Ismacil Cumar Geele Jabhadu Dhisay Iyo Hanjabada Muuse Tii Lascanod Kagaso Cararay Maa Kaa Duwantaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 5

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому +1

    Muuse waa qof wax u dhimanyihiin.
    Dhulka uu Ethopiya siiyay yaa le?
    Ma Muuse Biixbaa le?
    Sibidhka Berbera waa loo diiday Dahabshiil inuu warshad ka dhiso.
    Waa dhul Habar Awal ayaa lagu yidhi.
    Meeel kasta Beel ayaale.
    Lughaya waa dhul ay degto Beesha Maxamed Case iyo Mamaasan.
    Sidee buu Muuse u sijnkaraa Ethopiya?
    Aqligaasi waa aqli ay Isaaq ku raacsanyihiin.Saa Xusbiyada Mucaaridku way taageereen.
    20 km.
    20×20 kkkkkk
    Waa 400 km square
    Isaaqa siyaasiyiinta isku sheegayaa waxbaa ka qaldan ama lacag ayay rabaane dhul iyo dawladnimo ma rabaan.

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 2 місяці тому

    Liiban Walaal horta Somalia waa hal dal. Eeg meeshii dawlad ma leh Somalia waxii ka dambeeyay 1991 . Dawlad Somaliyeed MW Mohamed Siyaad Bare ayaa ugu dambaysay. Somalia Xaafado qabiil kala xidhxidhay ayaa jira. Marka Somaliland =Isaqland=Puntland=Majeertee iyo waxii la mida.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 місяці тому

    Noolow walaal si fiican u hadashay ciid wanaagsan maalinta xoriyada Somaaliyeed.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 місяці тому

    Isaaq waxaay doonayaan qabiilada kale in ay xoog ku haystaan oo u daeladeeyaan waar dadka hakala dhimanina ee ka xishooda oo dib isugu noqda majirto wax SL layiraahdaa

  • @AbdikarinSacabo
    @AbdikarinSacabo 3 місяці тому

    Garac.faqasha