Farxiya Fiska Qaraami Laxanka Rogaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @bahdoonbisle
    @bahdoonbisle 4 роки тому +11

    ROGAAL
    BEYDADKA FARXIYA FISKA
    Waxbadaan buste saaray boogtaydee
    Markii bogsanwayday lay barayee
    Cishqigu waa dabayl duufaan wata'ee
    Dibnaha iyo saaran daymada'ee
    Inaan bogsadaan is moodayee
    Halkii buktay way bannaantahayee
    HILLAAC DHEERE
    BEYDADKA DAA'UUD XAFAR
    Dhimbiil siday tahay wadnaha ku dhegtoo
    Dhankaan isku rogo wabaay i dhammace
    Magaalada geed ku yaal muxibooy
    Ayaad midabkiisa leedahayee
    Kaliishoo fogaatay foora dhacaay
    Faniyeey aragaaga laguu faraxyeey
    Sidii geed kuyaal bankii giriyaad
    Goonidu waa mid laygu talo galayee
    Eeshqiyaasak, dhab ahaantii makala dhacaan Laxammada suugaanteennu. @Cumar Seerbiya, Mahadsanid Jaalle.

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +12

    *Codkeedu wuu wanaagsanyahy*
    Plz *Maxamed Kabanle iyo Xanfar yare Barnaamij dheer noogaga soo duub plz* 😢😢😢😢
    Muuqaal yaroo aad kasoo duubtaan 100 jeer ku cesh shanayee

    • @Geedi143
      @Geedi143 4 роки тому

      Caadi maaha walaahi

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 8 місяців тому +1

    Yaa. WADOOD

  • @regularwarya
    @regularwarya 10 місяців тому +2

    Tani waa fannaanad dabioci ah way la dhalatay fanka.. C/naasir maratbuu laxanka ka baxayaa oo ay laalaay law ku saxaysaa gacan iyo lug farxiyooy fankoon sharaf lahayn iyo bulshadii oo dooq beeshaybaad ku soo aadday.

  • @maxmediimaan9897
    @maxmediimaan9897 4 роки тому +3

    Wy ka baxsaty msha allaah

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 роки тому +16

    Farxiya Fiska cid walba way ka cod macaan tahay, faadumo dhimbiil daayoo xataa Magool anniga iyada ayaa igala horaysa. Dadka intooda u badan waxa iskaga khaldan horraynta(awaliyadda) iyo hibada qofka. Khasab maaha in qof kasta oo dadkii hore ahi ka cod macaan yahay dadkan dambe. Way ka fanaansanaayeen oo waxa ay nasiib u heleen fan kan maanta ka qiimo badan balse kama wada cod macaana.
    Boqortooyo

    • @maxamedsuldaan5330
      @maxamedsuldaan5330 4 роки тому +2

      Dookhugu waa cajaa,ib,ana dhankayga faadumo cid halka ay gaadhsiisay gaadhsiin karta ma aanan arag,wayse dedaashay

    • @user-mv3yw8xy3u
      @user-mv3yw8xy3u 4 роки тому +1

      Waa aduunyo gadoon hadaad maanta is barbardhigtay magool iyo fiska beerkay dhagle😴😴

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 3 роки тому

      Laxankan rogaal waxaa ugu sareeya
      1- Faadumo Dhimbiil Aun
      1- Magool Aun
      3- Caasha Cawaale Aun
      4- Saynab Cige
      5- Aamino Faarax
      6- Nimco Yaasiin
      7- Yurub Geenyo
      8- Farxiyo Fiska
      Labada Fanaan ee ugu horaysaba Laxankan Ma kala Dhacaan Waa Sababta Aan mid walba u siiyay Isku lambar

    • @maanyuproductions903
      @maanyuproductions903 3 роки тому +1

      @@user-mv3yw8xy3u 🤣🤣fiska cod wangsan ayee leedahy lkn maahen inuu labarbardhigo boqortoyada codka runtii ( magoool,sahra axmed,khadra ,s.cige, faaadumo dhimbil) fiska qudheedu waagaa hadee joogi waleee qiimo wayn aye yeelan lehed cod weheesaa💯🎧

    • @jallam
      @jallam 3 роки тому +1

      yaaan la dhayalsan hadalka ninkaan waayo fiska haday heli lahayd waqtigii iyo juhdigii waaberi lagu bixiyey waan hubaa taariikh bay reeebi lahayd lkn fan aan dal iyo dowlad lahayn bay ku soo dhex dhacday
      fiska toonkeedu meel saruu gaaray lkn dadkii ka faaiidaysan lahaa may helin

  • @suleimanyare3008
    @suleimanyare3008 4 роки тому +3

    Niyow fanka ma QARAAM ayaa lgu soo biiran kari wayey mise waxaa dadki hore ka tagey ayuuba u dhaxal ah cajiib

  • @xareedofficial3980
    @xareedofficial3980 4 роки тому +4

    Fanaanada la holin wayay

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 4 роки тому +3

    Farxiya fizka aadban utageraaa

  • @abdimajidabdullahi5878
    @abdimajidabdullahi5878 4 роки тому +2

    cumarow heeska danbe waa laxankee walaal.

  • @adamshagahle271
    @adamshagahle271 4 роки тому +4

    Heestan weli lama hayo cid halkii faadumo ahmed dhimbiil gaadhsiisay

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому +1

      Magol ma arkin miyaa zhp
      Halkedii cid dhigty wali lama arag zhp

    • @ahmmedisse
      @ahmmedisse 3 роки тому +1

      Saynab cige cid kaga wanaagsan meey qaadin waana ku suntahay taariiqda oo cid duubtay kagameey horeyn

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 роки тому +2

      Laxankan Rogaal Waxaa u sareeya
      1- Faadumo Dhimbil Aun
      1- Xaliimo Khaliif Aun
      3- Caasha Cawaale Aun
      4- Saynab Cige
      5- Aamino Faarax
      6- Nimco Yaasiin
      7- Yurub Geenyo
      8- Farxiyo Fiska
      9- Maxamed Bk
      ...................................................................
      Labada Fanaan ee u horaysa Laxankan Rogaal ma kala dhacaan waa sababta mid walba aan ugu doortay Lambar 1

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 роки тому +4

    Haaheey

  • @AliMohamed-yi6zj
    @AliMohamed-yi6zj Рік тому

    Fiska maxaa kadanbeeyey

  • @murtiileyare9494
    @murtiileyare9494 3 роки тому +1

    Laxankaan Faniin Rag ah oo Qaaday malahan miyaa
    UA-cam Waan ka waayay

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 3 роки тому

      Laxanka Rogaal & Qoomamo Labada Ma arag iyadoo ay Qaaday Fanaaniinta Raga ah

    • @kuutiye1189
      @kuutiye1189 2 роки тому

      Waa laxamada dumarka u fudud