Waa qayaanadii af weyne uu ku laayay majeerteenkii ka soo horjeeday saraskiishood uu ku laayay dagaalkii ogaadeeyna 1977 kii ee itobiya xasan sheekh wuxuu ku laayay saraskiishii harti waa isku nadaam keligii taliye xasan oo uu doonayo in uu ku gumeeysto daarood xasan sheekh nafta hala dhaafiyo wadanka wuu burburiyay.
Cajiib! Caqliga Xumadii Xasan Sheekh !!!
Darwiish welkom Tv
Jubaland guuul❤❤❤
Waxi darood aah ismayo hajogan oo hadifacan kismayo maxaweyne xamed maxamed islan xamed nuur waxan ka cosanaya inanu ciidanka daaroodo xamar usodirin jubanan ha jogan waa dhulodi
Wow ilalada madexweynaha hayay jubaland waa lagusoduley
waxaan wax lala yaabo ah tolkey Daarood guul iyo somali nimaanu rabnaa beey dhahayaan , Xamar oo Ragooda lagu xasuuqayana waa ku celinayaan😢😢😢
Masagawaa
Saaxdheer hadduu wato waa Baharasame
Xasan eed malaha lakiin xamse marxuun ayuu ka arkay
Ciidamadaa ehelkoodii ha la xidhoodho, deegaanadoodii ha yimaadeen.
Ciidamadaas dhamaan waa daarood ee maxaa muqdisho loogu soo celiyey meey dhuljooda aadaan
War deegaankiina aada wax ciidan Qaran la dhaho xassan mooryaan doonimaayo
Qabyaalad alafaha gaalay ciyaalyahoow cacda dhaaf😊😊
Maahayn inlaceliyo
Raga Ciidanka ah ee Maamulada Daarood loo adeegsayo hala dilo Xamar markay tagaana Hawiye ha dilo ……..
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jalas waxaa kasoo baxay ogaadeen mareexaankii 4 bay kasoo reebeenmiyaa
waxaa ladhahaa maxaas
Coosweyne waye sxp
Haduu hawiya ku soo darane waxaad dhaheeysaan dagaalku waa hawiye iyo daarood😂
Waa dhiigla aata daarood way gurguurte waanagudayay laakiin jab buukalakulmy😂😂😂
Ciidamadaasi waa in ay deegaanadoodii toos u aadaan,
Deegaanadoodii difaacdaan.
Wiilasha xassan dhiiqo meel uunbuu ku miidaamin innla dilo ayuu donayeydeegaankoodii iyo ehelkooda lagu warejiiyo ayey ahayd
Dee hawiye muxuu kasoo doonayaa ileen nin darooda ayaa lagu duulayaye
Hubka magaca somaliya caalamku ugu deeqay qaybtii JL ayuu xassan si mooryaan oon mas uulayadi ku jirin ugu wareejiyey qaybtii JL xaqa i lahayd
Maxaa xasan u eedeynesa mada aragtid xamse marxuun
Waa kuwii xasan ilaalinayey waa horgal iyo abgaal xabsi dheer hala dhigo
War dadkan qorigodii ma axmedbaa ku tegey hhhh anigu waa arkaayey in sidaa ku dhacayso
Maxay muteysanayan markey moqdaam??? Maxaase loogu celiyey hadii shabaab afka ugelim
Darod wa isma ogayal
Waa qayaanadii af weyne uu ku laayay majeerteenkii ka soo horjeeday saraskiishood uu ku laayay dagaalkii ogaadeeyna 1977 kii ee itobiya xasan sheekh wuxuu ku laayay saraskiishii harti waa isku nadaam keligii taliye xasan oo uu doonayo in uu ku gumeeysto daarood xasan sheekh nafta hala dhaafiyo wadanka wuu burburiyay.
Futadii hooyadaa oo qarmuunayd intaa u sheeg,najis yahow nijaastu dhashay 😮.
ala daarood waa uun iska coolo😢😢😢😢 oo wiilasha Daarood maxaa Xamar laagu celiyey????, 😢😢😢 walle waa u dhamaatey 😢😢 xasan dayuus haduu intuu meel uu qorsheeyey u diro ayuu shirqool ku dhamayn doonaa‼️⚠️
Dowlad ma jirto dhalinyartaas qabyaalsd buu xassan u mishimin meel kale geen di loo laayo alle ha ka bad baadiyo mooryaants
E
Axmed madoobe ciidanka daarod muxu kismayo ugu celin waayay muu xabsi dhigo muu canaanto muxu xasan dhiiqo gacantisa ugu celiyay ciil badana
Xasan dooraale waka
Ahmed madoobe daarood ineey yihiin ayuu ku siidaayey hadii kale wuu gowrici lahaa
Iyagu haday daarood yihiin maxay dadkooda isugu dhiibi waayeen
Labada dhinacba ayaga lagu laynaya waryaya sobaxa oo dalkina difacda maxa xamar idinka yala sobaxa