Fanaanka Cawaale Aadan Oo Si Balaadhan Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 232

  • @hanaahmed3824
    @hanaahmed3824 5 років тому +148

    Inta khadra aragtay ee darteed u daawatay farta taaag khadra we ilove you wlhi iyada ayaan arkay kadib waan soo galay✊✊👌

  • @gudoonfaraax4839
    @gudoonfaraax4839 5 років тому +169

    Khadar silimo inta ku farxaday farta taag👍

  • @oo-zt7uz
    @oo-zt7uz 5 років тому +228

    inta khadra zalima argte kufaraxde like aayar dhac lgu zii

    • @khadaraismaaciil3415
      @khadaraismaaciil3415 5 років тому

      Kkkkk anuu waxaan ku qoslay anuu siyaasi ma ihi jabhadna ma ihi cawaale waa fanaan qaran maasha allaah

    • @sadiiqcabaas2952
      @sadiiqcabaas2952 5 років тому

      Khadra waa walaasheen ,ha uliicin waayaha ayaanu Leenahay walaal.

    • @khadijamohamed8415
      @khadijamohamed8415 5 років тому

      wan kufarxay qadro nolow walashey macan waa anigo jogo kanada mar uun inaa noo imadotaa insha allah

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 років тому +51

    Sidu cawaale khadra u salaaamay
    Ixtiraam iyo qadarin😘

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 років тому +59

    Khadra Abdi Sinimo
    Walahi Aduunka U Jeclahay Fanaanadaasi
    Somaliland Waalagu Yaqaan Gobanimada Welcome Cawaale😃😃😃

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 5 років тому +34

    Cawale Aden waa fanan Aad u Qaliiya iyo booqor runti Khadra Qalii siidu u salmeye wlh waa Riijaal mashallaha 💯👍👍👍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘❤️❤️

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 років тому +23

    Allah Khadar Dahab markan arkey saan igu farxahey walahi hadad Arki laheydeen waad yabeysan khadar waa fanand farxad leh oo aan tagero buxa uu ahey Nolow khadar Salimo 😍😍😍😍👏👏👏👏💘💘💘💘💘💘👌Welcom Awale Adan Hargeisa Cadey 🖑Me From Hargeisa❤🗯💚😍😍😍😍😍

  • @howieie2081
    @howieie2081 5 років тому +30

    Viva the Somali Star Khadra Cabdi Silimo

  • @khadijafarah3644
    @khadijafarah3644 5 років тому +80

    Meel ay khadra silimo boqoradii codka ka muuqato meel jirto iga dheh

  • @muniitacabdilahi7485
    @muniitacabdilahi7485 5 років тому +14

    Khadara Masha Allah😍😍 quruxley

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 5 років тому +12

    masha allah markan arkay khadra silimo ilmaa igasoo yaacday wlhy farxad awgeed way qurux badnaatay wlhy cawaalana wuu ku farxay ineeytahay fanaanad u kala kicinaysa shawgu ogyahay

    • @Hanad75
      @Hanad75 5 років тому

      Wlhi wan ilmeyay khadra wa gabar dulman

  • @hodanadan6595
    @hodanadan6595 5 років тому +58

    Khadra silimo an ku so lexday arged way shidan tahay

  • @hibakalim3420
    @hibakalim3420 5 років тому +43

    khadran arkaaaa mnzha alh❤️😍

  • @yassinabdella9970
    @yassinabdella9970 5 років тому +43

    wlhi qadra markaan arkay wan farxay nolow abaayo ilaahey amarkiis si gaara u jeclhy silimo

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 5 років тому +87

    Khadra silimo iyo Awaale Aadan hees haday wada qaadan waxkale ayey heestasi noqonaysaaa wlhi

  • @ruuneycalimaryanruun2374
    @ruuneycalimaryanruun2374 5 років тому +7

    aad iyo aad hargeysa waa hooygi fanka nabda allha u siyaadiyo inta uhartayne allha udhameestiro from mugdisho ankane dhibta allha naga qaado

    • @puresomalilanderberberawi494
      @puresomalilanderberberawi494 5 років тому +1

      #RUUNTAY
      Maalintanba ugu nxdinta badnay was markaa MUQDISHO dhib laga sheego iyo qarax
      Wllo qli
      Illahy DHIBTA iyo cadawga dhigaya cbada haydinka qabto
      Anagana hno siyadiyo NABADA HORUMARKA

    • @gaadhsiiyainamaxamed6298
      @gaadhsiiyainamaxamed6298 5 років тому +1

      AMIIN AMIIN ALLHLRH NABAD BALAADHAN HA IDIN SIIYO HA NA IDIIN SOO DADAJIYO NABAD GUURIN ABID
      ANGNAH ALLRH NASIIYEH HA NOO SIYAADIYO INHSA ALLAH
      ALLXM DULLH CLAA KULI XAAL

  • @nimosalad7589
    @nimosalad7589 5 років тому +30

    👏❤❤❤ khadra saliimo abaayo noloow

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 5 років тому +13

    Khadri qurux badana manshoallah

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 5 років тому +39

    mesho dhan khadra un baan udawanayay darted

  • @hodanqurux3323
    @hodanqurux3323 5 років тому +34

    Khadra saliman arkaaa wlahay

  • @mohamedibnumuhumed3041
    @mohamedibnumuhumed3041 5 років тому +10

    Khadra dheeman inta kufaraxdey quruxdeda like

  • @munahminneapolis1907
    @munahminneapolis1907 5 років тому +18

    ala maxaan khadra ku farxay so dhawyntaba iyadaan u daawanaya😙😙

  • @dridrz4327
    @dridrz4327 5 років тому +14

    Khadra ❤❤

  • @farahbashir3932
    @farahbashir3932 5 років тому +6

    we're honered to have the great and the super singer in hargeisa and we were known the rediculosly amazing hospitality gobta somalileey landers😍

  • @halimamohamed4726
    @halimamohamed4726 5 років тому +12

    Marba hadeey qadra dagan kuso dhaweeysay weey kudhantahay sodhaweeynta hadhacan minyarooyinka guryaha dumiya from muqdisho

  • @nimosalad7589
    @nimosalad7589 5 років тому +33

    Khadra saliimo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalapdilahi6073
    @amalapdilahi6073 5 років тому +5

    Khadra zilimo naag adag cadawgaa Alle kuma jabiyo❤

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 років тому +16

    KHADRAA II MUUQATA ALLE HAKU SHARFO QURUXEEY

  • @claahicumar4304
    @claahicumar4304 5 років тому +43

    Khadra silimo way karaystay mursal muuse

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +7

    Qadra silima abyo Nolow
    Gbr qalbi fcn weyeh

  • @Honeysalvar
    @Honeysalvar 5 років тому +1

    Mashalah noolow khadra waxa tahay qof laa jecel yahay comantika qofkasto waxa soo qore magaca ayuu kuso dara

  • @fardowsasiciid8256
    @fardowsasiciid8256 5 років тому +1

    Maasha Allah qadra qaali ii faraxsanow cadowgaagu ma ciil baxo walahi cawaale anigoo awalba jeclaa hadana sida gacaltooyada leh ee uu qadra sinimo u salaamay ayaanba ku sii jeclaaday

  • @hanielmi5717
    @hanielmi5717 5 років тому +40

    Khadra kartibadan allowku daa

  • @liverpoolynwagirl7526
    @liverpoolynwagirl7526 5 років тому +1

    Legend cawaale waa ninka kaliya fanka ka taagero show kala kacsan i.a ❤️🔥

  • @hibohasan1759
    @hibohasan1759 5 років тому +1

    Caawale siduu khadra usalamey😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ladanhooyo143
    @ladanhooyo143 5 років тому +12

    Anagu khadra ku faraxsanahay

  • @nimcoduran5974
    @nimcoduran5974 5 років тому +15

    Ilove u khadra

  • @deeqahassan4687
    @deeqahassan4687 5 років тому +3

    Khadra aragaga waanku farxay wllhi sis inolow😢💕💕

  • @amalmiisaan659
    @amalmiisaan659 5 років тому +3

    Cawaale waa nasab kaamil khadra sida uu hab siiyey fiiri❤❤

  • @umuamiin4954
    @umuamiin4954 5 років тому +1

    qadra markan arky ayn ku dhuftay muqalkan wlhi ilove you qadra😘

  • @horweyngeel
    @horweyngeel 5 років тому

    Soodhaweyta cawale waxaa dheer farxad Ay naga farxisay khadro saliimo wlhi waa dhaartaye inta la soo dhaweynayey fanaanka cawale Anigu khadra ayaa isha ku hayey waanan farxay markay cawale salaamaysay iyo markay hadashay

  • @abshirhaji9636
    @abshirhaji9636 5 років тому +4

    Fanaanka geeska africa Cawaale Adan welcme prda.

  • @naimamohamedadan576
    @naimamohamedadan576 5 років тому +1

    Qadaro silmo masha allah qurleey masha allah saan ayan ka raba caatanimada iga daa

  • @nimcofaarax9713
    @nimcofaarax9713 5 років тому +10

    Mansha allah khadra silimo
    Waa ku faraxsanahay aratidad

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 5 років тому +8

    Viva muqdisho thnks xasan dhuxul labsalax

  • @ikraamabdulkadir8842
    @ikraamabdulkadir8842 5 років тому +1

    Inaan fiirsado maan rabin wlhi khadro darted baan ugu soo leexday habo qaaali guuleyso niyadaan ka farxay wlhi 😍

  • @quuenxilajano3219
    @quuenxilajano3219 5 років тому +3

    Boqortoyo lawa Mahan Mohammed bakal ciro so dawow 😘😘😍😘😍😘😍argtidisa ku farxayy bilahin

  • @cagaaremedia575
    @cagaaremedia575 5 років тому +1

    Abwaan Hasan Dhuxul laabsaalax Best Abwaan Qiimo leah

  • @abbasosman901
    @abbasosman901 5 років тому +4

    cawaale aadan waa fannan ku qaaliya somaliland iyo somalia guud ahaanba

  • @goboni577
    @goboni577 2 роки тому

    Wll hargaisa waxay ahayd hooyadii soomalida lakiin meeqaamkeedi meel ka hooseeya ayyaaad dhigteen...somalinimada iyo iyaasada ka
    A saara 💞💞💞

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 5 років тому +8

    Booqoradi hawenka somaliyed jiiro joogo Khadra Qalii gobta iisma gariso mashallaha Nur cala Nur ❣️❣️❣️❣️❣️💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️💯🌹🌹🌹🌹🌹

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 5 років тому +2

      Cawale jecelka uu qadro u muujiyay hab uu siiyay madaxa ayuuna ka shumiyay khadro waa qof nasab ah oo dulqaad iyo karti badan hada xidigaha geeska nabsigii ay ka galeen Maanta lugaheeda ayay wada yimaadeen

    • @fadumosalahabdullahi8171
      @fadumosalahabdullahi8171 5 років тому

      @@samriyegaraad5376 waa runta Qalii

  • @horweyngeel
    @horweyngeel 5 років тому +3

    Khadra saliimo markaan arkay Wan muraaqooday War somaliyey gabadhaas khadra saliimo ah waaban iska jeclahay ilaahay amarkiis

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 5 років тому +1

    *Awale Adan Welcome To Hargeisa*

  • @mahamoudzenab3478
    @mahamoudzenab3478 5 років тому +9

    kadraa kurux

  • @farxiyaiskufilan6970
    @farxiyaiskufilan6970 5 років тому

    Lacgta hodan soo shaqeeyo qadra nasiina kucunty bal eeg quruxdeda masha alah nolow salimoy

  • @ladanhooyo143
    @ladanhooyo143 5 років тому +8

    Halkaas waxaa iga so haxdey in ay heshiiyeen khadra iyo laabsaalax isla markii ay inanataa godobta ka galeen

  • @khadrayaasin7876
    @khadrayaasin7876 5 років тому +4

    War dadki sowtan khadra kaga dhegty 🤣🤣

  • @arliyaanwar2350
    @arliyaanwar2350 5 років тому +6

    viva silmo from gabileydadii gopalkeeni gopta gopalada

  • @abdirizakduncarbed2201
    @abdirizakduncarbed2201 5 років тому +2

    Si wcn ayat uhdshy abwaane somali wa somali

  • @aminoabdi3010
    @aminoabdi3010 5 років тому +4

    Cawa wanfrxsanhy khadra sinimaaa arkay 💕💕❤️❤️❤️

    • @ugbaadunique8329
      @ugbaadunique8329 5 років тому

      Fartuun balbalaadha goorma la soo dhawaynaya tolow

  • @maxamudsaleban5550
    @maxamudsaleban5550 5 років тому +13

    Khadra cabdi sinimo inanta mafaatiixda hargaysa haysa.

  • @zuzumohmet5929
    @zuzumohmet5929 5 років тому +1

    Khadra dhool😍😍😍😍

  • @xidigtasanaag798
    @xidigtasanaag798 5 років тому +4

    Qofta khadro miiy dhumanyesa mise waa indhekyega😂😂😂

  • @ahmednuni4837
    @ahmednuni4837 5 років тому

    commentiga aqri ban islahaa,
    magac khadra meel kasto yaalo wah,
    war khadro shacbiyad bey leedehe.
    M.A qadro and cawale well done

  • @haajiapdalla3779
    @haajiapdalla3779 5 років тому

    Cawale Somali oodhan ufanan uyahay guul cawale Adan xusen 👍❤️💋👏

  • @nasrahawir1550
    @nasrahawir1550 5 років тому +1

    Waaaaaw khadra. Mansh Allah

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 5 років тому +1

    I love you caawale adan😘😘🥰🥰🥰

  • @bureeqadeeqzan8088
    @bureeqadeeqzan8088 5 років тому +2

    welcome awale adan 🤴❤

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 5 років тому +9

    Kal xawaaji la taagnaa maanta dhan waji kabki mursal biijo raadinaayey ⛏⛏

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 5 років тому +1

      Hhhhh Cawaale siduu qadro hab u siiyay u shumiyay mursal halaga qariyo

    • @queenzey4232
      @queenzey4232 5 років тому

      😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @wiibtobiibto9752
      @wiibtobiibto9752 5 років тому +1

      Samriye Garaad war haka qarin suuxe nafta haka dhacdee ✅✅✅

    • @naasirhassan4984
      @naasirhassan4984 5 років тому

      Kkkkk nafta ma adaa hya ncasyhy mursal reerihiisa mxa idin ku diray soomaali duqsi baad tihiine naa dhaafa wiilkaan abiidu rag labo dumara guursan jiree hadu hodan deeqa guursaday khadrana waa xaaskiisa dee waad wada rabteene ogaada waa hal qofoo idiin qaybsami maaye

    • @wiibtobiibto9752
      @wiibtobiibto9752 5 років тому

      Naasir Hassan 😂😂😂😂😂 Ilaahoow adaan Kaa Magan galnay gafuurkaas qadrana yux Waa kasoo furnay 🤣🤣🤣 Mac jug ma ahinoo

  • @mahdiabdi1902
    @mahdiabdi1902 5 років тому +3

    Cawale adan niin gob ah khdra silamo u dalmaar iyo fananitikale uyedhi kariwayen iyaga o xidgaha geska raligalinaya ayu uyedhaay

  • @barwaaqotimacde4741
    @barwaaqotimacde4741 5 років тому +1

    Wlhy inan dawado khadra aragtideda igu kalifty

  • @hanasomalilander3153
    @hanasomalilander3153 5 років тому +25

    somaliland hadan nahay waa lanagu yaqana so dhawaynta gobanimo
    sadex qodob Laguma gaadho somaliland
    soo sooryo bixinta samo falida so dhawayn laguma gaadho somaliland

    • @temitina2804
      @temitina2804 5 років тому +1

      Nastexo indho didn’t get that treatment

    • @Pebblesthedog-l4p
      @Pebblesthedog-l4p 5 років тому

      Kkkkkkkkk, sorry how ridiculous is that sounds!!

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 5 років тому +4

    We love you Khadra Qalii 👍👍👍😍😍😍🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋❤️❤️❤️

  • @Ninbiraa
    @Ninbiraa 5 років тому +2

    Legend ciimamadada lama haysan karo

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 5 років тому +2

    Kalay iska arag Qadra iskala kicisay iga dheh 🙊🙊🙊😂👈

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 5 років тому

    masha alh awale aadan welcome wllo

  • @diimakhali451
    @diimakhali451 5 років тому +7

    Kolay sidii fiska loo soo dhaweeyay wali cid gaadha lama hayo

    • @Hodan_lilly
      @Hodan_lilly 5 років тому

      diima khali fiska waxaa kadarnaa Dalmaryare

    • @diimakhali451
      @diimakhali451 5 років тому

      @@Hodan_lilly labadaba ana joogay walal dalmar shacaby u badnayen waxa soo dhaweeyay lakin fiska fanan aan joogin mu jirin ila siyaaysiyin casuumaduna way socotun ilaa ay tagaysay

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 5 років тому +2

    Walaaladay subscribe igu caawiya qofka iisaara waan usaari oday somaliyeed baan ahaye like na idinka baryi maayo waayo somali baan ahay mhdsndin

  • @amiiraamiin6361
    @amiiraamiin6361 5 років тому

    Nin jir kusugyny wlhi cawale

  • @luqmaanahmed2645
    @luqmaanahmed2645 5 років тому +10

    Ninka safiirka jabuuti talow muxuu cunayaaa
    Yaa ila arka in uu wax calaashanaayo

    • @hodanqurux3323
      @hodanqurux3323 5 років тому

      Xajo wax Ka ween ma arko ani dee meshan hilib maa lagu cunaa

    • @howieie2081
      @howieie2081 5 років тому

      Hhhhhhh si kal iyo laap ah ban u qoslay

    • @farxiyomaxamed3899
      @farxiyomaxamed3899 5 років тому

      Xanjo cunayaa maxaa yelay jabuuti xanjada qali waye

    • @somaligirlchannel8310
      @somaligirlchannel8310 5 років тому

      farxiyo maxamed hhhhhhh istaqfurula ma hubtaa abyo wlhi wad iga qoslisay

  • @aswanqueen8380
    @aswanqueen8380 5 років тому

    I’m from jigj iga Abwaan laabsalax salan sare Abwaan

  • @nalkaorodo7497
    @nalkaorodo7497 5 років тому +5

    Qadra maxaa xidigaha geeska agtooda ku kenay

    • @xasankaafi854
      @xasankaafi854 5 років тому +1

      Khadra eirborka timid wazayna sodhawenesey cawaale aadan waadna aragtaa filaaa sida qiimaha leh oo usalaamey

  • @shaktaboy2821
    @shaktaboy2821 5 років тому +2

    waaar badri baaa helay ninka

  • @qisodhabachannel6804
    @qisodhabachannel6804 5 років тому +4

    Reer hargeysi waa gob 👍

  • @hassankhalif3651
    @hassankhalif3651 5 років тому

    Video khadra salim darted u dawanaya quruxey farxada ka muqata wa ino farxad cadawkada ha u jbin

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 5 років тому +4

    Mar hadi ay gesiyadi maray so cid kama maqna khadra cabdi silimo gulaso

  • @ahmedismial9236
    @ahmedismial9236 5 років тому

    ala maye inta dadka aragty like isaara na dhaariya hdlka jilicsan ma qorne caaqil yare muu yimado labsaalax sheekada wanu fanay runte e na dhaafiya sheekada dowladaysan

  • @kadermohamedaden449
    @kadermohamedaden449 5 років тому

    Cawaale aaden waa fanan somaliyed waa nin kartileh oo hdal cad wyo xaqiiq dul istagey somalilad waa dhulkagii welcome libax xata Borama kugu sugeyna bro

  • @yussufmahat7866
    @yussufmahat7866 5 років тому

    Welcome bro

  • @norau8476
    @norau8476 5 років тому +6

    khadra nolow❤

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 5 років тому

    Cawale wax la so dhawaysto maaha nin an idonayn Ana marabo

  • @xidigtasanaag798
    @xidigtasanaag798 5 років тому +1

    Maashlhaaaa so dhowuwuw fananan qli aha cawle

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 5 років тому

    Welcome cawale adan

  • @ladancali6092
    @ladancali6092 5 років тому

    wey boqoraddii khadra silimo love u

  • @hamdaa.zalaan3528
    @hamdaa.zalaan3528 5 років тому

    Mnsh alla khadra qurux 😍

  • @prettybloosom1571
    @prettybloosom1571 5 років тому

    Kadra hinasihi aya quruux badneyee

  • @Ayaanshiine456
    @Ayaanshiine456 5 років тому

    Khadra silimo ❤️❤️❤️👸

  • @abdinour6793
    @abdinour6793 5 років тому

    caawle so dhawaw borma imo

  • @nafisomacalindahir1169
    @nafisomacalindahir1169 5 років тому

    Yaaa arkay wariye yuusuf bakeyl😃😃😃😃

  • @sagalyassin9694
    @sagalyassin9694 5 років тому +1

    Khadra love you