Abaanduulaha ciidamada iiraan oo dhaartay, was. Gaashaandhiga mareykanka oo jawaabay,sheko waalan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 тра 2024
  • Abaanduulaha ciidamada iiraan oo dhaartay, was. Gaashaandhiga mareykanka oo jawaabay,kadib markey xoogeysteen wararka sheegay in shirqool loo maleegay madaxweynihii geeriyooday ee iiraan Allaha unaxariistee.

КОМЕНТАРІ • 362

  • @XidigRamoz
    @XidigRamoz 13 днів тому +102

    I'm first person
    Like ii saara
    Haday somalinimo jirto

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 13 днів тому +58

    Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo
    Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-dy3xl9pe9p
    @user-dy3xl9pe9p 12 днів тому +1

    Ilhyo unaxariisto madaxwaynha alle janada hageeyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 13 днів тому +15

    Yaaaaa allah
    Yaaaaaa qawi
    Yaaaaa raxmaan
    Gargaarkaaga kudeeq falastiin

  • @user-hu7wm1sv5m
    @user-hu7wm1sv5m 13 днів тому +19

    Ayaga dilay oo shirqoolay nijaasya weyna isla ogyahiin reer galbeed wale aaqiro warba jiro Rabi yasir Allaha u naxariisto intii dhimatay Allaha guuleeyo Islamka oo dhan guul falastiin gasa oo dhan Amiin

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 13 днів тому

      Waxaan la yaabanahaÿ nadaara cilmigaaga iuo caqligaaga haddana maantoo dhan madaxweynahay bakhtiyey ayaad allah u naxariisto kusoo celcelineysaa waa ninka xasuuqay 2 malyan suuriyan sunni ah malaayin yaman ah ciraaq iyo meel walba haddana. Aaminsan kacbada inay qabsadaan abuubakar iyo cumarna jasadkooda sharafta leh meesha ka saaraan asxaabta oo dhanna lacnadaaya walaahi kutubtooda ayay kutaala waxaan dhan aan sheegaayo adiganna allah u naxariista kusoo celcelinee maantoo subxaanalaah....

  • @user-wx1hq6bs5f
    @user-wx1hq6bs5f 13 днів тому +7

    Iraan waligeed way dayacdaa siyaasiyiinta iyo khuburada iyo sarakiisha waa dayac kayimiday dhankeeda

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 13 днів тому +25

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 11 днів тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @apdiwahab
    @apdiwahab 13 днів тому +9

    Waryaa shiicada fikirxunbaadkahaysataan shiicadu waa muslimiin dhab ah oogaaladaneceb muslimkana ugufiican

    • @user-pj2ht1sf8t
      @user-pj2ht1sf8t 13 днів тому

      Shiicada wax baa kaqaladan kuwo iska roon baa jira kuwo eber ah way jiraan saxaabada lee caaya muslmka sunga neceb

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 12 днів тому

    Inshallah inshallah inshallah yahuda waa gababsigodi xiligee damaskoda aya lajogaa muslimenta rabi qalbigoda haa mideeyo guuuuuuul iyo gobonimo inshallah

  • @user-wn6ml1nw6z
    @user-wn6ml1nw6z 13 днів тому +9

    Insha allaaaah way kashifmi doonaan hadii ay jirto wixii kadambeeyey illaahaybaa kashifi insha allaaaah aaammiiin

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 12 днів тому

    Rabbi haw naxariisto jannatal fardowsa Aclaa hawgu deeqee madaxdaa iiran eegeeriyotey àaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiin yaa Rab

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 13 днів тому +2

    Illahay intii dhimata ha u naxariisto , illahay ha baabiyo kuwii kadabeeyay dilkooda inshallah allah kashifo 😢😢amiin yaa allah

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 12 днів тому

    Nijaasta kufaarta ahi iyagaa shirqoolay m.weyne ibrahim raisi, w.arimaha dibada xuseen caamir iyo waftiga kale ee wehelinayay
    Dhmntoid allah ha unaxaristo aaamin
    Waa xaqiiq hadalka uu sheegay wariyaha cabdimaalik cudwaan

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 12 днів тому

    Allaha.unaxaristo.madaxwenaha.ereen.shacabka.falastiin.allaha.ugaaro❤❤❤❤❤❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 13 днів тому +1

    Shaking kuma jiro dadaal la,aan muslimiinta oo aad daciif u ah oo aan damiir lahayn wadno Alaaha u yeelo xaqana Alaaha banaanka Alaaha keeno insha Alaah

  • @ibnumarwan1118
    @ibnumarwan1118 13 днів тому +2

    Allow Ugargaar walaalaheyan Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda inshaa Allah Guushu wey dhawdahay isbiruu yaa ahlul khasa ❤❤❤❤

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 13 днів тому +1

    ما كان للمؤمنين والذين ءامنوا ان يستغفروا للمشركين من بعد ما تبين لهم انهم من اصحاب الجحيم

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 13 днів тому +2

    Asc Nadaara illaaheey ha soo if iyo Waxii Sababay Diyaaradii burburay ee Madax weeyne hii iiraan iyo intii la soco tay iinshaa Allah Qeeyr Cadaga Yahuud. Macalin iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Falastiin iyo Muslinka. Xaaji Xuuti illaaheey ha Xafido Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah.

  • @ShaakirSola
    @ShaakirSola 13 днів тому +4

    Ustaad Nadara Waad mahadsantahay 💯.
    Abdi waari Cudwaan Nin kabtiisavla xiran Karo ma ahan waa wariyaha ugu xog ogaal badan wariyaasha Caalamka. Waxaan Ka baqaa in assisination lagu sameeyo walaahi , Allaha Guuleyo Islamka. ❤

  • @user-ir7ll8ji3t
    @user-ir7ll8ji3t 13 днів тому

    ❤illaahay guusha hasiyo musliminta❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 13 днів тому +2

    Waa run tood !! Way garab taagnaayeen Allaha u Naxariisto -
    Dhammntood 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 12 днів тому

    Wasiirkii hore wuu asaasaqay

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 12 днів тому

    Allaah ha u naxariisto madaxwaynaha iraan iyo kuwii la socday islaam oo dhan buu ka dhintay

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 13 днів тому

    Shiici lacnadaya abubakar, cumar iyo caaisha mala dhihi karaa alle ha u naxaristo

  • @Shucayb.Sh.maxamed
    @Shucayb.Sh.maxamed 13 днів тому +6

    Ilahay Waxan Kabaryayaa In Dilka Madaxwaynaha Iraan In aykucadato Maraykan Iyo Yuhuuda Siloilawo Matida Falastin Uga Nastan Hubka Yuhuuda Iyo Maraykanka

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 13 днів тому +1

    Alle ha jabiyo yuhuud iyo intii tagerta ba

  • @kahagedi1559
    @kahagedi1559 12 днів тому

    Ilaahoyow waad aragtaa reer qaza u gargaar yaa Allah yaa raxiim yaa qawiyu.

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 13 днів тому +9

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 13 днів тому +1

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 13 днів тому +7

    Yaa weydiiyay macalimka weyn kkkk hasheegin

  • @user-do2gg8pp2v
    @user-do2gg8pp2v 13 днів тому +1

    INALILAH waina ileyhi rajicuun , god bless iraan and all the mujahideen , Ameen.

  • @MkhadarAbdi-kt2vp
    @MkhadarAbdi-kt2vp 12 днів тому

    Ilahay haugargaaro dowlada islamiga ah ee iiran

  • @user-rx8fm4vl1s
    @user-rx8fm4vl1s 12 днів тому

    Illaahey Uma naxariisto shiicada mana unaxariisa doono insha allah

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt 13 днів тому

    Nadaarana waaa ninkii ugu horeeyey oo wareystay mclm aadan xashi ceyrow

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 12 днів тому

    Falastiin guul ayan urajeyneynaaa❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 13 днів тому +1

    Saxìix abdi baari cudwaani

  • @muzeynamohamed6410
    @muzeynamohamed6410 13 днів тому +1

    Warka soo gaabi hanagu dheereynin xayeesiinta waad mahadsantahay

  • @FaysalShyuusuf-ch6ci
    @FaysalShyuusuf-ch6ci 13 днів тому +1

    Walalahena rer falastiin alle ha ugargaro yahudana alle haka dhigo kuwo indhola ah insha allah gudus alle ayaa ugar garayo

  • @user-bx1ro5ur2f
    @user-bx1ro5ur2f 12 днів тому

    😢😢😢dimashidii allaha unaxaristo madaxweyne Ibrahim Raisi sida loshosheegay aadban ugu naxay aniga dhan wan dabaqay lkn alhmd nafwalbo geeri aya sugeyso

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 13 днів тому +2

    Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda

  • @MARIYAAHMED-nv1np
    @MARIYAAHMED-nv1np 12 днів тому

    Aniga waxaa umalaynaa indiyaarada uu kudhacay danab wiixii falastiin gargaara anga oodhan buu noogargaaray
    Alle ha unaxarriisto 😢😢😢😢😢

  • @user-nm7bd5zn7i
    @user-nm7bd5zn7i 13 днів тому

    Alla caloosha wlahi aad baan ooga naxay Alla ha unaxariisto dhamaantood

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 13 днів тому +8

    Cabdi baari wax badan ayaan dhageystay doodihiisa waa macquul weliba waa weriye iyo tafatire reer caalami ah.

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 12 днів тому

    Allah haunaxar 😭😭 Aamiin🤲🤲🤲 Ibrahim

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 13 днів тому

    Wcs waa suurta gal in shilkaas laga danbeeyey in qadar alle ku dhacdeyna waa suurta gal sax waaye warka weriyaha falastiiniga waa macquul allaha guuleeyo myqaawamada rerfalastiin gaalada yahuudaa iyo xulufDeeda allaha jebiyo aamiin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 13 днів тому +1

    Ilaahoow guuleey xamaas reer qaza Palestine 🇵🇸

  • @user-si6of8tb2d
    @user-si6of8tb2d 13 днів тому +1

    Allaw ugargar reer gasa Amiin 🤲❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 13 днів тому

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @fadumohassan6511
    @fadumohassan6511 12 днів тому

    Qof wanagsan maa raago aalle haa uunaxaristo reer falastiin raabi haa garaab gaalo

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 13 днів тому +1

    Mar hore ayaan sheegay in gantaal lagu dhuftay maraykan iyo yahuuda iska kaashaday haka shakin

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 13 днів тому

    Allahayow falastin iyo islamka
    La jir cadawgodana jabi dhaman

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 13 днів тому +5

    Wcs nadara show gull gobonimo Iran inshallah samir iyo imane janato fardosa aclaah ilahaye xakasamir siiyo Iran 😢😢

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 13 днів тому

      Waxaan la yaabanahaÿ nadaara cilmigaaga iuo caqligaaga haddana maantoo dhan madaxweynahay bakhtiyey ayaad allah u naxariisto kusoo celcelineysaa waa ninka xasuuqay 2 malyan suuriyan sunni ah malaayin yaman ah ciraaq iyo meel walba haddana. Aaminsan kacbada inay qabsadaan abuubakar iyo cumarna jasadkooda sharafta leh meesha ka saaraan asxaabta oo dhanna lacnadaaya walaahi kutubtooda ayay kutaala waxaan dhan aan sheegaayo adiganna allah u naxariista kusoo celcelinee maantoo subxaanalaah....

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 12 днів тому

    Allaha u naxariisto, Ragaas Halyayada Ah.😢

  • @user-lg1hp7gb1q
    @user-lg1hp7gb1q 12 днів тому

    Ilaah ha unaxariisto reiis Ibrahim

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 13 днів тому

    ninyahow shiico waa cadow alaha jabiyo aamiin war makahaysaa suniyiinta kunool eeraan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 12 днів тому

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 13 днів тому +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله
    ربنا يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم
    الفردوس الأعلى من الجنة .
    اللهم انصر إخواننا المجاهدين
    في فلسطين وكن عونا ونصيرا.
    اللهم أيدهم بنصرك وقوتك وعزتك
    وجبروتك ياودود، ياودود،
    يادالعرش المجيد، يا فعال لما يريد .
    اللهم انتقم من أعدائك ،واعداء الذين
    اللهم آمين يارب العالمين🤲🤲🤲

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 13 днів тому +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 13 днів тому +5

    Number one❤ like

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan 12 днів тому +1

    Aalaahuu.naaxaariiisiitoo madaxaweenii.hii iislaamaakaa oodhaan.buuhaa markiilaa eegoo

  • @ahmedbileofficial4593
    @ahmedbileofficial4593 13 днів тому

    allaha ka ajar siiyo wanaaga uu ugalay reer falastiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 13 днів тому

    Waa lahubaa tani waaa shirqool oo ay geysten yahuuda iyo xuludeda marekanka

  • @fardowsaahmed3909
    @fardowsaahmed3909 13 днів тому +11

    Ilaahay ha unaxariisto Madaxwaynaha iyo intii islaamoo dhimatay

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 13 днів тому

      Waxaan la yaabanahaÿ nadaara cilmigaaga iuo caqligaaga haddana maantoo dhan madaxweynahay bakhtiyey ayaad allah u naxariisto kusoo celcelineysaa waa ninka xasuuqay 2 malyan suuriyan sunni ah malaayin yaman ah ciraaq iyo meel walba haddana. Aaminsan kacbada inay qabsadaan abuubakar iyo cumarna jasadkooda sharafta leh meesha ka saaraan asxaabta oo dhanna lacnadaaya walaahi kutubtooda ayay kutaala waxaan dhan aan sheegaayo adiganna allah u naxariista kusoo celcelinee maantoo subxaanalaah....

  • @user-hd3fn6fp5b
    @user-hd3fn6fp5b 12 днів тому

    Ilahayoow falastiin u heeli

  • @alisayidmohamed2513
    @alisayidmohamed2513 13 днів тому +2

    sax waaye,
    diyaaradda Mdxwaynuhu markay dhacay inyar kadib waxa ka dagtay
    diyaarad milateri magaalamadaxda Azerbajaan Macquul waaye shirqool....

  • @madrasatulashrafiyah521
    @madrasatulashrafiyah521 13 днів тому

    Teeda kale suuriya iyo wadamo badan dabaal deg ayaa ka socda madaxweynahaan bakhtiyey xalwiyaadka ay qeybinayaan waad yaabeysaan farxad ay ku faraxsan yihiin sheyydaankan bakhtiyey annagana allah unaxariistan leenahay waa kaaf iyo kala dheeri....
    Xaqa allah nafahansiiyo...

  • @user-si6of8tb2d
    @user-si6of8tb2d 12 днів тому

    iiran waa walalheen yaan laydinku sheegin wax xun shiicawaaye lakiin waa Muslim uduceeya khaldkooda Alle ayaa xisaabinye

  • @xasancabdi3783
    @xasancabdi3783 12 днів тому

    Guul falastiin Insha allh

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 13 днів тому

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @nasrajama3147
    @nasrajama3147 13 днів тому

    Allah ha unaxaristo

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 13 днів тому

    Allah unaxaristo ibrahiim raiis waqtigiisa dhamaadey

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 12 днів тому

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 13 днів тому +2

    Waa runtii makhraati baan ka nahay waxa uu uqabtay qaza

  • @hony5804
    @hony5804 12 днів тому

    Waa shirqool aanlosoganban allaase lenahay

  • @Alxasan
    @Alxasan 13 днів тому

    Shshiicada maa lee dahay allahaa unaxariisat naagteyda waa ku see

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 12 днів тому

    Macquul ma ahan diyaarada madaxweynaha wey iska dhacday laakin cadawga ha ogaadaan cadawga maloodhutinaayo Insha Allaah

  • @halimaaliabdullahi1262
    @halimaaliabdullahi1262 13 днів тому

    Ilaahow unaxariiso

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 13 днів тому +1

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 12 днів тому

    Walahi waa run siduu sheegayo wariyahan reer Falastiin, in ragii hiil iyo haa lagarab taagnah maqaawimada iyo Xamaz inay kabaxeen,😢😢, inayna u darsandoonan😩, dadki wararka Gaza lasocday way ogyiihiin Sida madaxwaynaha iyo wasiirka Arimaha debada 🇹🇯🇹🇯markastah uga hadli jireeyn waxay Sahnuniyadu kusamaynayso dadka reer Falastiin ee masaakinta ah🇵🇸🇵🇸, iyo wasiirka oo markasta lagulmi jiray Madaxda Xamaz, iyaguna way tegi jirayn madaxda Xamaz Iran, sida Ismail Haniyah iyo wafti uu hugaminayo, marka walalaha keliyah ee Falastiin haysato ayey ahaayeen, waa geeri naxdin leh😢😢, Allah albaabada JANNADA howfuro dhamaantood 🇹🇯🇹🇯🤲🏿🤲🏿🤲🏿.
    Inladilay Madaxda oo Sahnuniyada iyo Doofarka wayn ay wax u maleegeeyn wayba iska cadahay.

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 13 днів тому +1

    Ineey farkugodantahay Xalay ayaan kashakiyay. Haddana waataas leylaqabo Eebe hawnaxariisto Madaxwrynaha Iraan iyo intii lagu dilay shirqoorkaas Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 13 днів тому +1

      Waxaan la yaabanahaÿ maantoo dhan madaxweynahay bakhtiyey ayaad allah u naxariisto kusoo celcelineysaa waa ninka xasuuqay 2 malyan suuriyan sunni ah malaayin yaman ah ciraaq iyo meel walba haddana. Aaminsan kacbada inay qabsadaan abuubakar iyo cumarna jasadkooda sharafta leh meesha ka saaraan asxaabta oo dhanna lacnadaaya walaahi kutubtooda ayay kutaala waxaan dhan aan sheegaayo adiganna allah u naxariista kusoo celcelinee maantoo subxaanalaah....

  • @neenaamehraa1204
    @neenaamehraa1204 13 днів тому

    Allha unaxaristo mdaxweynahii iiraan

  • @sahramohamed3655
    @sahramohamed3655 13 днів тому

    Alaha unaxariisto janatul fardowsana alaha geeyo aamiin

  • @XasanNuur-tk2em
    @XasanNuur-tk2em 13 днів тому +1

    Nadaara waa sax warkaas😱

  • @abdinasirismael980
    @abdinasirismael980 13 днів тому +4

    Wlhi bilaahi talaahi su aashaas anaa dhoowr mar is waaydiyay madax waayne dhan diyaarad saaran see lagu ogaan waayay jawiga inuu wacan yahay iyo in kale waa sababta maskaxdayda ilaa hada u aamini waayay ani xaqiiqatan 😢

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 13 днів тому +1

    ❤❤. Keep going nadara

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 13 днів тому +1

    InshaAllah guul

  • @mohameddaudhusseinsomane371
    @mohameddaudhusseinsomane371 13 днів тому

    Waa adunyo mcnkii ka dhamaday shico oo tarikhdeda layaqano musliminta qasatan sunny suniyinta waxay u gesten hdan lenahy allah ha u naxristo waa wax laga xumado mrka Hore aanu aqon u yelano siraca ka dhaxeya suniyinta iyo shico

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953 13 днів тому

    Ibrahim Raiisi Carrab ka Roone ILAHEY ha unaxriisto
    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 13 днів тому

      Waxaan la yaabanahaÿ maantoo dhan madaxweynahay bakhtiyey ayaad allah u naxariisto kusoo celcelineysaa waa ninka xasuuqay 2 malyan suuriyan sunni ah malaayin yaman ah ciraaq iyo meel walba haddana. Aaminsan kacbada inay qabsadaan abuubakar iyo cumarna jasadkooda sharafta leh meesha ka saaraan asxaabta oo dhanna lacnadaaya walaahi kutubtooda ayay kutaala waxaan dhan aan sheegaayo adiganna allah u naxariista kusoo celcelinee maantoo subxaanalaah....

  • @user-kr7dm9vj7f
    @user-kr7dm9vj7f 13 днів тому +1

    Mudane nadaara walaal ma uduceen karnaa shiico

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 13 днів тому

    allaah ha unaxariisto

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 13 днів тому +1

    Thanks bro 👍🏽👍🏽

  • @jamajama-kn8qc
    @jamajama-kn8qc 13 днів тому

    Mahadsanid ustaad nadaara

  • @abdimagan4929
    @abdimagan4929 13 днів тому

    Mashalaah
    Nadaara show!
    Thanks for the updates

  • @user-ie8fl8kp9q
    @user-ie8fl8kp9q 13 днів тому

    Alaahuma yaa alaah❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 13 днів тому

    Marxuumka Alaah unaxaristo amiin laakiin anigaba sidaas ayaan is leeyahay waxay ahaa taba wuu dhuuntay Alaaha u danbi dhaafo

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 12 днів тому

    Thanks nadaara

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 13 днів тому

    🇵🇸❤️🇸🇴✅👍🇹🇷nice work

  • @abuuqalid5713
    @abuuqalid5713 13 днів тому

    Allah ha naxariisto ibrahin Rais

  • @saynab7503
    @saynab7503 13 днів тому

    wallahi qofkii damiir suslim laho dhan baa ka naxay waligii shuuci ha ahaado aadbaan uga naxay waayo walaal kaa kii wX Tara oo garab istaaga waan jec lahY madaxda cara ta ulMa sinYn ra iisi ilaahow arda gaana yaan layeelin sidaaso kLe oo wadnHa hana goy in muqaawimadana ilaahowadaa ujoog oomahad leh badal kle oo sikadarN ugRB is taaga usoo I I yaaraba caalamiinn