waa iga talo ama mardhow sida diredhaba lo qatay bay hargeysa iyo bosaaso u qaadan doonan

  • @thewajirnomad3746
    @thewajirnomad3746 2 роки тому

    Has Dr Abdiwahab sought asylum in Turkey following his earlier abduction in Kenya or he is on a trip there?

  • @ubahali783
    @ubahali783 2 роки тому

    Kkkk walaal Oromada maxaa Soomaalida tusay ee tigree iyo xabashi. Allah awoodooda ha tusiyo.

  • @warfaageedi5512
    @warfaageedi5512 2 роки тому

    English ayuu erayada qaar kusheegay ma fahmin

  • @musecabdi1036
    @musecabdi1036 2 роки тому

    Ads.ababa.
    Hawaas.
    Dir.dhaba.
    Hirna. Hawaday. Baabuli.
    Intaba somaali.ayaa.leh

  • @m.h.a8476
    @m.h.a8476 2 роки тому

    oromo waxay dhaafi la yihiin Adis ababa UNUKAA LEH Hawiyana waxay dhaafi la yihiin MUQDISHO UNUKAA LEH Tolow hawiye Ma OROMAA kkkkkkkkkkkkkkk

  • @nuurka658
    @nuurka658 2 роки тому

    "INTELLIGENCE REPORT MANY of the ISIS LEADERS SPAEK HEBREW"=Israelian!!
    . . . . .
    Nuurka Libaaxa Odijk.
    Senior Political Analysis.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 Рік тому

    beenloow alle ka furtey ushaqeyo xabashid nijaas aqligiisa lacagta ku qaato in uu taageero abiye oo ka mid TPLF

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 2 роки тому

    Aabihii CBB cawa wa ronyahay ma istiri somalinimo u kahadlayaye marki hore farmajo o dulmigisa iyo sharcidaradisa u ku amani jiray lkn cashira logusodhiga u maleha cabsigii isbuca aha e sirdonka kenya gacanta kuhayen, sas maxa kudiday inad marhore uhadasho somalinimo wax dhama maleh.

  • @calimaxamed111
    @calimaxamed111 2 роки тому

    Muhiimadda ugu weyn waa in itoobiya la bur buriyaa waliba si deg deg ah.
    Haddii aan soomaali nahay waxaan leenahay war itoobiya sifiican ha loo bur buriyo kkk

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 2 роки тому

    Is this still around. Kenya, this is sell out to the ememy of Kenya Zomalia. He encourages Somalia to take the Somali state from Kenya.

    • @ismailcabdullahi3170
      @ismailcabdullahi3170 2 роки тому

      Go back to class for English lesson instead of writing nonsense comments here remember this man is a professor by profession.

  • @cabdicazizog2001
    @cabdicazizog2001 2 роки тому

    Ha baababdo Somali nacalaa Taal xasidiin !!!

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 2 роки тому

    We would rarher be taken by Oroma instead Somalia . Hargaisa know its enemy very well.

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      waxaan la yabah kuwah tegreh u sacab tumayah simah kuwah hargaysah ku nol war dhegaystah dr

    • @SomaliGirl-vh2qw
      @SomaliGirl-vh2qw 2 роки тому

      Abeeso ninki koriyow adaa oo aayi Somali ba hore ugu maahmahday oromo somaliland way so dhaweysay lakiin oromo waa tan maanta hargeysa sheeganaysa Twitter maku arkin miya oromada hargeysa leh waa af oromo anaga leh

    • @GeediGeediMuse
      @GeediGeediMuse 2 роки тому

      Siyaad bare iyo asxaabtiisa mar horeey tageen; riyada aad ku jirto ka kac huuno 😂 waa maxay cabsi wali kugu beeran

  • @abdisamaddirir3740
    @abdisamaddirir3740 2 роки тому

    Prof abdiwahab abdisamad wareysigisu waa caalami alaha ku xafido

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 роки тому

    Adiga u dhigaya oon ka maqlana wariye u dhigayow