Manshala wllashay Qaali wax badan ayaad iga bedeshay,Awooddaadu hadba waa intaad Aaminto.waa odhaah aan kaa qorey. Hore u soco ku guulayso inta kuu hadhay nolosha iyo janada Aakhiraba.
dhabtii waa dareeen aad u xanuun badan. Faatima qisadeeda waxaaan ka aqriyay buug aad bey iiqiiro gelisay, haatanse waan arkaaa hormarka iyo nolasha cusub ee hiigsaneeso. Allaha kuu saqiro oo ku dhibyareeyo
Faadumo waxay jeedisay hadal aan mar keli ah aanay ku soo daran mahadnaqa Eebbe. Waxaad mooddaa in ay wax u soo liqimeen qoladii odhan jirtay dhammaan waa hawl aan qabtay ee inkiri jiray Ilaahay iyo nicmooyinkiisa. Markaa Faadumo Biixiyey ilashaaga u toobad keen waayo isaga ayaa ku siiyay nimco kasta oo aad sheegay. Alxamdulillaahi dheh.
@@saacidcali3247 Ma'aan maqal, xataa hal mar ma ku filan thy mahadnaqa Ilaahay. Adeer qoraalja afkiinna hooyo hagaajiya dhallin yarooy oo af reer Xamarkan iyo ereyadan isku xidhxidhan iska daaya. Ku titi waxa ka fiican ku tidhi waa haddii asd thy Somalilander
Illahay ba kuu Sahlay. Dhibtaa kuwii Sababay Wali way ina Daba Socdaan Hasa yeshe Wax kastah Oo ku Gaadhay maantah waad Wanagsantahy Fadma Biihi. Very great Lucky Lady. Illahay ha ku Ilaaliyo Adeer Adeer waxaan kuu Raynayaa Nabad gelyo
Masha Allah walahi waa Dareen miidhan Waa ilmeeyey Allaha kaa dhigo mid ku noolata Nolo Farxad leh Aduunka inta ka dhiman Aduunkana Jana fardowsa 😍 walahi waxaa dhantaa kumanaan qof oo lixdooda lixaad u dhantahy hadana Nolosha waxay ku soo kordhiyaan iska daaye Iyagu dhib iyo Siyaado ku Ah 😭 dad badan ayaa dhiiri galin iyo Wado ay ku daydaan aad u horseeday Allaha kuu Fodudeeyo Wado kaste oo Nolosha u maraysid 💞💗
the Title is English and the lady speakes Somali, it is very strange, at least they should put subtitles for non-somali speakers. any way, The story of the sister is heart touching, she is an examplery Somali resilient woman who dispite all odds struggled and become strong person.
Mar wlaba Oo aan arko dhibta Nocas ah ee soo Gadhay Dhalinyarda Wadankayga waxaan aad usii Nacaa somalia Iyo midnimada Somalinimo Wlahi Waxan xasuusta arxan darada Nacaybku Ka Buuxo ee ay Noo Gaysteen
war ma qof dhimanoo riyoonaya ayaad tahay !!?? dawladdaas beri hore sharcigeedi hanti wadaagga iyo cabudhiska ahaa , waxay samaysay 1988 haddaad wali xasuusan tahay , sidoo kale tan hadda aan leennahay , ha ilaabin inay reeraha meesha deggan mid kamida go'aansatay in la cidhib tiro 1995 sharcigeedana ma dhaamo oo waa dimuqraadi in la is sharaxo ogol , laakiin ogoow is sharaxa kaliya wuxuunbaa ku soo baxa ninka lacag badan haysta ama reerkoodu badan yahay , mana jirto wax caddaalada oo kolba reerka meesha haysta ayuunbay magaalo u tahay . sidoo kale Qaramada Midoobay , dawlado kamida ayay ahaayeen kuwii siyaad barre ku dhiiri galiyay inuu dadkii xilligaa xasuuqo , kuwa ka danbeeyana dhulka u miineeyo , dunida oo dhanna way inagu daawanaysay .
Alaah unaxariisto laa ilaaha ilal laah
Waar my dhiman ee ka daaa
Manshala wllashay Qaali wax badan ayaad iga bedeshay,Awooddaadu hadba waa intaad Aaminto.waa odhaah aan kaa qorey.
Hore u soco ku guulayso inta kuu hadhay nolosha iyo janada Aakhiraba.
Sister Fadumo you make me cry Subhanalaah, it’s very sad story my Alah give you shifa complete inshallah.
ALX ilaahay baa kuu sahlay awoodisa kugu caafiyay oo himiladaada ku gaadhsiiyay adiguna kartidii bad la timid maasha allah
Wfip
mashaa Allaah faadumo bixii waagabar sifiican ufikirtay waan ugumahad celiniyaa
waxaay sameesay tusaalao wanaagsan
Wallahi waa Qiso xanuun badan iyo waayo adag xambaarsan, waa qof dadnimo, dulqaad iyo caqli badnaani ka muuqato, wall Allah (SWT) haku Ilaaliyo if iyo Aakhiraba .... Xidig ifaysa
صباح اليوم الأحد ضمن الجولة الثانية
dhabtii waa dareeen aad u xanuun badan. Faatima qisadeeda waxaaan ka aqriyay buug aad bey iiqiiro gelisay, haatanse waan arkaaa hormarka iyo nolasha cusub ee hiigsaneeso. Allaha kuu saqiro oo ku dhibyareeyo
Wll buga ciwankisa isheg
Faadumo waxay jeedisay hadal aan mar keli ah aanay ku soo daran mahadnaqa Eebbe. Waxaad mooddaa in ay wax u soo liqimeen qoladii odhan jirtay dhammaan waa hawl aan qabtay ee inkiri jiray Ilaahay iyo nicmooyinkiisa.
Markaa Faadumo Biixiyey ilashaaga u toobad keen waayo isaga ayaa ku siiyay nimco kasta oo aad sheegay.
Alxamdulillaahi dheh.
Alhamdullilah ayeey ku tiri hadalkeeda sifiican udhageeyso.
@@saacidcali3247
Ma'aan maqal, xataa hal mar ma ku filan thy mahadnaqa Ilaahay.
Adeer qoraalja afkiinna hooyo hagaajiya dhallin yarooy oo af reer Xamarkan iyo ereyadan isku xidhxidhan iska daaya. Ku titi waxa ka fiican ku tidhi waa haddii asd thy Somalilander
Very sad history 😭😭😭😭.
Xaqiiqdiii waaa qiso murugo badan xansaaarsan. Oo ku tusaysa hdii aad alle talasaarato , adiguna awoodaada aaminto in aysan jirin wax caqabad ah oo kaa celin kara himilooyinkaaga nolosha.
Faadumo biixi waa hooyo soomaliyeed oo karti badan xaqiiqdii. Waxaan alle kuu waydiinayaaa farxad & caafimaad taaam ah.
Qisada faadumo ee xanuunka badan waxaan ka diiwaaan galiyay ; " Awoodaadu kolba waa inta aad aaminto " Waa oraah cajiib ah , oo mugweyn!!!!.
Fadumo bixi jaar ayaan ahaan jirnay barigan 8 jir ah hadda 18 jir ayaan ahay ruuntii waa qof wanagsan markasta oo ay Ii aragto way Ii salaami jirtay masha Allah habaryar
masha allah
maansha alah faadumo han iyo himilo ayaad lahayd ilahay ha ku garab galo❤❤💖
Wll faadumo Allah haku xifdiyo iyo cimrigana Allah hakuu
barakeeeyo.
Maa shaa Allah Qof han wayn oo himilo leh .
Waana qiso qalbiga taabanaysa.
Very powerful words, " Awoodada hadba waa intaad aaminto" thanks Fatuma
hdjz
Heart Touching story. Disabilaty is Not inability! Allah Bless You wllo, You are The Role Model of Our Womens I cried 😫😫
Masha Allah wlshy fadumo biihi waa gbar mudan ku dayasho waa dhiirigaliye nafteda iyo nafkalaba AllAha cimridheer iyo caafmaadba hasiii wlsheen
Mansha allah faadumo biihi waxad umahadcelisa inbadan allahi kaa dhigey qof naafo ah hadana kaa dhigey qof qabsada waxan dad laxaad lehi aaney qabsan kareyn xasuusnaw marwalba rabigaa o usujuudsanaw till you die
Illahay ba kuu Sahlay.
Dhibtaa kuwii Sababay Wali way ina Daba Socdaan
Hasa yeshe Wax kastah Oo ku Gaadhay maantah waad Wanagsantahy Fadma Biihi.
Very great Lucky Lady.
Illahay ha ku Ilaaliyo Adeer Adeer waxaan kuu Raynayaa Nabad gelyo
Alhamdullilah dheh wax kasta iyo guulkasta ilaahey baa kugarsiye wll
Long live Fadumo Bihi and hope you will continue your success of life Insha Allah.
Ma shaa allaah illaahay haku xdiyo
waan ooyey walahi masha allah waa tusaale cad nin qayilayee leh noloshaa igu adagoow
1st2nd St😮
Masha allh fadumo biihi noolow inader
Walashay fadumo bixi wakhtigii iskulka laguugu magac daray school of fadumo bixi wallo mansha allah ilahay ha kugu garab galoo
Halyeeyad allaha ku xafiido 🙌🙌👏👏
QOFKANOO KALA LEH TARIKH MUCJSO AH ILLAHEY HA KU DHAWRO AMIN
Faadumooy Alle haku guuleyo habo aammiin
Masha allaah saxafi sare walaal hore usoco guuleyso guuleyso....
Uweqkl
Mansha allah Shukran
Walashey Qali Horusoco
q
Ilaahey ka sukow dheh wllo guusha ilaahbaa ku gaarsiiye
Faadumo biixi waan maqli jiray ano moodi jiray islaan duqa lkn waaba dhalinyaro maasha allah.
Masha Allah waa hooyo qaaliya oo karti leh
Zubxaanalaah !
_Amazing speech i hope you enjoyable life_
80
I'll àkl
Maashaallaahu walalo guuleeyso waligaa
Maa Sha Allah strong woman❤❤❤.
Never give up Fatumo Bihi waxaad tahay haldoor ee halkaa ka sii wad.
SubxanaAllah Faduma you are very strong and courageous women MashaAlllah walaal faduma
Waa gabar caqlibadan faadumo bihi
Alle haku garab galo wll fadumo qof ku dayasho mudan runtii
Yes
Fadumo bixi walalo wan ku salamayaa xaqiiq aniga ayaa og inad tahay qof aad u qalbi wanaagsan
Uhuyuuuhhghhuiooolllllpopkkmm.... Hair
masha Allah wll alaha kuxiftiyo
you are so talented masha allah may allah be with you enjoy your life until your last breath
Q a ugu cffg
p
0
@@qamarmohammed9729 yłqsèxc ha•▪︎¤□》《♤>
Ĺķfssfgh
Masha Allah walahi waa Dareen miidhan Waa ilmeeyey Allaha kaa dhigo mid ku noolata Nolo Farxad leh Aduunka inta ka dhiman Aduunkana Jana fardowsa 😍 walahi waxaa dhantaa kumanaan qof oo lixdooda lixaad u dhantahy hadana Nolosha waxay ku soo kordhiyaan iska daaye Iyagu dhib iyo Siyaado ku Ah 😭 dad badan ayaa dhiiri galin iyo Wado ay ku daydaan aad u horseeday Allaha kuu Fodudeeyo Wado kaste oo Nolosha u maraysid 💞💗
Iskuulka Maxaa calanka xabshida sudhay
araaeraeaeaaraeaaaeeaeaaeeeaaarareaarraareaaeaaeearaaeaaraeeaeeaaaeaaraaareaeeaaraeaearaeraraarraaraaaareararaearaeareeaaraaraeeaeaareaeaaraaeaaaaaearaaaraearareaaeaaeaaeaeeraaaeeraaeaareaeaeaeaeaaaaeaeraaaeraaaaraaaeaeeaararaaraeaeaaraareaeraeaaraeaeraeararaeaaraeaeaaaeaeaaraaraeaareeaaraaerarraearraaeaeaeaeeaaraeeraraaeeararaeaeaaraeaarrraearraeaaaaaraeaeerararaaeaeaaaeaeaaaeaeeaarraearaeaeaeaeaaarraearraeeaeaaareeraeaaeraarraeaarraaaaraaae9aeuuauataauaa0a0taaueyreu8aa7at6aa9ttaaa0ta9aayt0ta9tatyattat8aaa6ataayaat90ta0tataat0atayatay0tyw090t006ta0aty9a7a97a79ta97a9w0y0tay9a007aatw07ut70a0taa0utwa70u9ywwwt9ww09aw090a00aauwt90wauw0aa600wa790a0at0yatw7yw7a0a9a7aaau9taa0ta70auaa9wwwwt0ttwaaauwtawya9twtu0ua9wwaw97aa9a07a00t000ata0ay0rtawauatww9t09077a7aa96a09aata97at0atw70w0tw06w0waaaawt0aa0aawaw7uwy80ytaya090atwawt90tt9aayw79ay9att0t0ya9ta0w909a970aa0wu9uw0ut0awauwt79u9709aa7y97aa009wwa0wywt00090auw0a77y0a0yaa9a00a7at0t700w9t7aa7aa9ya99a77wtatwu0utaa0atw7a9atw0tw6tw9tyataua0aa0tw00y0twu0wat9w0w9w0aat070aaa9wy0atw777w0a7wuwaa7tw090uaaata07at09at00a9yt07a00at9att0a9009wta790906t00a9aua00waywtuwat0uwauwta009aut00t07aua0uaa0yy0aaa00uw9t07auwu0a0a70uaw77ua9t7qwywtw97079twww0077707ut79777t9776779770970ww0w9tw7tw79wtw79uw9twwwwwwtwtww099wuwtwww90797w07977uwtwww0w79wtw7twy760tt779y7708776096777977790777779097wwwwwww979w9tw7tw7tw7tw9uwt76y7t77707t7077790wwwwwtw7tw97777777779wwwwwww0w777wwww9770t779797t77706t779779t77777777tt07
112
1
111111
1
111
1
111111
111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111
P>
ÅÅåaqqq1
Masha allaah Tabarakallaah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
manshallah
Fadumo
Run ahanti wxa
thy qof kudayasho
mudan
Mashallaah good solution
Masha Allah allaha caqliga iyo caafimadkaba Allah Haku siyadiyo wall qisadadu dhigy ikla mirty wxn kuleyahy hore u soco
Marshall Allah Allah yaxfaduka
Maasha allah
Ax ax ax horay usoc
Libaaxad illaah lugahaagii hakuu soo celiyo isagaa awood badane
Ma. Faadumo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰
MAASHAALLAH GUULL GUULL IYO GOBONIIMO IINSHAALLAH WLL 😍😍😍
8
the Title is English and the lady speakes Somali, it is very strange, at least they should put subtitles for non-somali speakers. any way, The story of the sister is heart touching, she is an examplery Somali resilient woman who dispite all odds struggled and become strong person.
ilahay haku daayo wlshay wad iga ohisay xaqiiqdii horay u sisoco intaad noshahay wllshay mcnto hadnku dhawahay waku dhukan lahaa nooloow wlshy
Gabadhu waxay ilwuuday in Allaah u mahad ceeliiso
Marna ma iloobin man iloobi doono walal mahadsanid
Masha allah guuleyso weligaa
masha allh.wa qof hami leh.maskax leh.
Go forward dear sis fadumo bihi
Maasha Allaah Ilaahay ha ku xafido sis
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏❤💜💚👍🦁
Hori usoco abyo
Ariiirey meen kadaree horta sax ama qalad
Maansha allaah allaa yardaa caleek
Sax dhamaaan somaliya mj alxamdu lilaah cala kuli xaaal necmatu lilah cala kuli xaaal 🤩
MashaaAllh faadumo biixi 😍😍😍
Illahay ha idii la jiiro walahi Wan qirooday
Masha allha ❤🌹❤🌹❤💕
Mansha allah wllshay aad ayaan ugu faraxsanahay sida aad ugu kalsonantay ilaahayna utalosaaratay
cajiib !
wish u a very long life
u r very Talented and Active Person !
thanks
Shugran xabibti sax
Mâcha allah
Mashaa Allaah
Faduma wax badan ayan arkey waa inan karti badan alle qalbigaaga wangsan haku siyaadiyo
Mashallah❤️❤️courageously resilient
Keep going👏👏💕💕💕
In uv
H b byvgvvvp
Runta waxa tahay gabadh in lagu daydo mudan wll hore u soco
Masha allah tabaraallah allaha kudhowro caqligana allaha kusiyadiyo
Ama abooowo
Hore usoco walalo waliga ha niyad jabin😭
Alle ayaa kuu gargaaree.
Ha isu tiirin guulaha
Maad gaadhin adiguye.
Gabadh karti leh wallee
Maasha Allah
Oo tusaale u ah dhamman ciddii naafo ah inay wax walba qabsan karaan
Dadka kalee aan naafada ahayna tusaale wacan ku qaataan
Inayna caqabadi jirine
Sidaad iska dhigtid uun aad tahay
Mar wlaba Oo aan arko dhibta Nocas ah ee soo Gadhay Dhalinyarda Wadankayga waxaan aad usii Nacaa somalia Iyo midnimada Somalinimo Wlahi Waxan xasuusta arxan darada Nacaybku Ka Buuxo ee ay Noo Gaysteen
qofnaba mohamed Aniga Somali baa ahay shaqsiyan markii aad kahadasha aniga shaqsiyan miyaa kudhibay mise ehelkaaga dhibaateeyey maxaa walaalo igu naceesa igudiidan tahay Aniguba sidaa oo kale baa dagaala lakulmey dowlad baa dadkii dishey ee maahan soomali oo dhan inee kudishay midaas ayaa muhiima inaa fahanto
Markaad dhibtaas oo kle arsgto waxa kula gudboon inaad ka dhiidhido kuna dhiirato horjoogsiga soo noqnoqoshada musiibadan go'aansatana inaan ilmo soomaaliyeed oo danbe aanu dareemin dareenkii foosha xumaa ee faadumo soo maray lkn nasiib darro qlbi adayg iyo nacayb in bdn u kordhisay dhacdadan iyo kuwa kalee l midkiiba
war ma qof dhimanoo riyoonaya ayaad tahay !!??
dawladdaas beri hore sharcigeedi hanti wadaagga iyo cabudhiska ahaa , waxay samaysay 1988 haddaad wali xasuusan tahay ,
sidoo kale tan hadda aan leennahay , ha ilaabin inay reeraha meesha deggan mid kamida go'aansatay in la cidhib tiro 1995
sharcigeedana ma dhaamo oo waa dimuqraadi in la is sharaxo ogol , laakiin ogoow is sharaxa kaliya wuxuunbaa ku soo baxa ninka lacag badan haysta ama reerkoodu badan yahay , mana jirto wax caddaalada oo kolba reerka meesha haysta ayuunbay magaalo u tahay .
sidoo kale Qaramada Midoobay , dawlado kamida ayay ahaayeen kuwii siyaad barre ku dhiiri galiyay inuu dadkii xilligaa xasuuqo , kuwa ka danbeeyana dhulka u miineeyo , dunida oo dhanna way inagu daawanaysay .
Ha isu tiirin guulaha
Allaa kuu gargaaree
Maad gaadhin adiguye
Ruuxii u garab galaa
Ku geeraara libintee
Garaadkaa taas Geli.
Sax walaahi caaqil allaha ku siyaadiyo
Mansha Allah waa qof igu dheer faadumo
Masha allaha
Fadumo waan xusuustaa dhakhtarka hargeysa ayaan ka shaqeyn jirey waan ooyi jirey markan arko waxan odhan jirey fadumo maxay sameysay eey ku caga beeshay alxamdulilaa hadan arkey iyadoo nolool fiican haysata
Mnslh fadumo bihi waxan ka mid ahaa dadkii ka FAA iidey waxbershdiiyina la bilaayby fadumo biihi primary school
Allah haku xifdiyo guul
Maasha allaah faadumo waa qof qaali ah xigmad leh oo ku qanacsa amarka alle walaal waxaan kuu rajeynayaa horumar wacan
Mansha Allah
Ilaahay garabkaaga ha galo
Masha allah iskuulkeeda ayaan agteeda geli jiray markaan yaraa buurta Siinay
faadumo waxaa tahay hormuud dhab ah
Mshallah
Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️♥️❤️♥️
Mahad.sanid
@@muuseyusuf-vv5lr bhj9oiooooioi8ouu9iüm
Ilahay ha ku garab galo oo ha kugu guuleyo noloshadaa wllo
Mashallah Libaaxd Allah yeczak
.
jtu88
😭😭😭😭😭😭 Ax soory wlhi❤💬💚🙏
All somalians are great 🌍
May
I love you hbo mcn alle wax ku dhiba kuma tuso
Wow
😭😭😭😭😭الله اكبر
Shacab somaliyow: ma la idiin ka waramay muuse biixi cabdi dhaqash ibnu firsasheedka falaashasoomaali eeyle inan gumeed somalidiid adoon ingiriis ina bucurbacayr subsomali iyo bahxuntii daba dareeraysay in waagii ku cadaay oo waxay ismoodsiin jireen jidkii ay u raacayeen buur salkeed maanta uu uga basbeelay oo meel looga baxo markaan laga waayey
Oo Maanlaaweyaashu waxay ku meehabayeen meeshii iyo sidii ba laga wasyey oo sidii haleelo geelaa oo laga igraday ilmaheedii wakhti abaar laga baqayo olol isla wada yeeray
Oo caaqii weynaa caacle muuse biixi cabdi xoolo-ilaah qoslaaye Sowtagaas dunida ku soo wareegayoo cidina aysan eray u tibaaxin citiraafkii uu jantay sidii habar ku walacday da'dii ugu danbaysay oo memopuase maalmo uga fakatayoo ku wareersan dhalmo sagooti ramashada lagu yaqaab isagoo u jidbaysan oo u jiraday sowyadaas ciduba ju' u oran wayday jaahba xumadiisa
Sowyadaas caaqyada fadhiidka ahi isu wariyeen hadaan aduun caaclayno shacabka somaliya xumo wow noqone
Markaan Sanad gaalaadku waa 2020 oo sawsagaas afar bari saaka ka danbayso oo hadana muuse biixi cabdi caaq qoslaaye taagan yahay halkii ina xaarxaarato taagnaa 18kii May 1990 oo ahayd halkii dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed somalidiid adoon ingiriis ina bucurbacayr subsomali ku sacsacoobay oo uu cayga ku wada sayrshay
War iidoor somalidiidow wax wanaagsan oo suuban ka qaado talada shacabka somaliyeed ee aad ka midka tahay oo habeen iyo maalinba jacaylkaaga ku seexda oo ku soo toosa oo aan siba qayb uga ahayn waxaad afweyne ka tabanayso oo siduu kuu dhibay si ka daran qaar ka mida uu nin iyo naagti u kala erdheeyey oo qaarkood xaasaskoodii uu iska fuuli jiray iyagoo xoogaya oo qaar uu ilihii biyaha carro uga buuxshay oo qaar uu sun siqiirka cabsiiyey oo aan marnaba dadkooda iyo dalkooda siyaad barre aano uga yeelin oo iidoor armay kaaga fiican tahay oohinta shisheeyuhu kugu arkaan inaad iyaga la wadaato oo maqsuud ku noqoto inaad iyaga aqalka ku ooydo oo duuf iyo cayba isku daliigtaan daacadnimo iyo walaaltinimo iyo muslimnimo iyo somalinimo khaas ah oo maad iska dayso imaan darada iidoor kaliya gaarka u ahaatay markii garxajis laga reebo iyo inta suuban oo somalida ah oo xukun doonka qaloocan maad iska dayso iyo waxaas ha la ivsiiyo. Oo maxaa kuu diiday hadii aad irir tahay moogaaga madaxweyne inaad noqoto oo ogow hawiye inay saddex jeer heleen madaxweyne soomali adigoo xaadira oo adoo u jeeda oo moogaaga qaadan kara oo aad doonan kari wayday qaybtii direed madaxweynaha banaanka u yaala ee ilaa maanta la la'a yahay cid tiraahda war anagoo dira ayaa moogaan iska leh madaxweynaha somaliyeed iidoor laga waaye mise dir baydan ahayn iidoorow oo wakaas hawiye dalaalsada gasiinkii dir loogooyey iyadoon ciduba kuba haysan oo maad doonatid intaad gooni goosi aan lagula wadin waqooyi uga buuqdo oo ogow 4 point 5 iidoor madaxweyne xaqq ayuu u leedahay markii doorkiis soo maraba oo waxaad ku hantiyin madaxweynenimo magaca beesha dirweyneede oo iidoor somalidiidow xagee ibtiladu kaa haysataa somali kaa yaabye.
Maya