Sharaxaadaada ma ahan wax macno la,aan ah ee waa daraasad nuxurkii ay laheyd aad aad U sharaxday ..m.a runtii SI sax ah ayaad u sharaxday thank you and go head more time thank u..
Mahadsanid ser ❤❤ ardayda qarnigan nooli nasiib ayey leedahay waayo ardaydii hore ee la midka ahaa fursadahan oo kale ma heli jirin alle ha naga dhigo kuwo ka faaiidaysta aamin adigana eebe cilmiga , cimriga iyo caafimaadkaba hakuu siyaadiyo 🙏
taasi ayaana been ahayn balse fursadi cid hadii ay weydo cid kale baa hesho. mamule adigana cilmiga aad naga faa'iiday ALLAH hakuu barakeeyo. in aan cilmi badan meesha lagu hayn.
Masha Allah wll Aad baaan wx bdn kaga fahamy shukran 🙏 Allah hakaa awaal mariyo Dadaalkgaa noo sameyneyso I.a chapter four io five na kaa sugeynaa I.a🙏💯
Macalin jaamacada waqtiga ayaa ku yar. Hadii loo kordhin lahaa xaqiiq wax badan baad ka fahmi lahayd, laga yaabee maadaama uu cashiirkaani duuban uahay in aad ku ceshceshatay ama wixii aad fahmi weyso aad vedio soo ceshanayso. Guulayso ustud. Adigana celmi naafic ah ALLE haku siiyo. MAHADSANID
@@Hagahaardayga ustaad maya wakhti ku filan waanu dhigana ch 3 qaybtiisa koowad oo kaliya ayaanu 3h dhiganaynay ee dadka kala duwan qaarna si dhaw ood fahmi karto bay wax u sharaxaan qaarna si kagan . Aamin thank you ustaad🙏
Ustaad aad baad u mahdsantahy waxbadan ayaad noo faaideysay alle cilmiga hakuu barakeyo cafimadkana haku siyadiyo waxan ahay ardey kujira last semester aad ayuuna ii anfacay waxbadana waan ka faaidey kaana fahmay chapter ka sadexaad ee darasada aan wado mahdasanid
Ustaad Anigoo Meel aanan Aadin Waqti Fasal lagu Fariisatana iga Bixin Ayaa xaqiiqdi iga Haqabtirtay Baahidayda Ku Aadan Research Miizaanka Aaqiro Allaah kuu saaro nawad iyo Caafimad i.a
Aad bad u mahadsanaty wllo allah hakaa abaal mariyo cilmigana aad ugu deeqayso wllahaaga kale ee duruufuhu usaamixi waayeen waxbarashan oo kale I hope u bright future wllo Personally i got vast knowledge about research from your posts and i hope so others Plz share u dhaha wiilkan waxbadan ayuu inagu deeqa oo cilmogiisa ah idinkuna intaa ugu deeqa share ta iyo sub ta Good luck pro👏
CHAPTER 3: METHODOLOGY simple future tense must be used. - this chapter is divided into 7 to 10 parts. - 1. Research design (hal paragraph kaliya) Waxaanu cilmi baaruhu ku xusaa;- - Design-ka nooca ama qaabka daraasada loo maray diyaarinteeda. - Literal definition of design: in aad soo qaadato cid horay usharaxday design ka aad qaadatay. - Justification: in aad cadayso sababta aad uqaadatay isla design-kan. = ( exploratory research/ desceiptive research(asnwers what and how)
hadii ay jirto baahi nuuc walba ah oo ku aadan dhenka maadada.
Nagala soo xirir
whatsapp number +252615263600
tiktok @abuukarkurbi
telegram +252615263600
Xageen ka helayaaa buuga hagaha ardeyga
@@hamdamohamedfaarah9363 wll nu.berkaasi kore whats app kala xirrir. Raali noqo waan kaa soo yara daahnay.
Tnx u wll alle haka abal mariyo❤
Ustaaad inteee cope ka leee dahay chapter kaan wan fah mi waye
❤
Sharaxaadaada ma ahan wax macno la,aan ah ee waa daraasad nuxurkii ay laheyd aad aad U sharaxday ..m.a runtii SI sax ah ayaad u sharaxday thank you and go head more time thank u..
Mahadsanid mr #Ahmed Ahmed.
After 2 years i watching what a fantastic lecture thanks for teaching
Aad iyo aad ayaan kaaga mahadcelinayaa cilmiga aad noogu deeqday thanks
Sannad ka Dib ayaan daawanayaa aadbad u mahadsantahay ustaad
Mahadsanid ser ❤❤ ardayda qarnigan nooli nasiib ayey leedahay waayo ardaydii hore ee la midka ahaa fursadahan oo kale ma heli jirin alle ha naga dhigo kuwo ka faaiidaysta aamin adigana eebe cilmiga , cimriga iyo caafimaadkaba hakuu siyaadiyo 🙏
taasi ayaana been ahayn balse fursadi cid hadii ay weydo cid kale baa hesho. mamule adigana cilmiga aad naga faa'iiday ALLAH hakuu barakeeyo. in aan cilmi badan meesha lagu hayn.
Ustadi madha,alh mhdsnid alpha shukran
Mnsha Allah thnks teacher abaalkaga ma gudi karno wlhi
I was extremely confused about how to write the methodology
until I watched your lecture, Thank you very much.
An amazing feedbaback. Thank u
Maansha allah ustaade allaha ku barakeeyo
بارك الله وجزاك الله خيرا ألف ألف مرة يا أستاذ
Adigana ALLAHA hakuugu anfaco cilmiga wll
I watching after years
Thanks alot teacher
Masha Allah wll Aad baaan wx bdn kaga fahamy shukran 🙏 Allah hakaa awaal mariyo Dadaalkgaa noo sameyneyso I.a chapter four io five na kaa sugeynaa I.a🙏💯
Thanks ustad ajar badan allh kaasiiyo
Ameen, ustud
Mahadsanid wllo ilaahay haka abaaliyo wllhi wax anaanan maclinka jaamacada ka fahamin baad si fudud noogu sharaxday
Macalin jaamacada waqtiga ayaa ku yar. Hadii loo kordhin lahaa xaqiiq wax badan baad ka fahmi lahayd, laga yaabee maadaama uu cashiirkaani duuban uahay in aad ku ceshceshatay ama wixii aad fahmi weyso aad vedio soo ceshanayso.
Guulayso ustud.
Adigana celmi naafic ah ALLE haku siiyo.
MAHADSANID
@@Hagahaardayga ustaad maya wakhti ku filan waanu dhigana ch 3 qaybtiisa koowad oo kaliya ayaanu 3h dhiganaynay ee dadka kala duwan qaarna si dhaw ood fahmi karto bay wax u sharaxaan qaarna si kagan . Aamin thank you ustaad🙏
Ustaad waa noo faaidaysay mahadsanid
After 1 year Thanks mclin wxbdn ba ka faaiiday
Ustaad aad baad u mahdsantahy waxbadan ayaad noo faaideysay alle cilmiga hakuu barakeyo cafimadkana haku siyadiyo waxan ahay ardey kujira last semester aad ayuuna ii anfacay waxbadana waan ka faaidey kaana fahmay chapter ka sadexaad ee darasada aan wado mahdasanid
Thnks ustaad waxbadan baad iga caawisay
Thank you ustaad wax badan kaa faaidney mshalh❤🎉😊
2 sano kadib ayaan dawanaya 7/11/2024 wixii iga danbeeya kheyrba idin rajeynaya iyo guulo waa weyn
Masha allh ustaad thnkz
Mahadsanid sir. Wax badanbaanu kaa faa'iidnaye eebbe hakaa abaal mariyo.
Alxamdulillaah aad baad ii caawisay cilmiga allaha kuu siyaadiyo ust.
Aameen, dhamaanteenaba ALLAH ha inoo siyaadiyo
Wllhi aad baan ugu wareersanaa chapter kaan waxaanan daawaday xiligii aan kugu baahida badnaa, Abaalkaaga janno Allaha ka dhigo ustaad
Aameen ustud. adna ALLAH hakuugu anfaco
Great job sir
Asc ustd Abuukar cilmigaaga allaha barkeeyo anaga allaha nafahan siiyo
Wcs. Aamiin ustud
Masha allh tabaraka wax wangsan ayaa kfahmy
Ada umahadsantahy waxbadnaa iga caawisey allaha kugarabgalo wallalky
Thanks ustaad 2023
mahadsnaid mudane
After 2 years ban daawanaya waa mahadsanthy ustaad
Thnk u alot brother
Shukran ustaad
Thank techear for you
Aaad baad ufahmey oo hda alle mahadii ayaa book jmacada diyaarinayaa wali chapter 3 alle haku sharfo habkan ardey IT AH mku jirtaa mise BPA KALIYA
Guud ahaan. Kuliyad wlba gaar ayay ka tahay kuliyada kale. Balse si' guud sidaan baa loo fiyaariyaaa, wixii dheeri ah mooyaanee
Ustaad buuga haggard celmi baraha ka rabaa
Thanks dear brother/teacher
I cannot download this video
Mahadsanid ustaad ❤🙏
09/08/2024
Mahadsanid Ustd
Waxaan kaa fahmay wax aan xiisadaha ka fahmi waayay.
Cilmigaaga Alle hakúu barakeyo anaga Alle ha nagu anfaco 1:18:48
09/08/2024
Mahadsanid Ustd
Waxaan kaa fahmay wax aan xiisadaha ka fahmi waayay.
Cilmigaaga Alle hakúu barakeyo
Ameen, ALLAHA nagu wada anfaco, ustud
Ustadi waxan ka codsanya hal mar book o dhan inad sharxad koban ka sameyso without pratico sharxada book o koban bilow ila dhamad mahdsnid
Ustaad Anigoo Meel aanan Aadin Waqti Fasal lagu Fariisatana iga Bixin
Ayaa xaqiiqdi iga Haqabtirtay Baahidayda Ku Aadan Research
Miizaanka Aaqiro Allaah kuu saaro nawad iyo Caafimad i.a
Omg❤️♥️♥️❤️thank you
Uataad bugaan ka rabaa ustaad whasp isheeg
Raali ahaaw ustud waan kaala daahnay jwbta balse iminka ayuu ALLAH qadaray whatsapp 0615263600
Aad bad u mahadsanaty wllo allah hakaa abaal mariyo cilmigana aad ugu deeqayso wllahaaga kale ee duruufuhu usaamixi waayeen waxbarashan oo kale
I hope u bright future wllo
Personally i got vast knowledge about research from your posts and i hope so others
Plz share u dhaha wiilkan waxbadan ayuu inagu deeqa oo cilmogiisa ah idinkuna intaa ugu deeqa share ta iyo sub ta
Good luck pro👏
mahadsanid wll adiguna. xaqiiq ereyda aad inoo soo qortay ayaaba ka balaaran wax walba oo kale
Buugaa hagaha cilmi baadhaha walal halkeen ka helaa
Whatsapp 0615263600 kala xirir ustud
Buugan wa rawaa Inten ka helaa
Raali noqo ustud fariinta aan kaala soo daahnay, ustud 615263600 bal nomberkaa whatsapp kala xirir isga ayaa fahfahin kaa siinayo
Buuga la diyariyey side of lagu helikara melan idinkalla xidhiidho isheega
Thanks
No problem
Buugan intee ka helaa
0615263600 whatsapp kala xirir
Mahadsanid
Great content and subscribed! Would love to hear your feedback on our grad school podcast channel. Thank you very much.
Ustaad xage ka helaya buuga plz
Ustud kala xirir whatsapp no 615263600
Ustaad buuga Hagaha ardayga halkee ka heli karaa
Ustud 615263600 whatsapp kala xirir osaga baa fahfahin kaa siinayo
CHAPTER 3: METHODOLOGY
simple future tense must be used.
- this chapter is divided into 7 to 10 parts.
-
1. Research design (hal paragraph kaliya) Waxaanu cilmi baaruhu ku xusaa;-
- Design-ka nooca ama qaabka daraasada loo maray diyaarinteeda.
- Literal definition of design: in aad soo qaadato cid horay usharaxday design ka aad qaadatay.
- Justification: in aad cadayso sababta aad uqaadatay isla design-kan.
= ( exploratory research/ desceiptive research(asnwers what and how)
Buuga soomaliga xage ka helayna
0615263600 whatsapp kala xirir
Wll buga ubahnhy xgn kahelikra
0615263600 whats app kala xirir
Inclusion criteria iyo exclusion criteria iyo sidoo kale study area baa ka Dhiman chapter methodology mise waa optional
ustud daraasadu waxaa fure u ah GUIDE-LINE ka ay jaamacadaadu ku siiso, hadba wixii ay ku fartana samee. MAHADSANID
Thnks ustaad waxbadan baad iga caawisay
Thnk u a lot brother