ASC walaala key Omaar barbar wanku daremi karaa oo dhib ayaa ku heysto waxaan ka codsasaya hadii ad dhib darentit ha dhihin tari angalow i bad badi e waxaad dhdaa Ilahow i badbaadi waa codsi walaal waxaa laga yabaa markii dhibka ka batay in aad ilowday ee ilaah ha ku carar dj suber iyo tari angl waxba ma ku qabankaraan ilahey ayaa cadaw gaga jabinaya e ilahey bari anagana duco iyo walaal nimo ayaan kula garab taganahay
WAXA DAHDEEN OMAAR BARBAR WADAWENONA MAXA KUDAWENOSIN QURAN MASaar TEEN HADA RUN SHEEGESIN. WUSEXDAY WUNASANAYA A DAHDEEN. MAXA XORNIMADA OGA QADEEN.DADKISA U KUFARAXSANA .HADI Qaf cabsanayo a dawiwesan waxa fican sida u ku qanac sanyahay in losameyo dadkisa somaliye Lalasocodsiyo wadankisa diblogu celiyo
Allah swt hakubadbaadiyo, Walaalkeen Cumar, Waxaad kacabsi Qabto oo dhan Allaha kaaceliyo amiiin yaarab
Heesaha iska daay oo Allah quraankiisa aqriso. Allaha ku caafiyo walaalkey 🤲🏻🤲🏻🤲🏻.
wll alle Haku caafiyo aamiin wll omar
Ilaahay aamin
Kitaab Qur'aan u geeya isagoo weyso qabana ha Akhristo salaadana ha tukado hadalkana ha yareesto. Una sheega Insi iyo jinbgadduuvisu tago wuxuusan ILaahay kuu qorin kugu dhici maayaan Insha ALLaah. ALLaha Caafiyo Aamiin Aamiin ALLaahumma Aamiin. Shukran.
Waa run
Ilahaye haku caafiyo cadowga alle haka qabto walaal
Omar sxb akhriso quraan 3( qulacuudu)
Ilaahay haku xafido ameen
❤
Intaa aami
Ilaahay haku badbaadiyo walaalkay ❤
Illahy cadowga hka qbto wx kle ku oran mayo jinka dadka ku adeegsadey illahy wu u jeedaa
Boqoda barakeysan baarliinee walaalshey aaway qisooyinkii noo soo gudbin jirteen adiga iyo cimraan oo channelkada oo dhan laakah buu ka dhigey cimraanee. Sheekooyinkeeni inoo soo celiya please. Thanks
Maxa isbadaley hada👁️⭐🌹✌️💚♥️🧡
Aqri quraanka goji warka
😢😢😢
Allah ha ku garab galo ku soo noqo Canada maxaa calan dowlad aan kuu dhawayn aad intaas oo dhan ugu maraysaa!
Gariowe laguma geynayo shifo glkacyaa lagu geeynaya walal gaarna waxaa kaa qabanaya wiilashi hubeysnaa ooreerka aha oocidna kuusoo gali meeyso waxad kabaqaysona ilaah kamagan gal ilaah qofkuxiran mabaqo,cid kuudiidi ilaaha inaad kuxiraanto majirto walaal adkaartaa ilaah kugu ilaalinaya walaal
Intaa ku adkeyso
ASC walaala key Omaar barbar wanku daremi karaa oo dhib ayaa ku heysto waxaan ka codsasaya hadii ad dhib darentit ha dhihin tari angalow i bad badi e waxaad dhdaa Ilahow i badbaadi waa codsi walaal waxaa laga yabaa markii dhibka ka batay in aad ilowday ee ilaah ha ku carar dj suber iyo tari angl waxba ma ku qabankaraan ilahey ayaa cadaw gaga jabinaya e ilahey bari anagana duco iyo walaal nimo ayaan kula garab taganahay
Ma fahmin ninkan oomaar waa waalan yahay hadana online buu ku jiraa
Asc, war wlalayaal Omaar lafartarkiisa Var ban ku qabtay soo dhageysta heesta tidhaahda " warkayga magaran kadhaan uu africanka sanka weyn leh uu laheesayo calaamada Isha 6 laduldhigayo yuu saleynaya bal ilasoo eega
Aboowe quuraanka akhrso
Jooji bishimaha
WAXA DAHDEEN OMAAR BARBAR WADAWENONA MAXA KUDAWENOSIN QURAN MASaar TEEN HADA RUN SHEEGESIN. WUSEXDAY WUNASANAYA A DAHDEEN. MAXA XORNIMADA OGA QADEEN.DADKISA U KUFARAXSANA .HADI Qaf cabsanayo a dawiwesan waxa fican sida u ku qanac sanyahay in losameyo dadkisa somaliye Lalasocodsiyo wadankisa diblogu celiyo
Xoog maku hesatiin muxu kusugan yahay hada omaar barbar hadu ficanyahay u dib qawiin ma telkisa sisin Indinka walirawo illahow Barbadian OMAAR barbar