Allow Saddex yaa xiriiriya Saddex yaa ku daba xira Sadex yeyska gowraca Allow gobta yaa xiririya Gunta yaa ku daba xira Gumeystaha yeyska gowraca Allow caaqil yaa xiririya Caadil ya ku daba xira Cadow yeyska gowraca Allow diinta yaa xiriiriya Dadka yaa ku daba xira Duleeyaha yeyska gowraca *************** Saddex waa jin la' ogyahay saddex waa jin lagu kabay Saddex waa jamaamur sadex jinigay ka walax tahay Gobtu waa jin la' ogyahay Guntu waa jin lagu kabay Kuuba waa jamaamur Amxaar jiniguu ka walax yahay Geelu waa jin la' ogyhy Lo'du waa jin lagu kabay Ari waa jamaamuur Dameer jiniguu ka walax yahay Geber waa jin la' ogyahay Garoob waa jin lagu kabay Gumees waa jamaamur Cajuusa jinigay ka walax tahay
Wax badan ayaan raadiyay magaciisa ii gambiyay hooyadey dhageesanjirtay waagaan nuunaha ahaa waana jeclaa
Heestaan wxaa mar walba ka maqli jiray anoo ciyaal ah rikoodh gurigeenayaalay 2001 dii xasuus igu qaaliyaay🤔❤
Allow Saddex yaa xiriiriya
Saddex yaa ku daba xira
Sadex yeyska gowraca
Allow gobta yaa xiririya
Gunta yaa ku daba xira
Gumeystaha yeyska gowraca
Allow caaqil yaa xiririya
Caadil ya ku daba xira
Cadow yeyska gowraca
Allow diinta yaa xiriiriya
Dadka yaa ku daba xira
Duleeyaha yeyska gowraca
***************
Saddex waa jin la' ogyahay
saddex waa jin lagu kabay
Saddex waa jamaamur
sadex jinigay ka walax tahay
Gobtu waa jin la' ogyahay
Guntu waa jin lagu kabay
Kuuba waa jamaamur
Amxaar jiniguu ka walax yahay
Geelu waa jin la' ogyhy
Lo'du waa jin lagu kabay
Ari waa jamaamuur
Dameer jiniguu ka walax yahay
Geber waa jin la' ogyahay
Garoob waa jin lagu kabay
Gumees waa jamaamur
Cajuusa jinigay ka walax tahay
Ee waxaan maba sheegayee🙄
@@sayaas9993 05:00 ka bilow Ilaa dhamadka dhageyso
Meesha jin ah waa jil
saddax waa jin ma aha waa jil la ogyahay jil waa sad ama qayb ayaa la yiraahdaa jil
guumaays wa jamaamuri
Excellence Hobal iyo abwaan caada sare marey ilaahey ha u naxariisto
WAA HEES DHAQAMEED AAD QAALI U.AH OO LOOGA HADLAAYO IN LA DHAWRO DUMARKEENA SOOMAALIYEED & QIIMAHA EY KU LEEYIHIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
Haa Walal
Woow
codsi xuseen madoobe dhaqanku waa muhiim ee xuseenoow isku day inaad sameeyso heeso loo qaado nooca uu uqaadi jiray sheekh cali jareere
Abulahi Mohamed kkkkkk
Majiro abwaan erayaan sameykaro majiro musician tumi karo tanoo kale mana jiro fanaan qaadi karo waa hadii run larabo
Abulahi Mohamed see cml
Allaw kunaxariisto