Alab cajiib ah gabdhaha Arooska jirka logu dhaqo Alab laga isticmalo salonada maqribiga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 153

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 3 роки тому +13

    gabdha quruxinta kaliya an kafaiday thanks abayo dukaan hadaa kado waaxaaka waa amin wayo xasid matihid

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      Shukran xbbti jazakallah kheer ♥️♥️

    • @bombboy3598
      @bombboy3598 3 роки тому +1

      please washey shubur af carabi maxa dhaha ani xita sacudiga an joga iso jawab

    • @amalabdirahman9639
      @amalabdirahman9639 3 роки тому +1

      @@bombboy3598 waxaa la dhahaa حمص

    • @bombboy3598
      @bombboy3598 3 роки тому

      @@amalabdirahman9639 shukrn bes حمص هدا زي عدس صح

    • @shakiraAli143
      @shakiraAli143 3 роки тому

      @@Faizasworldbeauty qof rabo mad udiyarin karta

  • @nimcoabdirashiid3679
    @nimcoabdirashiid3679 2 роки тому +5

    Anoo Arooskeyga isku diyaarinaya oo yaaban waxan isku dhaqo ayuu Video iga soo hor baxay Waan ku duceeyay siniyada Mahadsanid xppti❤🙏🙏🙏

  • @halimoahmed5077
    @halimoahmed5077 3 роки тому +3

    Maashaa Allh abyo Mahadsanid in badan waa noo faaideesaa ajar iyo xasanad aan lasoo kobi karin Alle hakusiiyo 😍😍

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 2 місяці тому

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo shukran ❤❤❤❤

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman4332 3 роки тому +1

    Anaa arooskeyga so dhaw yahee anaa marsanaayo Thank u 100%

  • @saafially2547
    @saafially2547 3 роки тому +2

    Masha allah abayo shukran runtii aad ayn kaga faidey qaldatkaga abayo waxa no so sameysa sida دخان سوداني lo sameyo mahadsanid

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 3 роки тому +2

    Wow mashaAllah xbbti ad uga helay ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ikraammohamed1426
    @ikraammohamed1426 3 роки тому +3

    Hbo mcn shukran hda dhowaa istuuraya insha allh wax badanaa kafaiday mizanka allh haku saro jazaka llah

  • @ayaanabdi9476
    @ayaanabdi9476 3 роки тому

    Mansha Allah jazaakalaa khayr wall noo soo badi alabta arosadaha insha Allah

  • @hoododaahirm6383
    @hoododaahirm6383 3 роки тому +2

    Masha allah wllshy shukran

  • @user-us1lh7vf5x
    @user-us1lh7vf5x 3 роки тому +1

    Mnsha allah wll faisa gacmahaga qurux wll arosad ayan ahay gacmahayga madaw iyo cataba way yihin fadlan I cawi wllshay

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 роки тому

      Habeenkii glovs ku seexo. Mari cream age loo isticmalo

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 3 роки тому

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo

  • @jamilaabdulkadir9255
    @jamilaabdulkadir9255 3 роки тому

    Maasha'Alaah sister jazaaka'Alaahu kheyran

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 3 роки тому

    Abaayo thanks sida fiican wax noogu keento nooguna sharaxdo🌹

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 3 роки тому +1

    MashaAllah abayo inaba cadi ma aha thank you for sharing 😍🥰😘

  • @geedjaceyl9410
    @geedjaceyl9410 Рік тому

    gacmahaaga illah hakuu barakeeyo thank you

  • @saqiqa
    @saqiqa 3 роки тому +1

    Abayo waxyaabaha maba heleyno sida powder blue iyo kale powder red ah maxa ku badalan Kara hada intas heysanin

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 роки тому +1

    Masha Allah tabarak Allah 🥰

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 3 роки тому

    MashaAllah tabarakallah wllo mahadsanid

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Рік тому

    Shukran Abayo qali

  • @barwaqomuse7767
    @barwaqomuse7767 3 роки тому +2

    Mnsh Allah wll qali🙏❤👸👍

  • @user-gn5ee2qk3e
    @user-gn5ee2qk3e 3 роки тому

    ماشاء الله جزاك الله خيرا 👍

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 3 роки тому

    Walal shukran qaali instegramka igasoo jawaab suashaan ku dhigay

  • @foziaabdukadirisse3211
    @foziaabdukadirisse3211 2 роки тому

    Shukran qaali🥰

  • @hibomohamed1
    @hibomohamed1 3 роки тому

    Maasha allah jasakalaahu khayr

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 3 роки тому

    Masha allaah jazakillaahu khayr walasheey qaali waa alaab aan inaba caadi aheen lkn alaabta maqribi ga ah ma aqaan meel aan ka helaayo

  • @kawsarjama5487
    @kawsarjama5487 3 роки тому

    Mahadsanid wlll

  • @nimoabdullahi7164
    @nimoabdullahi7164 3 роки тому

    Mashallah abyo 🤩 thanks 👍

  • @umakheyrbeauty5444
    @umakheyrbeauty5444 3 роки тому

    Shukran abayo

  • @haweenbillabilla8724
    @haweenbillabilla8724 3 роки тому

    Mashallah xabbti alle gacnta ahku barkeyo

  • @munasalebaan293
    @munasalebaan293 9 місяців тому

    Anigu lacag ma haysto aan waxanoo dhan ku iibsado😭😭😭

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 3 роки тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يبارك

  • @suhaybjamacibraahim5093
    @suhaybjamacibraahim5093 3 роки тому

    الله یبارک اختی فا ٸز

  • @najmageenyo1133
    @najmageenyo1133 2 роки тому

    Gbdha kliyo an ka faaiday waxyaabo badan gabdjo badana channalkaga wa kuso xiray 🥰🥰

  • @warsansalah3147
    @warsansalah3147 2 роки тому

    Asc mashallaah abayo wadankee joogtaa

  • @suyuhao7592
    @suyuhao7592 2 роки тому

    Shukran faysa

  • @shambro9399
    @shambro9399 3 роки тому

    Manshallah aby halkea kaheli karanh

  • @hibonuraqueenqueen3677
    @hibonuraqueenqueen3677 3 роки тому

    Mashallah shukran

  • @successadam8701
    @successadam8701 3 роки тому

    Abayo wax si dhaqsi ah ushaqeya ee madowga kilkilaha iyo cajirada logu hagaajiyo inoo soo sheeg. Jazakallah Khair

    • @faizam523
      @faizam523 3 роки тому

      Sucess Adam. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 daaca baad iiga qoslisey.

  • @ashoismacil4834
    @ashoismacil4834 Рік тому

    السلام عليكم حبيبتي نيلة مغربية siden ku helaa jigjiga ayàan joogaa

  • @fadumamoxamudjimcale2853
    @fadumamoxamudjimcale2853 3 роки тому +1

    Shukaran xabiti😍

  • @sumaynur2321
    @sumaynur2321 3 роки тому +1

    Wllo salidaha hada ku badashto badhida makaga marmi kara iso jawab inshllh

  • @kaltuunabiib3335
    @kaltuunabiib3335 2 роки тому

    Mansha allah keep going wll

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv

    Masha allah

  • @marwaabdi9927
    @marwaabdi9927 2 роки тому

    Thank you

  • @zaynabm1475
    @zaynabm1475 3 роки тому

    Masha Allaah

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 роки тому

    Hadalkaad badisaa soo koob

  • @rahmomohamedrahmoruhi9609
    @rahmomohamedrahmoruhi9609 Рік тому

    Asc sethy faiza walaley waa markii igu horaysay oon videogada tijaabiyo kumana guulaysanin aniga iyo walashey ayan 7'habeen baan ku qabaysanaynay midibkeeni hore bay naga doorisay iskada cadaan aan helne

  • @fahmaali4106
    @fahmaali4106 2 роки тому

    Abayo kenya joga aroosdna wan ahy aa xagen kahilaa wan ubahnahy albtan

  • @raxmoaxmad4463
    @raxmoaxmad4463 3 роки тому

    Masha Allah walalayal nosarasabstgarab 🤗 bilis

  • @RJ22536
    @RJ22536 2 роки тому

    Niil maqrabi muqdisho malaga hela zxp halkena laga helaaa?.

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 роки тому

    Masha allh abayo qali plz asxabta ku xiran abayo plz II soo boqo yuotoobkeega plz asxabta

  • @umu-maqsuudhussein1057
    @umu-maqsuudhussein1057 3 роки тому

    ManshaAllah Bahasha buluuga eh oo powder ka maxaan kaga marmi karaa ama aan ku badalan karaa Kenya 🇰🇪 mataalee

    • @dajiya5984
      @dajiya5984 2 роки тому

      Tukamada yementa karadi kuwa carabta walag helaa

  • @nilrab9358
    @nilrab9358 3 роки тому

    Xabiibti shubarada welka ku jirta sawirkisa noso gali si aan uso ibsado

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 3 роки тому

    Masha allah keep going sister ❤️💐❤️🙏

  • @sacdiyomoha6616
    @sacdiyomoha6616 2 роки тому

    Habaryare what is upkaga aan u bahanahey plc ma heli karah

  • @rahmomohamedrahmoruhi9609
    @rahmomohamedrahmoruhi9609 Рік тому

    Midakale cilaanka iyo qamiirka baa nasii dilay wajiga mugdi baa naga galay

  • @user-ss7ls5mc7p
    @user-ss7ls5mc7p 3 роки тому

    Mnsh alh wlo qli xabad umahd santhy

  • @user-rb8rz2jq6p
    @user-rb8rz2jq6p Рік тому

    Shukrn

  • @awoali8798
    @awoali8798 3 роки тому

    Mcha allh mami

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 3 роки тому

    abayo bacyada dhirta inaa halmar natusto insha aallaa

  • @cooking-wk3lc
    @cooking-wk3lc 3 роки тому +1

    Wll ado raaliya iso jwb xinaha markad marsato jidhka muuna gacmaha kaa casaynayn

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому +1

      Maya wll marka san alabada kale logu qaso ma caseynayo

  • @fathiaqueeninahassan3011
    @fathiaqueeninahassan3011 Рік тому

    Abayo maxaaan kuu badalii kara Oubaha qalaalaan

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 роки тому

    Mashaa Allaah jazaakalaa kheer

  • @filsanmg6774
    @filsanmg6774 3 роки тому

    Asc mnsh Allaah ukhtii xagaan ka heleynaa نيله مغربيه uk meel noogu sheeg

  • @ayaanxaaji3600
    @ayaanxaaji3600 3 роки тому

    Msha alh

  • @hafsacabdi5130
    @hafsacabdi5130 3 роки тому +1

    ruux iga caajis badn ma jirto

  • @user-ey2tf9df3o
    @user-ey2tf9df3o Рік тому

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 роки тому

    Masha Allah Waa Allab Aan Inaba Caadi Ahayn! Abayo Allaabtaan Adiga Miyaa Gada ???? I am Sure In Aad Tahay Reer Nairobi Kenya!! Ama Wadamada Carabta Middle East!! Hadii Aan Khaldanayn !! Tan Kale Alaabtaan Outside Wadamada Kale Aan Ahayn Wadanka Aad Ku Nooshahay Ma U Dirtaa?? Hadii Lagaa Dalbado? North America !! Canada 🇨🇦 Mahadsanid Walaashiis 🥰🥰

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому +1

      Xbbti waxa daganahay saudi arabia alabtan ma gado gabdhaha a uga faideya wadankan an jogo a laga isticmala

    • @teammotivation1952
      @teammotivation1952 2 роки тому +1

      Hana sheikhdon alabtan inta kale xalalka somalida ka helaysa lkn moroccan blue nila iyo morrocan soaps kale duwan waxa ka heleysa moroccan stores ka aniga Canada joga wana kaso helay. I hope ina ka hesho adina wayo ah albtan wa cajiib gabdhan Mashallaaaaah waye

    • @teammotivation1952
      @teammotivation1952 2 роки тому

      @@Faizasworldbeauty adban uga faiidey videos kaga jazakallaaah abyo

    • @hanasheikhdon2808
      @hanasheikhdon2808 2 роки тому

      @@teammotivation1952 Waad Mahadsan Tahay Walaashiis Toronto Ontario Ayan Deganahay Tukaamada Moroccan Ka Ma Helayaa Walaashiis!!!

    • @teammotivation1952
      @teammotivation1952 2 роки тому +1

      @@hanasheikhdon2808 abayo aniga Winnipeg Manitoba joga wa laga hela 3store ba ku yala oo Moroccans ah saa ogtahyna Winnipeg Toronto ka weyn marka radi san filayo wka helaysa inshallaaaah.

  • @farxiyoluulofficiall697
    @farxiyoluulofficiall697 Рік тому

    Abayo girisiliim dareero ah maa jira

  • @alisomali8819
    @alisomali8819 3 роки тому

    حبيبتي انا بهجه من الصومال سوالي هو فينا نستغني من النيله المغربيه

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      ايوا حبيبتي تقدري تستغني عنه 💗

  • @naymarjr6289
    @naymarjr6289 3 роки тому

    M.a

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 роки тому

    Inte joogtaa abayo

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv

    Wajiganeh mala marin karaa

  • @suleekhamaxamed2844
    @suleekhamaxamed2844 2 роки тому

    Cilanku waxy wll

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 роки тому

    Cilaanku jirka wuu madoobeeyaa

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv

    Wujiga Mala mala marsan karaa

  • @muminoisaqibrahim4176
    @muminoisaqibrahim4176 3 роки тому

    Abaayo ani xaamilo aan ahy aadna waan u madoowaadey ma isticmaali karaa

    • @MMM-mw1op
      @MMM-mw1op 3 роки тому

      Ani xata abyo xamila ahay lkn marka umusha a fcn ado xamila wax kasta isticmasho maku so sarayan

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому

      Ha abyo wa isticmali karta

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 роки тому

    Mhdsanid abayo qaalii

    • @yuusufcadde1146
      @yuusufcadde1146 3 роки тому

      Abaayo muqdisho ayanjooga niila maqrabi dabcan lagama helayo

  • @nasraibraahim2531
    @nasraibraahim2531 3 роки тому +1

    HBO wajiga kululaada maxaa u fiican pls😭

  • @xafsacabdilahi7838
    @xafsacabdilahi7838 3 роки тому

    Kafeega wajiga ma marikaraa

  • @sacdiyoladan414
    @sacdiyoladan414 2 роки тому

    Abayo tinta raba

  • @bushrobashiircali6287
    @bushrobashiircali6287 3 роки тому

    Shukran abayo dulduleelka wajiga maxaa u fican

  • @faizamohamud3380
    @faizamohamud3380 3 роки тому

    Mahadsanin

  • @hayatyusuf5765
    @hayatyusuf5765 3 роки тому

    Shukran Habo qali qeyb aad u weyn Ayad Nogu jirta Runti wax bdni wan ka faaide🥰😍😍Naagaha fake soo giliya ma tihid😂😂
    Habo lkn ani Huruda Xasaasiya ku qaba uma dhawan kari😪😥😓Jirka dhawac yo an bil la xanusana ayey iigeystay Ayada waa ka marmi kara soo ma ahan jwb Habo🥰

  • @faizam523
    @faizam523 3 роки тому

    Oo habeenka carooska kaliya ma ahane hadaan asbuuc kasta iskugu dhalaaliya xaajiga maxaa dhacaya??? Bello maahano baayo???

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому +1

      haa dabcan aroosada iyo gabdhaho dhan wa isku wada qurxin karan

    • @faizam523
      @faizam523 3 роки тому

      @@Faizasworldbeauty Thank you for answering me!🙏

  • @haboonfaarah9047
    @haboonfaarah9047 3 роки тому

    wllo nila maqribaga somaliland mala helaa tolow

  • @kuraxaysonoloshada574
    @kuraxaysonoloshada574 3 роки тому

    Wllo qofku marku dawada dayo wax madmadowda loga saro isheeg iyo came dabici ha oon marsado

  • @munaahmed3453
    @munaahmed3453 3 роки тому

    Asc abaayo se ku heli kara niilla maqrabi

  • @bombboy3598
    @bombboy3598 3 роки тому

    شبوره هو ترمس ولا

  • @aniisomohamed7234
    @aniisomohamed7234 3 роки тому +1

    Abyo midka buluga mxa waye

  • @alifaduma3484
    @alifaduma3484 3 роки тому

    Lebita aaaa halima waye

  • @hamdiabdishire8784
    @hamdiabdishire8784 3 роки тому

    Ubaxa magaciisa English ahaan mxaa weeye

  • @hamdiabdishire8784
    @hamdiabdishire8784 3 роки тому

    ilmaha ma loo marin karaa

  • @xabibtyismooyarealhusni1217
    @xabibtyismooyarealhusni1217 3 роки тому

    Halke jogta abyo

  • @luulomar1467
    @luulomar1467 2 роки тому

    Qof raba ma udiyarinkarta

  • @hodomahamed3320
    @hodomahamed3320 3 роки тому

    Mask marqibi maxn ku badalan kara

  • @leylodahir8546
    @leylodahir8546 3 роки тому

    Cilaanka jirka dabcay markii loo isticmaalaayo see loo qasaa

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  3 роки тому +2

      Sidan le u qasane keligis ma isticmaleysid waxa rabtid a ku darsan karta sida qasilka bariska cano booro shumburo

  • @rihanaabdulahiofficial
    @rihanaabdulahiofficial 3 роки тому

    Wajiga mala marsan kara xabibti

  • @idilmuse870
    @idilmuse870 3 роки тому

    Wajiga ma marinkaraa macanto