Waa rajada shacbka somaliya in ee ka baxaan itoodiya dalka madax weenaha ino san kalabanin madax weene dalka iyo shacabka amaano aye kugu tahay ee alle ugu boq🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Fiqi waa wadani shaqadiisa guta ee aan laba wijiille aheeyn balse siyaasiyiinta waxaa ku badan labo mushaharle 2 doowlo lacag kaqaata fiqi maashaa allaah
ASC kuligood ha inaga baxaan Etophia Kenya Iyo Uganda Burundi kuligood ha inaga baxaano inaga isku filan,hadaba inaga ayaa Amaankeena ilaashaneyay xeryahooda ayay isku ilalinayeen, haddii ay banaan u soo ba caana waxaay dilayeen dadweynaha runtii MD Hassan igama caqli yara, runtii marki aan Xamar tago waa ka cabsadaa in ay ciidamada xoogga Baabuurta u wada wax ay inoo qabtana ma jiraan,sanbalooshe haddii uu Abiy uu saaxiib la yahay ha aaddo Etophia Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️
Shacabka soomaaliyeed ma jaah wareersana oo waa dad hal maalin midoobi kara siyaasiyiintana qoorta ka wada jari kara waa dad dalkooda aad ujecel ciyaar ciyaarna aan cidna ka aqbaleeyn hadii eey soo jeestasn
Ethiopia waa in ay ka baxdaa soomaaliya wax faa,iido ah marna nooma hayso ha iska baxdo soomaaliya uma baahno. Xasan waa in uu u hogaansamaa fikirka shacabka soomaaliyeed ee aan ka fikirin dantiisa. Wax bad ah oo aan u hayso ma lahabee waa in ay iska baxdaa.
Somalia daan uguma jiro Ethiopia inay joogto Ethiopia, sabaabto ah waxba ma ku soo kordhinayso Somalia, haddii Ethiopia lagu daro ciidamada joogi doona Somalia taas waxaa daanta in Masar la keeno si aysan baddeena iyo dhulkeena u soo huunguriyeyn. Ethiopia khataar bay nagu haysa inay na qabsato dad badan oo Ethiopian ah soo galan dalka Somaliaa.
Kkk Somalia waxay noqotay in lagu tartamo mashruuca ciidamada nabadilaalinta halkaas oo laga helo lacag faro badan . Cajiib Somalia yaa la ilaaliyaa? Ciidamada afrikanka maxay Qantaan? Somalia sow ceeb kuma aha in kumanaan ciidan oo afrikan ah ay Ku qaataan lacag aysan waxba qaban. Somalia habaar ayaa Ku dhacay.
Si loo jabiyo waxa loo yaqaano xeydaabka gurracan , iskusoowareega ( to break vicious circle ) , qabyaalad, saboolnimo , dowladxumo, musuqmaasuq, ( that's very extrime and difficult psychological in nature in Somali society )- waxaa loo baahanyahay in la helo ama la dhiso haykal ama xukuumad/xukumid bari , sal , tiirar adag ku taagan ( a strong regulatory institution ), ugu yaraan wax u eg ama shabaha tii Kacaanka .
Hanaga baxaano derisnimo haddey anfacddo sxb deris ah Yaan looga badin Ethiopia Nin Hadda u arka inaad tabaryartahay Dadkeyga badan Ninkii ku yiri Dadka yar meeshu ku ogyahay Ha boobo hadda ka dib uma Arko iney sxb no arkaan ee Dad yar haddana la kala gadi Karo ayey no Arkene naga bixiya Xaqa ayaan uga adagnahay mar Walbe.
Xuseen macalin warkiisa haka fiirsado wayo marabno itoobiya
Waa war khayr ah laakiin Hassa Khiyaano ayaa u qarsoon 🤯🤔halaga foojignaado shicibow Ethiopia 🇪🇹 waa in lala jihaadaa walahi 10jirkaa Somaliga ayaa ka’adag InshaAllah Liyuu Boliska SomaliGalbeed ayuu isku halaynahaa ilaahay ha’isku diro oo xaqqa ha’garansiiyo inta dhiigna Somali leh yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
ascww ishiiiish waaar waxani magcii dawladnimada iyo sumcadii soomalida ayay meel kaga dhaceen wadanka yaa ka qabta way u dhamaatay wlhi
اتوبيا محتاله. ارضي سومالي. اوغادين. سومالي. وتتداخل شون اىسومالي. وتوشجيع المعارضين. وان الخير من اتوبيا
Waa rajada shacbka somaliya in ee ka baxaan itoodiya dalka madax weenaha ino san kalabanin madax weene dalka iyo shacabka amaano aye kugu tahay ee alle ugu boq🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Fiqi waa wadani shaqadiisa guta ee aan laba wijiille aheeyn balse siyaasiyiinta waxaa ku badan labo mushaharle 2 doowlo lacag kaqaata fiqi maashaa allaah
Guul burundi ha iska baxdo
Ar xassan ha loo diido in uu d
ASC kuligood ha inaga baxaan Etophia Kenya Iyo Uganda Burundi kuligood ha inaga baxaano inaga isku filan,hadaba inaga ayaa Amaankeena ilaashaneyay xeryahooda ayay isku ilalinayeen, haddii ay banaan u soo ba caana waxaay dilayeen dadweynaha runtii MD Hassan igama caqli yara, runtii marki aan Xamar tago waa ka cabsadaa in ay ciidamada xoogga Baabuurta u wada wax ay inoo qabtana ma jiraan,sanbalooshe haddii uu Abiy uu saaxiib la yahay ha aaddo Etophia Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️
Xuseen.macalin.waagardaranyahay.mareeykan̈a.waa.gardaranyahay.dalkeena.itoobiyoʻ.hanooga.baxdo.marabno.arageedaitoobiyo
Asc dhamaan umada somaliyeed salaan kadi marka madaxda somalida waxaan kacodsanlahaa in marka hore ay mowqif yeeshan oo Ayaan umada jahwareerin wax shalay aad xaaeaantimeysey aadan maanta noo xalaaleyn mida Ethiopia aniga ahaa waxaan dhihi lahaa hanaga baxaan waayo cudurka ugu weyn e somaliya haaho waa Ethiopia
اقتسار ما في. خير. من اتوبيا
xasan shiiq mayaqaano yamawadin Ah yase jajuus Ah wasiir balcad w jaajus itoobiya
Ethiopianka hanga baxan
asc ciidanka itopiya deg deg ha ukabox
Halasaaro wll itoobiya waa khaainimo waxay rabtaa dhul iyo bada
Umadani uma Baahna Ethopia
Aniga fikradeeda waxaa dhihilahaa waxba yaala macaamilin itoobiya yaanan waxlasiinin ciidankanak halaka saaro
Itoobiya wa dariskeena somaliyana kabiximeyso ee yaan lagaxanaajin
Fiqi wa wadani.
Shacabka soomaaliyeed ma jaah wareersana oo waa dad hal maalin midoobi kara siyaasiyiintana qoorta ka wada jari kara waa dad dalkooda aad ujecel ciyaar ciyaarna aan cidna ka aqbaleeyn hadii eey soo jeestasn
Itoobiya iyo kenya ma rabno deris ma fiicn
Bismillah, itoobiya soomaaliya intey joogaan soomaaliya,madageeyso soomaaliyeey, fahma shacabka soomaaliya waa shacab dhintay itoobiya ayey iska saari waayeen itoobiya marabno ayey dhihi waayeen,dowlado afrikaan ah ayaa dowlada faransiiska wadankooda uga saaray xaaqimo iyo Ulo soomaaliya shacabkeeda itoobiya oo afrikan ah ayaa qasabku joogo dalkeena soomaaliya madax iyo shacab wax isma dhaamo itoobiya wadankeena qasab sandulo ayeyku joogtaa lugaha waxaana hayo jabuuti,turki,jabuuti yaa fara geliyo ayada yaalaxukumo jabuuti maxey soomaaliya ufata gelisaa soomaaliya dan waxaa u eh ererirya,iyo masar itoobiya Bada cas xuutiga iney juqeyso cashuuro kaqaado soomaaliya meshaasla garaacdo rabtaa itoobiya bada cas hadii xasan sh, saxiixo soomaaliya waa udhamaatay itoobiya bixiya waa irtaaxeynaa abiya axmed wadankiisa burburiyay soomaaliya balaayo inuu uhorseedo rabaa soomaaliya itoobiya baab mendeb gacanta ugeliso soomaaliya xuutiga ma aamusaa waa maya soomaaliya waalabur burinaa xasan sh, soomaaliya yuuhalâagin maslad u waa ereteriya iyo masar Bada cas aysan wadagnas itoobiya Bada cas maleh waamabnuuc inay gaarto itoobiya ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Burundi waa baxeendalkoodi ayey aadeen maxaa dhacey itoobiya
Tuug ba somali illahay madax uga dhigay.
Xalka ciidanka itobiya dan umahayso somaliya waxalayiri ninkudilay harkumajido
Let Ethiopian force withdrawal immediately
Adeer. Dadka. Soomaaliyeed. Dawladan. Xama maanta. Way. Ka niyad jabeene. Hawiyey. Ku koobantay waxay. Ka yeelayaan
Kuxigeenka wakiilka qaramad midooway soomaaliya oo muqdisho looga yeeray. Waxaa u badantahay in shaqadiisa u weyn doona
Meel dimateey deeh wadaan aan istifica kadheyn oo ciddamo shisheyey ilaliniyso Belo Inimarteey
Ciidanka itoobiya siijoogistiisu waa halis
,doowlada soomaaliya iyo qaramada midoow waa hadashay itoobiya weey bixi mahadal lataliyad wada mise xalay goanki qaramada midow hoowsh wacadahy waxan sugana malmah kadhiman itoobiya weey bexe
Itopia iyo kenya awalba xoog bay ku joogeen ,,kama tirsaneyn un
Aan wax kuu sheego. Soomaaliya dawladi kama jirto ee waa dilaaliin is bahaysatay oo hoos ka wada shaqeey.
Asc wararka adbaahisan wankuqancaa sida dhexdhexaadka ah mahadsanid
Runbaad shegtaa adi. , Ethiopia iyo siysiyiin katirsan
lataliyaha hadu isaga rabo iney joogto itoobiya isaga ayey utala soomaaliy xalay waa hadashay calamka hortisa itoobiyana waushegtay inow cidankeda ku jirin cidanka cusub wana baxayan hadeba kujirin
Ethiopia waa in ay ka baxdaa soomaaliya wax faa,iido ah marna nooma hayso ha iska baxdo soomaaliya uma baahno. Xasan waa in uu u hogaansamaa fikirka shacabka soomaaliyeed ee aan ka fikirin dantiisa. Wax bad ah oo aan u hayso ma lahabee waa in ay iska baxdaa.
Hadii soomaaliya daganasho lagarabo yan itoobiya nalookenin marabou itoobiya
FEREKEYAGA WAA IN AY KULOOGOD KABAXAN. OO CIDANAKEN AY KAHOWO GALAANA VIV SOMALIYA😂
Somalia daan uguma jiro Ethiopia inay joogto Ethiopia, sabaabto ah waxba ma ku soo kordhinayso Somalia, haddii Ethiopia lagu daro ciidamada joogi doona Somalia taas waxaa daanta in Masar la keeno si aysan baddeena iyo dhulkeena u soo huunguriyeyn.
Ethiopia khataar bay nagu haysa inay na qabsato dad badan oo Ethiopian ah soo galan dalka Somaliaa.
Kkk Somalia waxay noqotay in lagu tartamo mashruuca ciidamada nabadilaalinta halkaas oo laga helo lacag faro badan .
Cajiib Somalia yaa la ilaaliyaa?
Ciidamada afrikanka maxay Qantaan?
Somalia sow ceeb kuma aha in kumanaan ciidan oo afrikan ah ay Ku qaataan lacag aysan waxba qaban.
Somalia habaar ayaa Ku dhacay.
Ummada ya ka qabta dulligan tuugta ah.
Somali nasiib darana.
Xasan isagaa bad siiyey itoobiya Una ballan qaaday iney soomaaliya Iska joogaan ee mushaar ha siiyo warka u xaglinaya joogista itoobiya oo kasoo yeeray Cali balcad iyo xuseen shiikh waa mid uu ogyahay xsm
LA TALIYAHA ABNIGA QARANKA.X.MACALLIN.
WUXUU KA MID YAHAY DHIBAATOOYINKA HAYSTA SHACABKA SOOMAALIYEED.
WAAYAABE. L/TALIYAHA ABNIGA WAA MAXAY SABABTA XASAN SHIIKH (UGA AAMUSAN YAHAY LA TALIYAHA ABNIGA.WUXUU SAMAYNAYO
Hassan wa tuug khaa'ina.
Kuwa . Jecel . Itoopiya . Wa . Cadawaga . Somali . Walaahi . Bilahai . Talaahi
Balan . Waxa . Ah
In . Lesla . Bixiyo
Itoopia .iyo . Dabo dhilif kooda 😡😡😡
Xukuumada. X. Sheekh wax waloo. Dalka. U fiicanba. Way. Ka soo. Horjeesanaysaa. Lacag yarbay. Ku bedelanayaan. Wadaniyad. Dankamalaha
Si loo jabiyo waxa loo yaqaano xeydaabka gurracan , iskusoowareega ( to break vicious circle ) , qabyaalad, saboolnimo , dowladxumo, musuqmaasuq, ( that's very extrime and difficult psychological in nature in Somali society )- waxaa loo baahanyahay in la helo ama la dhiso haykal ama xukuumad/xukumid bari , sal , tiirar adag ku taagan ( a strong regulatory institution ), ugu yaraan wax u eg ama shabaha tii Kacaanka .
Hanaga baxaano derisnimo haddey anfacddo sxb deris ah
Yaan looga badin Ethiopia Nin Hadda u arka inaad tabaryartahay
Dadkeyga badan Ninkii ku yiri
Dadka yar meeshu ku ogyahay
Ha boobo hadda ka dib uma
Arko iney sxb no arkaan ee
Dad yar haddana la kala gadi
Karo ayey no Arkene naga bixiya
Xaqa ayaan uga adagnahay mar
Walbe.
Waa been, Burundi wali weysi jogeysa
Hawiye maahee qola kale majirtomiyaa oo ku jirta Arimaha dalka.
Dooŵlada..shacabka.ĥaqadariso.itoobiyo.dooni.meeyno
Itobia was inai iskaha baxtha was iburburineesa