Walle Muqdisho wax badan oo laga naxo Waa lagu arkay,waan laga maqlay.Maxaa dad badan oo muslim ah oon waxba galabsan,dhiigooda lagu daadiyay. Allahayw,Muqdisho aan dhulka alalgoyn.
Waa waxaa aan ku nacay dumarka somaaliyeed ninka inta uu ilmaha dilin calaamado ayaaaa jira kuu sheegayo in cunugagaga aan la jecleyn hadii hooya aad tahay cunugaagana aadn u hiilin karin ha guursan nin aan dhalin
Alla wuxu u ooynayay waa ugaa in aw dilaayo Xasbunallah wanimcalwakiil Walaahi pls hooyooyinka somaliyeed caruurtiina saqiirada ah dareemo ilmaha aw qofkaan cabsi badan Iyo arkagax ka muujinayo qofkaas waa qof canuga halis ku ah wuxuu rabo qofko ha noqdo waxaa laga yabaa hadaa ilmaha yar hadey kaso dacwoodan raga idin qabo in ey hooyo ilmaha dhageysan ama aw ogyahay in ey dileyso waa saqiir janadii rabigiis ayuu dhextabalanaa maanta iyo bari asaga ayaa dhib qabo ninkaas
Balo ku heshay waa in laga daba geyo saqiirka yar ee silaca uu u dilay tan dhashayna wey dayacday mexey thy cabar mrkn jogan firiyey ado myd lagu shegay sorry
Walle Muqdisho wax badan oo laga naxo
Waa lagu arkay,waan laga maqlay.Maxaa dad badan oo muslim ah oon waxba galabsan,dhiigooda lagu daadiyay.
Allahayw,Muqdisho aan dhulka alalgoyn.
Ufff why naagahaan nimanka badan ilmahooda nin aan dhalin ugu aaminayaan
Waa waxaa aan ku nacay dumarka somaaliyeed ninka inta uu ilmaha dilin calaamado ayaaaa jira kuu sheegayo in cunugagaga aan la jecleyn hadii hooya aad tahay cunugaagana aadn u hiilin karin ha guursan nin aan dhalin
smir iyo iiman alha kasiyo abaayo wa qiso aad uxanun badan 😭😭😭
Ninkii naag uu furay caruurtiisa uga taga ba khaldan. Duruufkasta ha jidhee korso ba la qaatay.
Samir iyo Iimaan Allaha kaa siiyo Aaaamiiin Yaarabi 😭😭😭😭😭😭
Xasbunallah wanicmal wakiil qof aduunyo joogoow maxaa aragti kuulaavan Allah sabir iyo iimaan hakasiiyo dhamaan ehelkii gaarahaan labada waalid inaalillahi wainaa ilayhi raajucuun 😭😭😭
Inaalilaahi wanaa ileyhi raajicuun
Intee usocotiin somaalaay waaba yaabe maalin wlpo dhacdo lee arkee abyo mcn allah hau nariisto canuga yari waxkle oran maye
Ilaahoow.kii kuu shafeec.kaagadhig.
Iyadaaba khatar gashay ninkii usosheegay geerida cunugeeda bay iska so aaday iyadoo kaligeeda
Alla xanuun waaye Illaahoow Samir iyo iimaan kasii Saqiir jano Allah uga dhigo
Aamiiin
Samir imaan alle ha ka siyo famililka cunuga dhalay
Aamiin
Subxanalah muqdisho malin walbo ma war cusub
Laaxowla walaa quwata ilaa bilaah . Ninkaas hala dilo somalida dulmi waakaas.
Baas koolàd so iibso oo isagana dil
xaasisna qumyga
Subxanallah saqir xita lamacafinayo wale waxa jogo
Runtii qofku markuu xanaaqo caruirta inuu dilo waa HALIS......siyaabo kale in loo tarbiyadeyo ayaa wanaagsan.
Xaa dhac xaa dhacay balo Kula tagtay waa dad ayagoon dhan Qaalid wada ahaa
Hadal keeda waxa laga daremayaa
Dayac Badan Kulahaa xoogaa markaan joogaa fiiriyay 😪😪😪😪 xaa dhacaay Balayaa dhacday
Samir iyo iiman alaha siiyo
Cabaar markey joogtey sidey ku fiirisey miyey waalantahy iyana
Somaalia cadaalad ma taale samir iyo imaan alh kaa siiyo abaayo mcn🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲😭😭😭😭😭😭😭😭😭
That why i hate trust another man with kids
الله يرحه وصبرك قلب
هو مجنون ولاسكران.
Alla wuxu u ooynayay waa ugaa in aw dilaayo Xasbunallah wanimcalwakiil Walaahi pls hooyooyinka somaliyeed caruurtiina saqiirada ah dareemo ilmaha aw qofkaan cabsi badan Iyo arkagax ka muujinayo qofkaas waa qof canuga halis ku ah wuxuu rabo qofko ha noqdo waxaa laga yabaa hadaa ilmaha yar hadey kaso dacwoodan raga idin qabo in ey hooyo ilmaha dhageysan ama aw ogyahay in ey dileyso waa saqiir janadii rabigiis ayuu dhextabalanaa maanta iyo bari asaga ayaa dhib qabo ninkaas
Raga somaliyed furinka haka dayan
I by gym
Allah hau naxriisto😭😭😭
garoobay sheegtaan ayakoo yar saasay ka danbaysa.
In uu kufsaday maalabaaro
War aqlaaq malihid waxaas dadka hala hor imaanin subxanalah
Yes waa sax waana suurta gal. Therefore waa in baaritaan extensive af lagu sameeyaa wiilka yar. I absolutely agree with you @safa marwa
Saqirkii jano Allah hakadhigo... waa dhibka laga dhaxlo furiinka oo bato
Sorry
🥺🧟🏆⚽️👑
Dawladda somaliya maloo gudbiyey?
😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Subxanallaha subxanallaha
Balo ku heshay waa in laga daba geyo saqiirka yar ee silaca uu u dilay tan dhashayna wey dayacday mexey thy cabar mrkn jogan firiyey ado myd lagu shegay sorry
😭😭😭😭😭😭😭
😭😭😭😭
Ilhy haunaxriisto waa ina lotogtoo han laalxabalo gacankudhigalah
حسبي الله ونعم الوكيل 😭
لا حول ولا قوه الا بالله العلي