Daawo; Muusow dadka ha waalin, Amxaara iskuma hubtide, Siyaasi Jaamac Shabeel oo kayaaibiyay Muuse B

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 34

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Місяць тому +12

    Ninkan inta arkayay siyaasiya ninkan ugu ficna mahadsanid ader cimriga caqliga allaha ku dhaafo ❤

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q Місяць тому +8

    Waa nin caqli badan bal maay odagsn ka dhigtaan madaxweeyne meel uun buu u jeheenlahaa muuse waa nin qasan

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 23 дні тому

    Waa run sheeg Alle ha xifdiyo!!

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 Місяць тому +5

    Yaa war u haya inuu dadka ku mashquulinayo. Isaaq ha ogaadeen muuse inuusan tageyn

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir 13 днів тому

    Wllhi bllhi tallhi inta uu sheegay waa xaqiiqo waaye arag ah ,run sheegis ,beenta ka fog iyo waaqica uu ka hadlayo allow xafid oo cimrikiisa dheerey

  • @user-lh5jw7ky6f
    @user-lh5jw7ky6f 23 дні тому

    Félicitations un homme dynamique et des bonnes réputation voilà un vrai somalilend

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 27 днів тому +1

    Jaamac shabeel waa nin rag ah ❤

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Місяць тому +3

    NINKA GALIYA RUNTA SHEEGO WAAYE WLAHI

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 Місяць тому +2

    Jamac shabeel libax isaaq waaye,runta sas ugu sheeg tolka,Allah waxba kama waydiin mayo,amba a ku caayan amba a ku so raacan ee,nin gob ah tahay

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 26 днів тому

    Waa qaran dumus waxaan ka codsanayaa haayadaha dawlada ee aykhusayso bad baadinta qaranka waa in labaadho ruuxan waxuu yiri xuduuda ma hoyadii baale

  • @abdifatahnor1338
    @abdifatahnor1338 24 дні тому

    Muuuse Somaliland in soooo afjaruuuur rabaaaa

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 27 днів тому +1

    Hhhhhhhhhhhhh dadka siyaasiyiinta lagu sheego meey ninkaaneey kale noqdaan adeer runta udhimo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 25 днів тому

    Jaamac waa run sheeg

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 Місяць тому +1

    masha allah

  • @user-mn7gx9tm9d
    @user-mn7gx9tm9d 27 днів тому

    Maa shaa Allah ❤❤❤❤
    Waa xalaa shii layaqiim ee reer shiikh isaaq somali dhab ah
    Kuwa ka le magaca somali nimo beey ka xanaaqaan
    Eray aan aad unacay beey yidhaah daan ayagoo afkooda u diidaya
    Waxeey yidhaah daan
    Dadka Afsomaliga ku hadlaa.
    Waamaxaay dadka Afsomaliga ku halaa
    Waxaas war diciifa wee yaan

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 Місяць тому +2

    Waliga jiro joog waa been uu umada kumawelinayo

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 28 днів тому +1

    Asalamu Caleykum
    Waa runtaa Inaader
    Ummadii uun buu kolba Reer isku dirayaa
    Soomaali Allah heysu sakhiro
    Oodina Ab ka dhow maaha in kolba Reer lagu Duulo
    Soomaaliyi waa in ay dhaafto dagaalka Walaalkaa
    Markaad Walaalkaa la Dagaalanto sow Cadowga iyo Gaalo kuu soo qosli maayaan. Waar iska qabta Ninka Soomaali isku diraya oo Farta ku fiiqa
    Runtu ma Fantaa!

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Місяць тому +1

    Jaamac Shabeel aqoonyahan, iyo waayo aragnimo buuxda ayuu leeyahay

  • @oamaer
    @oamaer Місяць тому +2

    adeer Jaamac Shabeel salaan sare
    Waxaan salaan ka dirayaa laascanood. waxaad tahay qofka kaliya ee caafimaadka...
    Had iyo jeer waa lagugu soo dhawaynayaa SSC adeer...Waxaad tahay nin caqli badan oo mar walba runta sheega

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Місяць тому +1

    Maraa waxid aleylehee yaa jaamac

  • @abdimahamud6165
    @abdimahamud6165 28 днів тому

    Very very true

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc 29 днів тому

    Waxyar siiya bisaaradaa dhibasee waa xaar ayga

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l 25 днів тому

    Shabeelkaadhac waadacawo kkkkk

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Місяць тому +1

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 28 днів тому +2

    1. Soomaaliya nac! Ok, Aabbo
    2. Boosaaso nac! Ok, Aabbo
    3. Sool NAC ! Ok, Aabbo
    4. Amxaar Jecloow! Ok, Aabbo
    5. Soomaaliweyn nac! Ok, Aabbo
    6. Badda iyo dhulka, cadow sii! Ok, Aabbo
    7. Awdal caburi! Ok, Aabbo
    8. Jabuuti nac! Ok, Aabbo
    9. Maxaa ku xiga??????????????
    10. Amxaar (Somaliland iyo Jabuuti) Amxaar!
    11. Maxaa ku xiga????????????????
    12. Amxaar ( Soomaali koonfur) Amxaar!
    13. Maxaa ku xiga???????????????????
    14. Ciribtirka Soomaalida Itoobiya iyo Soomaalida Kenya
    15. Maxaa ku xiga?????????????
    16. Qoomiyad tirtirantay
    17. Sababtu maxay ahayd????????????
    😢QABIIL😢
    Ilaahey umadda Soomaaliyeed, ha badbaadiyo, aduun iyo aakhiraba.
    ❤️Soomaaliweyn🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽guul❤️
    Walaalaheena, reer waqooyiyow waannu idin jecel nahay, cadowgiina iyo cadowga umadda Soomaaliyeed oo kaleba, Allaha qabto.
    Itoobiya, Soomaalida dhexdeeda, ha usoo rarina, fadlan!
    Xusuuso, sheekadii: seddexdii dibi ee walaalaha ahaa:
    1. Dibigii madoobaa
    2. Dibigii guduudnaa/ Casaa
    3. Dibigii cadaa
    4. Iyo Libaxii la saxiibay iyaga😢
    Ilaahey, ha badbaadiyo reer Somaliland iyo Soomaalida kaleba.
    Aamiin yaa Allah!
    ❤️Soomaaliweyn❤️
    Soomaaliyeey, hadda maxaa Soomaali u xal ah?

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 25 днів тому

    Soomaali diidka waa loo seeta dheereeyey, Laakiin laga yeelimaayo dhul iyo bad Soomaaliyeed ayaa cadowga Itoobiya siinaynaa. Waxa ku xiga in Soomaalida xorta lagu soo hogaamiyo cadow.

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 29 днів тому

    Kani marka somaliland la soo weraro ayuu qayliya waa cadowga gudaha garxajiis waa gun xajiis sanadkan

  • @Fays2010
    @Fays2010 Місяць тому

    Hadalka waxa u sal ah "Somali hadday wada joogi & Hadday kala gi'iba ayagay u taal", lkn Amxaar waa Amxaar, Soomaali waa Soomaali. Muse kama duwana ridii dhariga cuntada ka doontee madixii kala bixi weyday.

  • @dahirmahamed4593
    @dahirmahamed4593 Місяць тому

    Xaar ilaa bulacad munaafaq xabda cirokudishay

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Місяць тому

    Anigu.waanyaabay..heesbaa.odhanjirtay..ismog.aqalkiibay.golaysaa.imog.alayaa.usheega.ubaxabaxaaya.arooskaangalayno....ay.iscunaysaa.waraabe.iskama.celiso

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc 29 днів тому

    Jaamac shabeel xaar ay

  • @user-zk5ev8bb6m
    @user-zk5ev8bb6m Місяць тому

    Ala kani nacasanaa Iimaan la aa
    Nin iimaan daloolaan Cidi dabiibayne
    Isaaqnimadaad Diidantahay Dib ugu Soo Laabo

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 Місяць тому

    Wati lawd arkayey inmucardki gadabirsi lagu sodhweyay jabuti ee muuse warunti

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora Місяць тому

    Fataal futo ey iyo futo dameer .. tuug foqal tuug