Ninkan 2diisa waalid ama midkood ayaa khayr badan sameeyay sidaas ayaa alle ku barakeeyay, kuna ilaaliyey, kalataggu waa dhici karaa xumaan qofka ah ma sheego.😊
Qofka Allah u run sheega Allah wuu u run sheegaa, ninkan wuxuu ku hubaysnaa laba arin oo Allah agtiisa aad u weyn sida uu waraysiga ku sheegay, waa runta iyo ammaanada, haddii aad ammaano yeelato waxay keenaysaa in aad wax xalaal ah uun cunto, haddii aad xalaal cuntana wax kasta oo aad ilaah ka barido wuu kaa abqali, bal kawaran isaga oo derbi jiif ah buu ammaano iyo run isku darsadee...
1997 markii aan dhashay anigu zhpky gabyaayena wuxu ahaa wakhtigaa derbi jiif Lkn manta wan is leegnahay Marka cimriga alle kuu barakeeyo waa sidan oo kale m.allah
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
Masha Allah. Alxamdulilah. Ilaahay ayaa Kheyr ku siiyey. Nimco weyn ayaa kuu danbeysey Allah ha kugu sugo xaqa mar walba. Waxaan rajeyneyaa in aad caruuraha iyo dhalinyarta darbi jiifta ah aad wacayi gelisid oo aad caawisid xaga diinta ilaahay ayey hadaayadu xagiisa ka timaadaaye ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah.markisi horeba qilbigisa nuur ba ku jiray ila ilahay hadayadi siyay subhan allah
Mashalah sheekh barbaraawi Buu u cod eegayey
Masha allh tabarika llh ilahy ha xiftiyo sheekha
Alaahu Akbar Alaahu Akbar Al xamdu lilaah ilaahey baa ku mahadsan ee kaa soo saarey
M.a khayr Allaha siiyo
Abucabas ilaa 3 jeer ayaanu kulanay markaa waa nin cajiiba uu aad ufiican allaah habarakeeyo.
Mashaa Allah Tabaarka Allah. Allaha ku barakeeyo.
Masha Allaah tabarakaraxman khayrka Rabbi ha kuu siyaadiyo ❤
MAASHA Allaah cibaadada Alle buu ku barbaray
Rabbi ha ku sugo
amin amin amin
ilaahay ayaa soo hadeeyey maan sha alaah
0
Maansha alla ninka cimi faraa'id dhigaya waa caalam.
Hadaad aragto qof gabya waa maskax badan waa xaqiiq la ogaaday.
Ninkan 2diisa waalid ama midkood ayaa khayr badan sameeyay sidaas ayaa alle ku barakeeyay, kuna ilaaliyey, kalataggu waa dhici karaa xumaan qofka ah ma sheego.😊
Exactly 💯
Qofka Allah u run sheega Allah wuu u run sheegaa, ninkan wuxuu ku hubaysnaa laba arin oo Allah agtiisa aad u weyn sida uu waraysiga ku sheegay, waa runta iyo ammaanada, haddii aad ammaano yeelato waxay keenaysaa in aad wax xalaal ah uun cunto, haddii aad xalaal cuntana wax kasta oo aad ilaah ka barido wuu kaa abqali, bal kawaran isaga oo derbi jiif ah buu ammaano iyo run isku darsadee...
Google ma galiseen 2006 03 11 wlhy wa runtii Sabti beyd ahayd😢
Maasha allaa illaahay ha ubarakeeyo
1997 markii aan dhashay anigu zhpky gabyaayena wuxu ahaa wakhtigaa derbi jiif
Lkn manta wan is leegnahay
Marka cimriga alle kuu barakeeyo waa sidan oo kale m.allah
MASHALLAH ❤🎉🎉
Mashaa allh allxamdili
Imaamka masjid barwaaqo ❤
Walaahi waa nin barkaysan waxan lodhanlaha dadka uduce walaga,aqbalaya waxa kamuuqata adoon wanaagsan Allah habarkeeyo waxuu barankara cilmi badan waayo waxa wanaagsan xasuustiisa
Anaa aqaana diintana wax kawaydiiyey waligay maan arag qof la xiftiya khaasatan kalaamka rabi qur aanka iyo cilmiga faraad idka hadii lawaydiiyo halka ilaahay kagaadh siiyey waydun yaabi m.a baarakalaahu kolay somaali wax halkaakagaadhaa wuuyar yahay cilmigafaraa idka lkn waa hibo ilaahay siiyey muc jisaadkiisa waxaa kamida markaan waraystay in ay ducadiisu tahay mustajaabo oo ilaahay ugu kaal meeyey baryadiisa oo uu arko ducadiisa makaaba sheekhan sheekhyo badan oo uu cilmi kudhaafay ayaa xaasiday ooyidhaahda waliba anaguunbaasaxan awliyadii ilaahayna ka amaan wayday anigu waxaan aamin sanahay in ninkanikamid yahay dadka saalixiinta ah ee alayaqaanka ah lkn kuwii xaasiday aakhiro taankii isagoo ucadhoonaya habeen ayuu riyooday oo lagutusay wadaadadii xaasiday oolaguyidhi iska cafi iyagoo waliba dhibay oomasaajidadii jaarkiisa uwada diiday inuu umada wax usheego una hesheeyeen markaa sheekhani waa adoon ilaahay oodhab ah diintana kudhaqma ilaahay kor hawqaado
Masha allaah wallaahi oo bilaahi waan qirooday noloshuu soo maray iyo tan hada Wuu ku jiro
Alaahu akbar
Ilahay sababteed, waxaan diiday inan furo xaaskayga waayo ubad bay. Ii dhashay
❤mansha allaah❤
Maasha alaah ilaahay baa soohadeeyay
Masha Allah walid an ilmisa ka warqabin wa dib
Darbiga danbaagaysay maasha Allah ilaahay ayaa u hiiliyay
Mansha alaah alxamdulilaahi
Shiikhunaa alle haku xiftiyo
Allaah wax khayr qabahakusiiyo
MashaAllah ❤
Msha alah
Illahy ha xiftiyo
Mashalah ALLE haku barakeeyo
Maanshaalaah
Nin waayo soo maray ,aad baan ugu farxay noloshu ku noolyahay hada
Mashallah ❤❤
Maasha Allah walaal good job
Masha Allah ❤
m.a shiikh
Masha Allaah
Maasha allaah ❤
Masha allah❤❤😢
Maasha allaah.
Allaah haku sahlo wax walba wllo
Mansha allah
Maa shaa alaah
Manash Allah
SALALLAHU CALEYHI WASALAM
M.a allah ❤❤
Qiso wax ku qadasho leh
Walal cagadahaa iyo xashiishka Mad ka ururisaan
Mida kle dadku meelaha qashinka lagu rido Haku ridden qashinka
illaHaypa so Hnunoiyay ❤😢
Ina Huruuse ayaa la yidhaa waan garanayaa Yarkan aabihii Jaadka ayuu ku iibin jiray Berbera Isagoo yar ayuu gabayada tirin jiray Aabihii isagoo Oday Da, ah ayuu berbera joogaa Nolosha siwacan ayuu wax uga bedelay
Ma cm baa
Soomaaliyeey hadaad caruur dhashaan hakala tagina caruurtiina eega hadii kale silicaasaa u danbaynaya
Inalila😢😢
Maaha in arimaasoo kale laga warayso waayo ma jecla qofku markuu toobadkeeno
Ma sha allah hore usoco
M.a
Ninka raggaa waa ninka soo jaba
SHEEKA LAMBARKII AAWAY WAAAN ININ SALAAAMEY
😢😢😢😢
Ragiy waa meel xunjog lkn waa nin adag sheekhu
Sheekhyo xun ayaa jira oo dadka dulma sida dumerka. Iyo caruurta ee ogow illaahey kaama. Dhigo
hhhhh dhataq
Talaw Abu cabanas miyuu gursaday mise masking ta la dayacay ayuu gacan qabtaa
Kkkkkkk
Wax lagu qoslo miyaa meesha yaalo yaab badnaa ?
Sheikh malcaamda u dhigi jiray aya ka kacday
Masha Allah ❤❤❤
Mashaa Allah
Maash allaah
Masha alleh
Man sha Allah
Mansha Allah
Maan shaa alaah
Man sha Allah
Masha alllah
Mashaa. llah