Ilaaha runta og.Ilaahey ha caawiyo.Faarax si kastuu u fiican yhy Naftaada ha wada siinin hadadawoodona shaqeyso ha u fariisanin wa intaasu cido kaaga tago.
Subaxana allahu akabar xabiti qaliyeey nacaladu waa qalad ee iska joji qof musalin ha dhihin nacaal kuku talo waa debi weyan. Adigana culeska allah kaqado qeer badan allah ku siyo waxii ku qeera allah ku sahalo ee sabir xabiti guul baa gari inshaa allah qeer badan
Hooyadaas waxaan jeclaan lahaa in ay caruurteeda u naxdo oo hortooda aysan ku ooyin maxaa yeelay waa murug iyo ma hadho aan weligood dayneyn. caruurtu waxay jecel yihiin in hooyadood faraxsan tahay. Abaayo ninka ma aadan dhali ee iska celi oo ha u calaacalin xayawaanka aan damiirka lahayn. Laakiin ilmaha yar yar ka ilaali murugada iyo in ay cuqdad kaaga koraan.
yaabka adunka quranka in lagu rumaysaanaayo bay moodaysa oo quranka bay rabta in ay ku qaraabato jarertan wan ku qosla wa bila abaal jarertan waayo dalka finland oo nabad iyo nolol siyaay uma ducayso ee somalidi so kufsatay bay u ducaysa ama iska gaada yaabka adunka ilen jarer wa bila aqli wana bila abaal( i love finland and israel ❤❤❤)
ua-cam.com/video/OTFPIrj3tV0/v-deo.html
ASXAABTEEYDA SUAALAHAAN WELIGAA MA IS WARSATAY? SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMIN MAHADSANID!
Ilaahayow u gargaar hoyadas ufududee imtixanka caruurtasna qalbiga uqabooji yaa Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Thank you sister amen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hooyooyinka Somalia Allaah SWT ha u gargaaro dhamaan tood.
Subhaanallaah
Gabadhaan aad ayaan uga calool xumaadi dhibka heesto maaha dhib yar ninkii qabay ayaana sidaan yeelayo Allah badbaadiyo maskaxdeedana Allah uxifdiyo awlaadana Allah udhowro ilmaha waa leyga qaadan rabaa ayee dhaheese waa calool xumo weyn walaahi
Masha Allah ❤❤Thank you Nimoc
Masha Allah❤
Maasha Allaah abaayo Niciimo runtaa waaye caqliga alle hakuu barakeeyo.
Ilaaha runta og.Ilaahey ha caawiyo.Faarax si kastuu u fiican yhy Naftaada ha wada siinin hadadawoodona shaqeyso ha u fariisanin wa intaasu cido kaaga tago.
Asc abaayo samir qaali
Waan kula murugooday
Waxaatahay gabar soomaaliyeed oo qurxoon
Alaaha kuu daaya qabiil iska daa kurso ilmahaaga
Waa imtixaan nolashu subhaana laah
Nacimo abayo wadanka zambia ladaho ayay jogta.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ALLAAH haugargaaro hooyadaa iyo hooyooyinka kalee dhiban
Abaayo waa runta❤
Allaha dhibta haka dul qaado
gabadha walaasheen ah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Subaxanallaha allaha ku fudeeyo lakiin waxa lobahanayahaya inada ilmaha uu naxarisatin 😢😢😢
Aniga waxaanu msleynayaa in fuyuus ku raadinayaan maxaa yeelay qof caafimaad qaba oo sharaftiisa ilaashznayaa sidaan oo kale umma dhaqmeen
Aamiin Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin
Ameen
Nacimo.ayada shiikhalah
Subxaanallaah💔💔 illaahoow xaqa ku hanuune umadda soomaaliyeed 🤲🤲🤲
Miskiin ilahay bari Abaayo Ya Allah😢😢
Aamiin
wcs wlc Abaayo❤🙏👍👍👍👍
Amiin yaa rabi ilaahay ha ku caawiyo abaayo
Waa run carruur dan kama leh nimanka qaar sababtoo ah markay ay kala tagaan naagta qaar baa dhib u eegin carruurta.
Allaha Soomaali Asturo .
Naciimo Jzakillahu Kheyr.
Waa waanisay waano haday wax tareeyso.
Walaal aad ayaan uga xumaaday, maalin kasta waagii barya dumarki Soomaaliyeed ooyin iyo diif walaalayaaloow kor isku qaada oo qiimihiina garta. Luul walaal aad ayaan kuu salaamayaa!
subxanalhi allha ha xifdiyo caruurta somaliyed aniga waxan umurgaya caruurta 😢😢😢😢
Subaxana allahu akabar xabiti qaliyeey nacaladu waa qalad ee iska joji qof musalin ha dhihin nacaal kuku talo waa debi weyan. Adigana culeska allah kaqado qeer badan allah ku siyo waxii ku qeera allah ku sahalo ee sabir xabiti guul baa gari inshaa allah qeer badan
Qeyli dheh abay sifiican uqeyli naagahan somali dulmiyey wada xambarsanyihin Ilaa Man Raxima saasey isuwada qaawinayan
Abaayo ooyinta waxaa ugu wacan dumarka qaar gacantoodaa maranoo waxba kujirin lkn gabadhii shaqo heystaa dhaqaale helikartaa iney ooydo maaha
Allaha ku fududeyo abaaayo walahi calosha ixanunataya
Reerka qabo waa reer xoolo leh
💔sorry Abaayo
Asc Naciimo cadey xaqiiqo iyo waano waad isugu dartey gabadhaan hadey wax ku qaadaneyso
Wixii kugu dhacay adiga isku keenay cowradada asturo adoonimada allah ogolow aalaah kadulqaado dhibta
Shiiqaal ayaan u soo shaqeeyey waxaa ka fiicney wiilasha aan isku reerka nahay xitee waan u shaqeeyey iney dhahdey ahayd.
Saanbiya ay joogtaa
Wixii ku dhibaayo allaah kaa qabto illaahna haga qabto
Asc naciima abaayo allaah na asturo waa Saman cajiib eh
Soomaali qalad ayay kafahmeen social media
Asc naciima howl fican ayaa wadaa walaashey xaqa kor allaha ka yeelo❤
Aamiin walaal Allaha na asturo mahadsanid!
Asc naciima wall wankusalamay mcnto ilaahy hayna asturo mida kale soomalida yaa ka uruuriya mobilka ay wada sitan madama aynunahy dad badaw ah oo aan Aqoonta diiniga ah kaliita wanka xumahy waxa ka socda tiktokta Alx hadanan tiktok lahayn
Naciima wa Runta❤
Ilaahay gabdhaha soomaliyeed hanoo xifdiyo walee tik tak waa lagu waashay siiba hooyooyinkii soomaliyeed waku jabeen maalinba midba soo ooyeysa
Walahi nacimo ilmaha an kanaxay😢
Haa abaayo runta kuku jeclahay ❤❤❤
wan ka xumahay Runti🥲🥲
Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤ allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
Gabdha abayo iyada ayaa shiqaal ah sidaan maqalay maanty lkn ma aqaano waxey qabilkeda saas u leedhy
waa run gabdhaheena ma shaqaystaan qaarkood hadhow ninkaas wuu kugu tuman siduu doono ayuu kaayeeli
Asc abaayo isku haleyn Ay gabadha soomaaliya qof kale ay isku haleeyaan ayaa keentey umaleynaa aniga Maxaa yeeley
Wallhi WAN La OOyay Alaw Hoyadas Ukalmee Ala wey Calool Oyday Ala Caruurtaas Maxey Argaxgaxeen 🥲🥲🥲
Zambiya kuma dhibtoon karto haduu xun yahey wax ka cesha ma waayin ee wax kalaa jira waa kaa diiiiiidey
Hadduu kaa GARDARAN yahay Allaah hakuu hiilliyo waa nebcahay hooyo iyo ilmeheed la silcinayo
😢😢😢😢
ASC ABAYO WAA YAAB IYO QARACAN HOOYO KASTA OO AFRIKA JOOGTO SILICAAN BEY KU NOOLYIHIIN WAA BIILKA YAR AY BIXIYAAN HOOYOYINKA SOMALIYED HADEY SHAQEYSAN LAHAAYEN OO AY NIN GACANTIISA WAX KA SUGI LAHAYN WAXAAN KUMA DHACEEN ZAMBIYA AYEY JOOGTAA ALLAHA CAAWIYO
Dhibka Allaha kasaaro!
Ninkaan iyo naagtaan isma dhaaman illhay ba horay noogu sheegay
الخبيثون للخبيثات
Khiyanay wadatay asna khiyaano
Se lagu heshanaya weye
Afrika sanbia inee Jogan u maleynaa
Wcs wrb
Aniga gabdhan iyo ninkan midana maqaan lakiin dadkaan warestay nimcadery ku nooshay yrub kuma heysano fariido wareega iyo tiktok iyo wareega jooji saas aan maqlay qofan ismaqabaana lakiin nimco galiyay
Ale ha udhidhaamo lkn waxan layaabanahy qufka asoo dhahayo waa liidulmiyay,oow hadane dad ugafah qufka quka oow wakatabanayo kuma ekankaro miyaa
Wc’s waxay joogtaa saabiya afrika
Ok
Naima waa iga qoslisey
naago maaha GURIGOODA ayay Vius kuraadinayaan
Waa musiibo naclada eey tuure aa kadaran nabiga wuxuu dhahay dumarka naartey ubadanyhin sabab yaa ra suu la lah
Asc walashey waxad iskadhigta wanagodhan in ad adiga kalitaqano lkn biri wey kuqabsankarta midakale ma istiri adigon wax hubsan ayad iskasoboda wayo lawo ayad adigon fahmin kafalcelineysa sheqasha horta iyadawa ah hoyadan somaliyeed tankali wa lo awodo shegtay oo ciyalka lagawadanaya ineygocuto wey umarta shalay iyado urleh ayey usosheqenjirtay manta marku uhelay mel rerkiisa kubadanyihiin xogoho lacagna u helay ayu u awod sheganaya ee wax sifican ufahan markahore wll wa hoyo ciilan rerka ishegeysana ma yaseyse iyadawa ma istiri abayo dadka in ad aqlivadantahay adigoon waxhubsan
Waumad marit hayo alow qosusiyatkeyga an baraha bolshada kenin tara bagiyalwaye kowa keno alan ka magan galay ilbaxay umudan inaya qosusiyatkoda melaha keno yahu calamka ka arakimeysit sida anaga udhaqano
Shiikhaaal aa ushaqeeyey meey dhahday 😂 yaab waaye gabadhaaan dhibka alaha kaqaado laakiin 1 ma 2 waafahmaa laakiin 5 itay ka dhashay maxay ufah mi way say alaah laaayab laaana dhib ka alaha kaqaado gaba dhaaan yaarab waaaka naxay ha looodu ceeyo 😢
Hooyadaas waxaan jeclaan lahaa in ay caruurteeda u naxdo oo hortooda aysan ku ooyin maxaa yeelay waa murug iyo ma hadho aan weligood dayneyn. caruurtu waxay jecel yihiin in hooyadood faraxsan tahay. Abaayo ninka ma aadan dhali ee iska celi oo ha u calaacalin xayawaanka aan damiirka lahayn. Laakiin ilmaha yar yar ka ilaali murugada iyo in ay cuqdad kaaga koraan.
iIlmahaaga korso shaydaan yuu kaa adkaan
yaabka adunka quranka in lagu rumaysaanaayo bay moodaysa oo quranka bay rabta in ay ku qaraabato jarertan wan ku qosla wa bila abaal jarertan waayo dalka finland oo nabad iyo nolol siyaay uma ducayso ee somalidi so kufsatay bay u ducaysa ama iska gaada yaabka adunka ilen jarer wa bila aqli wana bila abaal( i love finland and israel ❤❤❤)