Xeer ilaaaliyaha wxa isticmalaaya tactick cajiiba kaasoo aha inuu si toos ah ufiiriyo dambiilaha marka uu kawaramayo taaso dambilha cabsi galinaysaa marka wxi ugaystay laga hor cadeeyo .
Meeshaan masuuliyad daro ayaa ka muuqato,caruur hub hub loo qaybiyey ka dibna iskaga ciyaarayo,pls askarta hala soo baro marka hore qaabka loola dhaqmo hubka
Wilka ay siisii ku dileen oo xaniiyo la aan noqday maxaa loo soo qoban waaye police ayuu ahaay dharcad ayaa dileen maskiinka maa maxkamada lasoo saaro kuwaas
Somaliyey siidan ma ku jiraysan waligiin dunida hormartay khaladku wa madaxda wax an kula yabo malahan dhalinta hubka hadad xad u yeshan oo ad ka wada qadan shacabka wax isbadal ah wad arkii lahaydeen lkin😢
Dhib kaan wuu soo noq noq day oo ciidanka dhaxdiisa maka edhi itus & wax ka mid ah ciidan Uma aqaan kuwa shacabkii dhaxdiisa rasaas ku furaayo barqacad soori
Sabab nin police ah oo shaqadiisa gudanaya loo dilayo mxay tahay?? Waxay muujinaysaa in ciidan ka dowlada ay u baahanyihiin tababar ka dheeri ah sida hub ka loo rido, waa in waqti badan la galiyo dhanka anshaxa, ilaaliinta muwaadinka, sidoo kale ilaalinta ciidanka ay isku shaqo yihiin
Waa dad wada cabsan o darogista ah xabada waxaad umalaysaa in logu dhiibay inay dad ku dilaan ama ku han dadaan nacalaa ku taal xaaraanta kuli hala wada togta
Marka ciyel weero an aqlaq iyo diinba la barin qori lodhibayo wa sidan lkn wa in ey kuligoda ciqaab maran wyo marxunka qofki dilay inay shegan wey diden marka kuligod hala ciqaabo balayada wada wajiga ku fosha xun waa taarikusalad wajiyadoda xita naxaris maka muqato kan hadii lo cafiyo dad badan ayey dhibateynayan
Askartaas waxey ku soo tababarteen kuwa dalka 9aad ugu awoda bdn ee turkiga waxana loo soo tababaray aqlaaq ahaan, awood ahaan, tayo ahaan waxaa soo tababaray dal dowlad nidaam ah ka jirto Lkn Kuwaan waa kuwa lagu soo tababaray Gudaha dalka oo aqlaaq iyo diin lagu tababarin, wadamada dariska oo aan ognhy iney cadow ku yihiin dalkeena Iyo wilal yar yar shaqo laaan ahaa oo inta la baray sida baskoolada loo rido loo soo dhiibay siduu naag isku tustusayay kibir heerkaan soo garsiisay MA CIIDANKAAS ISKU MEEL GALI KARA U FIIRSO DHARCAD DHAN WAA KUWA WALIDKOOD U MAARO WAYAY OO LAGA QUUSTAY WAXNA SOO BARAN AYEY BADANKOOD YIHIIN
ciyalka baskoladaha halaga qado tababarna ha lofuro.qabqaldan aloso tababarey wana cadahey .waxa lo shegay wixi ad dishan wa damer dhintey,marka firiso gobta ayku dagalamayan wa gob shacab. kuwan farmajo iyo fahad aso bilaben marka shaqada ay hayan sheydanimadoda a kaweyn
Ciyaal weero hub lo dhibay maxa ka sugi laheed kibirka iyo sidey iskula weyn yihin marka shuta la horgeyo midwlba wu is miskininaa ha la togto dhamantod uma eko cidan shacabka u shaqeynaa
Viewseeeeey e idinka dhahdy title ka kaso badaleysiin muqalki hore ne wye war wx cusub hda la ima karinina hanoguso cel celina hoyadiin dhakada ka wasee
Kusalii rasulkena scw ❤❤❤
Scw scw scw
War dadkeynii waa beylahe dawlada xoog alaha u yeelo
Idinka Waxaan Kusoo celcelineysiin iska daaya ma aha Garmaqalkaan mid hada cusub
Allow kuu naxariiso yaa rabii
Bisinka niman naf dhan gooyay in la difaaco ayaaba qalad ah.
Maxa lo difaaci wayey haday qlad lahyn oo laga gardarnaa kwran
Gardaroo hadday jirto xita ma naf baa la gooyayaa? Waa diintee diintaas?@@Hyeena87
subxannallah war wadaadkan udoodaya dambiilyaashe inuu been sheegayo wxad kugaran wux dhahay marxuumka waxa laga yaabaa inuu udhintay xabduu tuuray fidiyowga markuu marayay 22:35 marxuumku xabadiisu ma isagaa isku aadiyay markay kudhacday misna kuwan aad leedahay wuu ku bilaabay buu ku aadiyay been cad inay tahay way muu qataa lkn wxn idiin sheegayaa ilaahi wuxuu yidhi kuna yiri quraanka (فاعدلو ولو كان ذا قربى) oo macnaheedu yahay cadaald sameeya walow qarabadinn xitaa ha'ahato ilaahi intaad kabaqdid ninka udoodaya dambiilayaasha lacag yar oo lagu siiyay kaama celinayso naar ee dambiilayaasha ha la qisaasee kabax xukunkan xukunkan waa xukun uu ilaahi leeyahayee lagumana qabsan karo adna naar ha usoo jiidin ragan hadii laqisaaso dambigoodi wuu kadhici lkn hadan laqisaasin kama dhacay ilaahina wuu ucadhoon waligood na naar bay kujirayan ilahna wuu lacnadi waxana saayidhi ilaahi ani maaha wuxuna kuyiri sidaas suuratu nisaa ayada 93
Dil togasho ah subxanallah
Ninkn dhegaha dheer udoodaaya tuugadaas wiilkas mustaqblka lahaa dily igubdn kugoobty waxa cad inugesi ahaa u halnin waxkatarikarin allahunaxaristo xaqiisa ynla ilobin
Xeer ilaalinta hdlkooda iyo marqaatiga
Hdlkiisa 2doodaba dhagysta
Adinkaba caqli waa ledihiin
Akari labisan dareeska ciida sidee lodhihikaraa qoriga dhik waa qalad
Kuwaan dharcadka waa ciyaalka xafada oo qori loo dhiibay belwad waa lee yahiin ciyaal weero oo sharciyesan
Dil to kasho halagu xukumo hadi kale
Mar hado qof xabad ku dhofta waa inoo dheba🙄
Udoodaha eedaysanayaasha kulahaa ma xabadaha laguridayay buu udhintay ee dharcadu kuridayeen mise xabada uu isagu ridayay baa uu udhintay halkaas waxaa kacad in uu difaac aan cadayn lahayn udigaacayo see xabad shaqsi riday uu ugu dhiman karaa iyadoon gidaar iyo meel soo celisa jirin allah ha unaxariisto meesha fawdo baa kamiuqata umada somaliyeedna allah ha xafidoo
😢😢😢😢.
Subxaanallaaah wlhi wnka xumaaday markaan video ga daàwaday
Xeer ilaaaliyaha wxa isticmalaaya tactick cajiiba kaasoo aha inuu si toos ah ufiiriyo dambiilaha marka uu kawaramayo taaso dambilha cabsi galinaysaa marka wxi ugaystay laga hor cadeeyo .
Gabigood ha la toogto waxey qarinayne
Kaamirada ayaa marqaati ah
Xariifkaan aaaa😂😂😂😂
Doowlada soomaaliya guul
Nafta wey ka fududhy xamar 😮😢
Marxuun ka maasikaa wax dilay
Midka geeska xigo xariifka ku dhegan indhaha ayaa banaanka imaaday
Meeshaan masuuliyad daro ayaa ka muuqato,caruur hub hub loo qaybiyey ka dibna iskaga ciyaarayo,pls askarta hala soo baro marka hore qaabka loola dhaqmo hubka
Handadayaasha shacabk ✅️ ilaalinta shacabka❌️Waxaad arki dontaa bari iyago laso dayay kadibna danbi kale galay illahow shartooda naga qabo
shaqda dharcad maba labarin waxkale ay kashaqeyan hada ha latogto
Maqraati ama marqaati
Ninkan indha shaydaanka leh hala baaro
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
xeer ilaaliye rantaa laguu cadaami maayo maalinta xisaabin yasiiran
Kkkkkkk kuwaan iyo sirdoon Maya dowlada Indhaha, meey ladahay mida kale sirdoon waxaa loo xushaa dadka qaar kamid, ah waliba waxaa loo xushaa dadka dhasho 1 janaayo ilaa 28 febraayo sirdoon dadkaas ayaa laga dhex Hella waa shaqo ubaahan burji iyo dabeecad gaar ah
Dhego dheerow adifaaba tuug ah sideed ku difaacdaa ,5 nin oo hal nin wada dilay,war ilaahay ka baq
Please haladoogdo dhamantod side ugu quus qataan dilaayasha kale somalia hanolato qarengodane hala xiro waxu banenaya dilka micna darada ah 😢
Muqdisho waxay noqotay Studio hollywood Party Africa Xarun Mafyo oo talyaani meeshu
Wilka ay siisii ku dileen oo xaniiyo la aan noqday maxaa loo soo qoban waaye police ayuu ahaay dharcad ayaa dileen maskiinka maa maxkamada lasoo saaro kuwaas
Wax an diin lahen ba xabad lodiwa 😢😢😢
Somaliyey siidan ma ku jiraysan waligiin dunida hormartay khaladku wa madaxda wax an kula yabo malahan dhalinta hubka hadad xad u yeshan oo ad ka wada qadan shacabka wax isbadal ah wad arkii lahaydeen lkin😢
Maxa ugu so celcelineydan wasqaanyahay
warkuwa dhiman e dharcad hala tababaro dadmaxna ha losameyo
Dadkaan kala fooda dhaadheer ee kaniinka iyo Cannabis-ta ka dhergay wixii hubeeyey baa leh dawladnimaan rabnaa 😢
Mee Askarigii ay shaqada kuwada jireen ee lala dhibaateeyay Askarigii dhintay?
Ma arko markhaatigiisa?
.... GEESI NIMO, XARGA GOISATEY...
Wuxuush
Xir ilaahay meeshan ka hadlay oo leh waakuas dilay waas xabada ku ridaay iyo habal.ayaa xabada ku bilaaway waas dhan waxba kama jiraan oo waxaan arknaa kaliya soda eey wiilksha lasoo eedeeyaya eey u sharxeen
Kiiskaan waxaa marqaat ka noqon kara Seylici iyo ceyrow Hala ciqaabo daalimiinta
Dhib kaan wuu soo noq noq day oo ciidanka dhaxdiisa maka edhi itus & wax ka mid ah ciidan Uma aqaan kuwa shacabkii dhaxdiisa rasaas ku furaayo barqacad soori
Waxaan wax towbar nocma ladiiya
3
Kulli waa gacan kudhiiglayaal hala toogto koox bay kudileen.
Saas waaye madaxada halaga toogto suuqa waaba laga joogi waayey cabtooyda
Qof agtagan oo la dilay see ku ogan wayen qofka dilay anigu dilaga mesha inuu ku jiro baan aminsanhy
Haa wxe unadantahay iney qarinaayaan ooy ku heshiiyeen
Fulinimo ee isugu raaceen 10 am ka badan suuqa dhaxdiisa iyo hooyooyin waayelo carar galshaan oo rafaad marshàa
Xabadaha ku dhacay marxuumka Bastooladaha ay ka dhaceen lama ogaan karo miyaa maxaa la isku Dabaalinaa
Waxaana magaalada lagu soo daayey bal kawan aduunyo anagaa wax aragney
Sabab nin police ah oo shaqadiisa gudanaya loo dilayo mxay tahay?? Waxay muujinaysaa in ciidan ka dowlada ay u baahanyihiin tababar ka dheeri ah sida hub ka loo rido, waa in waqti badan la galiyo dhanka anshaxa, ilaaliinta muwaadinka, sidoo kale ilaalinta ciidanka ay isku shaqo yihiin
Waa mooriyaan hala wada dilo kuwaan dadka dhaxdooda halaga saaro
Ciyaal weero ya xilka udhibay
Waa dad wada cabsan o darogista ah xabada waxaad umalaysaa in logu dhiibay inay dad ku dilaan ama ku han dadaan nacalaa ku taal xaaraanta kuli hala wada togta
Furindeey ku fiican yahiin duurka kaniini beey iska badiyeen ee muslinka suuqa is raaqad u soo raadsaday allaaha ka qabto kawaan
Ciidanka dowlada dhexdooda ayaaba is fahansanen wlh somalida meel un wali wadaa
Marka ciyel weero an aqlaq iyo diinba la barin qori lodhibayo wa sidan lkn wa in ey kuligoda ciqaab maran wyo marxunka qofki dilay inay shegan wey diden marka kuligod hala ciqaabo balayada wada wajiga ku fosha xun waa taarikusalad wajiyadoda xita naxaris maka muqato kan hadii lo cafiyo dad badan ayey dhibateynayan
umada halaga qabto dadka halag badbadiyo
Ar maqal nin isaga istooganayo miyaa jiro ok dhabarka adi maa ka toogatey wadnaha adi maa ka toogatey kkkkkkk
Qorika dhik mexeey tahay nin kaan filimada fanbarooj beey badsadeen
Ayaadkii quraanka malaga tagey xeerka ciqaabta somaliyeed iyo xeerka ciidanka cuskanaysaan awaay kitaabkii Alle
Aaawi heee
Weli ma arag askari haramcad iyo gorgor ah oo maxkamad la soo taagay tolow may ka akhlaaq duwan yihiin kuwan
Askartaas waxey ku soo tababarteen kuwa dalka 9aad ugu awoda bdn ee turkiga waxana loo soo tababaray aqlaaq ahaan, awood ahaan, tayo ahaan waxaa soo tababaray dal dowlad nidaam ah ka jirto
Lkn Kuwaan waa kuwa lagu soo tababaray Gudaha dalka oo aqlaaq iyo diin lagu tababarin, wadamada dariska oo aan ognhy iney cadow ku yihiin dalkeena
Iyo wilal yar yar shaqo laaan ahaa oo inta la baray sida baskoolada loo rido loo soo dhiibay siduu naag isku tustusayay kibir heerkaan soo garsiisay MA CIIDANKAAS ISKU MEEL GALI KARA
U FIIRSO DHARCAD DHAN WAA KUWA WALIDKOOD U MAARO WAYAY OO LAGA QUUSTAY WAXNA SOO BARAN AYEY BADANKOOD YIHIIN
Waxaan waad ba kusoo celiseene maa wax aad soo digtaan ba weyden
ciyalka baskoladaha halaga qado tababarna ha lofuro.qabqaldan aloso tababarey wana cadahey
.waxa lo shegay wixi ad dishan wa damer dhintey,marka firiso gobta ayku dagalamayan wa gob shacab.
kuwan farmajo iyo fahad aso bilaben marka shaqada ay hayan sheydanimadoda a kaweyn
Mooryaantan dadkii wa dhameeyen , ciqaabtooda hla marsiiyo
Seelici ka dadicina 😂 taliye unuka yo labadasa dambiga leh
Ciyaal weero hub lo dhibay maxa ka sugi laheed kibirka iyo sidey iskula weyn yihin marka shuta la horgeyo midwlba wu is miskininaa ha la togto dhamantod uma eko cidan shacabka u shaqeynaa
Viewseeeeey e idinka dhahdy title ka kaso badaleysiin muqalki hore ne wye war wx cusub hda la ima karinina hanoguso cel celina hoyadiin dhakada ka wasee
Wilasha. Shuute xukun been ah ayu ku riday 3 sano ah. Marki aw habargidir arko xaaaajina ku kacda shuute. Lkn wa wax mel kuyaala shuutow
Mooryaan ayaad intaad hub udhiibteen dhahdeen Dharcad ayaad tihiin maxaad ka filayseen
Kuwan indha cas.cas mooriyaanta u eg iyo xukumaayo waxba isma dhaamaan waa wada tuugo