Isaga cadaawad haka ahaato ama yaanay ka ahaanee Somalia waxay tusaale u tahay wax kasta oo xun run markaan sheegno mar sharaf way lahayd oo waliba waxay libaaxayada africa laakin maanta waa meesha aduunka ugu liidatadata allah ha unaxariisto madaxwaynehii hore ee somalia marxuum muxamed siyaad bare iyo madaxwaynehii hore ee dalka Uganda laba nin oo halyayo ah ayay ahaayeen
2005 kasoo iibshey Keydka Filimaanta ee Holland Cajalada debaaldegii Oktoober 21 ee 1972 ee Iidi Amiin uu joogey, 31 sec ayuu socdaa oo Ubaxii ka muuqdaan iyo madaxdii, 30 eurna waan ka baxshey.
Ilaahaay ha u naxariisto Siyaad barre wanaagiisii 32sano dhibaato ayey ku bedeleen kuwo musaladiin ah oo shisheeye iney u shaqeeyaan ma ahane aan Dalkooda maamuli karin iyo khayraadkiisa u soo saari karin inay shisheeye tuugsadaan ma ahane reer bay iga dheh .
Gobzanayaa madaxwayne siyaad bare alow kunaxariiso anigo hawiye ah ba leh kadibki dowlad lama arag Cizi sharaf Maalinte ku heshiiyen kuwa dhintay iyo kuwa nool burbirinta dalkena ayagp Cadawga Ethiopia hup iyo rasaas kaso qaadanaya kadibna silacaan no horseeden alle idn cadaab wale idinma cafiyo waqoyi jog beri jog kofur jog galbeed jog midwalba burburka dalkena kadambeyay aakhiraa no balan insha alh alle maxkamadiisa no balan ah maalin qabiil iyo Gobol jirin😢
Barre should have never attacked Ethiopia he should have invited the Somalis to come home to Somalia, if they wanted to and he should have invited all the Clans to sit at the table; and decide on what they wanted with do for their territory. We are a people that can not be dominated or controlled. Every person is responsible for the energy that they bring into the room. He killed over 400,000 civilians with impunity. He could of invited his opposition to the table to air their differences, and let them run their territory and report to him their progress.Yet he chose to not meet them half way and destroy them, and create a civil war and then flee leaving his people. He built Somali up and with the same hand he tore it down. He drew first blood. No Somali will ever put their faith in one leader again. He wanted Somali to come together, but he used force instead of diplomacy and tact. Now there will have to be a council of the heads of the Clans to decide what is the best for their people. One President can't make decision for all. He needs to work with the Clans. Every Clan has different needs. No Somali should be without food, shelter, education, medical care and protection, prosperity; and have the right to enjoy all of the land. No matter what town they live in Somali the country is ours. Don't let the white man's influence past or present divide us. We are a great people and we can govern ourselves. If we stop killing each other. Peace, live long and prosper!
You wrote a lot without providing any proof but twisted history. Siyaad Barre was no saint but he was the president of Somalia. Please let us know when there is any Somali President who does 20% what Siyad Barre did. It is futile to listen naysayers who tried to smear compaign Aabo Siyaad . It wont happen Siyad Barre was a legend. Enjoy Hassan Dhiiqo leadership and insult the great leader Aabo Siyaad. What a pity
Kulmiye afrax yu aha shanti kacanka ugu saraysay yay ahayen Allah u naxaristo kulmiye afrax waxa laga haya hadad aniga iyo siyad Allah u naxaristo isku si no xukumi waydan dowlad ha sugina waxan ahay dadki xamer ku koray
Yaa siyaad bare usheega dabadii in somaliya la wareegen ciidamo shisheye dadka hogamiya somaliyana ay noqden madax shishiye u shaqaysa wu ciil dartii wu isdooxi la maxamed siyaad bare siyadbare marko doono somalida ha laaye gumaysi shishiye ma yeli jirin mana qaadan jirin dulinimo kaga timaada shishiye
Siyaad kahor ba aheyn dowlad awood badan 1964 ayaba xabashi cashir udignay blse afweyne ba somali burburiye kursi isku dajin lkn adi qabyalad ba kutagereysa
Cayda iyo eeda uu inagu sheegey madaxweynaha Uganda hal mid been ah kuma jirto .isbelna uma jeedno marka in aad isbedesho iyo in aad cayda diidi kala saar.
Awoodaa aan lahayn maalintaa waan yeelan karnaa hadaba hadii aan joojino, qabyaalada, eexda, musuqa.iyo xatooyada hantida qaran
Walaahi aad ayaan u farxaa marka laga shekenayo dawaladii somali weyn allow soo cile mida oo kale ❤❤
Waruun in somaliya ay somaliyaa kajirto wax nidam dowladnimo fashilka nalagu shego waruun waxan isbadnay anaga weeye in nala fadexeystana anaga isugu wacan waxan anaga tarnaay afrikaa walawada ogyahay balse ceebta an anagu iskukenay oo ilaa hada nahaystaa
Madaxdena waxa lagu Dortaa Teedho mida Qaxotiyada ladajiyo wanagii somaliya lahayd socelintedaa yaaa lagarabaaa ma afrikanka cawanta ahaa ee somaliyaa ugurman jirtaay somaliyey ceebtu way nahaysatayee wanagii qarankenu laha waa inan kudadalnaa sidaan usocelin lahayn❤❤
Ilove somalia
Weerarka waxaa loogu qaaday iidda amiin muslim ayuu ahaa,intaas ayuu galabsaday.ilaahay ha unaxariisto.
Allah u naxariisto madaxweyne maxamed siyad bare wuxu ahay halyeey
Gabay baa jiray laga tiriyey dhacdadaan Uganda- Tanzania oo ahaa,
Ugandhiyo Tanzania eeddii kala gaartay,
Ayaan baa Malyuun dhiman lahaa amase dheeraad eh,
ereyada shantaa tiraa laysku aaminaye.
Maanshaallaah ereyada shan ah Waa Shantii qodob ee Siyaad Barre,
Waa kula socdaa geesi hore u soco
Allaha u naxariisto janadii fardawsa ilaah ha ugu bishareyo abo siyaad
Guul umada Soomaaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
illaahay haw naxariisto maxamed siyaad hadeeraa dawacooyin warbaahinta ka caayaan uu ugu horeeyo muuse juudaan oo la ogyahay halka uu taariikhda xun kaga jiro
Alh naxariisto jantul fardowso alh kawaarbiyo amiin yaarbi
So great story about Somalia 🇸🇴
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💔😭wey
Somalia ha noolaato 🇸🇴💯✅
Waa mahadsantahay saaxiib waxaan kaalasocdaa dalka koofur afrika
Dahir Soo Dhawow
Hala caayo ayagaa is beeley ninkii aad ka fiicnaan jirtey haduu ku arko inaad banaba,dey inuu ku caayo weey ugaartey😊😊😊
Jareer waligisa waa jeer aqli misne abaal miyaa laga sugaa…. Mahadsanid
Subxaanalaah allaha no soo celiyo ciziga iyo sharsftaa😢
Isaga cadaawad haka ahaato ama yaanay ka ahaanee Somalia waxay tusaale u tahay wax kasta oo xun run markaan sheegno mar sharaf way lahayd oo waliba waxay libaaxayada africa laakin maanta waa meesha aduunka ugu liidatadata allah ha unaxariisto madaxwaynehii hore ee somalia marxuum muxamed siyaad bare iyo madaxwaynehii hore ee dalka Uganda laba nin oo halyayo ah ayay ahaayeen
Mahadsanid intana waa kusoo xirmay
Abo siyaad isn't easy alaha unaxariisto
2005 kasoo iibshey Keydka Filimaanta ee Holland Cajalada debaaldegii Oktoober 21 ee 1972 ee Iidi Amiin uu joogey, 31 sec ayuu socdaa oo Ubaxii ka muuqdaan iyo madaxdii, 30 eurna waan ka baxshey.
We are Greatest 💪🏻🇸🇴 al the time 💪🏻🇸🇴🇸🇴 🇬🇲 🇬🇲 🇬🇲 🇸🇴 💪🏻❤❤❤
Waxaan eheen Libaaxyada Geeska africa
Lkn hada waxaa noqonay Waan aragnaa
Ha niyab jabin sxb waanu noqonyna inshalah awooda lahyn
ku maadsanid baaintaada qiimaha leh.
waan ooyay 😢 marki aan maqlay in ay Somalia eheyd dalka afaraad ee ugu adkaa afrika oo dhan ciidan ahan 🥺
4 may ahayn ee 1aad ayay ahayd tirada ciidanka uum bay nayjeeriya inaga badnayd balse hubka tayo iyo tiraba inagaa ugu badnayn I.a markalena waan soo laaban doonaa
Somali hadey caqli iyo midnimo yeelan lahaayen wlh xaruunta midowga Africa noqon lahyd
Somalia oo mid ah insha Allah
I am
Sxb habtabintaaadu waaa heer sare waxaaa cad i xogta aad ka hdleyso aaay aad u fadhido guul wcn sxb
Mahadsanid Masuul
Maashaa allaah sxb waa joognaa waa ku garab taaganahay wll inshaa allaah
Gabayga lamagacbaxey: Abwaanimadu waa loo dhashaa iibsi lagu waayey ugandha iyo Tansaaniya eedu kala gaadhey ayaan baa malyuun dhiman lahaa amase dheeraade ereyada shanta aad tiraahdey la'isku aaminaye adduunkoo dhan waa yaa banyahayye asaaska aad dhigtey iyo xajadii taadey ku ekaatey Aabbaha afrikaad tahaye eebe soo dirayee .
MADAXWEYNE MUSEVENI WUXUU AHAA NINKII JABHADAAS MADAXDA KA AHAA EE DOONAYEY INUU IDDI AMMIIN XUKUNKA KA TUURO INKASTA OO SOMAALIDU IDDI AAMIIN LA SAFNEY HADANA JABHADDII UU YUWERI MUSAVENI HOGAAMINAYEY DALKII WEY QABSADEEN. 30 SANO KADIB WAXAA DHACDAY IN SOMAALIDU ILOOWDEY TAARIIKHDAAS IYAGA OO YUWERI MUSAVENI KA CODSADEY INUU CIIDAMO NABAD ILAALIN USOO DIRO DALKEENA. NINKII SHALAY AAN KA HOR TAAGNEYN INUU DALKIISA QABSADO MAANTA AXSAAN MANOO SAMEYNAYAA? SIYAASAD XUMIDA MADAXDA SOMAALIYA GAAR,AHAAN JAAHILKII SHIIKH SHARIIF IYO KUWII LA SHAQEYNAAYEY EE DULLIGA AHAA WAXEY KEENTAY IN CIIDAMO UGANDA IYO KENYA WADANKA LA SOO GELIYO. ياخسارة العمر وياخسارة المستقبل
@@Liiloowe
Waa waxayna ka fiirsanin
Ma dhihi karnaa dadkas ayagoon kuliyada siyaadada ayagoon soo marin ayay wadanka taladisa gacanta ku qabteen.
Teeda Ugaandha inaan Axsaan usameebay hadaa igu horeeso lkn dadkeedu intaan isla shaqeeno waa daf naceeb ka buuxo waxan is waydiin jiray savab ayagoo Africa ah Soomalida uneceb yihiin?
Lkn jawaabta Xalay ayaan fahmay
Ilaahaay ha u naxariisto Siyaad barre wanaagiisii 32sano dhibaato ayey ku bedeleen kuwo musaladiin ah oo shisheeye iney u shaqeeyaan ma ahane aan Dalkooda maamuli karin iyo khayraadkiisa u soo saari karin inay shisheeye tuugsadaan ma ahane reer bay iga dheh .
Subxana allah gaalkas ilahey una naxarisanayo dhibatada somali heysato asa sababay xita quranki ilahey bu beniye somali ma burburi laheyn hadu kursiga isku dajin
@@ShafiiCaraballa maxaa doqon tahay oo LiiTa somalia way bur buri lahayd baa Lee dahy oo hada somalia ma bur bursana miyaa waa wadanka quwad leh hada somahan dufow😂😂
Waa sax canbaareynta somaliya ma darood iso hawiye besle dagan somalia waa mashruuc
Aabo siyad Allaha unaxaristo
Sow iysgii kasaaray. Dalka iidi Amin ee soceliyay. Mlto Abote
Qalbiga kujabaya markad aragto halkaynu maraynay iyo manta gobta aynu naalo dadka kunfured eedmale anka ahayn inay inti ugu lidatay u talinayso lkn edaa ugu wayn waxan sinaya dadka dagaan waqooyiga dalka o ankaso jeedo sababtuna waa dalki o aykala gooyen waliba shacabku edmale e caloshod ushaqaystayal ayaa madaxa kaga tagan been iyo wxan jiirina malinkaste dhagaha nogu shubaya
Gobzanayaa madaxwayne siyaad bare alow kunaxariiso anigo hawiye ah ba leh kadibki dowlad lama arag Cizi sharaf Maalinte ku heshiiyen kuwa dhintay iyo kuwa nool burbirinta dalkena ayagp Cadawga Ethiopia hup iyo rasaas kaso qaadanaya kadibna silacaan no horseeden alle idn cadaab wale idinma cafiyo waqoyi jog beri jog kofur jog galbeed jog midwalba burburka dalkena kadambeyay aakhiraa no balan insha alh alle maxkamadiisa no balan ah maalin qabiil iyo Gobol jirin😢
Xiiqiyan howl muhim u ahaa gowaha wxbrahada iney dalkeena dadkiza ugu tawabaran si aqoon ahan ah uguna wadaniyad saxa ugu bararujiyan hadawa wey nagu weyn tahay dalkena🎉🤗
Muhimada wx bdn aanba kawada ogen siyasada dalkeena ayad no'ifisay kaga mahadcelineyna 🥰👌🙋♀️zxp 🥳😢
Amin was man East African
Gaal maa abaal leh
Iida amiin dada legend waxuu ahaay muwaadin waxaa riday reer galbeedka mareykanka yahuuda kuwaas oo jecleeyn madaxweeyne muwaadin ah afrika mar hore ayaa laga shaqystay caade qaate African ah ayaa lugu baa,bi,yaa
Markey dacad naga tahay sidaan isujecelnahay ay quri wayeen weyna sixreen😢😢😢😢😢
Thanks sxb sare 🎉🎉❤❤
Siyad bare isaka somaliya wx kadhigay isagana dumiyay xukun jacaylka somali o dhami ayka simantay darted sikasteba hanoqote manta dhimay o edmale lkn xukunki wuxu gacanta u gaalay intii inogu lidatay
My love old man Uganda 🇺🇬 u days are over 🇸🇴
Saaxib waan kula socdaa weliba waxaad ogtahay in haddaciidamada igaandha ee waddankeena jooga ay yihiin calooshooda ishaqeystayaal oo aysan waxba kaqaban dalka amnigiisa oo ay lacag uun urursadaan
Haa Waa Sax
Maxadxweyen ah hoore mohamed siyaad baare
Doqon jaahil baa tahay
Good history thanks
Maantana ayagaa na ilaaliya 😂😂😂😂😂
NUURIYEZ
kuwii duliga Somalia baday iyaga oo cadow u shaqaynaya iyo burburinta Somalia waa kuwa halyey Mohammed Siad Barre caaya si Somali oo sharaf iyo taag leh aan dib loogu arag
Wasax
Barre should have never attacked Ethiopia he should have invited the Somalis to come home to Somalia, if they wanted to and he should have invited all the Clans to sit at the table; and decide on what they wanted with do for their territory. We are a people that can not be dominated or controlled. Every person is responsible for the energy that they bring into the room.
He killed over 400,000 civilians with impunity. He could of invited his opposition to the table to air their differences, and let them run their territory and report to him their progress.Yet he chose to not meet them half way and destroy them, and create a civil war and then flee leaving his people.
He built Somali up and with the same hand he tore it down. He drew first blood. No Somali will ever put their faith in one leader again. He wanted Somali to come together, but he used force instead of diplomacy and tact. Now there will have to be a council of the heads of the Clans to decide what is the best for their people. One President can't make decision for all. He needs to work with the Clans. Every Clan has different needs.
No Somali should be without food, shelter, education, medical care and protection, prosperity; and have the right to enjoy all of the land. No matter what town they live in Somali the country is ours. Don't let the white man's influence past or present divide us. We are a great people and we can govern ourselves. If we stop killing each other. Peace, live long and prosper!
You wrote a lot without providing any proof but twisted history. Siyaad Barre was no saint but he was the president of Somalia. Please let us know when there is any Somali President who does 20% what Siyad Barre did.
It is futile to listen naysayers who tried to smear compaign Aabo Siyaad .
It wont happen Siyad Barre was a legend. Enjoy Hassan Dhiiqo leadership and insult the great leader Aabo Siyaad. What a pity
@@naimaabdul300ano hawiya ah oo abgaal ade iidor taahay xata wa gabrti ugu adabsaned wax xun mashegin warkeda wa run siyaad barre 10 sano kowad wa ficna kadib wa xumaaday wa isku xaray hawiya talka siiyaya abgaal ba jufadisa dhaleen kadibna wa aragtay so yelay somali dhan adoonka xoog iyo caqli iyo doblamasiyad waay waqti walbana wax baa lala so bada ma aha marwalpo ino xoog isticmaalo askarta siyaad hawiya ahaayen waligood badana xidigle ma dhaafin ninka darod marexan hada yimaado muqdisho korneel naqanayi siyaad barre waana walay wax fcn wa suubiya kadibna wa bur buriyay naceebka maanta Somali isku qabta usa ka danbeyay xukunka waxe aheen ino iskaga dago arag madaxwena walpa dictator ah wadanka usigo bur buray ka tagaa
Kulmiye afrax yu aha shanti kacanka ugu saraysay yay ahayen Allah u naxaristo kulmiye afrax waxa laga haya hadad aniga iyo siyad Allah u naxaristo isku si no xukumi waydan dowlad ha sugina waxan ahay dadki xamer ku koray
I couldn’t agree more
He didn't attack ithopioa dds is tha land of somali people
Allayaraxma Aaabe siyaad Barre
Soomaalia hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sharafteeni luntay allaah ha noosoo ceyo
Ok waxqabad fiican
Saxib iska sah hadalka Uganda badmalahan marka india marakiib kusoo weraraa bada Waa kaa jejexay sxb thnks masajidka cayarta kadaa
Uganda Badeeda Lama Sheegin Ee India Ayaa Badweynta India Duqeyn Ka Sameyneysa Lagu Yiri
Sidoo Kale Bada Tanzania Ayey Duqeyn Ka Sameyn Karaan
Yaa siyaad bare usheega dabadii in somaliya la wareegen ciidamo shisheye dadka hogamiya somaliyana ay noqden madax shishiye u shaqaysa wu ciil dartii wu isdooxi la maxamed siyaad bare siyadbare marko doono somalida ha laaye gumaysi shishiye ma yeli jirin mana qaadan jirin dulinimo kaga timaada shishiye
Asaba burburiye somalia qabyalad ba kutagereysa galkas quranka beniye
@@ShafiiCarabCaruurta Bililiqo Lagu dhalaay😂😂😂😂😂😂
Xaqiiq wlhi 😢
Waqtigii mw siyaad bare wadanka xukumaay waxaan aheen #4 awooda militariga,maantan zero,yaana sababay??
Siyaad kahor ba aheyn dowlad awood badan 1964 ayaba xabashi cashir udignay blse afweyne ba somali burburiye kursi isku dajin lkn adi qabyalad ba kutagereysa
@@ShafiiCarabadiga wxad ooga soo horjeedo soo qabyaalad maahan Daciif baa tahaye
Julies Nyareri was the African philosophy the most educated black man🤏😎
Mahadsanid lakin Ciidanka Tiradooda ma aadan sheegin
Taas Awooda Ka Muhiimsan Waxay Ahaayen Dad Toyo Leh
Inta nala ka sheegay wa ron wa dal sabuul eh wa dal corabtion ka jiro wa dal fashilmay wa dal argagaxiso joogdo iyo burcad badeed dhmn wa ron
Sultan salan sare waxan ahay qof barnamujyadada ku xiran.
Sxboow waxan ka rabnaa in aad no so gudbiso awoodii ey leheed sirdoonka NISA.
Insga Allah Bro Wax Badan Hadi An Fursad Helo
@@QarniJoog102 mahadsanid bro
Waxaan aad uladhacay qaka aad tarkhida sheekonyinka usoogubisid. Waa qaab aanlaga xiiso dhacayn
Masha Allah
waarun siddas guuul somaliiA
What’s pan African zz now let’s see mix Uganda 🇺🇬
Taagnida isaga riyoow
Smot Somali army
Soo sheeg madaxweynaha hada talada ugaandha haaya waxaa uu soomaliya u colaadinaayo
🌳👏🏻👏🏻👏🏻🌳👏🏻👏🏻👏🏻🌳
Hindiya iyo tanzania waxasodhan waxayahayen adonta UK ilahada isagana sodirayay ugandha qudhedu adonkabaxsatay ahayd ukuradjogo mahayn inandhexgalno
Baga baga soamlia hoyadeed ha wasto in laacaayo waan ku farxsanahay iyagaa intaas iska reebay somalia qabiil baan ahaye meel la aad
😢😢😢😢😢😅
Cayda iyo eeda uu inagu sheegey madaxweynaha Uganda hal mid been ah kuma jirto .isbelna uma jeedno marka in aad isbedesho iyo in aad cayda diidi kala saar.
Museveni waa halka madaxweyne oo Somalida garab u ah. Museveni waxba hakasheegin
Dalkii wa kiiun....shacabkuna wa kiiun
Biraqadayasha/sandarera radiska ah kugabanayan magaca ah SIYASIYIIN
ALLOW dalka/shacabka somaliyeed kaqabo.
KeepingS
Aduunyo Uganda waa wadanka maanta ay soomali oo dhan qaxotiga ku tahay 😢
Asc
Wcs
LineS
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Morgan oo dhalinyaro ah ayaa gadaal ka muuqda
Haa Caataga
Aduun wada dulmi miran ah ayan jogna ilen waxba lama socdi xaqiqdi sidan bejkan qani joog ugu so biray yaab aya ii shidan yaab aduun maxay tahay umadan wada qiyanada iyo isdaba mrka ah subxana llaah waxbadana ka Barty walla
Waa I kanaa 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗡
Mahadsanid Masuul Sare
Musevin hada waxuu nooo xasdaayo jabhadooo ahaa wecelka 😅
Share
Uganda gormay bada yeelatay adeer wax walbe dadka miyaad ugu sheekaynaysaa orod dubaalad kula shubdee ileen maqadabaynee
War Ugaanda Aya Bad Leh Miya Iri
Cajiib
Yo
GettySburgS
Ugandha malaha bad xagay ka soo weerartay Hindia
Lkn India Ayaa Leh
Legeta
CentenniaS
Doofaar hadalay warkiisu looma qabto waayo luf lufkeena ayuu kunool yahay ee soomaali wax kama yaqaan
Muxuu kugu sameeyay
CertainlyS
Wadatal
Waan joogaa
Mahadsanid
@@QarniJoog102 goormaa soo dayn taxanihii hiddaha idaajaa
Adoon garasho ma laho in faraha laga garaaco mooyee
Wixii lagu sheegoba wxaa u sabab ah kuwa maanta leh UNNUKA EE XAMAR WURMIYEY.
Unuka leh xamar
@@ShafiiCarabMaxa Kadambeyay Qaax iyo Kufsi iyo Gaajo Iyo Isbaaro😂😂😂😂😂 Cawaan
Haku mashquulinina xamar waayo gobal kasta dad ayuu alle ku beeray ee ku mashquula sidi ummada u wada noolaan lahayd
VeryS
Adiga ayaa dumiyey adiga oo cadowgii Mohammed Siad Barre xanuujiyey laaluush ka qaadanaya. Weli basaas baad tahay aakhiro cadaabti ilaah ha kugu rido cadowga muslimkow iyo basaasow
Facebook
RAJIMKI SIYAD BARE OO DIINTA ISLAMKU KU JEES JEESAY NAARTA AYAA KU JIRA SHEYDAN SIYAD BARRE .
Ileen waa adigii adu furaha naarta haye
Shorts