Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Kuma gabo dantaydaayKuma galo wax yeellooyKuma gooyo wacadoowKuma taliyo godobeeyKuma geyo colaadeeyGefoow kuma illooboKuma gabo abaaloowKuma gaabsho deeqeeyKuma oodo gacaneeyKol'aan anigu gaystiyoIn'aan gudo ha joogteeGareey kaama eexdo✍Wallee anigu goornabaKuma naco gobaadeey✋
Caawoo ay khamiis anigoo maraya xadka maxico ayay heestani iibaxaysaa soo duceeya asxaabey
Heestan waa hees aan aad u jecelahay caawa waa 4 tii luuliyo 2019, waa habeen jimce soo galayo waa aniga iyo walalkay iyo sxpkay aad igu qaaliya Mr Ugaas, waan mirqamaynaa Roob baa da'aya, halkan hal geela ayaa caanihii lanooga lisay Raga xoor, caano, roob iyo qaad isla helay baan nahay, hargiesa, somaliland Ilahay ha idiin sharfo dhamantiin
Masha alaah sxb wa halkeee ad joogta
Hhhhhh nasiib wacan
maxamad mooge mujaahid buu ahaa allaha unaxariistee marka aan saas leeyahay anigu waxan ahay reekoofur lkn rag wax galmadiisa waan aqaannaa
𝙄𝙣𝙙𝙧 𝘼𝙢𝙞𝙞𝙣 𝘼𝙢𝙞𝙞𝙣
One of my favorite songs. Allaah ha u naxariisto Maxamed Mooge Liibaan.5/8/2024, monday.
Waa ereyadii ilaahay haw naxariistee xaaji gujis
Thanks sxb. Heestan waligay waan dhagaysan jiray since 1993. Lakiin maan aqoon abwaanka alifay
Allaaw kuu naxariiso ........Kolay jannadaaad hurudaayo muxsin muumin islama baad ahayed.....waliba xagdaro lagu diay.......halyay qaranbaad aheydee..........
Alle haw naxariisto Muj.Mohamed Mooge Liban , qabriga haw nuuriyo , jannatul fardawsal aclaa na ha ka waraabiyo ameen insha allah , isaga & intii Muslimiinta dhimatay ba.
wallee anigu goornaba kuma naco gobaadeey alla yarxamak boqorka codka 2020
Waxaan Ku dhagaysanayaa heestan Libia Xerro Kutaal Caawa ayaana bada Fuulayaaye isooduceeya Heestan aniga iyo Asxaab Syrian iyo Yeman ah baa wadadhagysanayna
khayr badan inaad gudubtay io inkale
Ilaahay haka nabad geliyo sxb inkasta oo aan fikaayo inuu qoraalkagani mudo ka hor yahay
Sxb makaso badbaaday
Shp qali ma nabad tagtay
War tolow inaad gudubtay
Mar la arag ayuu ahaa alle ha u naxariisteee isma lihi nin isagoo kale ah ayaa soomaali soomaraaya raganimi,akhlaaq,aqoon,fanaannimo,waxgaadnimi,deeqsinimo,geesinimo iyo qurux uu ilaahay u dhalaiyay intaasoo dhan ayuu isku darsaday
Waa runtaa aniga maalin buu ii ahaa
Heestan waxa lahaa allah haw naxariistee Abwaankii waynaa ee Xussen Jaamac Rooble X/gujis oo ahaa awowgay hooyo lkn muu lahayn gujiskaa kale fadlan iska hubso oo dib u sax
Heestu maxay ka hadlaysa
Labo gujis baa jirey kan hore waxa uu ahaa abwaan weyn oo sacad muuse Makaahiil ah waxna uu ahaa Nurse darajo sare leh kan kale isna sacad muuse oo reer gadiid ah waxana uu ahaa fanaan caan ah horaantameeyadee 60kii dabadeed xamar ayuu tagay waxa uu ugu sii gudbay bariga Africa markii uu ka soo noqdeyna waxa uu ku geeriyaday xamar Aun meytidiidii oo dhan..Mr.Rashid sulub Duni kale
Waa runtaaa walal. Waa abwaankii makaahiil ninka heestA iska leh
Kuma galo wax yeelloy alle janee muj mooge 😍
Allah ha u naxariisto xaji gujis oo curiyey heesta iyo mujaahid maxamed mooge oo dhamaystiray
illaahay nâxariis iyo jano haga warabiyo abwaan fanan mâclin aqoon yahan ustaad mujaahid maxmed mooge liiban allaah yarxama raaxmiin
Alle ha u naxariisto.Halyeey buu ahaa.
Erayadii abwaan gujis
wan ku huba inu ereyada leyahay abwaan gujis lkn laxanka ma maxamed mooge saray mise abwaanka o asaguba laxamayste aha
AX ilahay ha uu naxariisto mujahid Maxamed mooge liiban
Halyey qaran mooge muxsin muumin muslin samafale
Gafow kuma ilooboWalee Anigu goornaba
heesta abwaanka lahaa waad qaladeene waa Xussen Jaamac Rooble X/gujis
Reer Axmed Iyo Abokor muuseAyaa ku fara yaraystayAsal hargaysaawi
Goonyihii hargeisiyo,Guryasammo adoo yaalAma gala daruurahaGalabtaasoo gugiii da'ayAdigoo guud ka daawadayWaa wax lagu guyeeystaa Walle anigu goornabaKuma naco gobaadeey .AUN Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan. ❤
Kuma gabo dan tayday❤😊
Janada ilahay hakawarabiyo waa halyay somaliyed
ilaahow kuu naxariiso
Yaa ila dhagaysanaya 2022ka
mahadsanid wll.
M.mooge big legend
Mujaahid
Kuma naco gobaadey Maxamedka 💙
𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝𝙪 𝘼𝙠𝙗𝙖𝙧
maanta heestan iigu horeysa 2020 juley 2
2021/5/from hrgysaawi moooge klaaam sax ,,,,,CWA iyo jwidagan ,,
Allow u naxariiso
❤
nin weyn.
AMA galo daruuraha
kuwa halkaan inay hees dhagaystaan u soo galay badana heestaan iyo codka mahamed mooge dislike ta saaray maxay soo doonteeen waa yaabe cajab
Kuma gabo dantaydaay
Kuma galo wax yeellooy
Kuma gooyo wacadoow
Kuma taliyo godobeey
Kuma geyo colaadeey
Gefoow kuma illoobo
Kuma gabo abaaloow
Kuma gaabsho deeqeey
Kuma oodo gacaneey
Kol'aan anigu gaystiyo
In'aan gudo ha joogtee
Gareey kaama eexdo✍
Wallee anigu goornaba
Kuma naco gobaadeey✋
Caawoo ay khamiis anigoo maraya xadka maxico ayay heestani iibaxaysaa soo duceeya asxaabey
Heestan waa hees aan aad u jecelahay caawa waa 4 tii luuliyo 2019, waa habeen jimce soo galayo waa aniga iyo walalkay iyo sxpkay aad igu qaaliya Mr Ugaas, waan mirqamaynaa Roob baa da'aya, halkan hal geela ayaa caanihii lanooga lisay Raga xoor, caano, roob iyo qaad isla helay baan nahay, hargiesa, somaliland
Ilahay ha idiin sharfo dhamantiin
Masha alaah sxb wa halkeee ad joogta
Hhhhhh nasiib wacan
maxamad mooge mujaahid buu ahaa allaha unaxariistee marka aan saas leeyahay anigu waxan ahay reekoofur lkn rag wax galmadiisa waan aqaannaa
𝙄𝙣𝙙𝙧 𝘼𝙢𝙞𝙞𝙣 𝘼𝙢𝙞𝙞𝙣
One of my favorite songs. Allaah ha u naxariisto Maxamed Mooge Liibaan.
5/8/2024, monday.
Waa ereyadii ilaahay haw naxariistee xaaji gujis
Thanks sxb. Heestan waligay waan dhagaysan jiray since 1993. Lakiin maan aqoon abwaanka alifay
Allaaw kuu naxariiso ........
Kolay jannadaaad hurudaayo muxsin muumin islama baad ahayed.....waliba xagdaro lagu diay.......halyay qaranbaad aheydee..........
Alle haw naxariisto Muj.Mohamed Mooge Liban , qabriga haw nuuriyo , jannatul fardawsal aclaa na ha ka waraabiyo ameen insha allah , isaga & intii Muslimiinta dhimatay ba.
wallee anigu goornaba kuma naco gobaadeey alla yarxamak boqorka codka 2020
Waxaan Ku dhagaysanayaa heestan Libia Xerro Kutaal
Caawa ayaana bada Fuulayaaye isooduceeya
Heestan aniga iyo Asxaab Syrian iyo Yeman ah baa wadadhagysanayna
khayr badan inaad gudubtay io inkale
Ilaahay haka nabad geliyo sxb inkasta oo aan fikaayo inuu qoraalkagani mudo ka hor yahay
Sxb makaso badbaaday
Shp qali ma nabad tagtay
War tolow inaad gudubtay
Mar la arag ayuu ahaa alle ha u naxariisteee isma lihi nin isagoo kale ah ayaa soomaali soomaraaya raganimi,akhlaaq,aqoon,fanaannimo,waxgaadnimi,deeqsinimo,geesinimo iyo qurux uu ilaahay u dhalaiyay intaasoo dhan ayuu isku darsaday
Waa runtaa aniga maalin buu ii ahaa
Heestan waxa lahaa allah haw naxariistee Abwaankii waynaa ee Xussen Jaamac Rooble X/gujis oo ahaa awowgay hooyo lkn muu lahayn gujiskaa kale fadlan iska hubso oo dib u sax
Heestu maxay ka hadlaysa
Labo gujis baa jirey kan hore waxa uu ahaa abwaan weyn oo sacad muuse Makaahiil ah waxna uu ahaa Nurse darajo sare leh kan kale isna sacad muuse oo reer gadiid ah waxana uu ahaa fanaan caan ah horaantameeyadee 60kii dabadeed xamar ayuu tagay waxa uu ugu sii gudbay bariga Africa markii uu ka soo noqdeyna waxa uu ku geeriyaday xamar Aun meytidiidii oo dhan..
Mr.Rashid sulub Duni kale
Waa runtaaa walal. Waa abwaankii makaahiil ninka heestA iska leh
Kuma galo wax yeelloy alle janee muj mooge 😍
Allah ha u naxariisto xaji gujis oo curiyey heesta iyo mujaahid maxamed mooge oo dhamaystiray
illaahay nâxariis iyo jano haga warabiyo abwaan fanan mâclin aqoon yahan ustaad mujaahid maxmed mooge liiban allaah yarxama raaxmiin
Alle ha u naxariisto.Halyeey buu ahaa.
Erayadii abwaan gujis
wan ku huba inu ereyada leyahay abwaan gujis lkn laxanka ma maxamed mooge saray mise abwaanka o asaguba laxamayste aha
AX ilahay ha uu naxariisto mujahid Maxamed mooge liiban
Halyey qaran mooge muxsin muumin muslin samafale
Gafow kuma iloobo
Walee Anigu goornaba
heesta abwaanka lahaa waad qaladeene waa Xussen Jaamac Rooble X/gujis
Reer Axmed Iyo Abokor muuse
Ayaa ku fara yaraystay
Asal hargaysaawi
Goonyihii hargeisiyo,
Guryasammo adoo yaal
Ama gala daruuraha
Galabtaasoo gugiii da'ay
Adigoo guud ka daawaday
Waa wax lagu guyeeystaa
Walle anigu goornaba
Kuma naco gobaadeey .
AUN Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan. ❤