Mar kaste oon xog helo waxaan ogaadaa in illaahay halkii igu haboonayd idhigay alxam duli allaah. Sababta aan ugaa dhi la ahay waxa aan rabana aytahay in ay wax iiga dhiman yihiin hawshaa
Ma jeceshahay barashada Qur'aanka iyo culuumtiisa ama mala jeceshahay inay bartaan caruurtadu. Kusoo biir group what's appkan🖍👉chat.whatsapp.com/CZfsKEvNtpgIQlOqSWNNWShh
Wax la barto waxa ugu muhiimsan barashada kitaabka ilaahay fadlan hadii aad diyar u tahay barashda kitabka illahay ku so biir FATXULMUSLIM ONLINE ACCDEMEY
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
Mar kaste oon xog helo waxaan ogaadaa in illaahay halkii igu haboonayd idhigay alxam duli allaah.
Sababta aan ugaa dhi la ahay waxa aan rabana aytahay in ay wax iiga dhiman yihiin hawshaa
Anogoo xaaladaa ku jira ayuu Soo dhacay muuqaalkani (جزاك الله خيرا اخي)
Khayr baan idiin rajaynaya dhamaan qof walba oo khayrka jecel kuna dhaqma ilahaay hayna soo hadeeyo amin
Sheekh Mustafe 😭😭😭😭😭
اللهم أرنا الحق حقا ورزقنا التابعه وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه
guurso saad uga ag dhawato shiikhas
@@nuur-crisaaqabshir2841 hhhhhhhh
@@fatushbbe689 hee
200k
Coming soon
💙
Masha allah sheikh Mustafa haji ismaaciil
Garaadka alle hakuu siyaadiyo mawduuc aad u muhim ah ayaad ka hadashee 🙏🙏
🧡💛💚💙💜 Thank you for sharing ♥❤
جزاك الله خيرا وجعلك الله من أصحاب الجنة آمين يا العالمين💖
Mahadsanid wllo khayr allahakusiiyo wlhi waa xaqiiqo jirta
Suldaanu culamaa and suladaanka dhalinta Allah hanii dhawro if iyo aakhiroba 🥰
بارك الله في أخي آدم
Wlhi wll wx un baan BAA faaidaa markazto wlhidaa kher aale ha ku ziiyo wll qaali❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇨🇭🇨🇭🇨🇭
kanaalkan oo aan so galy oo aanan waxba ka faa,idin ma jirtaba
ilaahay cimriga iyo caqligaba hakuu siyaadiyo wll aadan khadar
masha allah mahadsanid wll allah ku sharfo
SheeKh mustafe and Aadan sahan God bless
Adanow wlh muqalkan wahan umaleya inaad aniga kaliya igahadleyso, wlh social Media ilahey hanaga badbadiyo shartisa, wahad kaso hadasha sidi laiskaga yareyn lahaa isticmalka social Media,
MAHADSANID wall adan sahan ❤
Wlhi wa balwad social mediayuhu🤦♀️
ilahy hnga dhigo kuwo wkhtigooda ka faidysta
Aamiin
Wllhi3 adan waan sugayay mahadsanif
Mahadsanid Aqoonyahan 💪
Iyado abbahed iyo walalkeed Uur lix biloodleh inuu leyahay calooshisa la Moodo ayay ledahay Nin sixy back leh ayaan Donaya 😂😂😂
walaaahi waa run dadka waalan ayaa ugu muqaalo badan
Walahi inaa ani iga hadlayso mooday saxiib🤔 saxiib mahadsanid🙏
Anigu chanelka ama waaberi mid ahaanban sii shitaa earphones 🎧 kanah dhagahaan gashada mrkaan sheekadayda iyo wax qabadkaygah kle dhamaysto kdib waan ducaystaa oon chanelskanah waan shitaa kdib waan ku gam'aaa video gaas mrkuu dhmaadanah mkbike kaygah is xidha ba
saxiip adancalaamad xidigta wax xoog ah mad heeshay ado raali ah
Nin wax badan ka bartaY wlhi alla haku sharfo aadan
😂mise shanta bilod meysan muuqan jirin baa iga qoslisay wllhi 😂😂wey muuqata shanta bilod aadanow 😂ee kadaa 7da bil
Mansha allah
Mashaallah aadan 👏🏼
Keep going big legend wll qaliya ilahay hakugarab galo
Mahadsanid noowad dhiirigalinta
Alla hanaga qabto 90 boqolkiina aniga iga hadadjay adanoow
Mahadsanid sxb
جزاك الله خيرا
*KHADAR AADAN (SAHAN)*
Zxb Monalisa Video ka soo samee hadaad ka hadashayna ii sheeg. *Thanks for your Huge care and service wll* 💝💝⚡⚡
Thank you
جزاك الله خير يا اخى آدم
200k subscribe soon👏🏽
Dhibka ugubadan ee,Nahaystaayi waakaas baraha bulshada
waa run wllhi qaraabadii Ayu kala xidhay
Maasha alaah keep going brother
Jaza allah wLlo Adan✨
Mahdsanid bwe mcn saad noo fahansiisid waxa naga khaldan
Mahadsanid Wallo
Mahadsanid macalin
ماشاءالله تهنية ٢٠٠ ألف مشترك
Waxaan ahaY Qofkii ugu HoreeYe DaawadaY
Jasaka allahu khyr
Keep a goin
Aadanow wlhi zhp wa xqiiiqo dhab ah ilahy ha nga yelo kuwii wxku qata insha allh adigana ilhy hka jasaayisiiyo
Isticmaalka social media wax dhibaato ah kuma qabo dhanka positive ayaan u isticmala FB maku fogaado 24 hrs 5 ayaan ka isticmaala qiyaas ahaan balse youtube ayaan u badanahay isagana qaybaha wax faaiideya ayaa ka daawado iyo casharo muhiim ah
Baraha bulshada ma xuma balse adiga ayey ku xirantahay hadba sida aad u isticmaasho.
Aadan sahan waa mahadsantahay sxb sida aad markasta noo baraarujiso
Hore usoco wllo Qli adan sahan
Isbadal ayaa pa Inaga Rabaa Dhamanteen arinka adan ka hadlayna waan ka wadda simahana balse muhiimadu isbadal
Adayg adayg. Dhhhhhallleey✅✅✅
حيّاك الله يا أخي المسلم
Keep going prother beenmaaha taasi
Jazakalah Bro
Wlaky ihlahy hakubarakeyo
Mclin ani horta barahbulsada dhib igama heesto lkn game aa iwareeriyay
Nio anba pubg baa i waalay baraha bulshada maba xasuusto🤔
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
Mansha alah hore usoco
Mahadsanid
Kkkkk nin six pags leh
Hore u soco pro
Musiga magacees
Thank you so much💯🙏
Bi’iyaha bulshada!! Ereybixin/Terminology miisaaman.
2ook gaaraynaa
Wa alleykum salam
ADAN KHADAR ALI🙏
👍
Guulayso aboowe
WLL Imaamu ZhaaFici Odhaahyadiisi noosoo GaLi
Horay usoco mclin
Waalahy baraha bulshadu dhiiga iyo dhuuxa ayay inaga galeen hadaynu nahay dadka somalida
Qofkii ugu horeyi
Zxp hambalyoh 200k hore dhacbad iga sii qabtaa hanbalyada zxp adan
Waasidaa aadanow baraha bulshada haloobixiyo baa bashaha bulshada
Sxb aadan dhibta ihaysata ayaa taas ah , hadane han xumo ima hayso balse waxaan isku dayaa in ka dhabeeyo go'aan waliba .
Waayo markaad naftaada hogaamisu ayaad qoom kle hugaamin.
Waxad tahay kan ugu wax garadka badan somali
So much thanks SX.
Ma jeceshahay barashada Qur'aanka iyo culuumtiisa ama mala jeceshahay inay bartaan caruurtadu. Kusoo biir group what's appkan🖍👉chat.whatsapp.com/CZfsKEvNtpgIQlOqSWNNWShh
mahadsanid wll
Walaahi bishan oo dhan laga soo bilaabo 10ka habeenimo ilaa 6da subaxnimo ayuu wakhtiga iga lumiyay , laakiin maanta ayaan guriga ka jaray wife gii,
Hurdada iyo qoyska wax ka qaalisan ma jiro
Wax la barto waxa ugu muhiimsan barashada kitaabka ilaahay fadlan hadii aad diyar u tahay barashda kitabka illahay ku so biir FATXULMUSLIM ONLINE ACCDEMEY
Wlhie wll qaaali mrkan iri wn run baa tiri aad kula hdly micha qofka video meezhan la soo gaadhay 😥😓 hanuuni Allah
2:10 xamaam waa carabi
somaligeda waa suuli ama musqul ama kaniif
Congratulations 🎉 200k inta iyo in ka badan u qalantaa bro 😎
Sixirkaa daawadiisa anaa haya waa like isiiya liibaan akhwaan iyo subs
Hal mid baan isticmalaa waana youtube oon kadawado wixii mihiima
11:25pm wyeh waxaan islahaa 11:00 seexo dhib badanaa social media😒
Whatsapp iyo tiktok intaa ku wlaan Ani cml Lkn waqti hwen igma lumo alxmdulilah
Mahad sanid allah haku sharfo
Welcome to motivational quotes h
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin
Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
Hh taas waa soo dhigty
Walal aadan wlh waxaad kahashaday waxa tahay aqonyahay halyey ah way fcnan lahayd dhaman dhalinyarada sidad ufikirayso oobkale haday ufikiri lahayen
Runtii waxa tahay xigmadside dhiirigeliye aan aad ujeclahay Allaah ajer iyo xasanad haka siiyo wacyi gelintada
Go for ward👉
Runtii waa saxirka wa laga yaabaa xalada waaciqa manta taagan ...
Mahadsanid wll qali waa talo noloshaydo dhan anfacaysa maanta igu dambysa UA-cam iyo wats up
Walee illaah baa igasareeyee danba kamagallo mobilka allxamdulilaah
Been maaha zhp aadan 🙏