RUNTII ARINTAN FOOSHA XUMI WAXAY KU TUSAYSAA AQOONDARADA AY DIINTA ISLAAMKA KA MADHAN YIHIIN IN NINKAAS LA DILLO AMA LA RAJMIYO AYAY AHAYD SUBXAANA ALLAH ARINKAASI SOOMAALIDA AAD BUU UGU BADAN YAHAY
subxanalah wllhi waxas Alle ka man gali ilahe amarkis wilisha waxas baila so hadal qadi karan teda kale wll 2023 2 wan xasusuta ano 17 will gur qarso ila si hadal qafi markas igu dambesi😊 now 2024 marka so xasusto alx dhaha
Lkn gabar yar o bikra ah school dhaxdiisa in lagu kufsado arin yar maahan o wey qeylini laheyd xooga yar ayadaa rabtay o is gacan dhaaf yar kadib ayadaa rabootay o iska aamustay marka kufsiga meelaha dadka badan joogo ma fududa
Mansha Allah sawday maxadsanid sawda xijab sawda gurux sawda sharaf
Drs sawda allh kuxifdiyo
inaa lillahi wa inaa illahi rajucuun
waa imtixan illahey uqoray inanta yar illahoow kamelbixi naftas ay goysay
😭😭😭😭😭😭
Subxaanalaah wa qiso. Xanuun. Badan runti
Inta qiso ee ad so dhigtay hal ima dhaafin dhaman wan wada daawaday Mashlaah tabarakalaah xpti ilahy hku xiftyo
Aniga xataa abaayo maansha Allah
Mansha allah wlshay sawda alle haku sharfo
Subxanallah Subxanallah waa dulmi aad uxanuun badan
Manshaa Allah Ilaahay ha ku xiftiyo Aamiin wan kutageersanahy .
🎁💕👍
allaha walidka qaar xumaa damiir maleh acudubilaah allow hanatusin
Asalaamu caleykum Sawda masha allaah tabaarallaah waqtiga iyo cimriga alle ha ku barakeeyo yaa Rabbi ayaan ku leyahay
masha Allah ilahey haku barakeyo abaay
Wsc sister sawda mohamud subxanallah isha Allah dulmigu wuu cidhibtirmi doona dhawan ❣🥰🌹
اللهم صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
Allah dartii ayaan kuu jeclahy
Wlshey sowda allah hanookaa daayo
Wsc habo sowda alle ha ku xafido
Hambalyo sowdooy ,9k ayaan Gaarney👏👏❤
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته يا أختي الغالية يحفظك ويرعاك يا الله اللهم امييييين
RUNTII ARINTAN FOOSHA XUMI WAXAY KU TUSAYSAA AQOONDARADA AY DIINTA ISLAAMKA KA MADHAN YIHIIN
IN NINKAAS LA DILLO AMA LA RAJMIYO AYAY AHAYD
SUBXAANA ALLAH
ARINKAASI SOOMAALIDA AAD BUU UGU BADAN YAHAY
Subxanalaah dulmi waynaa miskiin looma kala harin ax ax ax😭😭😭
sowdooy xabiibti noladha kuma xumeyso wall❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Intabathan malinti mashqul ayan ubathanahay lkni waqtiyashan baan soogala waan uxiisa runti channelkatha
Sowda quruxey ale haku xafido abayo mcn waa ku tageraa markan wax yar Janis Helo adan ku dawadaa ❤🎉♥️♥️
Asc Adeer haddaan kugu soo biiray waxaa ilaahey hibo kuu siiyey Xikmad iyo wanaag iyo diin a.Adeer waddamada carabta waa wada sidaa somaliduba halkaasey ka keentay khaasatanba waa dhaqan Masaari.
Wallahi nabsiga Hablaha laga galo wa waxa dhibka Aan uga Bixi la,nahay.ufirso .wadamada Hablha nabsiga loga galo wa kuwa dagi la,
Sowda telyan goor mahadsanid
Wcs wan dhaw nahay cdy
Wan downahay adna alahaku xifdiyo adun aaqiro araarujintaada kumahatsantahay walal sowda
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
سودة هل لك ثقافة عربية ؟ أراك تتحدث عن قصص دول العربية
walahi maanta ayaan kasheekaynayne wiliba anagaa niri waxaa fiican ninkii gabar kufsada oo video kaduuba oofaafiya waxaa fiican in asaga looguuriyo ileen asagaa dhibaatadaa ugaystaye
Naya doqonyhy jalhidq mwsha dhihi lahed n8nka hala dilo miya siledahay hala guuriyo noca in ku dhacday ahwe
Ba'a carabtaa inagaga horaysa dulmiga dumarka
Fiidyow aan kufsiga ka diyaariyey ayaan ku dhexsheegay
أهلا أختنا
Kolay waa meel ay dowlad adagi kajirjn
10k ayaynu u soconaa masha Allah hore u soco mcnto
mashaa allah wllo qaali
@@sawdamqaalib 10k na waa meel fican oo dhawaan aya chanelka furtay lkn hal milyan ban ku gaadhsiin lahaa wllhi hadaan awoodo wllo
subxanalah wllhi waxas Alle ka man gali ilahe amarkis wilisha waxas baila so hadal qadi karan teda kale wll 2023 2 wan xasusuta ano 17 will gur qarso ila si hadal qafi markas igu dambesi😊 now 2024 marka so xasusto alx dhaha
Subxana allh aqiro waxa jiro
wadamad muslimnta basa saneya ilahay kama baqayan carabta kentay shekadan diin bay aaa ku shegayan 😢
Sowdo quurux❤
اهلا سودة اختنا
هلا وغلا اخي🎉🎉
😢😢 ax saqirka way silcisay iyadna kuwa habran ba silciyey
Ilaahow kaa ka jar ka sidaa u galay
Sallahu calye walsma❤
India na wuu kajiraa
Ax ax ilaahow cadow hanoo jebin
😭😭
Lkn gabar yar o bikra ah school dhaxdiisa in lagu kufsado arin yar maahan o wey qeylini laheyd xooga yar ayadaa rabtay o is gacan dhaaf yar kadib ayadaa rabootay o iska aamustay marka kufsiga meelaha dadka badan joogo ma fududa
Ha elgi nagta iyada pgaleed bigrinmda macaqul mahan xanunka midkle daadka mesha joga waa qeylan karta
Hunno lambarka sidee baan ku helna
Asc sowda cadeey
Asc xldkwrn wlashey sawda walaal adigoo raali ah nambarkaada iisoo dir
Yaa huu carabtu waji malahn qaarkood sababtoo ah naaga way gumaystaan
Asc abayo waan ku xiisay
Sowda mxaa ka qalldan vedoe gan😢😢
tas iyada rabto maskin waye wllhi ani maba ila so hadal qadi karan dhaqan xumo meqeliso meshekto😊😊
Libanon waa third world ka waana dalalka dumarka lagu xad gudbo
caran iso sharaf max kala hesto😂
Asc
aabe doqon dheh sowdo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤p❤p❤❤
Calool xumo maskiinta
Adulmu dulumaatu yowmal qiyaama ax