NINKEEDA MAXAY KUSAMAYSAY MARKUU SIRTEEDII OGAADAY?@qiso layaab badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

КОМЕНТАРІ • 193

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 місяців тому +3

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليكرمضان مبارك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @muna607
    @muna607 6 місяців тому +8

    Al qofkii kowada ayan noqodey maanta woow Ramadaan mubaarka tema ayan ilahay kuwa ka faa.ideyta hanag dhigo🤲💞💖

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 6 місяців тому +8

    Ramadaan Kareem Ayaan Quruxy Afur karis ayaan heynaa huuno❤❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 6 місяців тому +2

    Ramadan mubarik qali mahadsanid ayaaney ❤🎉

  • @MaryanCumar-ob9xh
    @MaryanCumar-ob9xh 6 місяців тому +5

    Ramadaan kareem ayaan wxa ka codsanaa inaa noso galiso duhuradii hada awodo san afurka kugu sameysana😂 thn❤

  • @yasirawaad
    @yasirawaad 6 місяців тому +4

    First ayaaney Ramadan mubarak anoo haraadan habo waqtigaa jaanis noo hesho noosogali 😊 tackle sawika iisaran qrux Kathy taraxada gududan anaga reer Somalia 🇸🇴 waxy noo thy saacadu 3. 56 xiligan vedio soo galisay afurka karsanaynaa habo macn ❤❤❤❤❤😘😘😘💝💘💋

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  6 місяців тому +2

      3:00 soo galinaa hada kadib inshaa aaah

    • @yasirawaad
      @yasirawaad 6 місяців тому

      Ok habo ayaaney ❤❤❤​@@QisasChannel

  • @AishaMahad-o9j
    @AishaMahad-o9j 4 місяці тому +1

    Axl ani wakanunta xata malin xajiga waxaw dhahay kaly baro dumashiga walihi wajareyey wana hadliwayey xishod❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMacalin-b5s
    @FaadumoMacalin-b5s 6 місяців тому +3

    Ayaanay aniga ex xaajigaygii hore asaga iyo saaxiibadii intaa cuntada u diyaariyo ayaan u geen geen jiye waliba la qaraaxeesan jire aniga waan yaraa waagaa oo diinta igu yareed lkn xajiga hada i qabo nin iyo agtii asagaaba igu arki karin ana waan waynaadoo sidii hore ma i ihi diiintana waan bartay xaajiga hada sxiibadii xataa ma aqaan hadeey noo imaaday cuntada markaa u diyaariyo asaga u geey geeyo kana soo aruuriyo hujaabkayga iyo i dho shareerkaygana wuu igu hubsanaa marka ilaahay hana xafido abaayo

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 6 місяців тому +3

    Waan ka dhageeystey Sowda Qalib

    • @cawo1207
      @cawo1207 6 місяців тому

      Haa aniguna Sowda Qalib iyankaso dhagaystay

  • @CawaleBoss
    @CawaleBoss 6 місяців тому +1

    Ayaanye waan raba inan qisasded kula wadago murugoda badna

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  6 місяців тому +1

      Fcbook pejkayga igala soo xariir

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 6 місяців тому +4

    Masha Allaah ayaan sodhawow❤

  • @naraacadeey552
    @naraacadeey552 6 місяців тому

    Asc Ramadan mubarak dhamaan muslimiinta

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 6 місяців тому +4

    Wwww msha alh tabaraka lh wad i tix galisay codsikeykii ayan qurux alow ana ku weyn mcney

  • @faizamohamed1
    @faizamohamed1 6 місяців тому +1

    Ramadan mubarak 🎉❤ ilahay hanaga aqbalo acmaasha

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 6 місяців тому +2

    Wcs Abaayao mcn wallaashey mcn masha allah Ramadan Mubarak Aamiin Abaayao 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘👸👸👸👸👸👸❤❤❤

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley 6 місяців тому +2

    Abaayo anaga yurub aan joognaa miiska wayn ee jikadaa kudiyaariyaa kadibna odageeygaa soowado ana qolka dhub markaan ugu roonahay soodhawaadaa dhahaa

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 6 місяців тому

    Ramadan mubarak abaayo adiga dhamaanninta walaalaha kugu xeran inta kale nala fiirsan dointo iyaka nagu soo hiira leeyahay

  • @MunaAbdi-v1y
    @MunaAbdi-v1y 6 місяців тому

    Mahadsanid xbti Allha ku xafido 🤲

  • @marianruungedi2892
    @marianruungedi2892 3 місяці тому

    Alhmdullh zowj an iskushegnay habenki aroskeyga uhoreyba Inan raga is arkin ayaa iguwafaqay kadipna cunada Marna intay Imanin Ayan sii diyariya Marna Ina fadiga lageya ayuu asaga igaqada , Alhmdullhنعم الرجل❤

  • @LuulHussein-yh2ny
    @LuulHussein-yh2ny 6 місяців тому +2

    Ramadan kariim ayaney wan ku xiisay ❤😊 waan kula so gaaray afur ayaba kugu so galsaday

  • @amiizhaomar9628
    @amiizhaomar9628 6 місяців тому +1

    Wcs ayan qurux waan kula so garat ilaa dhamadka wlhi raga isku mid ma,ahn inkasto an so wada arg wlhi sowjkeyga wax ka saxip badan ma arg wlhi jimco wlbo saxipadisa ayan casuma wlhi sas ay tahay waligey inana is arg saxipadisa sbbto ah marka diyariyabo telka ka waca asga qata aniga jikadaba maba dhafo marka waxan rajeyna ine rago dhaan sida sowjkeyga cml ay noqdan waan idin samala oll ayaan gobdoon RAMADAN MUBARAK ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MiskiShoptah-ln1kb
    @MiskiShoptah-ln1kb 6 місяців тому +1

    Ayaaneey waa kula soo gaaray wa kula socdy❤❤😊

  • @idil5758
    @idil5758 6 місяців тому +1

    Nashiidadan mxaan u xiseey ramadan tii hore❤❤

  • @nimoco401
    @nimoco401 6 місяців тому

    Wcs ayaanay shukran ☺️ waan kulasoo gaaray

  • @AfrahKwt-rh2wr
    @AfrahKwt-rh2wr 6 місяців тому

    Masha Allah wlh aniga wanba kugu tashtaa ayan markan shaqo haayo iyo markan fadiga ahaybqa qeer qabto ayaa tahy qaali ❤❤❤❤

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7go 6 місяців тому

    Waa kula soogaaray ayaan

  • @RaxmoCabdulaahi-yy6df
    @RaxmoCabdulaahi-yy6df 6 місяців тому

    Ramadam Mubarak ayaaney afur karis ku jiraa❤

  • @dayiboahmed5107
    @dayiboahmed5107 6 місяців тому

    Ramadan Mubarak ayaan cadey satahay

  • @maymunhersi2527
    @maymunhersi2527 6 місяців тому

    Ayan abayo mahdsanid 🎉ramadn krem

  • @SihaamOmar-qy6yj
    @SihaamOmar-qy6yj 6 місяців тому +1

    Ayaneey adi iyo gabar sowdo qalid la dhoho qisadaan adi marka so galisay cabaar kadib so galisay❤

    • @MOWLIIDFARAX
      @MOWLIIDFARAX 6 місяців тому +1

      Waruntaa wllhi labadawaatageera❤😂

    • @SihaamOmar-qy6yj
      @SihaamOmar-qy6yj 6 місяців тому

      @@MOWLIIDFARAX hadaan Barty sowdo awalpa uun ayaan baa dhago io indho I eheed

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 6 місяців тому

    Ramadaan mubaarik

  • @AbdinasirAbdinasir-qk9db
    @AbdinasirAbdinasir-qk9db 6 місяців тому +1

    Ramadan.kariim.ayanay.sacad.walbo.wan.kula.socda.biaw.ilaa.dhamad.laketana.waadiyar

  • @QureshFarah-lh9xs
    @QureshFarah-lh9xs 6 місяців тому +1

    Ramadan Mubarak Ayaan Abayo maya waligay ma arkin saxiibada xajigayga halmar kabadan

  • @AsmaIbrahim-l8s
    @AsmaIbrahim-l8s 6 місяців тому

    Ramdaan mubaarak walashey ayaan ❤❤❤❤🎉

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 6 місяців тому

    Ayaaneey halkan wan kula soo gadhay ❤

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug 6 місяців тому +1

    miss more xbbti ayasn from burco

  • @mizaaapea2925
    @mizaaapea2925 6 місяців тому +1

    Wan kula soo gaaray qalbi❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 місяців тому

    Aamiin Aamiin Aamiin Ramadan mubarak

  • @Nimco1u942vh
    @Nimco1u942vh 6 місяців тому

    Gaaro dumarey waan kula soo gaaray😊

  • @CawaleBoss
    @CawaleBoss 6 місяців тому

    Walshye mcn Ramadan kariin abyo

  • @Faatimh-abdullahi55ww
    @Faatimh-abdullahi55ww 6 місяців тому

    Ayaaney ramadaan kareem abaayo mcn ❤❤

  • @fartuunmaxamedaadan4143
    @fartuunmaxamedaadan4143 6 місяців тому

    M.a ayaaney ❤Ramadan kariim 😊

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 6 місяців тому

    Ayan caday ramadan kariim❤❤🎉🎉

  • @nadifohasan2489
    @nadifohasan2489 6 місяців тому

    Waan kula soo gaarey huuno ee horey usoco❤

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 6 місяців тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @FaadumoCabdi-l1i
    @FaadumoCabdi-l1i 6 місяців тому

    Ramadan mubarag

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 6 місяців тому

    Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiso jazkkllh

  • @sacdioinagini
    @sacdioinagini 6 місяців тому

    Ramadam kariim ayaanow ina adeer ❤❤

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 6 місяців тому +1

    Wsc ayaan cdey aamiiin amiiin Ramadan mubaral 🥰🥰🥰

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 місяців тому

    Ramadan mubarak Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @SumayaSheikh-t1r
    @SumayaSheikh-t1r 6 місяців тому

    Asc ayaan indhoweyne macanto qalbi nuriyaay❤❤❤

  • @garabuukombale5308
    @garabuukombale5308 6 місяців тому +1

    Ramadan Kariim ayaney

  • @micraajahmed6138
    @micraajahmed6138 6 місяців тому

    Ramadaan muraag abaayo

  • @NastexoAxmad-p9u
    @NastexoAxmad-p9u 6 місяців тому

    Was ayan quruxy ❤

  • @Luulcaroone
    @Luulcaroone 6 місяців тому

    Ramadan kariin qurux bdn cimri dher iyo cibado suban qurux inta gashe

  • @XiinkaYare-lb4fv
    @XiinkaYare-lb4fv 6 місяців тому

    Ramadaan kariim ayan idinleyahay❤

  • @denizertugrul1955
    @denizertugrul1955 6 місяців тому

    waa kula so gaaray

  • @FariidaAli
    @FariidaAli 6 місяців тому

    Ramadan Kareem ❤

  • @Xaawo6405
    @Xaawo6405 6 місяців тому

    Ayaany walahi wakuxise❤❤

  • @amiirahashi5016
    @amiirahashi5016 6 місяців тому

    Ramadan mubarak sis❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 6 місяців тому

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @xabiboxasan5538
    @xabiboxasan5538 6 місяців тому

    Waa soo garay abayo

  • @gabarhiiran6774
    @gabarhiiran6774 6 місяців тому

    Ayaneya Waa kula so garya Thnks Ramadan Mubarka ❤

  • @istaahilmaxamad2057
    @istaahilmaxamad2057 6 місяців тому

    Wcs xppti ayaaney allaah haku xafido wnkula dareemayna Ramadaan ka hawshiisa iska badan mcnto ❤❤❤❤🎉

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 місяців тому

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @xuriyomaxamed3882
    @xuriyomaxamed3882 6 місяців тому

    waan maqlay sheegdaan sawadakamqalay

  • @munaibrahim6834
    @munaibrahim6834 6 місяців тому

    Ramadan Karim waa ku slmy wlhi dumashigey Aya ila nool mudo dheer wiligeyna uma geynin koob shah ah lacala hadii la wayo qof u geyo xita wiligey uma geynin wiligina sas ma u xishoten

  • @umalkhayrmxd9428
    @umalkhayrmxd9428 6 місяців тому

    Wcs ramadan mubaarak xbbti

  • @OptimisticArcticFox-mc5xh
    @OptimisticArcticFox-mc5xh 6 місяців тому

    Ayaney wan Kula dhamaystay mahadsanid

  • @SacdiyaSacda
    @SacdiyaSacda 6 місяців тому

    Masha Allah abaayo Ramadan wanagsan

  • @HoodoAxmedYuusuf
    @HoodoAxmedYuusuf 6 місяців тому

    Wcz ukhtii ayaan ❤

  • @idil_aragsan
    @idil_aragsan 6 місяців тому

    Ramadan mubaark abaayo indho u rooneey❤

  • @filsanmoha9271
    @filsanmoha9271 6 місяців тому

    Wanaagsan oo wacan , waana kula soo gaaray dheeymaney

  • @NajmaMohamed-k1x
    @NajmaMohamed-k1x 6 місяців тому

    Ayaan Abayo mcn Ilahey janada Haku geyo Aniga we hel Ayaad inoqotay thanks ❤❤

  • @RaxmoAhmedmahamed
    @RaxmoAhmedmahamed 6 місяців тому

    Walshy ayaan ❤ wan ku xisay

  • @sabirinomer3127
    @sabirinomer3127 6 місяців тому

    Afur wanagsan

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 6 місяців тому

    Asc ayaan queen haben wanagsa xabibti alla haku xiftiyo hore uu soco qali ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 6 місяців тому

    Ayaaney waakusalaamay

  • @NaciimoCali-y1p
    @NaciimoCali-y1p 6 місяців тому +1

    Asc qliyat Ramadaan kariim ❤

  • @JanadAhmed-dn3ut
    @JanadAhmed-dn3ut 6 місяців тому

    Team indhoweyn aawey dee kkkkk suxuurta kugu karsanya wllo ayaney ❤❤❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 6 місяців тому

    Subxaana allaah subxaana allaah

  • @Seynepjamac
    @Seynepjamac 6 місяців тому

    Ayaan qurux najidadan waxan ku xasuustay ramadantii hore o Aan afurka kugu karsan jiray tana wan kugu karsanaya inshallah kkkk Ayaan qurux lá aanta abaar wllshy love you mcnto ❤❤❤❤

  • @dayiboahmed5107
    @dayiboahmed5107 6 місяців тому

    Walalaha alle aya Karin ah Ramadan Mubarak dhaha

  • @djjeceloww6171
    @djjeceloww6171 6 місяців тому

    Mashallah Ramadan kariim

  • @ShukriShukriyuusuf
    @ShukriShukriyuusuf 6 місяців тому

    Ayaaney nashiidadan ramadaanki hore ku saarna xasuus😊🎉

  • @nimcocabdifitax6289
    @nimcocabdifitax6289 6 місяців тому

    Waankula soogaaray ilaa dhamadka ramadaan kariim ayaaaney ❤

  • @Thenaight321
    @Thenaight321 6 місяців тому

    Ramadan Mubarak

  • @Najmociiseaxmadnajmanuura
    @Najmociiseaxmadnajmanuura 6 місяців тому

    masha Allh ayan qurux ❤ ramadan kariim ❤ qalbi❤

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 6 місяців тому

    Ayaaney wali wan yarahay ma guursan

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 6 місяців тому

    Wcs abaayo macan

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 6 місяців тому

    Habo waa Kula soo garay❤

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 6 місяців тому

    Aamiin aamiin

  • @simanfaaid6108
    @simanfaaid6108 6 місяців тому

    Ayaan qurux wanageyy wanku salameyyy❤❤

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 6 місяців тому

    Ramadan lamida walashaya ayaann dheeman abaayo waa kula dareemikara mashquulka waayo dumaraa isla nahaay

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan58 6 місяців тому

    Qeebta dhuumato ahay wllhi

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 6 місяців тому

    Shukran abaayo alle hkuu fudeeyo

  • @sagalahmedapdale6786
    @sagalahmedapdale6786 6 місяців тому

    Waan kula si gaaarayy ayaan qurux bdneyyy hppti❤

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 6 місяців тому

    MalaHa Suun Beey oo Gu Dhaari DoonTa Ayaaneey MalaHa Sister

  • @JannatXareed
    @JannatXareed 6 місяців тому

    Ramadan kariim intii intakujirtaba specially ayaan ayaney sawayat kugudubanoyaa iguqado❤❤😂😂

  • @munaGerat
    @munaGerat 6 місяців тому

    😂walagu waaye wlaahi 2video bad kaheli ya isdahay lkn 😢 Allaha kufududeyo ❤ waxkasto samenesid habo