Kala hadalka DFS & GALMUDUG ee hubka,walaaca cusub &Itoobiya hub maka iibin kartaa cid aan la aqoon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024
  • Kala hadalka Xassan Sh & QoorQoor ee hubka Caabudwaaq, walaaca Beesha Caalamka & Itoobiya hub maka iibin kartaa cid aan dawlad aheyn?

КОМЕНТАРІ • 111

  • @zaytum
    @zaytum 2 місяці тому +22

    Hubkaasi waa been ethopia lagama keenin ee jabuuti ayaa soo waridey oo waxaa la rabeey in mr iyo leelkase uu xasan dhiiqo nu gumaado.guul guuleysta reer cabudwaaq ❤❤❤

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 2 місяці тому

      Jbuiti xamar ayay diyarad uga so dejin kartaa cunaqabateentii wa laqaday

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому +4

      Hadii mareexaan la rabo dad laga dilo madaxdii mareexaan ayaa xanar iyo dhuusamareeb dhooban
      Ee waad xanuunsantahay ee isbitaal aad 2024 cida rabta inay qabyaalad dad ku layso waayo?

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 місяці тому +3

    Wallee Somalia 🇸🇴 dawlad kama soo dhiwa reer walba deegaankiisa ha xirto Dawladnimadan beenta ah ee Xamar ka dhisan halagu kala yaaaco

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu 2 місяці тому +13

    GUUL REER CAABUDWAAQ

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 місяці тому +2

    Mareexaan waa cibaadaysteen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +8

    xaqiida soomaali dowlad kama jiro farmaaja ugu dambeysay ee xasan dasturki wuu tuuray hub na wuu kuso fasaxay wadanka

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 місяці тому +2

    Illaaheey Ummadda Ha Badbaadiyo Waxa La Rabo In Qabiilo Isku Baabiyaan Ee Soomaaliyeey Caqli Yeesha Qabiil Tttga God Dheer Ku Rida Soomaalinimo U Kaça Xasuusta 91 Walaalaha Soomaaliyeedoow Dagaal Faido Ma Leh Qaranka Yaanbo u Bedela 🇸🇴🙏❤️

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому

      Warkaan dalaal waxaa ka ahaa kulane jiis oo jigjiga ku sugan mar dhaw waa lasoo bandhigaya xaqiiqda

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Mareexaan wuu waxay ku cibaadaysteen hub xalaal ah ❤

  • @dr.mustafaturky3930
    @dr.mustafaturky3930 2 місяці тому +8

    Geylan media masuul sare

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 2 місяці тому +3

    Mareexaan waa Madaxweynaha GM ee soo socda

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 місяці тому

      Hubkooda galnus ku doorsan mayan😂

  • @ubax3018
    @ubax3018 2 місяці тому +1

    Adeera yaal joojiya beenta
    Hubkaan waxey lugta lagashay
    Siyasiyiin iyo madaxdii hore eedalka waana ku talagal mareexan loo hubeeye

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 2 місяці тому +1

    Hlkey marty mrkaa hayadii sirdoonak nisa wadankani waa sidee nio muu iska socda uun

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 2 місяці тому +2

    Waa musiibo aad u weyn dagaalka cusub ama hore u jiray ee hada soo shaac baxay, ee ay Itoobiya daba boodayso. Itoobiya hub maka iibin kartaa cid aan dawlada ahayn? HAA, marka la eego xaalada hada taagan & habdhaqanka Itoobiya. Taasna waxaa ka horeeya Itoobiya ma aqoonsantahay qaran & dawlad Soomaaliyeed?
    Xasan Sheekh & kooxdiisu qayb maka yihiin? HAA, cid kale oo hawshaa ku dhiiran karta ama maaliyad u haysa, oo ku sugan gobolada dhexe maba jirto ayaan qabaa.
    Hadaba, waxa aan aaminsanahay in isla Itoobiyadii qalalaasahan abuurtay, ujeedo kastaba haka lahaa ta e, ay isla iyagii xogta saanadan militari bixiyeen, ciday doonaanba ha adeegsadeene. Waana in arinkan si buuxda loo baadhaa, waayo waa arin halis ku ah jamhuuriyada Soomaaliya guud ahaan. Yaa Itoobiya u fududeeyey dhagartan ay maleegeen? Waa in magacyada la sheegaa

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +1

    Asc kkkkkkk ✅✅✅al xaqiiqa hubkaasi 👉xasan maxamuud dhinacna uma dhaafsan hadaan la isdoqoneyneyn ✅✅✅

  • @AbmedDaahir-mx6xc
    @AbmedDaahir-mx6xc 2 місяці тому +1

    anigu qolada qaadaya weynt warkaaada ma fahmee eee weriyaha nice voice saziip

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 2 місяці тому

    Hub Kooxda hassan sheekh ay Soo gatee Ee Galay gacmaha Beela Daga Galgaduud Waa Qaniimo la Rabay In lagu Xasuuqo Beesha Dagta Waqooyi Galgaduud

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому +3

    Alxamdulilah hadih ilahay kah shifay hogamiyashi Argagixisadah xasan moryan ismacil geleh iyo museh oromoh museh oromoh nah gojah cadeh bu ku Asay hub badan xasan moryan nah 🚕 marexan bah gacantah ku dhigay hubkah u rabay in u ku dumiyoh putiland waa ilahay mahadih hadih irir samaleh ilahay kah shifay waxan u shegayah marexan iyo majerten iyo dhulbahanteh inay xogah sararan dhaqdhaqaqah Argagixisadah u hogamiyoh xasan moryan iyo villa family mar walbah

    • @prosl11
      @prosl11 2 місяці тому

      Darood kuu xaar ciilan uma xumid

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 2 місяці тому +1

    Kooxdan. Xasan sheekh. Ee dawladnimadii. God ku riday. Halaga bad baadiyo. Hadii kale. Sadanbe ayaad garan

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Dawlada xasan sheekh waxaa uu ka keenay hubkan jabuuti wayna qarnaysaa❤

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 2 місяці тому

    Good

  • @Goradadan-ti9mc
    @Goradadan-ti9mc 2 місяці тому +1

    Dhadh xasan shq

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 місяці тому +2

    Qalad kii u guweey nay oo hawiye kadhaco waaye cidii hubkas darood kacanta u galisay waa in maxkamad lasoo taago

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 місяці тому

      waa mw Xasan Dalxoreeye ee ama xirta ma daaya Anaga qoryaha Xoog ku furanay ee Tuugsi laguma helin hhhhhh Jecliya Gurmade Xassan dalxoreeye

  • @souleimansaid440
    @souleimansaid440 2 місяці тому

    Adc

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 2 місяці тому

    😊

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 2 місяці тому +1

    Waxasi waa sheeko nio si badheedha loo hubiyey reerka waxii laga yeelayo ha la.hubasado😂😂😂

  • @abdallamohamedbaajaabal1709
    @abdallamohamedbaajaabal1709 2 місяці тому +1

    Hasan & dowladnimo maxaa kala heystaa

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u 2 місяці тому +1

    Madax ma jirtee moryaanti xamar fadhiso waxy ogo talagaleyn in qaabaa iladaa in isku layaan 😢

  • @user-tp7to3jx8h
    @user-tp7to3jx8h 2 місяці тому +1

    ALSHABAAB AYAA DALKAN DAYACAN UROON SIDA AFQANISTAN

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

      alshabaab dad shacabka oo iskafadhiya soo tan gumaada oo qarxisa ilaahay sharkoda hakuceliye

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 місяці тому

      Alshabaab waayo so irir maahan😂

    • @user-tp7to3jx8h
      @user-tp7to3jx8h 2 місяці тому

      @@dilara-jj5yj hooyada siilkeda baa ah

    • @user-tp7to3jx8h
      @user-tp7to3jx8h 2 місяці тому

      @@dilara-jj5yj hooyada aya ah nacala kudhale

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 місяці тому

      @@user-tp7to3jx8h urursabool oohinta yareeya

  • @Paris-cz7vw
    @Paris-cz7vw 2 місяці тому

    Mar Hore bay Qoryahaas wadanka soo galeen oo suuqa ayaa lagu Kala iibiyaa

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 2 місяці тому +1

    Haayadii niisa halkey martey

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 2 місяці тому +4

    Shalay waxay ahayd Gedo maantana caabudwaaq?
    Hubka caabudwaaq so galay waxaa dalaal ka ahaa kulane jiis oo haatan jigjiga ku sugan
    Hubkaan ama shacabka iyo dowlada ina laysaga horkeeno halosoo so galiyo ama khawaarij si hoose in loogu dusiyo
    Lakin xaqiiqada waxay tahay
    Waxyaabaha ka socda Gedo iyo Caabudwaaq waxa ka dambeeya kulane jiis iyo sirdoonka itoobiya si qalqal iyo xaalado loogu furo dalkeena somaliyeed
    Mareexaan wadaniyiin ah ayaan ogayn maanta Aby ahmed ayay u shaqeeyan wiilashii mareexan oo Gedo iyo caabudwaaq wakaas waxa ka socsa

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 2 місяці тому

      Kulanae ma keenina dilaalka jaadka xassan sheekh la shaqeeya liibaan shuluq yaa keeney Ethiopia waa shoow hoos ayuu kala shaqeystaa xassan sheekh macwusley reerkiisa ayuu hub siiyey mareexaan duulaan ayaa lugu ahaa ilahey ayaa gacantida soo galiyey golmudag ayaa qasan oo dagaalo badan ka dhaceen dad Dana Gara leh ayaa beelaha isku hubeenaya markaa qabyaalad ayaa kaa muuqata maxaa ku tusey mareexaan kalya iydoo meelo badan oo somaliya dagaalo beeleed ka dhaceen ?

    • @mukhtarhagar4344
      @mukhtarhagar4344 2 місяці тому +2

      CIIDANKA NISA EE KU DHINTAY EE DAWLADA U SHAQEYA EE GELBINAYEY KULANE JIIS MIYAY KA AMAR QAATAAN WARAAQDA DAWLADU SOO SAARTAY KULANE JIIS MIYAA SOO QOREY RER MIYI RER MIYI DHALAY BAD TAHAY😂

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому

      @@nasriina12345 waxaan dhaar ku marayaa in kulane jiis uu haatan itoobiya joogo oo waliba hubkaan dalaal ka ahaa

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому

      @@nasriina12345 mareexaan iyo HG boqolaal sano ayay daris iyo walal ahaayeen hadii ay hawiye cadwa u arkaan mareexaan Madaxwayne ku xigeenka galmudug iyo ragga ugu magaca wayn mareexaan maanta dhuusamareeb si nabad ah ayay ku joogaan waliba waa madax, qabyaaladanaa aad wadaan ma ogi meelaad ka keenteen
      Wiil reer badiye ah in la dilo waxaa ka dhawa madaxda mareexaan ee dhuusamareeb ina la dilo !
      Caqliga ha shaqeeyo qabyaalada in dhiig muslin loo daadiyo cid dhiirigalinaysa maleh

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому

      @@mukhtarhagar4344 ciidankaaas waxaa diray Nin lagu magacaabo cabdi waayeel oo ah wasiirka amniga galmudug waana saaxiibka ugu dhaw ee kulane jiiis , waxaa ogaataa arintaan indho qabiil haku eeegin e mapka fiiri itoobiya qorshihii ay Google uga saartay somalia uguna darsatay dhulkeeda ayay fulin raptaaa

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 місяці тому +1

    N iyo N

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 місяці тому

    Guul soomaliya

  • @abdirixmaanjinoole
    @abdirixmaanjinoole 2 місяці тому

    Horta waxaan Is waydiinle Soomaaliya. Ma Maamul ka mida maraykankaa Mise waa Dowlad Soomaaliyeed

  • @Realistic9
    @Realistic9 2 місяці тому

    Hassan iyo wax la rayi ah in Somaliya laga exile gareeyo waaye maalim walba fool xumo ayey sumcada soomaliya loo soo hoyinaya. May Allah remove all those with bad intent from Somalia

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 місяці тому +1

    Xasan iyo xukuumada uu wato waxaa xarunta xalane ay ula dhaqantaa in ay yihiin ciyaal aan is maamuli karin oo edbin u baahan..... soomaaliya siyaasiyiintoodu waa ciyaal suuq aan masuuliyad dal qaadi karin......

  • @Umalmaxamuud
    @Umalmaxamuud 2 місяці тому

    Xasan wale waa kii somaliaya godmadow kuridilaha hallagu kula jirne cadi uu inowada galiyay itobiya fara kugodan

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u 2 місяці тому

    Waligey marag dawlad qorsheyaasheda lasi ogyahy Mr walbaa fashil kuso dhamaniyo

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 2 місяці тому

    Horta hubku itoobiya buu kasoo galaye maxaa eeda loosaari wayey halka uu kasoo galay oo eeda ugu weeyn leh

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 місяці тому

    Shacabka hubkaboobay sowkamidahankaran shaqsiyad kamida shabab ama tagera?

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 місяці тому

    DHIBAATOO DHANI WAXAY. KASOO FUSHAA VILADA XASAN SH MAXAMUUD

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 2 місяці тому

    War

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 місяці тому

    Geylan waa doqon war ethiopia askariga ciidanka xukuma ayaa maanta iibsanaya warqadna uma baahna

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 2 місяці тому

    Walee hubkaani waa ka qoto dheeryahay inta la ogyahay waxbaa ku hoos duugan hubkaan waxaanse umalaynayaa inuu jabuuti kasoo gudbay allow sahal amuuraha

  • @Ramdelfalcao2024
    @Ramdelfalcao2024 2 місяці тому

    Hawiye nacala nigutalo 😂😂Mr is the king of kings

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 2 місяці тому +1

    Waxay ka dhabeyeen 1991 ba loo noqonayaa

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 2 місяці тому

      Mr waa iska diyaar Alle mahadii😂

  • @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
    @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 2 місяці тому

    Hubkaan waxaa loo waday habar gidir shacabkana la rabay in lagu dhibaateeyo ilaahay baa beesha mareexan u gacan galiyay

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 2 місяці тому

    If Hassan Sheikh learned how to keep his big mouth shut like farmaajo he wouldn't make fool out of himself. 🤣🤣 He is NGO middle manager not a leader, when things get tough he issues multiple statement without thinking 🤣🤣

  • @NM-vn4cz
    @NM-vn4cz 2 місяці тому +1

    Wariye sare horay usoco

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 2 місяці тому

    Maxaa laga faa iiday madaxtinimadii xasan sheekh 1 waa in nin dambe oon qurba joog soo marin aan soo arkin amiga iyo barwaaqa sooranka iyo qabyaalad laa aanta aduunka isku maamulo bal fiiriya 2 nin ee oogu xukunka fiicnaa oogu qabyaalada yaraa waa kheyre iyo farmaajo- halka xasan sheekh waligiis qurba joog noqonin wali wuxuu isu haysta jabhad la shaqeynayo cali mahdi xukunka xasan car wakaas ha ka boxo suuq madow jabhadeen moryaaninmo iyo billiliqeysi hanti dadweyne waayo waa wixii 30 kii sano oo la soo dhaafay uu ku dhexjiray

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 2 місяці тому

    Hubkaan markii horeba shacab ayaa loowaday weyna qaateen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    qor qor ba jeebka xasan sheekh geli waayay ba hubka loo watay ama puntland ba lagu dumin rabay ama daaroodka balagu xasuuqi rabay waxas oodhan xasan sheekh ba kadembeya

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 2 місяці тому

      Waaa markiii 2 ay ABSAME garab siiiiyaan hawiye
      1991& 2024
      Dhulkooooda baaa la sooo mariyey si loooo laaayo darooodka xorka ah

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w 2 місяці тому

      Amaal hanu dambaabin hubka ethiopia 🇪🇹 laga soo gaday hawiye soogatay ninkii doono baa soo marsan kara dhulka taas ogoow dadka somalida dhulka ogadenia joogana waxay ka tirsan yihiin dowladda ethiopia 🇪🇹 mana joojin karaan oo hishiis aanu ethiopia wada galnay baa jira inagoo beesha absamae ah dowladda somalia 🇸🇴 Mar leh itoobiya waa cadow kolna hub kasoo gadanaya ma arkaysid miyaa inaga hadaan absame nahay gaarigii ka baxa dhulka ogadenia qabrihar to adis ababa dhamaan deegaanada ethiopia 🇪🇹 nabad Bay ku maraan wax naga dhaco maleh wax hadda dhubaato noogeystana maleh oo hishiis baanu wada galnay jabhaddii xoraynta ogadenia ee ONLF ethiopia 🇪🇹 soo xaraysay hishiisna lagashay inay isnabad galiyaa oo laynta daayaan iyagana la nabad galiyo maxaan marka hishiiskii ujabin oo dowladda ethiopia 🇪🇹 ganacs8geeda u hor istaagi aniguba gawaaridayda meeshaan doono ayay dalka ethiopia 🇪🇹 nabada ugu maraan yaad siraysaan inaga daarood ilaahey baa naga dhalaiyay qofna uagma tagayno dhalashadeena idinkaaba ladulmiyay hadaad dqarood ka kale tihiin oo nalayaa bal maxaad walaal nimo noogu qabataan markaad na leedihiin absama saa noogalay War waxba idinkama rabno ee na nabad galiya hadaa doontaan magaca doorod qaata oo

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 2 місяці тому

      @@AbdimalikAdan-c7w 1 waxaaan darooodnimo kugu qabtaaa waaaa inaaan ku nabad galiyo
      2. Hawiye ooo dariskayga ah ma ogali inuuu kugu sooo duuulo
      Khalad ooo dhan idinkaaa leh
      Balse 2025 darooood Waa kala baxayaaaaa
      Cuqasha absame Iyo madaxda absame
      2 mid midkoood bay dooooran
      Absame samaaale
      Absame darooood
      Kuguma hiiilin kismaaayo markiii lugu sooo duulay
      Ooooo curadkayga Mr kama sooo hor jeeedsadeeen hadaaaan ogahay inaaa tahay cadawga , fataaal, khaaainka , tuuuuga daroooood
      Adeeeer waaa inooo Iyo garoooowe Iyo shirkaaaas furmaya insha alaaaah

  • @abdiqanimaxamuud4236
    @abdiqanimaxamuud4236 2 місяці тому

    Horebay ugaleen hub noockasta

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 місяці тому

    Dood qaldan hubka haduu sharcidaro yahay dowlada ma shacbiga ayay u ogolanee in ay qataan

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 2 місяці тому

    Hal xaaraan ah nirig xalal ma dhasho Hubkaas wuxuu tahriib Reer Cabudwaaq hddii ay qaateen xaq ayey u leeyihiin. Gurguurte been sheegayaa meeye ragii soo iibsaday xagee loo waday xagee

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    reer cabudwaaq meel ay filanay ba ilaahay ka irzaaqay oo weligod ismalahayn hub is kasocda oo bilaasha albaabka idinkaso geliya

  • @prosl11
    @prosl11 2 місяці тому

    Madaxda Hawiye iyo darood waa munaafiqinimta somalida ,isaaq oo laa heshiyeey ethopia ayeey kuu odhaniyaan waa cadow ethopia laakiinse iyagiiba hub kaa iibsniya siday iyagu isku xasuqaan bal waalisan failed state of somalia ilaa eega

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 2 місяці тому

    Kkkkkk yaa warkaaga dhegeeysanaaya. Waa la ogyahay. Inaad. Xisbi tahay

  • @mahadhersi9918
    @mahadhersi9918 2 місяці тому

    Waxbaa kadhacay halkaas eebow waxsan

  • @mussejama311
    @mussejama311 2 місяці тому

    Intii xasan culusow meesha imaaday
    Hubkii Somalia soo gaadhay waxuu ku dhamaaday GALMUDUG iyo hirshabeele.
    Reer caabudwaaq qaybtooda haday helwwn.
    Meesha wax dhiba mataalo.

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 2 місяці тому

    Dowlada falaaru gilgilasho ugama hareyso hubkaana ma inkiri karto

  • @farxanfaarax6338
    @farxanfaarax6338 2 місяці тому

    Ilhyow hubkale na no sahal 🤣

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    reer cabduwaaq hubka khatarta ah geeya ssc iyaga lagalaamaya soomaali diid amraaro raaca oo jirintaanka qaranka soomaaliyed difaacaye oo qadiyad iyo xaq kudagaalamaye

    • @prosl11
      @prosl11 2 місяці тому

      Isaaq wuu iska celin darood oo dhan hubkan aad sheegisan ethopia ayaa laa keenay muyaad oogtahay waxay ethopia siisay somaliland

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 2 місяці тому

    Xasan waq ciyaal suuq bal kawaran masuuliyad darada intaa le eg

  • @MubYus
    @MubYus 2 місяці тому

    Dawlad ayaa meeshaa ka jirta ayaa marka horeba been cad ah.

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 місяці тому

    Shaley wadaniyaal manta yaa darood aheey !!!!!!!!
    Soomali wey idin fahamtey

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 2 місяці тому

    Guuulayso curadkayagiyaw sade daroooor ducadiiiii awoooowe baaa qabtaaan ooo walahay
    Awooowe qabrigiiisa sooo boooqda Plz
    Ku ala bariya
    Plz

  • @HRU20
    @HRU20 2 місяці тому +3

    NIMANKII DAAROOD HAYBADI WEY U SOO LAABATEY. WAXAYNA KA AARSANSAN DOONAAN CADOWGOODA ISAAQ IYO HAWIYE.

    • @hawakiin6410
      @hawakiin6410 2 місяці тому +3

      Waa ayaan daro in aad udurbaan tunto daadinta dhiig sokeeye
      Waxey cadeyneysa qabyalada iyo haahilnimo in ey qalbigaada hareysay
      Intaad qabiil ka fakareyso
      Waxbaro

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 2 місяці тому

      Kkkkkk cadwa hadaad u aragto qof kale oo somali ah waxaa tahay cudur somali ku dhex jiro

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 2 місяці тому

      Daarood waa dawlad yaqaan ma aha cawaan cali baystain ah oo intay is dhameeyaan hadhoowna caga barar iyo gaajo darteed mataga dadka isku dila in ay cunaan sidii uu noo sheegay xasan weli in ay xamar ka dhacday 1991

    • @prosl11
      @prosl11 2 місяці тому

      Isaaq wuu xasuuqiya mar dhow inyar sugar walaahi waad kibirteen waana arki doontan hadaad hawiye dameerniska celinisa idinka idin taala

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 місяці тому

    SOMALIYA DOWLADI KAMA JIRTO

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 місяці тому

    Waxaan amay tahay mishin dadka itopiya lashaqeya ay raban inay wadanka khal khal geliyan sheko qabiil urogan inkasto sandakan tadadka intiisabadan fahameen siyasiintu inay jaran jaro kadhigtan danohuda kufushadan iyagoo shati qabiil soxiranaya

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 2 місяці тому

    Qaladka iyo xaqdarada qofka sameeya sida uu isleeyahay uma noqoto waxaasa mashaakila in aad wax rabto dad badan ka dhexeeya hadana aad si qaldan u raadiso iyada oo timirtii hore deb loo waayay oo wadooyinka kali aragu uu ka shaweyn waayay somalida dhaxdeeda wax aan la ogeyn qaba shadooda cudud cidan sameysashadeeda aad is leedahay adiga ayey ku hoos tagtaa Socon weyday iyada oo ka Saxan tan XSH kana daah furan oo dalka loo sameeyay ayey ku kala tageen amar siin u adeegsasho soo noqosho waxaana soomalida ka degi la waxaad diiday iyo wax ka daran samey wanaaga ayaa wanaag keena intuu rabo hala ekaadee ee wax u reeba dadka iyo dalka inaad wax saxdaan isku daya dadkana u lawada tashada waa sida badbaadadu ku jirto oo aad ku badbaadi kartaan dadka iyo dalkuna ku badbaadi karaane waxaad rabto waxaa ka muhuumsan waxa dadka iyo dalku rabaane wax kasto aad hesho waxaa kaa qaadaya geeri aakhirana waad ku guban doontaaye

  • @MohamedbilleAbdi
    @MohamedbilleAbdi 2 місяці тому

    Xasan wuu fashilmay musuq eex qarandumis ayuu ku suntanyahay

  • @AlibenzemaAli-fn1rn
    @AlibenzemaAli-fn1rn 2 місяці тому

    P0

  • @KHALIIFMaxamuud-c2y
    @KHALIIFMaxamuud-c2y 2 місяці тому

    It is from nabad iyo nahdin

  • @user-tp7to3jx8h
    @user-tp7to3jx8h 2 місяці тому

    Alshabaab iney hubkas ugacan gasho ayaa fcn oo xuduudaha iney ku ilaaliso wajaale ila bay iyo bakool dalka alshabaab ayaa uwanaagsan dowlada duugo ayeey noqden ALSHABAAB WADANI IDINKA AYUU IDIN BAAHANYAHAY ILAALADISA

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 місяці тому

      Alshabaab waayo irir shaar huwan😂 isaaq iyo hawiye yhuu

    • @prosl11
      @prosl11 2 місяці тому

      Wajaale rag ba iska leh yaan xabada afka laga celin

    • @user-tp7to3jx8h
      @user-tp7to3jx8h 2 місяці тому

      @@prosl11 itobiyanka iska celi nacasyahow

    • @prosl11
      @prosl11 2 місяці тому

      ​@@user-tp7to3jx8hadigu iska celi atmis kula joogta nacas baad tahay

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 2 місяці тому

    Ninkaan waa doowlad dumis waa in laqabtaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 місяці тому

      Page nooga bax oohin marabno