Helitaanka Muuqaallo iyo sawiro free ah ( youtuberka mu hiim u ah )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 бер 2019
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 281

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 5 років тому +33

    . Qorrax ka soobax iyo u Dhaeba Eebaa iska leh, isaga Mooyee ilaah kalena ma jiro ee ka yeelo wakiil (la cuskado).

  • @hossnyvideoinc9301
    @hossnyvideoinc9301 5 років тому +88

    Walahi bilaahi talahi like ku saaraya commentigaaga
    Waa dhaaratay wll isaar like ❤

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny 5 років тому +8

    Omar wll really ...shukrn😍😍 qof laab xadhn ..oo xassidnimo ku jirin 🤗 thnk a lot😍

  • @iqraabdirahman6083
    @iqraabdirahman6083 5 років тому +9

    Wllkeen cunr inshaar.
    Illaah ha kaa abaal mariyo sida aad noogu dadaaleyso cilmigaadana rabi ha kuu ziyaadsho.
    Xayaakallaa akhii.

    • @WalaaleK252
      @WalaaleK252 3 дні тому

      Wll sethy wxan kasoo salaamayaa hargeysa oo tariikhdu tahey 21/7/2024 15:51

  • @hamzeabdie2701
    @hamzeabdie2701 5 років тому +18

    omer inshar wxn mudo ku riyoonayey oo an doonisteda ku daaLy bd caawa izoo pndhigty runtii ad ban ugu farxy tanx aLot

  • @PubgDoctor1
    @PubgDoctor1 5 років тому +15

    Walahi hadaa biniadam nahay ama somali nahay ma jeclin inaan waxaan naqaano in aay cid kale taqaano lkn adi share aa nala dhahday wll tnx Wlahi ❤👑

  • @mustafeabdi117
    @mustafeabdi117 5 років тому +1

    Horey ayaanan kugu shegay wxyaalahan aad wdo dhamaantoodba siyasada,oganshaha wdamada iyo video yda aad so gliso dhamaan in ay thy wax umadena faa'ido u ah oo ay wax ka oganayaan🙏جزاك الله خيرا اخي امر محمد انشار♥️

  • @IFIYEOfficial
    @IFIYEOfficial 5 років тому +1

    Saaxiib 100% waxaa tahay qof jecel dadka in uu caawiyo, dhiiri gelin uu siiyo, waaniyo, iyo qof jecel wanaaga. Saaxiib ajar iyo xasanaad ALLAHA ha kaa siiyo.Qaasa tan waad ku mahadsan tahay muuqaalkaan oo ah mid aan wax badan aan ka heli karo. MAHADSANID.

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 5 років тому +1

    Maashaa Allaah Omar Inshar shukran wll waa dersi faa’iido badan leh wakhti yarna waad noogu shegtay mahadsanid wll.

  • @Janagale252
    @Janagale252 5 років тому +21

    Waxaad umalaysaa in aad maskaxdayda waxay leedahay aad maqlaysay
    10 daqiiqo ka hor baan ku fikirayay sida aan ku heli karo muqaalo free ah
    Aad baad umahadsantahay walaal aan jecelnahay omar inshaar
    Waxaad u qalantaa dad badan in aad heshid runtii waana heli doontaa insha allah

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 років тому +1

    Waa muqaalo iyo sawiro muhiim ah mahadsanid wllo omar inshaar.

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 років тому +2

    mahadsanid macalin cumar inshaar allah haku xiftiyo

  • @saadaqtyga4151
    @saadaqtyga4151 5 років тому +1

    Macalinka kaliya aan ka faideyso allaha kuu siyadiyo cilmigaga ku taagera keep going mar walibana garabkaga dhahay Ogansho family one ❤

  • @neverbeafraidtotrynewthing3664
    @neverbeafraidtotrynewthing3664 2 роки тому

    Mahadsantahy wll qali جزاك الله خيرا 😍

  • @Qu3N
    @Qu3N 5 років тому

    Mahadsanid Akhii jazakumullah Kheyr

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 3 роки тому +1

    Walal Omar aad baad umahadsantahya Wax badan baan kaa Faa'iidaa mar walba shukran Masul

  • @sadamyare4475
    @sadamyare4475 5 років тому +2

    Ogaansho horey u soco cumar inshaar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Ali-yusuf95
    @Ali-yusuf95 5 років тому +1

    Maash Allah (1 )lanbarka koow sxb cumar allah haku xifdiyo

  • @hamsemohamed6269
    @hamsemohamed6269 5 років тому +1

    Waad ku mahadsan tahay cumar
    جزاك الله خيرا

  • @abdullahieid4453
    @abdullahieid4453 5 років тому

    Masha allah walal waxaan kaa faaidnay wax aad u mihiim ah Jasaaka laahu khayran

  • @kalsonimedia5247
    @kalsonimedia5247 5 років тому +1

    Sxp aad iyo aad ayaad u mahadsantahay waqti badan ayaan radinayay thankz pro

  • @ashacadey187
    @ashacadey187 5 років тому

    Mahadsand wllkeyga Omar inshaar keep going wllo

  • @khaalid.muxumed
    @khaalid.muxumed 5 років тому

    Mahadsanid wllky cumar inshar

  • @sadadmohameddonyale3456
    @sadadmohameddonyale3456 5 років тому

    ogaansho waa kanaal aad u taya badan sxb alle haku sharfo

  • @qadarow1023
    @qadarow1023 5 років тому

    Masha allh mar walpo wax hormarkrna ayaa nosoo bandhigtaa wax aan kaa faaidnaaa masha allh alle ku xifdiyo

  • @triplesss7029
    @triplesss7029 5 років тому

    Walalaayaalow isoo duceeya meel aan rajo ka leeyahay in aan dhaqso ku helo war farxad leh insha Allah

  • @malaakChannel
    @malaakChannel 5 років тому

    Shukran Caziizii Ustaad Omar😘

  • @fatuma5607
    @fatuma5607 4 роки тому

    Allah haka abaal mariyo dadaalkaga wll Omar misanka xasanadka alla haku saaro aad van ugu bahna xogtan manta.

  • @channelkaummada6498
    @channelkaummada6498 5 років тому +1

    mashaalllah mhdsnd wll inshaat

  • @HEERSARE13
    @HEERSARE13 5 років тому +1

    Masha allah alle haku dhowro macalin sare channelkaaga dhalinyarada burco aad ayay ugu xidhan tahay waana channelka loogu jecel yahay marka la hadlayo faa,idad laga helo youtubeka mahadsanid

  • @ahmedaderw-ix5ex
    @ahmedaderw-ix5ex Рік тому

    Hadan ubahnaa wlhi ustad ALLAHa kubarakeye❤️✌️

  • @hassanahmed3218
    @hassanahmed3218 5 років тому +3

    Wa mahad santahay Ogaansho !!!!!

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 років тому +2

    Masha allah walalkay saad noola wadagtay allaha kaa abaal mariyo

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 5 років тому

    Thanks macalin cashir badhan iyad nasiisay wll

  • @abshirhaani2565
    @abshirhaani2565 5 років тому

    Waan kuu mahad celinayaa walaalkey omar inshaar mhadsanid waan ku faaidey

  • @d-y-a5208
    @d-y-a5208 5 років тому

    Mahdsanid ma ihi UA-camr lkn sikle ugu faideeysty 🙌 wll

  • @Beesjeel
    @Beesjeel 4 роки тому

    Mahadsanid saaxiib cumar.🙏🏼

  • @suldanmire4907
    @suldanmire4907 5 років тому

    Mahadsanid Omar inshar

  • @Somalitiktoklive3
    @Somalitiktoklive3 5 років тому +1

    Mahadsanid Walal cumar.

  • @cawiyahadadweynaha
    @cawiyahadadweynaha 5 років тому

    Waaa mowduuc muhiim ah thanks

  • @QoysBileChanel
    @QoysBileChanel 11 місяців тому

    Shukran ogaansho

  • @hudiitailwaad78
    @hudiitailwaad78 5 років тому

    OGAANSHO❤teacher omer inshar mrwlpa wax aan upaahanhy ayaaad nooso gudpisaaa aad paad umahadznthy🙋‍♀️👑jasakallah khair

  • @Cirro2011
    @Cirro2011 5 років тому

    Mahadsanid macalin.

  • @quenkeyf8587
    @quenkeyf8587 5 років тому

    Walal wad ku mahad santahy sida aad cilmigda ino la wadagto wax badan ban ka fa iday jazaka Allah

  • @ibrahimshariif11
    @ibrahimshariif11 5 років тому

    Shukran sxp cumar

  • @libandhub6415
    @libandhub6415 5 років тому

    mahadsanid omari sxb gulayso aduun iyo aakhiraba0

  • @somaltube2212
    @somaltube2212 5 років тому

    Fadlan nagu soo biir. waxaan soo saarnaa documentary xiisoleh. Mhadsanid

  • @abdikaadirrabile1705
    @abdikaadirrabile1705 5 років тому

    Jasaakalahu khayr wallo

  • @abdisaamad5368
    @abdisaamad5368 5 років тому

    Mahadsanid walalky omar

  • @guulaangodgal4013
    @guulaangodgal4013 5 років тому +1

    Mahadsanid ogaansho

  • @mohaabdalla2334
    @mohaabdalla2334 5 років тому

    macalin cumar wax badan ka faidne ajar alaha kasiyo

  • @seyyidomer2615
    @seyyidomer2615 5 років тому

    Thanks,mahadsanid wll

  • @kamaallyrics9238
    @kamaallyrics9238 5 років тому

    M. Allah aad ayaad u mahadsantahY wllky abaal ayaan kuu haynaa wllahi halkaa kaga hay dadaalkaaga💯💯❤️

  • @zahrujabarre2752
    @zahrujabarre2752 5 років тому

    Mahadsanid Ustad

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 5 років тому

    Macalin mahadsanid😍

  • @rimaahhm9434
    @rimaahhm9434 5 років тому

    Masha allah haku dhowro wll wax faaido leh ayaad dadka usheegta

  • @maxamedamiin4358
    @maxamedamiin4358 5 років тому +1

    Jazaka.alh ustadi

  • @buzeelbalayax1639
    @buzeelbalayax1639 5 років тому

    Manshalah waa web fcn faidana leh

  • @calikiller3407
    @calikiller3407 5 років тому +3

    Mash allh bro hore usoco

  • @IQRAAHMED66
    @IQRAAHMED66 5 років тому

    Masha allah mahadsanid wll

  • @rashkaboy1380
    @rashkaboy1380 5 років тому

    Mahadsanid inshar

  • @garashotube343
    @garashotube343 5 років тому

    Thank u bro aad baan ugu baahnayne

  • @ismaaciilmaxamed8534
    @ismaaciilmaxamed8534 5 років тому

    جزاك الله خير يا اخي

  • @azadcaraale8283
    @azadcaraale8283 5 років тому

    zhukran mucalimuu

  • @fathii804
    @fathii804 5 років тому

    Walal qiimo iyo qadarin mudan ilahay hano dayo dadka adigoo kale ah oo maskaxda iyo Murtida u saxibka ah ✌️

  • @muhanaddeeq7167
    @muhanaddeeq7167 5 років тому

    Mahadsanid walal sare

  • @samawadechannel108
    @samawadechannel108 5 років тому

    mahadsanid in badan akhi

  • @asayrchannel
    @asayrchannel 5 років тому

    Waad ku mahadsan tahy web aad la soo garsiisay Omar ishaar

  • @abdiasismohamed896
    @abdiasismohamed896 5 років тому

    Mzha allh zhp barnaamij ad so dhigtey o an muhiim aheynpa ma arag

  • @daarulkheyrMedia
    @daarulkheyrMedia 8 місяців тому

    Thanks ustaad

  • @abdullahiabdichannel3227
    @abdullahiabdichannel3227 5 років тому

    Waad mahadsantahy walal
    Cumar inshaar
    ❤️❤️❤️

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому

    Jazakulahkheyr wllo 👌

  • @ibrahimhazzenhazzen680
    @ibrahimhazzenhazzen680 5 років тому

    Masha alah inshar keep going

  • @mohamedismailmohamedroll-195
    @mohamedismailmohamedroll-195 5 років тому

    Masha allaH Omar

  • @abbassuleiman5225
    @abbassuleiman5225 5 років тому

    Masha allah Waad Mahadsanray wllo

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 років тому

    mashaa allah sxp ebbe haku sharfo

  • @pyquwipitwpyquwipitw3104
    @pyquwipitwpyquwipitw3104 5 років тому

    Mahadsanid wll

  • @abubakarmaahi652
    @abubakarmaahi652 5 років тому

    Mahad sanid wll omar inshaar وجزاک اللہ خیرا

  • @mahadtuure3552
    @mahadtuure3552 5 років тому

    Masha allaaah jazakalaaah

  • @abdi52akjd50
    @abdi52akjd50 5 років тому

    Sxp Cumar thanks

  • @abdulnazir-duraanyooz9152
    @abdulnazir-duraanyooz9152 5 років тому

    Alle hakubarakeeyo macalin aa khiro iyo aduunb

  • @aminomohamedmohamud1731
    @aminomohamedmohamud1731 5 років тому

    Ustaad cumar run ahaan aad baan kuugu mahadcelinayaa,faa'iidada aad noo soo gudbiso

  • @najaaxcali948
    @najaaxcali948 5 років тому

    mahadsanid walaalkayow in badan baan raadin jiray sawiro qurxoon shukran walaalo video yadana nooso badi wll hadaad karaysid week gi saddex nooga dhig taasina waa codsi

  • @Riij_vlogs
    @Riij_vlogs 5 років тому

    mahadsanid wll

  • @yarankacida7
    @yarankacida7 5 років тому

    Mahadsanid bro

  • @deeqoladan407
    @deeqoladan407 5 років тому

    Mahadsanid walal

  • @lamatabtan10
    @lamatabtan10 5 років тому

    Mahadsanid saxib

  • @mohamedbininshar4625
    @mohamedbininshar4625 5 років тому

    Shukran

  • @mohamedismailmohamedroll-195
    @mohamedismailmohamedroll-195 5 років тому

    hore soco wall

  • @somfishchannel3218
    @somfishchannel3218 5 років тому

    Thanks ogaansho

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 5 років тому +1

    mahadsanid sida aad noogu faidesay

  • @khaalidbosskah3855
    @khaalidbosskah3855 5 років тому

    Aad baan ugu baahnaa mahadsnid wlaaal jasakalaah

  • @drahmedzafaari4926
    @drahmedzafaari4926 5 років тому

    Azc channelka ogaansho ugu horeyn wadku mahadzantihin cilmigad nala wadagten waxana idinka codzanena inad ino so gudbidan appka ugu fcn ee lagu duubo codka iyo sida loo qurxiyo mahadzanidiin

  • @calmcorner4096
    @calmcorner4096 5 років тому

    Mahadsanid walaal

  • @sadaamyare5858
    @sadaamyare5858 4 місяці тому

    Thanks wll waaka faaiiday inbadan

  • @AxmedDiinioDiinidarajo
    @AxmedDiinioDiinidarajo 7 днів тому

    Mahadsanid wlhi wllo 😊

  • @SulE861
    @SulE861 5 років тому

    Thank u Omar inshar

  • @saxaneali7891
    @saxaneali7891 5 років тому

    Guulayso walal cumar 👏👏👏

  • @abdullahihuseinhasan9886
    @abdullahihuseinhasan9886 5 років тому

    Mahdadsanid wll omar inshar

  • @abdimalikzardheye6623
    @abdimalikzardheye6623 5 років тому +1

    mahadsanid