ARAGSAN CABDINAASIR | SILSILADDA DANGUUD | JAWAABTA ABDIFATAH YARE | MUSIC VIDEO 2021 (PART 2)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • ADOO TAADI DAYACAY
    DORRAATO WIXI TAGAYIYO
    HALKAAD KU AHAYD DULSAAR
    MAXAAD UGU TUMI DURBAANKA!!
    XIDIGTA HARGEYSA ARAGSAN CABDINAASIR
    OO DHULKA KU JIIDDAY XAMAR IYO JIGJIGA
    SILSILADDA DANGUUD WAA LAMA HURAAN
    MUQDISHO DAKHAR BAY QABTAA
    JAWAABTA ABDIFATAH YARE - QAYBTA 2AAD
    DAAWO QAYBTI 1AAD
    • ABDIFATAH YARE | SILSI...
    ……………………………………………
    INTAAN DURO MUUMINIINTA
    ANIGU WEEDHAHA MA DADO
    RUNTANA KUMA RIDO DALLUUN
    HADDII LAY SOO DANQAADO
    DIFAACIYO WEERARKAYGU
    DAGAALLAMA WAA YAQAAN
    LIBTANA DARAJAY U SITAAN
    DABAYLO MARBAY NOQDAAN
    -----------------------
    EREYADA: ABWAAN MUSGALAY - BURCO
    FILMED & DIRECTED BY : CJ AMIIN
    VOCAL RECORDING CABDIRAXMIIM CARAB
    PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
    ...................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    ANSHAX
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

КОМЕНТАРІ • 2 тис.

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  4 роки тому +570

    Raalli Gelin - Waxaa I haleelay Hergab Qoyan oo Kaar & Qandho Wata
    Codkaygaad ka dareemi kartaan, idinka dartiin
    waxaan ku dadaalnay inayna nala dhaafin sabtida..Guulaysta..
    ✓Share ✓Like ✓Subscribe - Thanks....

  • @Oodwayne566
    @Oodwayne566 4 роки тому +186

    Abwaaan Musgalay waan aqaan waa muwaadin reer Soomaliland oo ka soo jeeda Gobolka raga ee Burco,wuxuu inta badan ku adagyahay Qaranka Soomalilanad mana aha dadka ka meermeera oo hadalka cad buu yaqaanaa.
    Waxaynu hore ugu soo aragnay silsiladii geelaygu shanbuu ahaa.
    Aragsan Cabdinaasirnaa waa fananad fanan dhalay,oo cod tool moon.
    Viva 5 soomaliyeedba alle ha dhawro♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @ayaandagan4584
      @ayaandagan4584 3 роки тому +3

      Xamar waxay naga damsocto yaan wali iswaydiyaa 60kii ayaanu la roonay 30sanno ayaanu nabadnahye nadaaya versus Hanala sogalin🙏💚☁️❤

    • @bulshawiofficials1839
      @bulshawiofficials1839 3 роки тому +1

      @@ayaandagan4584 💚🤍❤

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 3 роки тому

      Qabiil miyaad qaran nooga dhigee.
      Hada Dhulbahante, Warsangeli, Samaroon iyo Walibo Gaexujis oo isaaqa ah ma ogolo kala go'a Somaliya. Badi Habarjeclada xita Xagjir kuma ahan Qabiilland waxa loogu yeero. Habar Awal xagee nagu wadaa?

  • @Xarago319
    @Xarago319 4 роки тому +94

    Waxan ahay rer galmudug ad bn ujeclahy rer Somaliland allha dayo wa jiirteyda ❤️❤️❤️❤️🇮🇷✊💋

    • @himilohaldhaa3347
      @himilohaldhaa3347 3 роки тому +4

      Dadka somalinimada ka cararaya miya la jirta xoolo

    • @jamilayusuf350
      @jamilayusuf350 3 роки тому +1

      @@himilohaldhaa3347 viva somaliwey baa i deeqah

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku Рік тому +1

      @@himilohaldhaa3347 Xaliimo Canbuulo inanka fikirkiisa caafimaadka qaba haku qabsan Eedo,
      Eedo markaad Canbuulada kadharagto Qadaadka iyo Caloosha habuurine Caqliga buur oo inyar idhagayso Eedo
      Carabtu waa 22dawladood waana wada Carab Jaahilad baad tahaye Luuqadu wadan maaha
      1. Isku Carab
      2. Isku dhaqan
      3. Isku Diin
      4. Isku dharxidhasho
      5. Isku Luuqad
      Hadaba ma Carabnimaday ka carareen Talaw mise adiga aya ayay Caqliga Canbuulo kaaga jirtaa Eedo?

    • @suheybmaxamed8317
      @suheybmaxamed8317 Рік тому

      ʟɪʙᴀᴀᴀxᴀɴɪᴍᴀᴅᴀ ʀᴇᴇʀ ɢᴀʟᴍᴜᴅᴜɢ ʙᴀᴀᴅ ᴜᴀᴛᴀʜᴀʏ ᴡʟʟ

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 роки тому +305

    Ree Sheik IsxaaQ xikmad iyo Suugan Ayaga Laga so gaaray Loma gali karo ree Abtigay nigu Faana o wlhiya❤️😍🙏

  • @amalali7104
    @amalali7104 4 роки тому +129

    ”Ayaxu xoolaha ma dilo” 😂😂 omg bahdilaad waynaa 😂😂😂

  • @nimcaanahmed9261
    @nimcaanahmed9261 4 роки тому +438

    Ismuujiya reer somaliland 💚💭♥️🤗🥰🤩

  • @farhanjam2773
    @farhanjam2773 4 роки тому +523

    Manshallah from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 alleh haydin xifdiyo reer abtigay somaliland viva la slnd burco

    • @dheman1418
      @dheman1418 4 роки тому +2

      Sidookalle abti noolow😍😍

    • @somalilandergirl6237
      @somalilandergirl6237 4 роки тому +3

      Sido kale habo allah ha idin dhawro Djibouti 🇩🇯 ❤️

    • @farhanjam2773
      @farhanjam2773 4 роки тому +5

      @@dheman1418 habo alleh habarakeyo slnd dhulka hooyo

    • @farhanjam2773
      @farhanjam2773 4 роки тому +1

      @@somalilandergirl6237 habo amiiiiiin

    • @hafsayuusuf7210
      @hafsayuusuf7210 4 роки тому +2

      Sido kale habaryaro😘

  • @hoodoiid9438
    @hoodoiid9438 4 роки тому +177

    Aragsan wlo waan ku wadnaa codkaaga
    From hargysa caday somaliland

  • @Dhalaaala11
    @Dhalaaala11 4 роки тому +71

    Musgalay hdu goobta joogo wlhi hdal ma leh abwaankena❤❤

  • @suldaankhadar3380
    @suldaankhadar3380 4 роки тому +327

    💪💪💪💪👑👑👑Hadad aaminsan tahay togdheer burco somaliland inay tahay nuclearka ay somaliland ku tashato love ❤️ 👈. One love all somalilanders

    • @nimconajaadsomalilandrnimc5155
      @nimconajaadsomalilandrnimc5155 4 роки тому +2

      Matasad latimi adnb war burco waa somalilandr dhaba

    • @Masdille
      @Masdille 4 роки тому +1

      Gobolka Raga Burco😁

    • @nimosahmi2433
      @nimosahmi2433 4 роки тому +1

      Murqaanka dadka kala fadhiso nuclear layne

    • @nasirsiyaddaud8510
      @nasirsiyaddaud8510 4 роки тому

      @@nimosahmi2433 😂😂

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 4 роки тому +1

      @@nimconajaadsomalilandrnimc5155 maad qoraalka fahmin wuxuu ku yidhi waa nuclearka ay somaliland ku tashato burco ee somalilander maaha kumuu odhan

  • @mahbub9024
    @mahbub9024 4 роки тому +132

    Hhhhhh Reer burco yar iyo wayn waxaanahay Dad aan loogu tagin afsoomali haday gabay tahy iyo suugaanba..... mmsnhallh my Region Burao❤❤ Jawab Baa laydinka fadhiya ...

    • @liiliijiyeliiliijiye8551
      @liiliijiyeliiliijiye8551 4 роки тому +2

      Hhhhhh oo hadii Burco lagu dhasho Dadka habarjeclo iyo habaryonis miyad wada modaysa Abwan musgale waa Nin Ciise Muse ah oo habar Awal ah

    • @sayidmaxamed8833
      @sayidmaxamed8833 4 роки тому +3

      @@liiliijiyeliiliijiye8551 Ani ciise muuse ah
      Lkn wakhtigan waanu midaysanay we are somaliland
      Arintan oo Kal mar damba haka hadlin nacabka inoo jaban indr

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 роки тому

      Back adag inaa tihiin way idiin hargiesi.

  • @hibomuse6210
    @hibomuse6210 4 роки тому +60

    💚💬❤somaliland aniga laba layguma dago💚💬❤

  • @sharaffaido775
    @sharaffaido775 4 роки тому +139

    Jwbta aragsan cabdi Nasir barti ugu haboned bey dhigtay allow Dowladena baragkesan Somaliland cadowga Ka xijaab🇮🇹🇮🇹❤️

  • @zowdamuhamoud9134
    @zowdamuhamoud9134 4 роки тому +466

    Reer Burco is moojiya 💚🤍❤

  • @mucaashak1
    @mucaashak1 4 роки тому +143

    AraGSAN C.NAASIR HUBKA QARANKA SOMALILAND HAYST0💚💚💚💚⚪⚪⚪⚪⚪❤❤❤❤

  • @nasromuumincabdulle4368
    @nasromuumincabdulle4368 4 роки тому +404

    Ani rer hiiran ayaa ahy Somaliland waan jclhy👏👏👏❤💬💚

    • @habonabdi
      @habonabdi 4 роки тому +9

      Hiiraan jecelahay wan idin jecelahay caruurtayda waa rer hiiran from Hargeisa

    • @nasromuumincabdulle4368
      @nasromuumincabdulle4368 4 роки тому +1

      @@habonabdi 💋💋💋💋💋💋

    • @fathiasaid8386
      @fathiasaid8386 4 роки тому +1

      Somalie way iswada jeceshay lkn wllo siyasad uun ba inaga dhaxaysa

    • @ayaanabdulahi601
      @ayaanabdulahi601 4 роки тому +8

      @@habonabdi aniga xateh waxaan ahe reer hiraan waxana jookaa muqdisho wllal yaasheydana hoyodood waa reer hargeiza waana jeclhy somaliland 🤍💚💜

    • @farduusxaashi2916
      @farduusxaashi2916 4 роки тому

      Nasab kaamila welcome

  • @luckys.2287
    @luckys.2287 4 роки тому +177

    SOMALILAND my home💚💬❤.
    Aniga laba laymadago!.

  • @ayaanjidible7566
    @ayaanjidible7566 4 роки тому +153

    Somliland rer abtigy one love💕💕

  • @ayancige2654
    @ayancige2654 4 роки тому +74

    Anigu waxa nahay somalilnd 🇭🇺
    Wanan u dhashay
    Wanan u dhiman kara somalilnd🇭🇺
    I love for ever

    • @darwiishboy7484
      @darwiishboy7484 4 роки тому +5

      Calamada Dadka Iska Dhaaf Ee Kaada la.Imow

  • @abdallahahmed7369
    @abdallahahmed7369 4 роки тому +249

    Mar qudha ayaa loo wada jawaabay *muqdisho* iyo *jigjiga* 😂😂😂 wax baa ka dhacay *Somaliland* dalkayga Allihii iga dhigay ayaa mahad leh wllhi

    • @teamqorraxey3749
      @teamqorraxey3749 4 роки тому

      Doqon Somali ayaad tahay

    • @AliAhmed-qy6dv
      @AliAhmed-qy6dv 4 роки тому +7

      Dadka aqoonta yar ayaa ku andocooda marka dooda lagaga adkaado somali baan ahay

    • @nourahassan2434
      @nourahassan2434 4 роки тому +8

      Runtii raga soo ciyaya wxa ku filan dumerkna somaliland mxd umalyn hadii ay marqudha hadlan geesiyashenii

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 роки тому +1

      Kkkkkk sidaasay wliba lala saayirayaaaa

  • @abdikani1964
    @abdikani1964 4 роки тому +84

    Cid danbe O Midnimo kusoo heesta in la waayaan ka baqayaa ama abwaan danboo Ereyo soo dhiiba 😂 Axeey Ax Maxd Samaysay Musgalow

    • @inacumar170
      @inacumar170 4 роки тому +6

      Wuuu ku tuntay kkkkk duriyada lagama so dondonto kkk

    • @nafiisaaxmed3779
      @nafiisaaxmed3779 4 роки тому +1

      Aniga laba laymadago waxa,an ahay,ruux digton walee 💪💪💪👍👍👍💚💭♥️💚💭♥️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🌹🌹🌹💋💯💯💯💯💯💋💋💋

    • @nafiisaaxmed3779
      @nafiisaaxmed3779 4 роки тому +1

      Waaaaw

    • @maryanabdillahi6725
      @maryanabdillahi6725 4 роки тому +3

      abwaan musgala jawbtisa sax baa la siiya abwaan xawayan ba siiya 😂😂

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 роки тому

      Kkkkkk Dadkii mrkii horba midnimda isklahaa heesaha loo qaado ayaa meesha kbxy deee

  • @nimcomahamed4014
    @nimcomahamed4014 4 роки тому +69

    Aniga laba layma dago waxaan ahay ruux digtoon❤🤍💚

  • @raanmedia5598
    @raanmedia5598 4 роки тому +41

    Waa la yaabey. Abwaan Musgalay Waan ku Wataa Allah Aqliga ha Ku barakeeyo.amiin

  • @queenxilojano8454
    @queenxilojano8454 4 роки тому +372

    Anigo waligey Somalia arkin wadanka kaliyo aan rwo inaan tago waa Somaliland wlhi rer Somaliland maad iso dhaweyneysan Dee ❤❤❤❤❤🙏guul iyo gobalnimo rer Somaliland 🇬🇶🇬🇶ciyalkeyga rer abahod💚💬❤🙏🙏🙏🙏💚💟❤

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 4 роки тому +73

    Bad'Wayn Roobki ku Da'ay Haduu Doog Saari lahaa Kalluunkaa Daaqi Lahaa Hadalna la Kala odhan Og Rabina La Kala Barryi og. Dood iyo Dagaal, Hadal iyo Halgan, Af iyo Adin, Somalilander Soomaali kuma gaadhi Karto

  • @Xamzaawi
    @Xamzaawi 4 роки тому +48

    Ayaxu xoolaha ma dilo
    Mush macquul sida caruurta
    Af somaliga abwaanku baraya🤣
    Jigjiga+muqdisho hal mar lo j
    😎😎😎 Jawabay😎😎😎

  • @Princezzasma
    @Princezzasma 4 роки тому +277

    Aniga laba layma dago anoo calanka barakysan ku hoos dhashye ❤️💚🤍 midnimo hayag maqnato I’m super proud to be somalilander

  • @muniirmaanka3233
    @muniirmaanka3233 4 роки тому +405

    somaliland guul inshallah from muqdisho Somalia 🇸🇴

    • @xamdixiiis5410
      @xamdixiiis5410 4 роки тому +25

      Hana shegan rer muqdisho matihide viva muqdisho guul wcn insha allah

    • @YOUTUBE__SACAD
      @YOUTUBE__SACAD 4 роки тому +14

      Ilmo amxaar nacamleeye xamar ha sheegan shuuba ku dhashee🖕🖕🖕

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 роки тому +2

      @@UA-cam__SACAD
      Dhilaa ku xaartee ninka xaniinyaha uga fuq ncdal ba tahee!!

    • @YOUTUBE__SACAD
      @YOUTUBE__SACAD 4 роки тому +4

      @@Who_are_you900 Asi iyo adiga anaa idiin waso shuubo idiin dhashee ilmo amxaar nacaladii ku dhashy was 😁😁

    • @asoumabdikarin388
      @asoumabdikarin388 4 роки тому +3

      Muniir maanka mahadsanid wllo sharafi waa korkaaga😍🤴🙏

  • @anfactopfilms923
    @anfactopfilms923 4 роки тому +67

    🟢⚪🔴viva Somaliland dadkii dhiiga lahaa

  • @najmafaraxzan5421
    @najmafaraxzan5421 4 роки тому +185

    Reer burco hadaan nahy gooni isu taaga naf baan u bixinaa
    Viva reer Somaliland

    • @fathiasaid8386
      @fathiasaid8386 4 роки тому +2

      Illahay inama bada wllo diib umidow

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 4 роки тому +2

      Anigoo ah Garxajis ( Habaryoinis) kuna nool Ceergaabo. Midnumada Umadda Somaliyeed waa Muqadas.

    • @amaljacayl4556
      @amaljacayl4556 4 роки тому +1

      @@Shimba-uh2lx hanag Sheegan magac malah waxad tahay Ardaydi sheikh isaxaaq ee meel biyo leh eego indr midnimo way dhimate adigu shaqsiyadad u hadal rer ka kama masuultihid yaab weeye magac iska dhig

    • @raaqiyajanno861
      @raaqiyajanno861 4 роки тому +2

      @@Shimba-uh2lx Hana sheegan habar yoonis lahaan saddexda qole daga ceeigaabo waligy waxaad ku hadlayso qof ku hadla a nagama dhalan sheegtyay

    • @Sagacypher
      @Sagacypher 4 роки тому +2

      Najma Faraxzan reer burco waxaan gaajo iyo dandaro ahayn ma hayaan... habar awal haday jawaabto gar bayba ahaan lahayd..... adigu miskiin xabsiga caanaha ku cabo baa tahay hhhhhh

  • @aslimahamud2101
    @aslimahamud2101 4 роки тому +26

    Somaliland wan dad nabadoda uhelan mashaallah rer abtigey wa goob from garisa

  • @nimomohet5537
    @nimomohet5537 4 роки тому +66

    Aniga laba layma dago dadkygii rer somalilnd one love jamhuuriyda naga bdn💚💭❤💚💭❤💚💭❤

  • @sucaadmaxamuud4269
    @sucaadmaxamuud4269 4 роки тому +230

    Waxan ahay ruux digtooon
    Waleeee somaliland 💚🥚❤💚🥚❤

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 роки тому +347

    Somalillandr nimo aya iga badan 💚💭❤

    • @shakirahmedcn8897
      @shakirahmedcn8897 4 роки тому +4

      ❤👑 mnshalah Allah

    • @marwaibrahim8484
      @marwaibrahim8484 4 роки тому +1

      Somaliland welig ba mit hadi mar qaldant ooa cadao marlabat dagmayo faqsch holel

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 4 роки тому +4

      @@marwaibrahim8484 Af somaliga so baro walal kumaba fahmin waxad ka hadlayso

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 4 роки тому +2

      @@shakirahmedcn8897 ❤🙏❤

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 4 роки тому

      @@marwaibrahim8484 mxad kahadashay bal

  • @ismo_official
    @ismo_official 4 роки тому +57

    Reee soomaaliland is muujiya

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 4 роки тому +131

    Jawaab tan way dhaaftay
    Hubka ha dhigaan midnimo doonku o halkaa ha isku dhiibaan ileen waqooyi uso jawaabi kari maayaane 😂🤚
    🔴⚪️🟢Somaliland forever 🔴⚪️🟢

    • @Masdille
      @Masdille 4 роки тому +4

      Hhhh walee Hubkaasi waynu ridnay Lkn Mid Adag bay Soo rideeen Waxaana kolba u jawaabaysa Dawlad deegaanka Ethiopia Waabaynu ognahay inaanay Koonfurtu suugaan aqaan Ee Niikaday yaqaanaan

    • @asmamoh7395
      @asmamoh7395 4 роки тому +5

      @@Masdille ma lacag ayey inagu qoraysaa inaga. Waynu usoo miisaynaa uun
      Inagu dhiranaan uunbaynu ka qaadayna silsiladan

    • @Masdille
      @Masdille 4 роки тому +2

      @@asmamoh7395 Hhh Haaa Dee idinkii baaba Ragii Garaacaye maxaad u malayn dumarka
      Hablo geela dhicin kara
      Hablo weerar gali kara
      Hablo geesi dili kara
      Gayi kale ma joogaan
      Viva Somaliland

  • @shaaficiibraahim-maxamud128
    @shaaficiibraahim-maxamud128 4 роки тому +87

    Ayax xoolaha mqdilo heesta intaa qudha Yaa mqcne way samaysay Hadaan abwada Soo burqadaana Waxa kalaaba Soo bixi
    Soomaliland guul wayn Baan kujoognaa

  • @mushtaakahmed1649
    @mushtaakahmed1649 4 роки тому +45

    kawran dib ucurashadii Aragsan Abdinasir💚💭❤

  • @anfacmire7163
    @anfacmire7163 4 роки тому +31

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇹🇯🇹🇯🇹🇯somali meel walbo e joogan i love u❤❤❤ wlhi Allah bogena burcaad iskumariyo inasha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nimcanmohamed652
    @nimcanmohamed652 4 роки тому +21

    Reer Burco Awoodi Qarankaad Tihiin💚💬❤️

  • @usamailaahayjanadahakeeyoh7967
    @usamailaahayjanadahakeeyoh7967 4 роки тому +375

    Soomaalinald yaa ah taageersan abwaan mus ga lay cabdi laaahi xawayaan Waa LA ga yaa bi yay lake ii saar hadaa tay soomaaliaand

    • @higsigabulshadhigsigmedia7153
      @higsigabulshadhigsigmedia7153 4 роки тому +2

      Hees wan ku haysta

    • @6tgyct5gg24
      @6tgyct5gg24 4 роки тому

      😡

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 4 роки тому +3

      Inow garadkaga maran yahay waxa i cadey neye markad tidhi bad weynta markow rob kudoo hadow dog sosari laha kalunka daqi laha maxa ugu tume durban kunoqo garadka markale
      Dadubteyda gara oo idhig dhagto
      Anigu yan ahay hortaa
      Sow dhigagi ma ahi
      Saban sabanki tagey iyo
      ila yamanta sow cadow ima dashanaye carur iyo cirole igama marin dhunki komow habsan
      Mahmahyo gud aya tidhi
      Far kaliged fol madhaqdo
      Aqligi adi kamaqan walalka kuhaye hadad idinka gacmaha Aad is qabsan anigu aad iga rawin
      Gule gule inoqon
      cadowgan Igu naban hadana i ila shaday
      iga maray carurti iyo ciroleba aar ligi kuu habsaday
      wax ban la gocnaya Idil loo ida shaday Xasus tey kabixin soyalki somali nimadi dhaqan keynu laheyn hashi man deeq aheyd dadkeynu ku can ahaa Somal aynu malan jirnay away ma fid mer iyo mahla cunay sowta wali aynu jogna tariqda wey ina qoriye somalay aynu isdaba qawano anigu mid niman donaya dadubteyda gara o fahan🇸🇴🇸🇴🤴🏽💯💯😍😁❤️💐ABDI Askari TUBE iga hoo jawabto igagarsi
      Anigo dhigeygu yahay labada rerba muqdisho iyo hargeysa qof hoyadi iyo abahi iney kalatagano ay kala gurtan qof rabana majiro
      abwankana rer jigajiga na Somalia weyane hadeyna anayka gacmaha isqabsano aynu turin cidna u turimeyse Halkey nabada inaga jirta aynu gobne
      An is daba qawano somalay magaraten
      Ilma aderayal marbey ino rumowi riyadene aynu israci insha allaah ee
      Somalia 🇸🇴 hanolato o ha isracdo gul wacan 🇸🇴🇸🇴🤴🏽💯💯❤️❤️😍😍😁💐💐💔🤲🏻😭😭😭

    • @nafiisamohamoud8892
      @nafiisamohamoud8892 4 роки тому +3

      Wlhi dhiigay idhaqajisay

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому +4

      Viva somalilandar ❤⚪💚

  • @hipakkhadar5845
    @hipakkhadar5845 4 роки тому +34

    alaaaaylaheeeee somaliland erayo laguma gaaadho💚⚪️❤️

  • @ridwaan9157
    @ridwaan9157 4 роки тому +50

    Adigu daantaad jirtiyo
    Ka waran dib u curashadii
    Dadkii ma heleen xurriyad 🇪🇹 ?

  • @mobileitel1620
    @mobileitel1620 4 роки тому +10

    Somaliand dhulkeyga hooyo allow dhowra fanka lagum gaadhayo hargeysa somaliand guul iyo gobonimo ku waara inshallah dhulkeyga hooyo allow dhowra 🇮🇹💪 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @hamsek2677
    @hamsek2677 4 роки тому +31

    *Ayaxu xoolaha ma dilo*
    *Eesh qiyazak abwaan afsoomaliga baraya abwaan kale*
    *Musgalay hanti qaran* 💚⚪️❤️

  • @amiinabdihakiim8669
    @amiinabdihakiim8669 4 роки тому +97

    Somaliland 💚💭❤️ ictiraafkii sugna waaka soo widh widhaaya

    • @maryancuud2548
      @maryancuud2548 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣

    • @amiinabdihakiim8669
      @amiinabdihakiim8669 4 роки тому +3

      @@maryancuud2548 maxa ku qososhey wllo wax lagu qoslaba ma odhane

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 4 роки тому

      Wiilka aad dhali doonta izna wakaa zoo widh widhi umbuu zo qori dooona

    • @amiinabdihakiim8669
      @amiinabdihakiim8669 4 роки тому

      @@nasriali6733 adhi baa tahay xooloyaw 😂😂😂

  • @muhammadomar5882
    @muhammadomar5882 4 роки тому +39

    Viva Aragsan Macalin Caydiid by Abwaan Hage

  • @abyaislamofficial6132
    @abyaislamofficial6132 4 роки тому +129

    Somaliland mashallah wlhi jawab runa ayad nasiseyn guuleysta ana noso duceya

    • @kawzarcaydiid358
      @kawzarcaydiid358 4 роки тому +1

      🤩🤩

    • @barwaaqohasan3205
      @barwaaqohasan3205 4 роки тому +5

      Waa ka qaliga saliimka ahi

    • @barwakoahmed5515
      @barwakoahmed5515 4 роки тому +2

      Allah haku sharfo wlo khayr ban idiin rajaynayna marwalba

    • @laylaomar5745
      @laylaomar5745 4 роки тому +4

      Xbbt wlhi wan idin jecelnahay ducadana wad naga mudan tihiin dhimacaygi kale iyo dhuxi dadkaygow dhawaan waydun heli waxad dhawranaysaane 🥰

    • @hajibarut9920
      @hajibarut9920 4 роки тому +2

      Inantaasi waa inan aad u qalbi vcn tolow miya la qabaa walal aan kuso doone ii sheeg hadaan lagu qabin 🤣🤣 Dhalasho Somaliland ah baad u qalantaa ❤🤍💚

  • @mohhaazhijr.764
    @mohhaazhijr.764 4 роки тому +19

    Somaliland ✔️💓☑️🖐️👉🌃guul inzhalaha I'm from Jarmany perlina ku dhazhay ku barbaaray uzhaqo tagay I'm somalilander

  • @najmaizmael
    @najmaizmael 4 роки тому +65

    Adigu daantaan jirtiyo ka waran dib u curashadii dadkii ma heleen xoriyad 😂😂
    Meelbu kaga so hadhay abwanku.
    Somaliland waligeedbayna la midobayn somalia, marbaa lay dageee miyaanba halkaan ogaa ku noqon.

  • @nimcoabdi4148
    @nimcoabdi4148 4 роки тому +110

    Guulaysta somaliland tayda 💚🤍❤

  • @dhoobleyare1750
    @dhoobleyare1750 4 роки тому +82

    Somaliland lagu ma gaadho fanka viva abwaan musgalay iyo gobolka ragga

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 4 роки тому +12

    Afkaaga caano lagu qabay aragsan qurux iyo cod rabi ugu deeqay abwaanka midhaha lehna waa mujaahid👏👏👏

  • @faraxdagan7507
    @faraxdagan7507 4 роки тому +19

    Dadkii ma Helene xoriyad 😂😂😂buuriba lagu tufay Somaliland burco gobolkaygii ❤❤❤

  • @nafiisamohamoud8892
    @nafiisamohamoud8892 4 роки тому +8

    Inta sugaysay abwaanka reer burco mustafe musgalay Alle haka Abaaliyo runtaad ku qotomisee MashAllah Somaliland Allow dhowr

  • @hnvolgs8245
    @hnvolgs8245 4 роки тому +21

    Axsan waan doonaayey abwaan kaa in afka la goost❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    Aragsan c /naasir macalin Caydiid iyo karbaashka waa wataaa

  • @hanaadibinucarab1496
    @hanaadibinucarab1496 4 роки тому +37

    Aniga laba layma dago 💚💭❤

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 4 роки тому +56

    Adigu ka waran daantaad jirtiyo dadkii ma heleen xuriyad?😂😂dhulkuu idinku jiiday abwaankasi😃👏

    • @Asiya_ismail2024
      @Asiya_ismail2024 4 роки тому +4

      Xaqiiqa weya jawaabt waa wada suugan Nacabka Darbiyada Haa jiidha soomaaliland wela Faana iyo dagal Lagu gadhiina 💚🤍❤✌

  • @hamzikzaed1698
    @hamzikzaed1698 4 роки тому +48

    that's my girl ❤️💭💚 viva somaliland

  • @hafsahusein8634
    @hafsahusein8634 4 роки тому +16

    Wlhy heestan waan kahelay waayo abwaanka heestan sameeyy wuxuu Jason head gobalki raga oo reer burco waxalamoda inabay hadalka laftigiisa ladhasheen waayo waa wada xikmad buuxda waaaaw 🥰🥰🥰👏👏👏 muqdisho laylisbay udireer reer somaliland kawaran dadkii maheleen xoriyad 🤣🤣🤣

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому

      Ana u Jwbayee Wali mey Heline Waan Ranaynaynaa
      F:hrgeisa😂😍

  • @haniclraxmaan8381
    @haniclraxmaan8381 4 роки тому +67

    😅😅😅😅 walee wanku hasta silsilda somalilnd guul iyo gabonimo

  • @HAARISH143
    @HAARISH143 4 роки тому +221

    𝐍𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚 𝐣𝐢𝐢𝐝𝐡𝐨
    𝐂𝐚𝐝𝐨𝐰𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐚𝐣𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐲𝐨 🅥🅘🅥🅐 🅢🅞🅜🅐🅛🅘🅛🅐🅝🅓 ♥️💚🤍

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 4 роки тому +10

    Wewewe alaylehe wu u dhameeyay
    Hoygiii murtida hargesia hadhwanaag❤❤❤❤❤

  • @7star794
    @7star794 4 роки тому +15

    Jawapta danbe Ee jig-Jiga ayaan u fadhinaa markale
    From Jig-jiga ✋❤️💯

    • @hamzefaizal2618
      @hamzefaizal2618 4 роки тому +2

      Badan maxa ku galiyey adigiba lagu heystaaye iinder

    • @barwakoahmed5515
      @barwakoahmed5515 4 роки тому

      Waan idinka sugayna hno dhib malaha waxa idin sugaya wa hoygii murtida iyo madada daalada soo dhawada gacalkayo

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 4 роки тому +11

    Well done sister, you hit the nail on the head, thank you.

  • @sahracige1099
    @sahracige1099 4 роки тому +62

    Soomaliland guuuuuuuul iyo gobanimo aragsan wan kusalamay

  • @poqoradareersheekhisaxaaq8601
    @poqoradareersheekhisaxaaq8601 4 роки тому +120

    Dadkii ma heleen xoriyad ?
    Hhhhhhh rer jigjiga maxaa tolow badan galiyay iyaga waxba laga waydiin maayo somalia iyo somaliland

    • @mahiigaanproducts3370
      @mahiigaanproducts3370 4 роки тому +13

      Waa runtaa waxba nagama galin somali land iyo koonfurba balse dhibkiinii iyo qaxoontinimadiini yaa naga badatay waxa jigjiga ilaa gaarisa yaacaya waa kuwa soo qaxay iyo kuwo baasboor raadinaya sidoo kale hadana waxan uxiiso qabnaa hdn ogadeen nahay qaybta gabayada iyo iamaan dhaafka kuxeeran silsiladaha maadaama markasta guusha aan qaadno murtiduna aan unahay wabi burqanaya

    • @poqoradareersheekhisaxaaq8601
      @poqoradareersheekhisaxaaq8601 4 роки тому +18

      @@mahiigaanproducts3370 somaliland oo quxuuntiya xageed ku aragtay ragga jigjiga kula joga ee kaso jeeda qabiilada somaliland sida isaaq iyo samaroon wa ragg deegankoodi joga jigjigana kama xigtid quxuuntina kuma aha ethopia
      Ma fahantay

    • @hamseabdisiraad6492
      @hamseabdisiraad6492 4 роки тому

      Dee waa jibo

    • @hamseabdisiraad6492
      @hamseabdisiraad6492 4 роки тому +9

      @@mahiigaanproducts3370 yaa murti halka laga helaa waa somaliland midakale dhul soomaaliyeedka ogaadeen kaligii malaha ee badan kabaxa niyaw

    • @hoododayib1422
      @hoododayib1422 4 роки тому +18

      Khaalid Sayid hhhhh ma Adaa hadla wll adoo jigjiga jooga oo casarka amxaar ul kugu seexiyo is xoree horta naftu marbay baxdaaye 😂😂😂 passport kana Ethiopia 🇪🇹 ayaa loo soo doontaa Ee adu shaqo kuma lihid wll la haystayaashu yaanay sheegan awood aanay lahayn 😂😂😂

  • @xaqdhowrofficial8218
    @xaqdhowrofficial8218 4 роки тому +8

    hampalyo abwankeyna iyo xidigteynaba iyo dhman shacab weynaha jamhuriyata barakeysan wan ogaa af iyo adinta inad mel an wax kusari karno horay ban usoconaa

  • @amish6126
    @amish6126 4 роки тому +8

    Abwaanka heesta sameeyay 100% abwaan buuxa
    Codka 100%
    Inanta 100%
    calanka somaliland 1000000000 💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @salmaanabdi841
    @salmaanabdi841 4 роки тому +77

    Hayaay oo yaa reer koonfureedku u macnayn erayada miisanka weyn leh? Jig jiga iyadu bad bay gashay ee tolow yaa ka saari doona tolow?

    • @muniiryusuf9994
      @muniiryusuf9994 4 роки тому +2

      erayadu miisan way leyihiin lakiin afmacaan waxa dhaama calool saafi ah takale jigjiga waa badweyne yeyna kuqaadin

    • @naasibazal2529
      @naasibazal2529 4 роки тому +5

      @@muniiryusuf9994 dawgoo laga leexiyo dib loo celiyaan aqaane dushay ka rarnaynd muddo jigjigi way dalanayde haday dagtay waa nasiibe hadaad calan dawataan maxaad dalkale u tihiin?

    • @muniiryusuf9994
      @muniiryusuf9994 4 роки тому +1

      @@naasibazal2529 Durbaan tumashada iyo doonida xidhan ee doc ay usocoto la aqoon walee somlnder baa lga heli

    • @naasibazal2529
      @naasibazal2529 4 роки тому +3

      @@muniiryusuf9994 wacnaan lahaydaa inaad fahanto dulucdayda iyo u jeedadayda durbaan tumasho lahayne

    • @muniiryusuf9994
      @muniiryusuf9994 4 роки тому

      @@naasibazal2529 Inan dawado calan dalkena ahaado durrufta itiriye adigu calankad dushada sudhay ee dunida lga aqoon iyo ictiraaf riyo kunoola oo wadadiisi laheyn bal maxaa gole kadirirka iyo hdalada deelqafka idinku wacan

  • @salwa8962
    @salwa8962 4 роки тому +70

    Somaliland my house 😍😍😍😍😍

  • @khadanali127
    @khadanali127 4 роки тому +50

    Waa sidaa aragsan shergtey iyo abwan geesiya Musgale

  • @juweeriyahaybe1065
    @juweeriyahaybe1065 4 роки тому +43

    Viva somaliland hhhhhhh🤣😂ninki iska had low iska hadal

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 4 роки тому +20

    Anaka laba jeer leymana dego viva somaliland ❤️

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 4 роки тому +5

    Adigu daantaad jirto ka waran dib u curashadii dadkii ma heleen xuriyad miyaa runta lagu dilaa dibnuu ma karaan su aal waa nasiib daro dad xor ah dad aan xor ahayni soo farageliyaan
    Somaliland hore u soco 💚💬♥️👈👏👏👏👏👏

  • @chumcaleadam9685
    @chumcaleadam9685 4 роки тому +21

    We are a nation 💚🤍❤ somaliland💪

  • @abwanzaki8498
    @abwanzaki8498 4 роки тому +74

    Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 3k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan3k

    • @xawaali1026
      @xawaali1026 4 роки тому

      Aamin alh ka madooweyo wlla qali ah alh qalbiikaaga waxa ka kheer badan alh kugu badalo yaa raxaman

    • @ahmedzaabir1600
      @ahmedzaabir1600 4 роки тому

      Walalkey ilahaye haa Ku barakeyo

    • @nadacumar4164
      @nadacumar4164 4 роки тому +1

      Siciid taariikhi fanaan aan taageero ayaad ahyd badal khayr qabaa allaah haku siiyo 💚

  • @nasriinsomaali4937
    @nasriinsomaali4937 4 роки тому +10

    M.a waa silsilad ka turjumeso xalada kusoganahy hda guul somaliland from mogdshu cdey
    Mogdishu daqarbey qabtaa saxiix wlh kuwii kakabsada allaha naga dhigo silsiladan wey qima badantahy

  • @abdiali6149
    @abdiali6149 4 роки тому +16

    ♥️Muqdisho🇸🇴
    ♥️Hargeysa 🇭🇺
    ♥️jigjiga intan ana ku nool kuna faano inta ila qabto ismuujiya 🇬🇶
    ♥️Garisa🇬🇶
    ♥️Jabuuti🇩🇯

  • @ملكةالقلوب-س2ن
    @ملكةالقلوب-س2ن 4 роки тому +1

    Allah yacizak Abdi Askar.... xaqiiqadu wataaa👏👏👏👏👏👏 Xidigtayada Allaw daa😘😍🤗 Midnimo ka dheer Somaliland💚🗯❤✊

  • @abqaalofficial1084
    @abqaalofficial1084 4 роки тому +37

    Fanaanada aragsan oo nugliyeer ku RidaY JIG JIGA WLSHY INAGA LAYNAMA DAGEE BAL AYNU EEGNO WAXAY KAGA SO JAWAABAAN SU AASHAA

  • @matantaofficial1543
    @matantaofficial1543 4 роки тому +7

    Next isoso adkayn somli odhn abwandede hayso soo racaan hanala tartaman hadanahay Somaliland iyo abwanedeeda❣️🤴

  • @najmaluula1800
    @najmaluula1800 4 роки тому +29

    somaliland ha nolato dhaga ugu rida ugu rida inay dip udhacayn midnimo
    aragsan abdinaasir macalin caydiid boqorad codka haysa masha alllah il iyo cawri ba law dhaskad katun tay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪

  • @munacisman5891
    @munacisman5891 4 роки тому +6

    Ww abwan Musgalay xirsi lomagali karo midnimo ha maqnato from somaliland Togdheer 💚💭❤

  • @nacimaduriyada9829
    @nacimaduriyada9829 3 роки тому +11

    Duriyad 💚💨❤goblka raga hadanunahy maa qadano jileca aniiga labo layma dago Waxan ahay ruux digtoon

  • @sukhra7975
    @sukhra7975 4 роки тому +4

    masha aallh alle cadawga ishisa haa kaa wee ciiyo aragsan wallo afkaga cano lagu qaabay guul guul guul somalilanad💪💪💪💋💋❤

  • @yacquub1630
    @yacquub1630 4 роки тому +31

    *Dadkii ma heleen xurriyada ?*
    *Cagdheerey imtixaan culus baa idiin yaalla*

  • @galdileibroz8473
    @galdileibroz8473 4 роки тому +72

    Somaliland ♥️♥️💖💙👑👑 one and only country

  • @dheman1418
    @dheman1418 4 роки тому +2

    👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍💚💬❤saxeex weeye aragsan 😘😘iyo abwaankeena guulwacan😍😍

  • @afrahfaarh1693
    @afrahfaarh1693 4 роки тому +23

    SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO ILOVE ❤🤍💚
    SOMALIA HORUMAR AYAAN URAYJAYNAYA midkasto rabi ha barakeeyo

  • @hoodomaxamed4349
    @hoodomaxamed4349 4 роки тому +31

    Somalilan guul abid ku nolaada dadkaygii iyo dalkayaga ❤💖💋

  • @wahelkanolosha9588
    @wahelkanolosha9588 4 роки тому +94

    War somalinimo ku walteene ma dhacyso ilaa qiyaamah Somali ha barido somaliland
    Dad aan ku doonayn lama karo somaliland way tashatay

    • @hafsomahdi7454
      @hafsomahdi7454 4 роки тому

      Walal qabyalad iyo cuqtat waxba ma tarayso waxa nahnay tatka bari wadanka sugayso e ilhy qulubtina burcad hana wada mariyo insha allah

    • @wahelkanolosha9588
      @wahelkanolosha9588 4 роки тому +2

      @@hafsomahdi7454 qabyaladi ma jirto wll ee Somali iyo somaliland in kal noqon Somalia ka xuntahy

    • @y.a1903
      @y.a1903 4 роки тому +1

      @@wahelkanolosha9588
      Wll Kama xume somaliya ee sida lagugu shubay in qorax cusub iyo doog noqoneyso .... Baa isagana logu shubay in cadow yadii ka fa ideysandonan " mxay idinka galay somaliya la dagalamenaa " "mxa idinka galay Somaliland ladagalameynaa" awalkii hore sida carabaha la oran jiray Banu noqoneyna wataa anu aragnay mesheey ku danbeysay. Somaliya oo mid wxay noqon karta Chine oo kale sababtooh wadad karti leh ... Dunida intas bey ka baqaneysaa, balse Insha Allah rageeddii Banu sugeynaa shacabka dib u heshiisiin u furi lahaa iyo maxakamado Bulsho danbeydii ku qirteen ... Hadey ka cafin Iyo hadii kale iyga ayey u talaa.

    • @deeqoabshir3720
      @deeqoabshir3720 4 роки тому +1

      Walalo cunugna hooyadiis kama maarmo hadii uu casiyay macaa anaga idin dhaafnay hadan somaliwayn nahnay ee idinka basaboorka iyo shahadada noo dhaafa dadkiinaan muqdisho dhoobana naga kaxaysta oo labo aflahaa markii ay hargaysa joogana somaliland ku faanaya markay noo yimadana dhahaya waxaan nahnay dadkiina war somalilan hal af la imaada😂😂😂😂

    • @ubahmohamedtshabalala2808
      @ubahmohamedtshabalala2808 4 роки тому +1

      😂😂😂😂 somaliland ha barido ictiraf 😭

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 4 роки тому +105

    Somaliland duco io habaar tona uma bahna😍💯 lkn muqdisho wllo waynu nahey ee kala 2 dal ayeynu nahey midas ogada jaarkow 😹👍

    • @asmamoh7395
      @asmamoh7395 4 роки тому +4

      Exactly laba dal ayeynu nahay lkn is jecel. Yan la isku soo meeraysan

    • @abdeek_.othman
      @abdeek_.othman 4 роки тому

      @@asmamoh7395 thank u wll caqliga ha wayin😊❤🙏

    • @fardowsamohamud5508
      @fardowsamohamud5508 4 роки тому

      @@abdeek_.othman wall runta man isku shegno ileen somali baynu nahaye wana la is ogayahe somaliland ma dal madax bananba

    • @asmamoh7395
      @asmamoh7395 4 роки тому +3

      @@fardowsamohamud5508 Wuxu yahayba waa waxa idinku idhi 30sano intay somaliland maqantahay. Guuli waa weli ee aduu labada runta sheeg maxa hadananu madax banaanay. Nakiin daba dhigay mad na daysaan ileen dalba ma nihine 😅

    • @fardowsamohamud5508
      @fardowsamohamud5508 4 роки тому

      @@asmamoh7395 hhh xbbti wxad ku godan binin hysan sidaas darted baad ictiraaf beena radisan anagu wan idin jecelnahay ilen walalhy somaliyed oo dhiigyo dhecaan aan wadagna tihiine
      Insha Allah waxa kaliye anku duceya mrkasto waa somli oo mida maray noqotaba nabada iyo cafimaadka iyo mugdisho iyo hargeyso mida insha Allah

  • @khadardayib2672
    @khadardayib2672 4 роки тому +17

    💚💭♥️💪 guul Somaliland

  • @kingabdullahi8367
    @kingabdullahi8367 4 роки тому +7

    Waan jecalahay Dalka somaliland Dadka somaliland iyo Qadiyadooda Idin ma waayo Gacalayaal From Xamar cadey 🇸🇴
    Reer Abtiyaashey wiil waa Abtigii ❤🤞🏻

    • @galoolmaraa4949
      @galoolmaraa4949 4 роки тому

      KING ABDULLAHI soo dhawaw habo waanu ku jecelnahay waa wadankaagii

    • @kingabdullahi8367
      @kingabdullahi8367 3 роки тому

      @@galoolmaraa4949 sidoo kaleh habo mcn GUULEYSTA WALIGIIN LIBINTA DARAJO AYAAD U SIDATAAN GACALAYAAL. ❤

  • @ilhaanofficial7941
    @ilhaanofficial7941 4 роки тому +11

    Abaayo iyo aboowe hadaa qoraalkaan arakto isoobooqda un igaarsiiya 3k oo kaliya abaal ayaan niigaga heenaa 🙏 🙏👍

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 4 роки тому +17

    Waa caynkaa. Viva Somaliland.

  • @jabro5884
    @jabro5884 4 роки тому +7

    Firs coment
    Love tayda mad isartan🥰

  • @farihaosman4769
    @farihaosman4769 4 роки тому +16

    Wale rer somalilandba lagu gaadhin fan dadkaygi nolada❤️

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 4 роки тому +2

    Waah waah waxasa ideeqa abwaan muskal caqliga alh hakuu siyaadiyo war hada soodhacy kii yraa ee c fataax yare dhakhtarkii cabdi askr waxba waa logu waban kari wayay ilaa dibada loodir ay waxn lee nahy allh hacafiyo isagaa badwayn ka da wayn isku dhexgaly via my country somaliland💚💭❤