Macalinka Bulshada waa Hooyada iyada ka horaysa Abaha iyo macalinka wax baraayaba hadaba iyaba waa qise yaa Bulsho Toosiya ,dhiiriya,wanaajiya,dhibta ilowshiya,muraayada bulshada laga dheehdo waa Maclinka oo ah Hooyada hadaba gabadh ama marwo Dumar ma ogtahay taas in Bulshada iyada macalin utahay Hadaba macalinka bulshada bal ka waran hadi aanay isku san banaanayn ama ay is colaadiyan ama is xasdan ama is ximiyan ama nolosha isu quudhi waayan Macalinka waxan udaayay bulshada somali wuxu soo saari karo wxay noqonayso
adunyadaba iska imtixan ah alle ha sahlo amuraha
Wiilkii fiicnaa wuu ooyayaa, gabadhii fiicnayd ee reer inaydhaqato rabtay way ooyaysaa, cunto ayaa ladhadhamiyaaye dadlama, dhadhaminkaro,❤❤❤ nasiibwacan ciddii,waxsugaysa alaha iskusikhro Aaamiin Aaamiiin Aaaamiiin yaarabbi❤❤❤❤❤ jacayldhaxal,waxdhamala,Waa.
Sahro anigaa sugee ahee tilmaam isii walaal!
😢😢😢
Bismilaah raga wan wanaagsan maxaan u arki waayey tolow😂
Dadkii is dhaqan lahaa isma helaan cajiib qofka jacaylka aad uqabto lama wada tuso
Alla wan ka naxay miskiin ilaahoow ugargaar naxariista igu jirta yaa dadka wada gasha
Waanakan wlo, anaba waynaye melay dadki wacnaa qabteene😂😂😂
anakulamid qaali
@@ExcitedCherryBlossoms-xe2ti 💕
Istaqfarta habadiyo .hanaa😮 guursado
Quraan isa saar ku dheh walaalo allow dhibta ka saar
Inankaa waxan odhan lahaa taasu waa kuwa malaa dumarka ku ceebeeyey dhulka gaalada. Dhoof lacag iyo dhaqan badel bay u timi meesha. Haka ducaysto sharkeeda ha sabro inan istaahisha ayuu hadliye
Get married, 😢😢😢.
Waxan odhanlaha qalbigaga ka jagar oo mid kale iska raadso
Waa fareed maasha alaah
Qof lafta ka xunbay ahayd ilay wanaagii xumaan ugumay bedeli lahayne
Allow qofaan Narabin hanajeclaysiin waawax lagaducaysto Allah hakamasaxo
❤❤❤❤❤
Mudayar in ska samir waad ilaabiye
Teeda kale waxaa ogataa
In ay jirto arin ah
Qof qof uu aad ujeclaadaa
Qofkaa ma jeclaan karo waayo
Jacaylku xoog maaha
Macnahu maaha qofkastoo arko haduu iwaajiyo waa jeclaanayaa
Waxaa jiro qofku jecel oo aanad
Adigu waligaa jeclaan karin
Sababta ma aqaan lkn waa arkay
Qofku jecel kuu wanaagsan
Oo hadana waligaa adigu inyar aadan jeclaan karin
Jacaylku waa qalbiga xokgna maaha
Arinkaa waxaa dareemi kara dadka
Xirriro badan oo guura soomaray
Naagaha ninka jecel ma jecla midka dhibo ay jaccelyahiin
Subxaanalaah maxaa wiilka ku diray
Cilaaj ha aado
Suurtagal in ay sixirtay
Wa laaga yaaba. ❤❤Quran aqriiso Walaal
Macalinka Bulshada waa Hooyada iyada ka horaysa Abaha iyo macalinka wax baraayaba hadaba iyaba waa qise yaa Bulsho Toosiya ,dhiiriya,wanaajiya,dhibta ilowshiya,muraayada bulshada laga dheehdo waa Maclinka oo ah Hooyada hadaba gabadh ama marwo Dumar ma ogtahay taas in Bulshada iyada macalin utahay
Hadaba macalinka bulshada bal ka waran hadi aanay isku san banaanayn ama ay is colaadiyan ama is xasdan ama is ximiyan ama nolosha isu quudhi waayan
Macalinka waxan udaayay bulshada somali wuxu soo saari karo wxay noqonayso
Way kibirtay hadday taasi jirto
Naag kale guurso si aad u ilowdid
Wey adag tahy wlle qof aad jeceshay si aad ku ilawdo
ILAAHAYOW KAA MASAX OO KU ILWSII NAAGTAA WLLO. WAXAAN KUGULA TALINAYAA ILOW NAAGTAA OO SAMIR ILAAHAYNA KA KU SIIYO GABADH WANAAGSAN OO KU ILOWSIISA.
Maxaan u wayay qof sidaa ii jecel oo qalbigiisa ilaasho qof xun Muxuu iigu soo aaday xagee bay joogan dadka qalbigan wanagsan leh
Fartuun ma kaa dhabbaa? Ku aawey?
AYUUNYADA WAA CAYN CAYN OO NINBA WAA MASLINTII EE HA SUGTO WIXII AY GASHAY WAANAN HUBAA IN NABSI KU MAQAN YAHAY
AX AX AAD BAAN UGU XUMAY OO AAD BAAN KUU DAREEMAYAA EE ILOW WLL GABADHAA. WAAYO MARNA KUUMA NOQONEYSO NAAGTAA TALAABO DHEEREYSAY EE AYUUNKA GASHAY. MID KULA MID AH OO KHIBRAD NOLOSHA U LEH BAAD HELI OO AAD ISKU LEVEL TIHIIN OO AAD IS FAHMEYSAAN BAAD HELI ILAAHAY NA HA KU SIIYO MID KHAR QABTA
SORY WLL ANIGAA GARANAYA QOFKII AAD NOLOSHA LA WADAAGTAY EE AAD WAX WALBA USAMEYSAY OO KU XUMEEYEY. QABIGA KAA JABIYEY SUBXAANALLAH SUBXAANALLAH WAA DHIB TII UGU WEYNEY ILAAHAYNA UGAMA TAGAYO