JACAYLKA CUSUB EE KAFI ABDI IYO BLACK DAIMOND ❤️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 5 місяців тому

    Guuleysta kafi iyo black Damon gabadhu waa gabar xawaadle waana geesiyad kafi adna nin xishooda ayaa tahay oo edab badan hazal waxay iloowday iney naag asaga oo qaba jeclaatay naag miyaa naag ka fiican tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ff9dr8mi7m
    @user-ff9dr8mi7m 5 місяців тому +2

    Doqon dhaandhaan ina cafi

  • @user-xu9dy7ry1v
    @user-xu9dy7ry1v 5 місяців тому +1

    Sax Kafi iskada hazal wadoqun

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 5 місяців тому

    Adigan nin rag aan ahyan doqon batahay yasiin kafican waa geesi geesi dhalay

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 5 місяців тому +1

    Illaahoow hazaal guulee

  • @AyanMohamedhassan-np2id
    @AyanMohamedhassan-np2id 5 місяців тому

    Waryaa waa lagu fahmay ee mawaxaad rabtay in laguugu daa wado oo ad Marba bahdisho gabadhan daad ba dhalay oo ka damqaday waa lagu bartay ee ka dhamow walhay ma gaartiid yaa siin ama ooy ama waalo yaasiin wuu kuu fahmay waa niin rageed lakiin aduugu yuuhu baad tahay ufffffffff

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 5 місяців тому +5

    Kan kaafi kusheegna waba maraan caadiya. Oo marmarsiiyo kadhiganaya waa la iqab yaladeeyay waar mawaad leedahay yaan la igu garan xumantan hazaal kusamaynayo. Allaa maxaad dhooqo waqatay nacasow, hada mawaxaad laxanaqsan tahay maxaa hazaal loogu hiiliyay

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 5 місяців тому +1

    Naa adiga cidna kuma so qadin kumana tawano

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 5 місяців тому +1

    Waxay kuu jeclaatay sidii hooyo ay ilmaheeda ujeclaato. Nifteeday nagtaada kahor marisay oo waxay jeceshahay kula jeceshahay hazaal

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 5 місяців тому

    Qoomluud adaa uga dhow yasiin

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 5 місяців тому +1

    Laba garroob oo isgad gadaya

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 місяців тому

    Maashalah tabaarkalaah

  • @cosob8117
    @cosob8117 5 місяців тому +3

    Kaafiyow ma waxaad. Rabtay inay hazaal. Cidlooto adna bashaadho eedow.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 місяців тому

    Allow Hazal guulee

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 5 місяців тому

    Habo kaafi illahayw ka cabs or waayo ha guursan gabar midiiha ku jirto haguurson guurso gabar wadaad ah habo isdabo qabo

  • @ummabdullah9637
    @ummabdullah9637 5 місяців тому

    kaafi walal gabadha la xiriir oo la heshii ayadu way ku jeceahahay dad kale warkoda iska dhaaf

  • @nastehoweheliyeelmi9584
    @nastehoweheliyeelmi9584 5 місяців тому

    Afigu dumarku agtaadada maxay ka yihiin??

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 5 місяців тому

    Bahdilkaa sixirka ka daran

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 5 місяців тому

    gabadhan iyada qabiil kama dhalan miyaa maxay tahay ragan isu Soo qaawiyay. gabadhan yar gunta guntu dhashay markay naagtodii iska celin weyday ayaa rag u Soo baxay naagaha daarood guur. Ka raadinaya haka. quus qaaran waxan arkay rag. gabadhan. qabiil iyo qofba u caynaya

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 5 місяців тому +1

    Nabsiga hazaal walee hoog buu kuu horseedi doonaa. Waa inan yar oo daacad kuu ah.

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 5 місяців тому +1

    Wll de gabadha waad xumaysay maxad isku nasakhaysa

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 5 місяців тому

    Wan runta