sida an uqaso cilan badow ah iyo sharoto fudud, how I mix dark natural henna

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • BISMILAHI RAXMANI RAXIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

КОМЕНТАРІ • 183

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 2 роки тому +1

    Inaba caadi ma,aha i love,t farhiya qurnjada (quran)ku aqri way guuri inshallh mshllh🥰🇸🇴🇨🇦

  • @fariidoali2203
    @fariidoali2203 2 роки тому +5

    Qurajado waa xasid marka quraan baadan guuriga kushid lafinda oil iyo wax aad guuriga kunadiifao iskudardar bisankana ooqabo rabina talawosaaro inshalleh way katageysa inshalleh 💕

  • @bluesky1629
    @bluesky1629 2 роки тому +1

    Maa shaa Allah, dadka daawada dhibeyso 2 ilaa 3 jeer ku cel Cilaanka Sifiican ayuu kuu banaa in shaa Allah.

  • @user-hi8ii9tp2z
    @user-hi8ii9tp2z 2 роки тому +1

    Maasha allaah qurux weeyi alla haku barakeyo wll Shukran.

  • @ifrahibrahim3437
    @ifrahibrahim3437 2 роки тому

    Abayo ani buraamburka ayaaba caloosha ihuruyey walai you are doing great job huno waxbarasho iyo wacyi galin ayad iskukana dartay MaashaAllah tabarakaAllah

  • @zaynab327
    @zaynab327 2 роки тому +2

    Qurux masha allah noosoo badi hno qli inzha allah

  • @Asiili.Omr1
    @Asiili.Omr1 2 роки тому +1

    Masha allah wanka faa iideeste ani cilaan maba iqabto sidana uqasanaa insha Allah

  • @faadumamohamed3944
    @faadumamohamed3944 2 роки тому +1

    Maasha allaah aad buu u qurux badan yahay

  • @nimonurowibrahim2746
    @nimonurowibrahim2746 2 роки тому +2

    We love you so much farhiyo no sobadiy shorotoying I normally share your vidios

  • @ruwaydabisle7886
    @ruwaydabisle7886 2 роки тому +1

    Masha Allah Tabarakalah Alle haku barakeyo

  • @maqdiscadey8254
    @maqdiscadey8254 2 роки тому +7

    Mcny wankafaidhay ,m.a Allah hakubarakeya, wantijabin majibta wankusosin I.a

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 роки тому +1

    Masha alaah noo soo badi xinaha aad ayuu 8cajabiyay qurux walashi❤❤❤❤

  • @nuriagabow3238
    @nuriagabow3238 2 роки тому +1

    mashaAllah abaayo thank you.

  • @HalimiCR
    @HalimiCR Рік тому

    Mashaa allaah allh yabaarik ,xbbti waxad iisheegtaa daawada cilaanka maagaceeda wadankaan joogaa badanka tiindharbaan kudarsanaa ama maxlamiyad hno daawada cilaa ka iigafaa idee adaa mcalimadee shugran

  • @Faay371
    @Faay371 2 роки тому +2

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️💖💖💖💖💖💖💖

  • @sawdomuxumad-ji8tu
    @sawdomuxumad-ji8tu 9 місяців тому

    Masha alah abayo noso badi abyo mcn❤❤❤❤❤

  • @amina7327
    @amina7327 2 роки тому

    Mansha Allah Jazakallahu kheyr
    Sister marka koolada ku dhagsato wad galin karta 10 farood hal mr ayad simeysa markas dhag waye barawe

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 роки тому +1

    Mashalaah guleso abayo quruxey guleso 🕌🕋🕌 🕋🕌🕌

  • @umuyahyecabdikarim3215
    @umuyahyecabdikarim3215 2 роки тому +1

    Maasha Allah

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 2 роки тому +1

    Ma shaa Allaah tabaraka raxmaan👍

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 2 роки тому

    Maasha allaah waa qurux runtii gacamahaaga allaha kuu barakeeyo waan daawadaa waxyaabaha aad soo dhigtid inta iyo fb ba hore usoco

  • @reemasaeed8887
    @reemasaeed8887 2 роки тому +4

    ما شاء الله تبارك الرحمن.

  • @anabmahad4891
    @anabmahad4891 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @cookingwithsakinaabdullahi9353
    @cookingwithsakinaabdullahi9353 2 роки тому +1

    Mansha Allah 👍

  • @Suad-ft8qh
    @Suad-ft8qh 2 роки тому

    Mashaallh waye aniga kolada jarjarkeeda ayaa idhibta oosakiinta ah

  • @hodanabdirahman6897
    @hodanabdirahman6897 2 роки тому +1

    MashaAhlla 🥰

  • @ubahmuxidiin386
    @ubahmuxidiin386 2 роки тому +1

    mash Allah say ❤❤❤🌹🌹

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    Maasha allaha 😍

  • @shukriabdulaahi3781
    @shukriabdulaahi3781 2 роки тому

    Masha Allah walaashey, dawada cilaanka intee kasoo gadey xbt.

  • @zainabmohamed4481
    @zainabmohamed4481 2 роки тому +3

    mansha allah 😍😍 allah kubarakeyo abayo

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 роки тому

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 2 роки тому

    Abaayo mcn mansha'llah 💞💞💞💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 роки тому +1

    mashaalah abayo 🌹🌹🥀🥀❤❤❤

  • @muscab3290
    @muscab3290 Рік тому

    Marshall Allah

  • @aminocadey65
    @aminocadey65 Рік тому

    Mansha allah mansha allah

  • @faraxayaanle4512
    @faraxayaanle4512 2 роки тому +1

    M.a Aboyo ilahay kheyrhaku siiyo ❤❤❤

  • @suhuurcali2938
    @suhuurcali2938 2 роки тому

    Masha Allah tabarkallah xbbti alle haku xifdiyo

  • @user-nt6cf5sp6w
    @user-nt6cf5sp6w 2 роки тому +1

    mansh allah

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 2 роки тому

    MashaAlah xabibti qurux waaye

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 2 роки тому +1

    MASHAALLAH SOO BEAUTIFUL ♥️ ALLAH HA KUU SAARO MIZANKA XASANAADKA ABAAYO QAALI AMEEN JAZAKALLAHU KHEEYR 👑♥️

  • @-taibatmuna
    @-taibatmuna 2 роки тому +1

    mashallah tabarakallah 😍😍

  • @bilalomar5843
    @bilalomar5843 2 роки тому

    Mashallah hn ❤❤❤❤

  • @Dheman72
    @Dheman72 2 роки тому +1

    Mansha Allah abayo mcn

  • @khadijasheekh2521
    @khadijasheekh2521 2 роки тому

    Mashallah mashallah mashallah

  • @ilwadali4845
    @ilwadali4845 2 роки тому

    Xappti 100k kuuraajynaa coming soon inshaAllah abyo aan jeclhy baa tahay manshalllh

  • @nadiifohasan7671
    @nadiifohasan7671 Рік тому

    Masha alah d

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 2 роки тому

    Mash allah gaas kushub wllo quraanjada

  • @xabiibocali5630
    @xabiibocali5630 Рік тому

    Mashalaha waanka helay mcn

  • @wiiljaaja9168
    @wiiljaaja9168 2 роки тому

    masha Allah

  • @duceysanali9024
    @duceysanali9024 2 роки тому

    Daawada cilaanka magaceed iyo xage ka soo iibisey

  • @saynabhassan6951
    @saynabhassan6951 2 роки тому

    Mansha allh abyo alle ha ku xiftiyo wllhi waan kahelay celaankan waligay ma dawan shoroto kan kohor xppti shugran

  • @mudanhussien5003
    @mudanhussien5003 2 роки тому

    Masha allah noosoduub wll

  • @mariamhassan8727
    @mariamhassan8727 Рік тому

    manisha allahu

  • @xamdadhalgobeed7960
    @xamdadhalgobeed7960 2 роки тому

    Guriga cilaaji farxiyooy quraanjadu waa xanuunada ruuxiga calaamadihiisa

  • @iqrahassan3345
    @iqrahassan3345 2 роки тому

    Msh Allah ⚘

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 2 роки тому

    Maasha allaah waa ka helay lkn abaayo intee cilaankaa laga helaa finland baan deganahay meel lagu iibiyona maan arag bal dukaamada lagu iibiyo noo soo sheeg❤️❤️❤️❤️💋

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 роки тому

    Asckm masha allaah

  • @fariyaomar2781
    @fariyaomar2781 2 роки тому

    Mashaalaah xbbt gacantaada allaha ku barakeeyo

  • @ywsif43159
    @ywsif43159 2 роки тому

    انا لجهز نفسي للرمضان نتعلم منكي الطبخات

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 2 роки тому

    Masha allah qurux waye

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 2 роки тому

    Masha allah beautiful cilankan naftirkisa ayaa iqasan mantan saaranaya insha allah

  • @fatumomaalimabdikadir1670
    @fatumomaalimabdikadir1670 2 роки тому

    Man sha allaha

  • @ywsif43159
    @ywsif43159 2 роки тому

    احبكي يا فرحيه

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye 8 місяців тому

    Mashla mahdsnid qli

  • @hamdamohamed3107
    @hamdamohamed3107 2 роки тому

    Mashallah noso badi

  • @abdillahimado703
    @abdillahimado703 Рік тому

    Dawadu waa maxay wll

  • @Hoodohilaac-gk2df
    @Hoodohilaac-gk2df Рік тому

    Mnshlllh ❤

  • @deekoaiimahamed4925
    @deekoaiimahamed4925 Рік тому

    Mash

  • @aaminanadira6577
    @aaminanadira6577 8 місяців тому

    M.a❤

  • @najmaali1890
    @najmaali1890 11 місяців тому

    Abayo in kastoo videogan mar hore yahay ikn hada waxa ka codsana video cusub oo sharootada qaabka hadhow looga rogo iyo maqaska loo isticmaalo ina noso galiso❤

  • @sahraxaaji4217
    @sahraxaaji4217 2 роки тому

    masha Allah mcnto

  • @safiyoisak4154
    @safiyoisak4154 2 роки тому

    Masha alaah

  • @nimcoxasan3863
    @nimcoxasan3863 2 роки тому

    Masha allah qurux

  • @umuyahyecabdikarim3215
    @umuyahyecabdikarim3215 2 роки тому

    Jazaakallaah qeyr

  • @faisafanichannel4311
    @faisafanichannel4311 2 роки тому

    Wa nimcada ad soo bandhigaysi dad bn haysan quranjana waxy ka turjumaysa il marka iska dawe

  • @nasteexobulsho6712
    @nasteexobulsho6712 2 роки тому

    Daawada cilaanka waanba nacay liin iyo sokorta igu filan sharootada waan ka faiday

  • @Umuamiirofficial
    @Umuamiirofficial 9 місяців тому

    ❤❤

  • @adonallah2302
    @adonallah2302 2 місяці тому

    Sun waxaa jirto Quraansho Arkeen mana ureeso muqdisho hadaa joogto Abaayo

  • @faayaweys823
    @faayaweys823 Рік тому

    Meshalh

  • @user-rp1jq9zu1q
    @user-rp1jq9zu1q 2 роки тому

    تبرأ اللهو عاليك

  • @ruqayaladan7780
    @ruqayaladan7780 2 роки тому

    Mshlh Allah hakubrkyo abaayo

  • @ziadaskitchen5060
    @ziadaskitchen5060 2 роки тому

    Mashaallah

  • @zeinababdi5419
    @zeinababdi5419 2 роки тому

    Manshaallah

  • @idilmuse870
    @idilmuse870 2 роки тому +1

    Abaayo sharotada jarjaritanka way iga halowdaa

  • @xafsaxasan1955
    @xafsaxasan1955 9 місяців тому

    Tiindher miyaaa waxaa ku daraeyso mise waa dawo kle

  • @zetunodowa8308
    @zetunodowa8308 2 роки тому

    Abayo waxes was il e Quran iska sar taxalel badan kushub quran add ubadan ku aqri abayo marwalbo albaqra kadarad adiga arke donta inshallah

  • @yaasmiinxamse3018
    @yaasmiinxamse3018 Рік тому

    Daawada magaceed sharafeey

  • @barnishqurux8192
    @barnishqurux8192 Рік тому

    M.a

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 2 роки тому

    Masha Allah tabarikllha qurux way hor usoco xabti ❤️❤️❤️

  • @ikranomar2733
    @ikranomar2733 2 роки тому +1

    Abayo

  • @suleeqoabdulkadir6455
    @suleeqoabdulkadir6455 2 роки тому

    Masha Allah Allaha ku barakeeyo gacantada abyo mcney mashinkas Aya rabah Nairobi Aya na jogah plz maigu cawin kartah Melan ka helo plz

    • @zetunodowa8308
      @zetunodowa8308 2 роки тому

      Abayo aniga hayo mashinta

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  2 роки тому +1

      Haa sax zetun aya gada number keda wakan +254 725 007395 laxirir

    • @suleeqoabdulkadir6455
      @suleeqoabdulkadir6455 2 роки тому

      @@farhiacuisinekushin mahadsanid abyo mcn❤️

    • @ficanfilsan7583
      @ficanfilsan7583 2 роки тому

      @@farhiacuisinekushin asc farhiya codsigeyga welli waan sugaya from🇨🇦kutuleti steak thanks🥰

  • @faizaomar7039
    @faizaomar7039 2 роки тому

    Magaca dawada ay ku dartay ii sheega .
    Ma biyaaa mise waa medical alcohol

  • @sucadabdi8516
    @sucadabdi8516 2 роки тому

    Mansha Allah jasakallahu khayran farhiya sonkorta maxay u taraysaa

  • @saaraxasancali970
    @saaraxasancali970 2 роки тому +1

    M.a abayo qurux waxaan kaa codsaneynaa inaad nala wadaagtid shamboyinka ku hagaagsato jikada

  • @raxmoomar5860
    @raxmoomar5860 Рік тому

    Abayo cilanka marjan marsado maigabahayo

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 роки тому

    Intee laga helaa aa daawada cilaanka please i soo sheega

  • @arwaquruxey944
    @arwaquruxey944 Рік тому

    Abaayo sidee englishka kubaratay❤

  • @mohamedguure9862
    @mohamedguure9862 2 роки тому

    M,a wlhi

  • @aminaali5817
    @aminaali5817 2 роки тому

    Asc abyo, daawada caaga cad xageen kaheli karaa Uk 🇬🇧 kunoolahay.. thanks

  • @scheherazade285
    @scheherazade285 2 роки тому

    ممكن اسم زيت اللي إضافته للحناء