12 shay oo aan bartay 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 236

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Рік тому +29

    " Hey " nooggu beddel "assalaamu calaykum waraxmtullaahi wabatakaatuh", waa suno, waa dambi dhaaf, waa duco, waa shicaar, waa sharaf, waa farxad waa wax alle noo doortay in aan isku salaamno 👍👍

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 Рік тому +36

    Walal Suhuur One of the most important thing I learnt the last year was that " you will never regret the time you spent with the people you LOVED ( Family )." Thank you for sharing us with those valuable lessons. Jazakallahu Khaira wallal

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +3

      I couldn’t agree more. Family is everything. And every minute you spend with them is precious.💛

    • @mohamedaden8637
      @mohamedaden8637 Рік тому

      @@zuhours yeah I know that, but eveeybody will understand that when move in to a country where you don't have any family or relatives. They may feel lonelyness. As matter of fact we didn't give any more attention to our relatives when we are at home. One call, one text make your day.

    • @yaxyeyare7622
      @yaxyeyare7622 Рік тому

      3:06

    • @yaxyeyare7622
      @yaxyeyare7622 Рік тому

      ​@@zuhours right ✅ 👌

  • @nimconalkanimconalka
    @nimconalkanimconalka Рік тому +5

    Social media need people like you suhuur really drastically girl proud of you walaalo❤🎉

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Thank you so much huuno🫶🏾💛

  • @N_mamedov
    @N_mamedov Рік тому +18

    Things I've learned in 2022
    Learn to be alone
    Learn to work alone
    Learn to walk alone
    Learn to exercise alone
    Learn to plan alone
    Learn to change alone
    Make your life alone coz no one can hurt you, it's all about privacy life not to share all of yours.

    • @ahmedabdul2020
      @ahmedabdul2020 Рік тому +3

      I have learned these things you mentioned too and I’m feeling happy.

    • @marwa5175
      @marwa5175 Рік тому +1

      ​@@ahmedabdul2020 ooh there's me learning also

  • @halimomohamed8916
    @halimomohamed8916 Рік тому +5

    Zohours aad baan ugu faraxay muuqalkaaga coz ayaantan dhan sugaaye, noo so badi abyo "love you" ❤️ 😍

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Love you more. 💛🫶🏾

  • @ziciidvantaztic6446
    @ziciidvantaztic6446 Рік тому +5

    love your content i wish you started a podcast

  • @saalimnaasir2851
    @saalimnaasir2851 Рік тому +2

    Mansha allah aad buu u fiican yahay muuqaalka iyo mawduucuba wll👏😍
    Lkn qodobada
    12335.......
    Somali ku wada qor ama english.
    Intaas uun kugu soo kordhiyay vediogan
    Waan ku wataa wll zuhur🙏👏😍

  • @sumayaaxmed7002
    @sumayaaxmed7002 Рік тому +4

    Waxaad moodaa inay naftaydu iga soo dhex baxday oo ay ila hadlayso waxyaabo badan ayaa iska mid ka nahay waana videogii 3aad ee aan ka dawado oon shakhsiyadayda ka dhex arkay thanks alot
    finally waxaan ogaaday at least inay jiraan dad ila mida 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nageeyaali609
    @nageeyaali609 Рік тому +2

    Really 2022 wxuu the best yr for me ❤️ mana ilawi doono

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 Рік тому +8

    Dadka waxaan kula talin lahaa, haduu saaxiibkaa wax fiican helo ama jaamacad dibada tago, haku hinaasin oo ha isku badalin ee sidaadii iska haw. ama haduuba talent leeyahay oo uu kaaga wanaagsan yahay waxbarashada ama haduu kaa lacagbadanyahay ama kaa quruxbadan tahay. okey be cool for ever boss!! 😅. dadka waxa wanaagsan haystee laga xumaan karana waxaan leeyahay idinkuna caadigiinii u ahaada qofkaad asxaab haydeen. KOlay dadka wax kaga wanaagsan dadka kale waa aga xumaadaayee.

    • @queenyy6075
      @queenyy6075 Рік тому

      ani cml la iska noqda sxbtey way iga qurux bdnthy dadka ka har bey i dhahan wey ku foolxumeyneysaye ana waaba ku faana sxbtey waa quruxley baan dhaha 😂

    • @aqoonyahan4059
      @aqoonyahan4059 Рік тому +1

      @@queenyy6075 That is wonderful huuno, halkaa kaga hay saxibada aday ku haysataa . say kuutahay u ahaw.

  • @maxdar11
    @maxdar11 Рік тому +4

    Sidoo kale 2022 wuxuu ahaa sannadkii ugu wanaagsanaa noloshayda qorshayaal badan ayaa ii hirgalay wuxuu ahaa sannadkii ugu horeeyey ee aan shaqo bilaabay waxbarasho meel iska saaray sido kale hawlo aad u badan ayaan qabsaday alxamdulilah sannadada soo socdana waxaan ilaahay ka baryayaa inay iiga sii wanaagsanaadaa.

  • @mohamettomar4377
    @mohamettomar4377 Рік тому +1

    I like your videos,wax uun ayaan kabartaa oo kuma khasaaro daawasha aan daawaday,keep moving queen👸🏻

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Thank you brotha💛

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 Рік тому +5

    Thank you so much for the content walaal, 2022 was an amazing year.
    Lets all win and achieve our dreams in 2023.
    One word made my day in your video and it was 'Riyooyinku way xaqiiqoobaan, riyo kasta oo aad leedahay sannadkan si kasta oo ay u muuqato waad gaadhaysa ! '

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Much appreciated walaalo💛🫶🏾 have a blessed year.

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud Рік тому +1

    Wan jeclaan laha inad instramka igala hadasho wllo♥️😌👸

  • @maimunsaid9791
    @maimunsaid9791 Рік тому +4

    Ruuntii sanad aan wax badan helay weeye oo aan ku faraxsana waxana ka bartay markasto oo aad level kale u gudubtid inuu kuu sii siyadayo pain, stress,overthinking,responsibility,toxic,accountability,lonely, 😊

  • @bushraapdullah7297
    @bushraapdullah7297 13 днів тому

    Allah best Allah❤

  • @kamaaalabdullahimohamed3941
    @kamaaalabdullahimohamed3941 Рік тому +3

    Great personality with amazing talent Sister ❤

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Thank you so much 💛🫶🏾

  • @moshika308
    @moshika308 Рік тому +1

    A clear personality, a deep story' literally usefull for all of us ,keep going

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Thank you 💛🫶🏾

  • @asmahkhadar2332
    @asmahkhadar2332 Рік тому +1

    My fav.. UA-camr mustaqbal wanagsan ku rajaynaya gulayso walalo

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Mahadsantahy huuno.💛🫶🏾 Adina mustaqbal wanaagsan ayaan kusoo rajaynayaa.

  • @mohamedissack5037
    @mohamedissack5037 Рік тому +3

    Zu I love how you articulate your words and your content flows perfectly.......I wish we would meet one day

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Thank you brotha💛🫶🏾

  • @USAME664
    @USAME664 Рік тому +3

    1= Riyo kasta weey rumoobaan
    2= Qorshahaaga sikaduwan beey wax u dhacan
    3= Waxna ha u siiwadin waad biloowday
    4=Mararka qaar waxad dooneeyso waxa ka hor taagan waa naftaada
    5= Dadku adiga ma aha
    6= Mararka qaar shisheeyaha ayaa ku garab taagan
    7= Danbi ma aha inaad fikirkaaga badasho
    8= Waxkasood garaneeysid waxeey leedahay dhinacyo aadan garaneeynin
    9= Ciyaalku masameeyaan waxyaabaha aan ku amarno lkn waxeey sameeyaan waxeey naga arkaan
    10= Buugaagta Ha eegin Quruxdooda
    11= Dadku weey isbadalaan waana caadi

  • @ayaanahmed4685
    @ayaanahmed4685 Рік тому +3

    Thank u for sharing with us what you've learned 🙂

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      My pleasure 💛

  • @apdihamiidapdikhadarmohamednou

    Gbdhuhh dhamaantood wa iney ado kale noqdan walal guuleyso

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Рік тому

    Allaahumma baarik, war qofta yar xaggee laga soo diray, waa xikmad socota mashaa allaah maahaa allaah. Jzk.khayran bal waa kula sii socon

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      💛🫶🏾 Mahdsanid😊

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 Рік тому

    Suhuur waan ku jecely alle dartiii❤

  • @Kingmarwan
    @Kingmarwan Рік тому +3

    Dadkan commentka ku qoraaya English gabadh ma waxay moodayan inaanay ahayn Somali luuqadada Soomaaliga ku faan marwalba 🙏 English waa luuqad lamida tan Somaliaga

  • @sumayaclraxaman5489
    @sumayaclraxaman5489 Рік тому +1

    Me too sanadkay uwacnaa buu ahaa waayo hal shay oo idhi jiray baan ka tagay alxm

  • @farhandiiriyeh1480
    @farhandiiriyeh1480 Рік тому

    Maasha Allah
    Jazakallah
    Wllshay

  • @rahmaosman5633
    @rahmaosman5633 Рік тому +2

    She always cute manshaalh 🥰❤️❤️💛

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      No you cute. Your eyes are cute.💛🫶🏾

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 Рік тому

    Mashallah ur v.editing is super🖐

  • @Adven-venom
    @Adven-venom Рік тому +1

    Adiga prefect ah❤️😂

  • @Cashraabi
    @Cashraabi Рік тому +1

    maasha'Allah Suhuureey abaayo waxa aan kuugu mahadcelaa sida aad xaqiiqda uga hadasho .

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Waad mahadsantahay walaalo😊💛

  • @Yasser-2
    @Yasser-2 Рік тому +3

    Dardaaaran: nolosheenna Qur'an ku yuuna ka maqnaan.

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 Рік тому +2

    Zu I am studing Engineering so guri maku dhisi kara 🤣🤣 love you sister❤️

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Hadda may. ☺️ Thanks thou.💛🫶🏾

  • @kalitismail1237
    @kalitismail1237 Рік тому

    Suhuur anakuna waxyaabo badan ayaan kaa baraney video gan. Waxaa ku leeyahy mahad sanid keep going horumar wacan hunno.

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Mahadsantahy huuno. 💛🫶🏾

  • @somalitech102
    @somalitech102 Рік тому

    Masha allah sharafey sidi aan channelkaga uguso biiray waxbadan ayaan kaa faaiday runti wxd thy qof qiimo badan halkaa kasii wad dedalka idam alle. Mohamed hassan oo kaasoo salamaya hargeisa.

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Waad mahadsantahay walaalo. Inbadan. Waan kaa qaadey salaanta. Hargeisa cadeey iigu salaan.💛🫶🏾

  • @haweeyohappy9388
    @haweeyohappy9388 Рік тому +1

    waan kuxiisay hppt inshbaalh nooso badi vedioyadaa motivationkaa💟

    • @ifrahmc1683
      @ifrahmc1683 Рік тому +1

      Mashallah waye gandhan walhi ilaheey ha ku siyadiyo👌

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      💛🫶🏾☺️

  • @doctorka6327
    @doctorka6327 Рік тому

    Wad mahdsnthy❤

  • @user-ou3bf1yd5j
    @user-ou3bf1yd5j Рік тому

    Wanaaga aan rabo waa inaan ku qaato xumaanta u leeyahay hadi kale wax kasta dust bin or delete baan ku tuuraya.... mashallah walaal ❤❤ hadalka kaa soo baxay first you are utterly very sincere person that is why it is so simple hadana waa hadal qaaliya for a critical thinker. Keep the faith keep going walaal....

  • @ruunabdullaahi7905
    @ruunabdullaahi7905 Рік тому

    M.a abyo inosoo badi videos wan kuu xiiiseee alle haku daayo xbbti dhiirogelinta inoosoo badi I.a

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Ameen huuno mahadsantahy adina Allah haku daayo.💛🫶🏾

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому

    Mashallah ♥️ ♥️ ♥️ Mashallah mahasanid abayo guuleso warun arinkan runahanti wan kahelay

  • @nimoabdirahman2617
    @nimoabdirahman2617 Рік тому +1

    Riyooyinku way rumoobayaan insha allah 🧡💐👏

  • @shaficiahmed5425
    @shaficiahmed5425 Рік тому +2

    2022 waa sanadkii aan bartey channel kaagan oo aan ku xidhmey walaal.

  • @xiskadeeqa8435
    @xiskadeeqa8435 Рік тому

    Masha alah wxn kaa mqly hun positive thoughts aan ad ugu baahnaa❤❤❤

  • @abuukar0197
    @abuukar0197 Рік тому

    Masha allah 100%.good idea.

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Рік тому +1

    Insha allaha wll qaali keep going 💚 🤍 ❤

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      💛🫶🏾Mahadsantahay walaalo.

  • @hindaahmed2371
    @hindaahmed2371 Рік тому

    Masha Allah wll naso badi vedio yadada

  • @adnanabdiyasin4945
    @adnanabdiyasin4945 Рік тому +1

    masha allah walaal wax badan ayaan ka faa'iday mahadsanid❤

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Adaa mudan huuno💛🫶🏾

  • @user-ny5jn8qc2u
    @user-ny5jn8qc2u Рік тому

    Wlshy qali 2 Sano dhiigtey luuqaad English ku hadalki waan ku hadli kara lkn wax yar waxa idhiibey qoralka maxa taale ah

  • @aesthete7227
    @aesthete7227 Рік тому +1

    *I love this abayo mashaAllah*

  • @mohamedsaidahmed9575
    @mohamedsaidahmed9575 Рік тому

    good motivation i appreciate it keep it up😊👍

  • @yoalahmed1956
    @yoalahmed1956 Рік тому

    Hore usoco wllo .... guuul wllo

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Mahadsantahy wllo💛🫶🏾

  • @AliAhmed-ct3zv
    @AliAhmed-ct3zv Рік тому +1

    Dabeecadaha iyo qawaacida waxaa labartaa marka kaligaa nolosha ubaxdo

  • @naemamohamud1668
    @naemamohamud1668 Рік тому +3

    Sidan channelkaga u fiirinayey wan daalayna inad video cusub so galiso wan sugayey❤️

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      🥹Waan yara mashquulay. Sorry 💛🫶🏾

  • @humeyramohames
    @humeyramohames Рік тому

    Abayo waa side kali nolashaha qurbaha gabbadh kaligeed !!???

  • @user-cr5tw6cr3n
    @user-cr5tw6cr3n Рік тому

    Walal ila maalin kugu so biiray kama daalo dawaashada muuqalada Motivationen ka ee thnk u e lot ku jeclahay Waxad tahay qofka kaliyaa ee aan xata maalin odhan subsc isaara iyo wax la midda lkn waxaad talent u leedahay ee aad jeceshahay ma rabtid in u qofna kugu taageero guulayso wllo from Germany 🇩🇪

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Aad baad u mahadsantahay walaalo. 💛🫶🏾 Adina sidoo kale guulayso.

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator8234 Рік тому

    I really enjoy your content, it's amazing.

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Glad you enjoy it!💛🫶🏾

  • @abdiwaliahmed1283
    @abdiwaliahmed1283 Рік тому

    Mansha allah vedio qiimo leh weeye vedio_gani

  • @HamdaHadafow
    @HamdaHadafow Рік тому

    M.a waa wax qurux badan🎉

  • @bashairharun9590
    @bashairharun9590 Рік тому

    شكر علي درس الغيم ياستادنا الغادر

  • @ayaandhaladofficial1394
    @ayaandhaladofficial1394 Рік тому

    Walal Inan kula hadalo yaan raba ee maxa xal ah 2:05

  • @saaraibraahim2021
    @saaraibraahim2021 Рік тому

    Masha Allah ❤ good point 💯🙏Sis JazaakaLaah I swear when I watch ur videos I feel that we Are Similar some habit So, Go Ahead 😇😇 nd send us more videos

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Allah bless you 💛🫶🏾

  • @rakiafarah4215
    @rakiafarah4215 Рік тому

    I just love all your contents ❤

  • @mohamudsaleiman
    @mohamudsaleiman Рік тому

    wlaalo vedioska noosoo badi aad baan u xiseeyaa ❤

  • @yahyebisharhasan3838
    @yahyebisharhasan3838 Рік тому

    Waan ka helay

  • @kadraubax8786
    @kadraubax8786 Рік тому

    Sanadki tagey waxan ka bartey adiga I’m so glad to you ❤❤❤❤ guleyso walalo

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      🥹 Mahadsantahay huuno. Much love💛🫶🏾

  • @arwaaallaleh1330
    @arwaaallaleh1330 Рік тому

    Merci from Djibouti 🇩🇯

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      💛🫶🏾 🇩🇯

  • @faatuuAbdirashid
    @faatuuAbdirashid Рік тому

    Thanks love for updates

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Рік тому

    Barnaamij wanaagsan horay u soco.

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Mahadsantahy walaalo💛🫶🏾

  • @arre_siad
    @arre_siad Рік тому +3

    First person🥇

  • @naimaah78
    @naimaah78 Рік тому

    shaqsi muhiima ayad noo tahy zuhour ilahy hano kaa daayo

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      My love, mahadsantahay.💛🫶🏾 much love

  • @wardaismail2064
    @wardaismail2064 Рік тому

    Qodobka 4 aad ayaa aad ii qanciyey
    horumar wanaagsan walal

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Mahadsantahy huuno💛🫶🏾

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 Рік тому

    Sis videoskaga s.badi aaad ku sugayyay hormar wcan queen zuhour❤✌

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      Adina horomar kusoo rajaynayaa huuno.💛🫶🏾 Much love

  • @cayniitaismail176
    @cayniitaismail176 Рік тому

    One quetion can aske you
    What is type of your blood wxa ka arkaa qof ila mid ah dhinca laga eego dabeecadah

  • @aqoonhanochanal1245
    @aqoonhanochanal1245 Рік тому +1

    You are real, and real

  • @carafaadsiciid6075
    @carafaadsiciid6075 2 місяці тому

    Zuhours ❤

  • @firdowsakhalif943
    @firdowsakhalif943 Рік тому

    Abayo, are you on tiktok?

  • @Deeqow654
    @Deeqow654 Рік тому

    Keep Going BOQORADA caawinta

  • @sapirinatariishomagaal1265
    @sapirinatariishomagaal1265 Рік тому +1

    M.a sister

  • @kadijahersi1567
    @kadijahersi1567 Рік тому

    6 qodobkaas aaad buu ii saameeye run ahantiii hadii aan iraahdo wa ka shekenayaa faalooyin dhan baan ka qori lahaay tusale ahan anigu ardey baan ahey waliba makerere dhigta sidee ii cawiyeen dadkas ajnabiga ah malin iyo hbn dadka aan calaqada la leeyhy waa iyaga waqtigeyga oo idil dadkan ag fadhiyo waan u huri karaa wanaagoda iyo garab istagoda hadi ey jirto abaal insaan loo gali aan ka ahen inad adunyo sidiisa dadkaas waan u abaal gudi lahay illahey baan u weydiyaa qaarkood oo non Muslim inuu muslim ka dhigo lacala ducadeyda inee abaal u noqoto😢😭💔♥️

  • @Qeysfx
    @Qeysfx Рік тому

    ❤❤❤

  • @shuaip_mohed
    @shuaip_mohed Рік тому

    Mxd usharaxi weydy qodabki 6 aad
    Imika isharax man fahmine😂💛

  • @abdulrahmanabdullahi3886
    @abdulrahmanabdullahi3886 Рік тому

    Waad naga soo daahday please noo soo dadaal thank you Madam

  • @hindayuusuf827
    @hindayuusuf827 Рік тому

    M, wllo

  • @sharmaarkem
    @sharmaarkem Рік тому

    Mahadsanidd

  • @AhmedNur-jr9zz
    @AhmedNur-jr9zz Рік тому

    mahadsanid wll sidaad noola wadaagtay khibradaada. i.a waxaan rajaynayaa inaan marakle daawado muuqaal
    kan oo aan kahelay

  • @Qorrax
    @Qorrax Рік тому

    Thnk you.

  • @Muxaadiro_Media
    @Muxaadiro_Media Рік тому

    Done is better than perfect

  • @dalmarilyaas9879
    @dalmarilyaas9879 Рік тому +1

    Zahraay a day On may life maad sameesid 😊

  • @raqiyacabdi9683
    @raqiyacabdi9683 Рік тому

    Mashalaah sister keep going

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST Рік тому

    Amazing thougths. Thanks sister

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому +1

      My pleasure 💛🫶🏾

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST Рік тому

      @@zuhours go forward. inaad khibradaha iyo talooyinka la wadaagto da' yarta kula midka ah waxa ay keenaysaa wax tar weyn. Inantayda yar ayaan daawadsiiyey clip ka mid ah cilipyada aad halkan nagula wadaagtay waxaanay u noqonaysaa inspiration, dhinaca waxbarashada iyo luuqadda ah. Thanks sister

  • @dahabo4381
    @dahabo4381 Рік тому

    Walaal waaxa thy masha allh

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Mahadsantahy 💛🫶🏾

  • @santa_0045
    @santa_0045 Рік тому

    Gulayso Walal ❤.

    • @zuhours
      @zuhours  Рік тому

      Adina sidoo kale huuno.💛🫶🏾

  • @saabirbarre4179
    @saabirbarre4179 Рік тому

    walal waad mahadsantahay

  • @Ibrahim1somali4u
    @Ibrahim1somali4u Рік тому

    Aad ayaan kuugu xiisay

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 Рік тому

    Xbbti waxa ugu daran ee ku dhawaca waaba kuwa aaad ugu wangsan tahy ee uu fiican tahy marka wax walpa wa laga fisha KAliya same ilahy dartis khalas

  • @abdiwakil96
    @abdiwakil96 Рік тому

    2023 Rabbi ha'inooga dhigo mid wanaagsan.

  • @mudan5301
    @mudan5301 Рік тому

    Hi love how many siblings u have ❤

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 Рік тому

    Can you tell me the tools that you're use on UA-cam productions vedeos, please help me if you can, thanks, you are good content creator 5⭐⭐⭐⭐⭐

  • @nocapsaid2898
    @nocapsaid2898 Рік тому

    shukran walal macan🥰