WAY I GAADAY 3 MINUTE KUSOO QABSO DHARKA AAD RABTID LACAGTA ANAA BIXINAAYO hhhh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 727

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  3 роки тому +248

    SOO BOOQDA CHANNELKA AMAL THNKS
    ua-cam.com/channels/8MfULdibvwn11YiY-KJhmA.html

    • @Sultan-hc8ij
      @Sultan-hc8ij 3 роки тому +1

      Asad please share out iisamee walal 🙏

    • @MUNASARR23
      @MUNASARR23 3 роки тому

      Asad hagio wll mobile ma hadiyad isisit wllkey ilahey daartis

    • @MATTA_ALI33
      @MATTA_ALI33 3 роки тому +1

      Subscribe

    • @xamdixilkas2449
      @xamdixilkas2449 3 роки тому +1

      Asad pro wankutaagsenahay hadaan reer muqdisho nahay Somalia goormee imaaneysaa we support you asad pro🤩✊

    • @عبدالرحيمافت
      @عبدالرحيمافت 3 роки тому

      Kulanka xigo Arimahena soqabo sxp

  • @jafarally55
    @jafarally55 3 роки тому +162

    Ifrah was on time you delayed giving her the card.😂😂 funny,

    • @drhd1043
      @drhd1043 3 роки тому +3

      Haaa isaga ka lumiyay waqtiga

  • @aminamouhamoud5502
    @aminamouhamoud5502 3 роки тому +77

    Like dac kuu sii from jabuti 😁🇩🇯🙋‍♀️❣team Assad Hagiyo

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 3 роки тому +19

    IFRAX QALIF QAYLIDEDA AYN UXIISAY RUNTII 🤣 ifrax is a legend she knows how to use time👊

  • @ahmeddalab181
    @ahmeddalab181 3 роки тому +36

    Ifraax qof funny ah waaye 😀🥰
    Asad Hagio keep going wll

  • @jaabirhaajiilyas5306
    @jaabirhaajiilyas5306 3 роки тому +46

    Asad hajio legendary wa kuwata 600,000 wax kabadan Ayad naga mudan Tahay fans lambar 1 keep going prother 👍

  • @aminamouhamoud5502
    @aminamouhamoud5502 3 роки тому +72

    🤣🤣🤣🤣ifrah walahi wa gabad acgli good sister

  • @evaadenbkeyf774
    @evaadenbkeyf774 3 роки тому +80

    Asad qiyanada daa ifrah way gulaysate 😍

  • @unique45016
    @unique45016 3 роки тому +50

    I really like this challenge 😂 I should come to maleysia and participate the challenge 😂🤣

  • @hamdimohamed5268
    @hamdimohamed5268 3 роки тому +58

    Ifraah caadi mahan see uoraday 😆😂😂 good job

  • @Ibnu_Shariif_amp
    @Ibnu_Shariif_amp 3 роки тому +5

    Hadaa nabiga jeceshahay like saar

  • @edabsan_irikiba
    @edabsan_irikiba 3 роки тому +7

    🤣🤣🤣🤣🤣 fariid Walahy Maasha allaah. Ani hadii laydhaho wakhti baa igu socdee dhakhso waxbaba ma helo. Time la ii qabtana warkiisa daa yaahuuw🤣

  • @deekaahmedomar9415
    @deekaahmedomar9415 3 роки тому +4

    Asad bakhayl weye only inuu wax dubo rabba waxba ka bixin niyad kama ahaa intaa ila aragtaay like ku qabtaa

  • @wafamohamedwarsame513
    @wafamohamedwarsame513 3 роки тому +1

    Sxip cibaadeeso
    Gabdgahaan qaqaawan dhargishta dheh Pro plz🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @Aana_artz
    @Aana_artz 3 роки тому +33

    Coming with different ideas ✌️ keep going

    • @ziinkaabubakar9157
      @ziinkaabubakar9157 3 роки тому

      Inta aad kaarka soo bixi neesay waaye 2

    • @islampeace6606
      @islampeace6606 3 роки тому

      Sxb arabta iyo ajaanibta aa aad usameeyaan lkn somali ahaan asaa uhoreeyo

  • @ikhlasinaabdi6999
    @ikhlasinaabdi6999 3 роки тому

    Kkkk ASAD Ifrax way shaqaysatay brother 👏👏👏👏

  • @fathimoha433
    @fathimoha433 3 роки тому +10

    Waaw she was great that is called lucky person💗💗💗

  • @KingZaZa88
    @KingZaZa88 3 роки тому +26

    Ifrah is so funny 😂😂😂😂😂😂

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 3 роки тому +36

    Asad hagio the one and only one😍😍😍my fav human being😍😍😍

  • @db6225
    @db6225 3 роки тому +27

    I'm soo happy wlhi ina aniga ku guleystay caml 😂😂😂😂

  • @YazzerVlogs
    @YazzerVlogs 3 роки тому

    AsadHagio Camerada aad isticmaaleyso Waa Another Level
    please Noso Sheeg Magaceeda Version KeedA

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 3 роки тому +9

    Wow mash allaah ❤️👍 ifraax way guuleysatay horay usoco walal Asad caafimaad allaha kusiiyo

  • @manaanmoha2858
    @manaanmoha2858 3 роки тому +1

    Ifrah yaasha guuldarada wee neceb yihiin hamballyo Ifrah

  • @mohammedoffical9566
    @mohammedoffical9566 3 роки тому +7

    Ifrax is the best person ❤

  • @zahraaamuslim3641
    @zahraaamuslim3641 3 роки тому +1

    Caku naag cambuur lee radine😁

  • @lewandowski1210
    @lewandowski1210 3 роки тому +5

    Asad lacgta SaaS ha ugu dheelin ee sadaqeeso dadka BaHan kusada qeeso ajàrna Waka helee dadka bahan weyna kuu duceynaayaan wxa macquul ah in ducadaas Lagu aqbalo🥰

    • @rahmaschannel8246
      @rahmaschannel8246 3 роки тому

      Yup absolutely

    • @hibodahir7161
      @hibodahir7161 3 роки тому

      Adi baahi maa ku heyso dad lacagta xaarka is iga Tirooya ma ujeeda gabdhaha wey u baahan yahiin somalidiina shaqeysta qofkale waxiisa ha sugin 🙄

  • @cawociise540
    @cawociise540 3 роки тому +29

    Ifraax walhi fariid 😂😂😂🥰

  • @qadiijobile7999
    @qadiijobile7999 3 роки тому +25

    Kkkkkkk masha allh ifraxay wadgulesaty habalyo

  • @shukricqaadir5086
    @shukricqaadir5086 3 роки тому +1

    M.a ifrah see u,oraday my love xppyi🥰🥰🥰🥰

  • @inasalahliif1612
    @inasalahliif1612 3 роки тому

    Walee ifrax wee kaa reesay manta ifrah guul xabiibti

  • @halimomuqtaar3949
    @halimomuqtaar3949 3 роки тому +14

    Asad hagio 😂 masha allah Thanks malinteey ayaa wax ka badasheeyn ♥️😂 ♥️ soo Fanny

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 3 роки тому +8

    Waxan gadani jirin oo lacagteyda uquuri waye xata waqaadana kulaha😂🤣😂🤣ifrah xaasid

  • @cabdiweliaxmed6053
    @cabdiweliaxmed6053 3 роки тому +13

    Asad brnaamij 30scond zoo qabo qurux ku dhiigle iyo amin

  • @SaquudiAhmed
    @SaquudiAhmed 3 роки тому +14

    Ifraax naag nool wlhi m.a asad waa qof qlbi ficn🤣😄😄😂

  • @adoontiallen986
    @adoontiallen986 3 роки тому

    Naag nool kkk ikadheh 😂😂😂😂ifrah caadi mahan

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 3 роки тому

    Yes asad hajio wakujirta manta

  • @luizmartel7004
    @luizmartel7004 2 роки тому

    From Djibouti respect asad hagio

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 3 роки тому +1

    Ar asad baqeyl sanaa iney lcg kabaxdo marabyo dadkna wuu daalinaa😀😀😀😃😃😃😀😀😀😀😀😀😃😃😀😀

  • @hafsahassan3984
    @hafsahassan3984 3 роки тому +45

    Ifrah caqliga kugu jecyahay 😆❤🌹🥀💋

  • @nurtoadam1972
    @nurtoadam1972 3 роки тому +3

    Asad way kareysay ifraah wlhi wiilasha AYAA Malin hore sixun ugashay manta hdiida lacgta kabaxdy waanba kufaraxsanhay yaa ila mid ah 🙋‍♀️🙋‍♀️🙏😂

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 роки тому

    Malinti dhawyd baan is iri wiilashu may ordaan wa ayaga xarakoonayee hada ifrax orod bay adegsaty nasabad♥️♥️

  • @sacdiyocadow889
    @sacdiyocadow889 3 роки тому

    Asad Apwe telkaga magcisa IMA so shigi kartaa thanks

  • @najaxcqaadir1028
    @najaxcqaadir1028 3 роки тому

    Kkkkk wlhi ifraax waa naag fanny ah qaylo socota weeye

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 роки тому +11

    Wow i like this really funny and heart hitting 😂😂😂😂

  • @cabdidaahircali6731
    @cabdidaahircali6731 3 роки тому

    Far xadii oo qofa keep giong zhp qlli

  • @qurboboy9812
    @qurboboy9812 3 роки тому +3

    Asad hagil wll haben aan ku ducen majirto alle ku baryay inaan kua arko adigo lugaaga kusooconayaainaan ku arko😨😨😨
    Waxan kadhigty ookale wllkey ookale💯🌹asad ....

  • @maysocabdirashid5712
    @maysocabdirashid5712 3 роки тому +4

    😂😂😂😂 naa ifrahay inta kula qeyliyeyba maa dhama dharka qeyb iso dhib 😂😂😂😂😂

  • @ZamzamAadanali
    @ZamzamAadanali Рік тому

    Wllky waan ku salamey maleshiya see lagu yhy😊😊

  • @maxamedcabdi762
    @maxamedcabdi762 3 роки тому

    Ifraax waad ka reysay asad ifraax qeylo badan 😂😂😂😂😂😃😃😃😃😃

  • @ibromarwaan4540
    @ibromarwaan4540 3 роки тому +28

    Keep going from hargaisa somaliland😍😘

  • @naimo3372
    @naimo3372 3 роки тому +5

    Masha Allah Tabarakallah Ifrah ♥️♥️😅😅

  • @ubaxqalbi843
    @ubaxqalbi843 3 роки тому

    Kkkk masha Allah ifrah waa gabadh caqli badan asadow weey ka guleysatey qararka jooji inta raacdey waa inta anad kaadhka idhiibin

  • @amaalhajjiahmed9929
    @amaalhajjiahmed9929 3 роки тому

    Horusocod hadad maqasho wa Asad markasta wax cusub buu la yimaada mazha allh wlky horu usoco

  • @hurrioahmed1125
    @hurrioahmed1125 3 роки тому +1

    Wow aad ufarx sanhy inaan noqdo qof igu horeeyo dhan commentiga waanku tageraaa abwe please reply inteen kalaso xariiri karaa asad 👨‍❤️‍👨👩‍❤️‍👩🙏💋💘

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому

    Masha Allah tabrikllha keep going my brother asad ❤❤❤❤

  • @omarmire6117
    @omarmire6117 3 роки тому +3

    Asad waxagu wa sheko kle qfta wa ka heshay wax ka dhacay maleh waqtigi way ku guleysta marka inad hnblyeso qfki guleysta barnamijku ku qurux badanyihin sasi maha sharci qfta si fcn ugu guleysta halkas asado naga hagaji chalenge dhab ha ahado ada kensaday sadex daqiq qfki ku guleysta hnblye two ilbidhiqis intu dharka labayo ahyd se wa gulestay ifrah runti

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 роки тому +13

    9:58 "Ma anfaqeeso" ayay ka yeersiiyeen pro sorry Intaan ku dawanaynay oo dato ama wi-fi lacag ku shubeynay hadaaan lacagtena Urursan laheen taajiriin ban ahan lahen anagube😁😁

  • @ibrahimyusuf760
    @ibrahimyusuf760 3 роки тому +1

    Ifraax orad wakadhamaday al akhiir wey kuguleysatay masha allah lkn 3 daqiiqo waayartahay dadka wadnaha hagoynin ASAD HAGIO WLLO

  • @keeeypato933
    @keeeypato933 3 роки тому

    Asadoo ifarax wee kabaxsatay 2sec wx lasheego maha she is win

  • @fartuunciise3584
    @fartuunciise3584 3 роки тому +1

    Iga tag sidaan ifraax udaba socday lee wllhi ina ani adeeganayo camal waxa ugu tilmaamayay sa u qeeylinayy lee🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aliyafarah9644
    @aliyafarah9644 3 роки тому +7

    Qofta ugu horeyza naziipkeda sacidey wllhi m.a♥️♥️♥️

  • @mohacade3964
    @mohacade3964 3 роки тому +1

    Asad hdaad 600k gadhid maxa ii bln qaadi pro

  • @hodanahmed8897
    @hodanahmed8897 3 роки тому +3

    abti asadow halmar adoo Quran aqrinayo Soo duub pleas

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 3 роки тому +2

    Asad hagio soon insha'Allah 600k subscribers dhawaan bro waxaan jeclaan lahaay hadaad gaarto in aad iPhone 13 hadiyad iisiiso adoo mahadsan maadama asxaabta UA-cam ka kula bilaabay aan kamid ahay maalintaad bilaawday ilaa hada ayaan kula socdaa waan jeclaan lahaay in aad fariinteyda aragto 🙏

  • @ileysofficial9581
    @ileysofficial9581 3 роки тому +2

    First one like hailadhaafin wll

  • @ninajeux8273
    @ninajeux8273 3 роки тому +1

    Ifrah keeps going waan ku duco ynanye 😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤

  • @gabadhizaaqa6669
    @gabadhizaaqa6669 3 роки тому +9

    Hhh wllahi ifrax intay wax soo qadan laheyd socod Ku dhameysatey🤣🤣

  • @asmarmaalik9335
    @asmarmaalik9335 3 роки тому

    Ifrah gabar funny ah wye mashllah on time ayey ku bixisay. Asad qiyanada joji hh

  • @ifraxali2369
    @ifraxali2369 3 роки тому +4

    Wow ifrah mansh allah wllo👍👍👏👏❤❤asad wllo🥰🥰❤👍👍❤❤❤🤣🤴🤴🤴🤴🤴

  • @juweeriyajano9303
    @juweeriyajano9303 3 роки тому +8

    Mansha Allah gabdha aqli badan wlhi ifrah ku jecelahay wlshy

  • @saidburale8208
    @saidburale8208 3 роки тому

    Asad wlhi nin qosol miiran ah baad tahay waa said puntland oo jooga toronto

  • @salah9444
    @salah9444 3 роки тому +2

    ❤💪🤴👑farxad kudhigle. my brother Asad Hagio keep going

  • @petty6431
    @petty6431 3 роки тому

    Oh my I like really

  • @abdis70
    @abdis70 3 роки тому

    Walee Gabadhaasi wey u naxday Asad Hagio . Amal waa Xariif weyn...the way she was walking I could tell.

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 роки тому +3

    Asad waa ugu tala gashay inad ifrah dharka u gadid naga dhaaf yaqey 😍✌

  • @c.kariin9087
    @c.kariin9087 3 роки тому +1

    Ninka kaliya ee you tue ka aamin sanahay sxb waan ku aamin sanahay like ha iladhaafin blz 🙏

  • @munirasaid799
    @munirasaid799 3 роки тому

    Kan lacagtaaba kabadate ani lee maiisoo diroo😁😁🤷🏻‍♀️🤷🏻‍♀️

  • @abdiwelisayid9441
    @abdiwelisayid9441 3 роки тому +3

    Ifraaax 😅😅😅😅 mashallah aqliga Allah ku ziyaadiyo.

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 3 роки тому

    Ifrah waa guuleysatay

  • @azharabdirizak5891
    @azharabdirizak5891 3 роки тому

    Wllky Asad Wa uqalantaa 1m Uqalntaaa

  • @abdullahialiii7567
    @abdullahialiii7567 3 роки тому +1

    Asad ifrax igu salam wll athina wan ku salame

  • @fariixamoe9158
    @fariixamoe9158 3 роки тому

    Asad Ifraah iyadaa saxsan waanay guulaysatay waayo 2second wax ka badan ayaad adiga kaadhka ka xanibtay waayo kaadhka inay iyada sii haysato ayey ahayd lakiin gadaal ayaa uga dhiibtay mida kale muuqaladii ka horeeyey ee wiilasha inataanad wakhtiga u bilaabin ayad kaadhka u dhiibaysay iyagoo haysta kaarka ayad u bilowdey, sidaas daraateed Ifarx kumay khiyaamayn ee way kaa guulaystay

  • @Rama____1
    @Rama____1 3 роки тому +1

    Asad in oo wax dhiiba ma rabyo cabirkeda mxu ka rabaa wxy rbta ha qdatee muhiimada wa in ay adeegto

  • @gabdhmaayoali2810
    @gabdhmaayoali2810 3 роки тому +1

    Asadow challangega kdhabe ddka lacagta uquudh ama iskadaa khiyaanada

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 3 роки тому +3

    Mash Allah tabaraka Allah keep going walalahayga

  • @aishamohamed9997
    @aishamohamed9997 3 роки тому +2

    İfrah anaka dhan AA lajirnay weena guulesaty 🙌🥰🥰

    • @nimcoabdiqaadir414
      @nimcoabdiqaadir414 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣masha allah ifrax waqtiga ayaa kusaacidey asad na wuuu qaraaray sorry asad🤑🤑

    • @aishamohamed9997
      @aishamohamed9997 3 роки тому

      @@nimcoabdiqaadir414 Asad inoo lacagta baxsho maba rabo 😂😂

  • @suhaybebra9601
    @suhaybebra9601 3 роки тому +10

    Legend Hagio Ku wataa gar iyo Gardaraba👊 👊

  • @saalaxfun4717
    @saalaxfun4717 3 роки тому +13

    Ilahay amarkii qoslokeeda wan jeclaY

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 роки тому +1

    Dumarka meelaha dharka waaa tagaan maalin walba iyagoo waxba soo iibsan marka Garka way taqanay meesha ay Yaalin 😂😂😂
    Gabadha Danbe xishood baa ka muuqda 😂
    Lkn Gabadha hore fariid weyeh waaa oraday 😂😂😂
    Aniga hadaan ahaan lahaaa dhar hadii aan waayo maxaa idhibaaya 3Boorso garabka ah oo Qaali ah guji ah oo qurux bdn baa aaayar qadan lahaaa 1minit cmL uga bixi lahaaa 😂😂😂

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @maniyamohamedabdi3480
    @maniyamohamedabdi3480 3 роки тому +3

    Asadow saan aqli mhn wlhi angna waa in aan emaadhaa😳🤣❤

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 3 роки тому +1

    Mk ayaan la yaabanayaa dadkoo dhan waan jiidhi lahaa
    Waan usheego lahaa inay challange tahay

  • @anhaarmohamed3175
    @anhaarmohamed3175 3 роки тому +2

    Iso ducaya in allah ilmo bariiya isiiyo

  • @hiboabdulaahi375
    @hiboabdulaahi375 3 роки тому +1

    Asad gacan adayga joji ifrah way guulaysatay ee

  • @jacayldhise3436
    @jacayldhise3436 3 роки тому +1

    Wllhi wan ku hesta 😄 Inkasto lacagtada baxeyso mid kle kaso dhaqso

  • @maiil5704
    @maiil5704 3 роки тому

    Ifraax rafaad u marte see u boodbode intuu ninka xisabinaaye lkn adiga waqti ka cunye intaa carka so bixiney hhhh ifraax sis sawir kuso gal dharkaas waan kula orordaaye hhhhhh😁😁😁

  • @maxamedkamiloffcial3622
    @maxamedkamiloffcial3622 3 роки тому

    Next Arina heena

  • @shukaari
    @shukaari 3 роки тому +1

    2ilbiriqsi waxbo ma ahn asad ifraxne we dadashay cardkane we dhibatay samir abo

  • @haldoorbusiness5513
    @haldoorbusiness5513 3 роки тому

    Guldaradaba makahdlayo Lckteyda😏🤔 guul ifrah😘

  • @hafsuja114
    @hafsuja114 3 роки тому

    Aniga Haddii aan ahaan lahaay isma dhibi laheeyn sadax sheey ayaan soo qaadan lahaa haddii uu iga weeynaado ama iga yaraado waa soo badala lahaay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌