Hayeey Isra O Gudaheeda laga adeegtay & Iran Jawaasiis badan ku leh war culus| Fashilka weerarkii is

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 100

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  4 години тому +20

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @jokeayoub9055
      @jokeayoub9055 4 години тому +1

      Haa but I wanna brother

    • @abshirmaxamud3389
      @abshirmaxamud3389 3 години тому

      Shiqow inad risaqad xalala aad kahadasho adigina aad vidio 5 days ago ah aad noso deyso kuwa mantane ad dib udhigato sow qiyano maha mida kale vidio14 daqiqa ayad sosubisey adane 4 daqiqo aya warar ka ah waliba warar hore ah marka aqlixumada iska dey oo dadka kugu xeran xushme oo wararka sacada tagan sonodey

    • @Maxamuud-uw1qj
      @Maxamuud-uw1qj 3 години тому

      5:11 ​@@jokeayoub9055

    • @DarulSalaam999
      @DarulSalaam999 2 години тому

      Ustadh this did not happen only to somali their is many incidents many other Kenyan ladies we had another ten cases in kwangware in nairobi and also 2 ladies were also spotted on the same way

    • @rukiyamohamed952
      @rukiyamohamed952 3 хвилини тому

      T 😢 the y y Tata Wass was zc 0:33 dn

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 3 години тому +6

    Sheekhoow baryahan wararkaagii dibu dhacbuu ku yimid

  • @MohamedMohamud-q6h
    @MohamedMohamud-q6h 3 години тому +4

    Yahuud wey uu dhamaatay saxib wargeysyadu kala afdheer.

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 3 години тому +4

    Sheekhow Khayr Allaha ku siiyo qalbigana sida adiga uu kugu fiyowyahay dadkena Allaha ogu fiyobeyo
    Lkn hadda kahor muddo ad u dher ayan kenya ku nola somalidana iyaga isku daran oo isneceb inay cidi jeclato ama ixtiramtana lagama yaabo, tusale markii askari kenyan cadiya uu ku qabto waxaa nooga adka mid somali ah markuu naqabto😢

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 2 години тому

      Waa sida kilalka shanaad ee soomalida oo kale , markaad dhaafto kilalkooda nafis, ninka xabashiga askariga ahi wuu kubaadhayaa bes, waxkale ku odhan maayo, ka soomaaliga ahi, intuu gaadhiga kala gaddiyo wax alla wax ku jira ayuu 3 sacadood ku haysnayaa, haddana isbaarada kale waa sidaa, dadka lacag ayay kaguran jireen, xataa islaamaha may dhaafi jirin barigaan ogaa.

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 4 години тому +3

    Legama horeeyo

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 3 години тому +2

    ALLAH HA U GARGAARO FALASTIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 години тому +3

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 3 години тому +7

    Kuryaha aad u xayeysineysid in somali kadaaan . Jooji.

    • @NasraAli-y6n
      @NasraAli-y6n 2 години тому

      Runtaa waaye iyigaa u faaniniya kaaliya guryo gata please jooji hadiy nacib noo qabaan sidee ugu xiyiysiiniy in gutyp laga gato

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Годину тому

    Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 2 години тому +1

    Barito Nairobi bananbaxbaa jira inshallah

  • @Mucaadmaistaage
    @Mucaadmaistaage 3 години тому +8

    ilaahoow ugargaar walaaleheen reer falastiin😢

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 15 хвилин тому

    Shiikhoow xataa haday soomaalida ogaato, weyna ogaadeen mar hore, shaqaalaha guryaha ay keensadaan ayaa dhibaatooyin xun xun oo fara badan u geysteen, hadana wey uun sheegsheegaayaan, wax ay rabaan inay ka qabtaan ama baleen u dagsan malahan. Maba wadano mana is aamino waan dayacanahay walaahi Ilaahey hanoo gargaaro😢🤲🏾

  • @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc
    @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc 3 години тому +2

    Correct score

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 2 години тому

    Ha midowda somaliweynta kenya joogto qabyalad waxa ka sharaf badan midnimada somaliweyn❤

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 2 години тому

    Allahayow quwe muqawamada Allahayow xore dalalkeena Amiin Adinkana waxaad faaninaad guryahooda ood gatadaa baad ku jirtan intiinan halkan ka shaqeeysta marka hore wacyi geliya dadkiina una sheega inay dalkooda dhistan qabiilkana iska aasan Allana u noqdan😢

  • @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc
    @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc 3 години тому +11

    Free Palestine

  • @AsmaJama-gr1fy
    @AsmaJama-gr1fy 55 хвилин тому

    Illahow gaalada isku jabi muslimiintana midee falastiina u gargaar🥺🤲🏻

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 3 години тому +1

    Allahu akbar ❤❤❤❤

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 години тому +3

    Sheekhow soodiga guryaha Soomaalidu Kenya kadhisayso xayaysiiya.

  • @Liibaanabdullahi468
    @Liibaanabdullahi468 3 години тому +1

    Asc dulmi diid ❤❤❤❤❤❤❤

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 Годину тому

    Innalilaah wa Inaa ileyhi Raajucuun

  • @ManalMoham
    @ManalMoham 4 години тому +4

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717018744 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well؟?:::;:;:*::؟؟//;';/

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 години тому

    Allha unaxariiso danbgooda Allaha dhaafo

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 години тому +2

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸 Hamas support Palestine Iran xiisbuulaah yamane victoire 🇵🇸❣️ Inalihahi Wa Inalihahi rajucune Samir Iyo Imane janato fardosa aclah doua gaabdaha somaliyed

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 години тому

    WCS SCW ALLAAHU ❤SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @Aamacmedia
    @Aamacmedia Годину тому

    Wlhi Runti mar waliba waxa tahay waxan jeclai ina ka hadlo ayaa ka hadasha waliba gobadada imada waa muhiim thanks wll

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 7 хвилин тому

    SOOMAALIDA HA LA DILO SHEEQ WAXBA HA INOO SOO SHEEGIN WAA OGNAHAY TEEDA KALE DALKOODA WAA NABAD HA KA SHAQEYSTAAN .LAAKIIN IYAGAA WAX KALE RAADINOOYAAN

  • @RoblehMako-f2r
    @RoblehMako-f2r 18 хвилин тому

    Amiin amiin

  • @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc
    @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc 3 години тому +1

    النصرللاسلام

  • @mohamedsufi52
    @mohamedsufi52 Годину тому

    Somalida ha la dhaco ayagaba waddanka somaliya ayey soo dhaceen weu is tahilyin

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 2 години тому

    Sheekh idinkaaba guryaha iyo dhulka Kenya xayaysinaya
    Wariya yaasha
    Somalida oo dhan

  • @maalahmed1008
    @maalahmed1008 4 години тому +1

    Wcs ❤❤❤

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 3 години тому +3

    Soomaalidu dalkooda ha maalgashadaan ninkastaba gobolkuu ka soo jeedo saan ognahay wadankeenu waa nabad badankiisu

  • @LibanIbrahimAli-p5k
    @LibanIbrahimAli-p5k 3 години тому +2

    Sheekh khayr hel adoo kale ayay umadu ubaahantahy
    Soomaali waxaa ubaahan tahy dad farsamo yaqaana oo gacanta ka shaqeeya si aynu isku filnaasho u gaadhno
    Handwerk ist Gold wert

  • @Rakuub
    @Rakuub Годину тому

    Waa dalkodi sowmaha..
    Maxay Hargeisa iyo garoowe u maal gashan wayeen...
    Waa nabade..intay muqdisho ka hagaagayso...

  • @MohamedAbdi-z3r
    @MohamedAbdi-z3r 3 години тому +1

    Xayayasiinta.nayrobe..joojiya

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 2 години тому

    Sc sh.max/ed somaalidii hore( duntoodu )aslibay ahayd ciday dooto gabadhi gaal& muslim luguma taabanjirin hadase ? somaali way shax guurtay gabdhahasi somaliyedna allaah ha u naxariisto cashiiradiib &walidadi dhalayna samir & iiman allah hakasiiyo

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 3 години тому +1

    Wcs

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 години тому +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waxan la soo dhigay warbaahinta waa marin habbaabin lagu sameynayo dawladda iiraan.
    2.0. Waxan hubaa inaysan run ahayn ee khiyaamo tahay.

  • @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc
    @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc 3 години тому +1

    Hi

  • @runige6608
    @runige6608 3 години тому +1

    Wascw.

  • @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc
    @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc 3 години тому +1

    والقدسلنا

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 55 хвилин тому

    Malmahan danbe anoo Chanelka imada mahane notification imasoo dhacyo

  • @LJama6119
    @LJama6119 3 години тому

    Sheikhow, kooxdii Kuuba naaso dheer ee team kazoow soo tii ay sheeganayeen in Nairobi iyaga leeyihiin? guryahan laga dhisayo magaalo aan soomaali aheyn ma fiicna.

  • @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc
    @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc 3 години тому +2

    Free gaza

  • @BogbaHinho-we6oj
    @BogbaHinho-we6oj 3 години тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 3 години тому +1

    Haaye yaa laay reerkan rogmaday

  • @ayubhassan585
    @ayubhassan585 2 години тому

    Shiikh Arintan Somaliyi kama maqna

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 3 години тому

    War nin yhw maxaad kà cabsataa hotra markaad war sheegayso?

  • @scu7231
    @scu7231 2 години тому

    Free 🇵🇸

  • @NasraAli-y6n
    @NasraAli-y6n 2 години тому +1

    Xiyaaysiiska kenya joojiya

  • @Salat-q1r
    @Salat-q1r Годину тому

    Dulmi diid warark kala saar

  • @jiidhe1970
    @jiidhe1970 3 години тому +1

    Somalidu waa sidaa oromadu ku tahay somalia. Ayee ku hayaan Kenya. Dhulkooda inaad la wareegtaan baad rabtaan. Ka baxa dhulkooda.

    • @haa8793
      @haa8793 3 години тому

      Dad aqligoda shaqeynaayo o fakiraayo ayey layabayan somali qaladka somali ayaa leh walbo gobolada hadagaan dadku wa dad xisabtamayo

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 години тому

    lagu qashay ee lagu sameeyey wax bani-adanimada ka baxsan

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 3 хвилини тому

    Soomaalida waa hareereysan tahay waxaa lasoo sheegayaa in madaxweynihii hore uhuru iyo qabiilkiisa ay xiriir dhow la leeyihiin imraadka oo sidaas si la mid ah xiriir ula leh etobiya... Dagaalka lagu soo qaaday soomaalida waa saf ballaaran ee ha laga hortago

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 2 години тому

    Mclin werar yahuda iran xataa maku riyoon karto aad looga xoog badanyahay yahuuda wa baqeen

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 3 години тому

    Weerarka waxaa qaadi rabay Ingiriiska waxaana dusha loo saari lahaa israaiil

  • @CabdiCagjar
    @CabdiCagjar 2 години тому

    Somalidu Ajanibka wayka baqaan iyaga ayaa isu xiniiyo wayn

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 3 хвилини тому

    DULMI DIID CAQLI MA LEEDAHAY MISE DHAADHAAN AAD TAHAY MAXAA KAA QALDAN ? WAR CAADI ISKA DHIG DADKAAN ASLAN IYAGAA MUJRIM AH SABABTOO AH DAL WEY LEEYIHIIN EE HAKA SHAQEYSTAAN

  • @abshirmaxamud3389
    @abshirmaxamud3389 3 години тому +2

    Shiqow inad risaqad xalala aad kahadasho adigina aad vidio 5 days ago ah aad noso deyso kuwa mantane ad dib udhigato sow qiyano maha mida kale vidio14 daqiqa ayad sosubisey adane 4 daqiqo aya warar ka ah waliba warar hore ah marka aqlixumada iska dey oo dadka kugu xeran xushme oo wararka sacada tagan sonodey

    • @haa8793
      @haa8793 3 години тому

      Mesha kle aad kahaleysid warka markaa lajogo Mad uradsatid unuka kuwaan ayan rabnaaye

    • @abshirmaxamud3389
      @abshirmaxamud3389 2 години тому

      Muhiimadeyda waab garey marka dadka barin hababinta lalaga dayo korsoyinka benta ee lacagaha dadka loga qadayane hala jojiyo idinkaba si xarana lacag kusubiyo hada dulmi did tahane wa sida rabey iney farin teyda kuso garto adadan ahena dan hello qof nol loba doto ila wa qof tuug ah oo adna ku ogtahey sidasa u difaceysa

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 3 години тому +1

    war iiraan wax hasarin beenta yahuuda

  • @arafatfaisal4527
    @arafatfaisal4527 Годину тому

    Free Palestine inchallah

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 3 години тому

    Wadankiina dhista waa walateen asxan kiina kudhinta

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 Годину тому

    Goormeen taa gaaraynaa inagi ayaa sabab la aan isu neceb wadan keena neceb yaa najec laanaya

  • @nejmaali2161
    @nejmaali2161 3 години тому +1

    Asc wr wb
    Aduunka dad kasta dhul ayey leeyihiin dhul anad lahayn aad dadka ku qabsato waa waxa ka taagan Palastine ka dhacaya Somaliduna waa dadka ugu dal neceb ee xayasnaya inay umada somaliyeed meelo kale degan oo ay dhulkooda marna ku dhiiri gelinayn marka hadii lagu dilo ama lagu dhaco adigaa soo doontay dalkaga dego oo xoolahaga iyo naftaada ku ilaasho meel anad lahayn marna kuma raagaysid ama waa lagaa saari ama lagu dilo ama waad duleysnan umada dhulkeedaa allaha tuso oo ha u macaneeyo Wcs wr wb

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 3 години тому

    Wadan aan kaaga ahayn ogow ma lihid waa dareen ku joog .

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 3 години тому

    Quraan lugumabato onlin iskajira

  • @dahirKhaliif
    @dahirKhaliif 2 години тому

    free falastiin

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 3 години тому +1

    Taxi jarer ha isku racenina

  • @MohamedOmar-xu4nb
    @MohamedOmar-xu4nb Годину тому

    Sheekh max'ed walaal Soomaali waxay tixgalin iyo sharaf ku yeelan lahayd way iska diiday taasina waxay ahayd in soomaali dalkeedii iyo dadkeedii hagaajistaan sharaf ha sugin ilaa aad dalkaagii iyo dadkaagii aad sharafto nabadeey....!!!!!

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 Годину тому

    Yuhudu waa dadka ugu lita

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 2 години тому

    Mossad balaayo waxay ku haayanba waa laga dhex adeegtay

  • @haa8793
    @haa8793 3 години тому

    Somali malin walbo dismo wlhi sidey ogasabrayan ogama sabren somali hadey dalkeda ahan laheyd marhore lagukala guuri lahaa wxbana kasosocdo wadankan halaisjiro somalay

  • @lunarsun8272
    @lunarsun8272 Годину тому

    Somali wadan la aan maa haayso maxaa Nairobi dhigay ayaga

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad 3 години тому

    Sawtaad qoladiina media yaha wararka xaysiiska kenya u soo galisaan ee tirahdan aqalka iibso sharci baa lagu siin anu waxaa ku soo qoraa somaliyey kenya waxba ha ka iibsanina inta somalida xorta ah wax ka dhista horaa laynoogu booba ay. . Ka jooga baa iraa matka sheekh hablaha alaha u naxisto somalida na ku wacyi galiya dalkooda inay dhistaan dhul nabad ah way jiraan

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 2 години тому

    Dadka jabaaliya dagan dhibka lagu haayo kasoo hadal haloo girmado maa dhahdid dadka xasuusi

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 3 години тому

    Sirta waaloogu tala galay kasbaa looyeelay dadka maangaabka loogu talagalay walhi sirkama fakato dadkan

  • @mohamedsheik7334
    @mohamedsheik7334 2 години тому

    war wacaas waa been jawaasiis majogan israail dhaxdeda waxan dhan ayaga sameynaya

  • @lunarsun8272
    @lunarsun8272 Годину тому

    Gaariso meey dhistan

  • @Mohammedshoow-fk2qs
    @Mohammedshoow-fk2qs 3 години тому

    War gaala dhan baa nacab ah..... MCA ayaa la dili , gabdha ayaa gowraca .

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 3 години тому

    Wax sir fakatay ma jirto ee dagaal in uuw galo buuw ka cabsanaayaa mareykan

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 2 години тому

    Idinkuna saro dhaadheer ayaad ka dhistaan mac😅

  • @NimcoaliAli
    @NimcoaliAli 3 години тому

    Free Palestine insha Allah ❤

  • @MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
    @MaxamedCabaasabuukar-lw8zi 2 години тому

    𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒅𝒂 𝒘𝒂𝒚 𝒌𝒂 𝒇𝒂𝒏𝒂𝒏 𝒊𝒏𝒂𝒚 𝒂𝒇𝒓𝒊𝒌𝒂𝒏 𝒚𝒊𝒉𝒊𝒊𝒏 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒚 𝒌𝒖𝒍𝒆𝒚 𝒚𝒊𝒉𝒊𝒏 𝒄𝒂𝒓𝒂𝒃 𝒃𝒂𝒂 𝒏𝒂𝒉𝒂𝒚

  • @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc
    @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc 3 години тому +1

    Free gaza

  • @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc
    @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc 3 години тому +1

    Free Palestine

  • @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc
    @CabdifataxAweysmacalin-sv1nc 3 години тому +1

    Free Palestine